masha allah sh maxamed cabdi umal illah ajar haka siiyo kenya iyo Ethiopia waa cadaw geena awalba kama sugeen iney maslaxadena ka shaqeyan blse siyasiyin tugo eh kuna owr kacsanayo tola ayeey yanan la maqal warkoda waa Ahlu naare
Asc .walalalayal wan idinsalamay shiqeena allaha noo xafido.waxan raba ina iga shafisaan waxii wax igu dhaamo ,waxan ahay gabadh kunool qurbaha waxana jeclahay inaan marwalbo ilaliyo diintena waxa ayqabto .xaraanta ayaan aad ugabaqaa qurbaha waxayal ribo iyo xaraan ,marka waxan radsaday shaqo shaqoyinka qaar waxa qasab ah xijaab laan iyo in surwal laxirto meshan an ku nolahay marka waxn shaqo kahelay meel dumar bas kashaqeyan waxan qabtaa nadafad melahan tirtiraa bas xijabkeyga iyo dharkeyga leygu fara galineen wan wata dharkeyga ,lkn wa meel films lagu dawado,suasheyda waxaweye maxaranba musharkas walalalayal wan walwalaye iga shafiya qeer allah idin siyee sheqa xata hala sualo.
Shiikha waxa uu ka hadlay muslimiinta iyo somalida arimahooda adiga qabiil iyo qurun iyo fasahaad ayaad ku soo qortay meesha adiga oo kale waaye muslimiinta iyo somalida in laga qabto qabiilka irsaaqad ayuu kuu yahay waad quudataa qabriga markaa gasho ha ku difaaco qabiilka iyo kuwa aad durbaanka u tumeyso inaa taaruk salaad tahay ayaaba suuragal ah qof iimaan leh saan uma hadlo
@@abdimohamedali2006 adigana waa in umadda lagaa qabto ee fikirkeyga wax kaa galey ma leh kuwaan ka sheekeynaayo baa qabiil ugu xanuunsatey miyaa? adigu ma runtaa ku dhibayso mise Alshayaadiintaad ka mid tahay ka handada comentiyada oo ku taabtey kulan ma lihin aniga iyo adiga taarikusalaadna adigaa ah.
Ilahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo Culimadu waxbadan ayay umada wax u sheegayaana laakin wacdiga waxaad moodaa in qabiilku la xoogbadan yahay marka runta laga hadlo
Horta soomaaliyeey ma ummad baynu nahay mise Addoon madoow war dad xor ah oo turki iyo wuxuun ah aan raadsanno laakiin ummad ummad,dee ummadi wax ha tarto halkaasuun baad ka qaylinaysaan ilaa qiyaamaha.
Shiikh ani reer xamar ayaan ahy waxan reer xamar aheen waan cunsuruyeeya xagjir AYAAN ahy lakin dhigooda ma baneesan lakin waxan reer xamar aheen wa cunsuruyeeya xukunkeyka maxa waaye dil tooogasho Lee ha dhihin ileen talyaani romo ku nool cml ahy reer xamar xamar ku nool nahy
Dadkani waagii horeba carabtuun bay addoon u ahaayeen iminkana iyaguunbay u tartamayaan DNAgooda ayaana sidaas ah hanna daalinina waano abuur baa ka horaysaye nin waloowba ninkaad waysada u soo dhaamin lahayd aada cabiidyahay cabiiddu dhashay.
Maansha allaah sheekh ajir iyo xasanaad alle sw ha kasiiyo
Jazaka Allah sheikh umal
mash'Allah Taparka Allah Allah ha ajarsiisoo ya Sheekh
Ilahyow xafido shiikh Mohamed umal inshaaaaalh
Sheeq maxmed cabdi umul Allah cimriga ha udheereeyo
Amin yarabi tank you abdi dhuux
@@hassanyareofficial4461 a s x gabar ayaa waxay furintahay 10 blood xalmar ayaa cumin utilise
Jazak allah kheyer sheikh Mohamed cabdi umal illahy ciimarkag iyo cilmigaga haku barakeryo
Amin yarabi tank you
اللهم ولى أمورنا خيارنا ولا تولى أمورنا شرارنا.🙏🏽
Walaahi waxa uu ka hadlayo waa waajib iIlahey na faray iIlahey ha nagu anfaco aduun iyo aakhiraba jazaka laah sheikh umal iIlahey ha noo kaa xafido
m.a . جزاك الله خيرا يا الشيخ الكريم .may de peace and blessings of Allah be upon to u .💜
Kheyru khalqillaah baa baxsan waayey shiikh umul maa baxsanaaya kallaa
JazakaAlllah sheq umal
Sheikhunal fadhil jazakallah ilahey haki siyo cimri dheer iyo cibatho suuuuuban 🤲🤲🤲🤲🤲
Aaaamiiin yaa rabi
Sh umal jazakallah ilahow somali midee
Allow umada soomaaliyed ee muslimka ah qaluubteena mideey oo madaxda noohagaaji aamiin yaa allaah iimaanka allaha galsho kuwa qeeylo dhaaminaayo hadeeysan xaqa arkeena illaaheey hanaga qabto shartooda qabasho adag oo dag daga ah aamiin aamiin yaa allaah👍❤🌷
Asalaamu calayku waraxmutulaahi wabarakaatuhuu mashaaAllaha baaraka laahu fiikum Allaha ku xifdiyo Sheekhunaa jazaakalaahu khyer jazaa
Allaah ha ku xafido sheeqanaa allaah dartiis ayaan kuu jecelahy
Hala share gareeyo. Mashallah
masha allah sh maxamed cabdi umal illah ajar haka siiyo kenya iyo Ethiopia waa cadaw geena awalba kama sugeen iney maslaxadena ka shaqeyan blse siyasiyin tugo eh kuna owr kacsanayo tola ayeey yanan la maqal warkoda waa Ahlu naare
Ilaahey cimri dheer oo caafimaad leh Allaha siiyo
hamdi Mohamed Aamin Aamin yaa Rabi
Amiin amiin abaayo
allahuma amiin
Maashaalaah maashaalaah ilaahaw ku xafido culumada somaaliyeed shiiq umul waa ku jecel nahay ilaahay dartiis
Manshaa allah tabarakalah alle hanoo xifdiyo sheekhena aan alle dartii u jecelahay cimrigaaga haraago
Mansha Allah sheikh Mohammed Abadi umal
Sheikhayga alle habarakeyo
Sheekh maxamed cabdi umal allalh ku xafido
Cabdi Maxamuud Aamin Aamin yaa Rabi
Amiin amiin
Cabdi Maxamuud
Aaamiiiin Yaaa Rabi
Masha Allaah ilaahay Cimri oo Caafimaad leh Allaah siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN Yaa Raabi
Mash allah yaa sheikh maxamed cabdi umal alle halu barakeeyo
AAMIIN aamiin aamiin yaa allaah allow towfiiqda nawaafaji aamiin😍🇸🇴❤❤🇸🇴🌷
Masha Allah
Jazaka Allahu kheyr
Allow qulubta u madaada somaliyeed islaxii🤲
Allah kubarakeya sh Umal
M.a
Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin 😍❤❤
Allah subhannah bless you and protect you and live long with a healthy life mashaallah
Hanan karim Incha allah! And I see Jungkookie here Ayy
Jazaka Allah kheir
ilaahay hanagaransiiyo xaqa
Manshalla
Jazaakallaahu qayr sheikh Ünal..
Allaa illaahow na hanuuni oo na hagaaji oo ha na hallaagin
Wallahi waasaaraynaa bay taagantahay maxay nalayihiin kuwaan bay taagantahay
masha allh
Mashaallah
Sh umal xafidakallah
Jazakallah kayr sh umal ❤❤❤
Mash Allah, good reminder to us all.
Masha Allah
Ilaah ha ku xifdiyo ya rab kuwi waxa maqla hadana raca ala ha naga dhigo
Madaxdan allaah ha noo hagaajiyo haqana allaah ha tuso
Alaahuma Aamiin yaa rabi minkuli shar wixii wada naga badbaadi dhagartooda
ua-cam.com/video/nOoRzHaCkf4/v-deo.html
Allah kuxifdhiya shequnaa
ماشاالله الله يحفظك
Jasaka allahu khayr Jaza sheik ❤️
Arintaan Waxaa Si wanaagsan Ugu Hadlay Sh Xassaan Xuseen
Labada shekh sa fiican ayey oga hadleen ilaahey kheyr ha siiyo.
sheikh xassan wa shabab allah soo hanuuniyo.
dowlada waa inay cafis u fidisaa.
masha Allah lkn waan ka xumahay manta waan ka maqnaa Allah ku xifdiyo shekhenaa
Asc alaha noo kaa xifdiyo
Calan qabiil taagaya Callan xisbi taagaya waa runtiis shekh umal
Allayow A'imada noo hagaaji
Msha allH
Mash allah alle ha kubarakeyo shiikhana
musee bixi, siilanyo, siciid dane, sheekh sharif, xasan sheekh, madoobe IYO All OTHER
Walah hakuduwe in ayawNadaqataan
Asc .walalalayal wan idinsalamay shiqeena allaha noo xafido.waxan raba ina iga shafisaan waxii wax igu dhaamo ,waxan ahay gabadh kunool qurbaha waxana jeclahay inaan marwalbo ilaliyo diintena waxa ayqabto .xaraanta ayaan aad ugabaqaa qurbaha waxayal ribo iyo xaraan ,marka waxan radsaday shaqo shaqoyinka qaar waxa qasab ah xijaab laan iyo in surwal laxirto meshan an ku nolahay marka waxn shaqo kahelay meel dumar bas kashaqeyan waxan qabtaa nadafad melahan tirtiraa bas xijabkeyga iyo dharkeyga leygu fara galineen wan wata dharkeyga ,lkn wa meel films lagu dawado,suasheyda waxaweye maxaranba musharkas walalalayal wan walwalaye iga shafiya qeer allah idin siyee sheqa xata hala sualo.
جزاك الله خير
Maash allah
Abduqaadir Cosoble 7/11/2019 khudbaddii uu ka jeediyey Muqdisho waxay xanbaarsan tahay dhiig in la daadiyo Hassan Sheekh iyo SH SHARIIF ba horfadhiyaan aayadihii ilaahaayna uu ugu fasiranaayo Fircoon iney dowladaan tahay iyaga mucaaradka ahna aay yihiin kuwii Nabi Muuse raacdey uu u fasiraayo dowladda aan wakhtigeeda dhamaysan wadanka oo kala daadsan baddeenii oo gorgortan ku jirta oo aay iyagu dhiibeen 29sano dad aay dhiigooda daadinaayeen iney hadana dhiig daadin uu ku baaqayo waa shacab aan dhibka inuu ka baxo rabin baay u muuqataa ee idinku dhiig ku baaqa mucaaradoow allaahna waa idin arkaa qowlkiina iyo xumaanta iyo xaaraanta inaad ku noolaataan umaduna aay cadaalad helin reer hebelna aay waligood xaraanta iyo boobka umadda haku sii noolaadeen after 29sano waa cawaaqibnimo haysata shacabkaan cadaaladdii ka doortey CADAALAD daro joogto ah iyo tuugo iyagu nooloshooda raba shacab baaba'aayana ku raaxaysta. Ilaahayoow umaddaan nasri khayr qaba uga dhig dowladooda hadduu khayrku ku jiro war aaaamiin dhaha.
اللهم آمين يارب
Shiikha waxa uu ka hadlay muslimiinta iyo somalida arimahooda adiga qabiil iyo qurun iyo fasahaad ayaad ku soo qortay meesha adiga oo kale waaye muslimiinta iyo somalida in laga qabto qabiilka irsaaqad ayuu kuu yahay waad quudataa qabriga markaa gasho ha ku difaaco qabiilka iyo kuwa aad durbaanka u tumeyso inaa taaruk salaad tahay ayaaba suuragal ah qof iimaan leh saan uma hadlo
@@abdimohamedali2006 adigana waa in umadda lagaa qabto ee fikirkeyga wax kaa galey ma leh kuwaan ka sheekeynaayo baa qabiil ugu xanuunsatey miyaa? adigu ma runtaa ku dhibayso mise Alshayaadiintaad ka mid tahay ka handada comentiyada oo ku taabtey kulan ma lihin aniga iyo adiga taarikusalaadna adigaa ah.
boolo cadey
Aaaaaaaaamiiiiiiiin Yaa Rabi
Abdul qader Mohamed ali
U duceeeee waxiiii deeelqaaafo Insha Allah
Mash allah sheekh
Mmaashallaah tabaarakallaah
Masha allah ❤❤
Asc hala joojiyo caada shiikh umul yaase deyneysaan waa halaagii nase
Ilahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo
Culimadu waxbadan ayay umada wax u sheegayaana laakin wacdiga waxaad moodaa in qabiilku la xoogbadan yahay marka runta laga hadlo
Adigana ajer allaah hakasiyo
Maansha allah
Sheekh Umal waa runtii Farmaajo waa Haraadigii Afweyne, Cadowga Umada Somaliyeed fursada uu helay waxaa siiyay shacabka Somaliyeed wuxuuna ogu faa,idaystay in uu ku dhibaateyo shacabka Somaliyeed.
Kamal Diin
Warka sheeekha xagguuuuu kaaa maray ( Noociiii dhegaha, indhaha, qalbiga iyo Afkuba ka xidhan ayaaaa tahay)
Shaydaaaanka iska dhici
Waaa cadooow caddoow Eebe inooga digay ooo aad u xun
Maansha alaah sheekhanaa ninbaa kuyiri ninkamida madax dii muslimiinta maxaa noogu xukumiwayday sidii cumar binu khadaab wuxuu kuyiri shacabkii dooranlahaa cumar ayaan jirin
I hope siyaasiyiin isku sheega soomaliya jookta in ay dhegeestaan khudbudan.
Asc aniga waxey ilatahay in madaxda dhan liisku keeno kadib lawacdiyo dib uheshisiin lasameyo waa intaaso kulan kaas Allah raali kanoqdaa oo dowlad wanaagsan helnaa insha Allah
Qadra nature culumuda kala madhab lee waayo diinta is all same
Asc
Shaydaan shariif dhago haduu leeyahay wuu maqlayaa
"Wadnihiina soomaaliyeed weeyda ku adkeeya",tolaay yaa reer hebalaay,Ahn TIMA-CADDE ayaa laga hayaa, sh Umal ha ka daalin xaqa shaagistiisa.
Somalida waa in la islaameeya horta. yaa yiri waa ummad islam ah.
Ashahaado de sow kamid maahid somalida
To sheik sharif
Horta soomaaliyeey ma ummad baynu nahay mise Addoon madoow war dad xor ah oo turki iyo wuxuun ah aan raadsanno laakiin ummad ummad,dee ummadi wax ha tarto halkaasuun baad ka qaylinaysaan ilaa qiyaamaha.
Haduu reerleeyay sidaa muusameeyeen dantiisuunbuu wataa iimaanlaawe inagaa se kadsran
Wll ku mahadsantay sidaad noogu gudbisay
Shiikh ani reer xamar ayaan ahy waxan reer xamar aheen waan cunsuruyeeya xagjir AYAAN ahy lakin dhigooda ma baneesan lakin waxan reer xamar aheen wa cunsuruyeeya xukunkeyka maxa waaye dil tooogasho Lee ha dhihin ileen talyaani romo ku nool cml ahy reer xamar xamar ku nool nahy
Dadkani waagii horeba carabtuun bay addoon u ahaayeen iminkana iyaguunbay u tartamayaan DNAgooda ayaana sidaas ah hanna daalinina waano abuur baa ka horaysaye nin waloowba ninkaad waysada u soo dhaamin lahayd aada cabiidyahay cabiiddu dhashay.
Hala joogo walee waa laidinla hadlay
sheikh telefon kaga xage ka helaa
Soomaaliyey dadka aad qabiilka ku taageertaan iska daaya, waad u jeedaan waa dil qofkii umada isku dira?
Look who's Talking
Ninkaan marna waxa uu noga digaa waxii dinta Wax u dhimo Marne nagu dirqiyaa
What a Stupid
Matahay qurbo joog?
Maurabta naftaada ama ilmahaaga quraanka iyo culuumta diinta adigo gurigaaga jooga? Sida:
>barashada quraanka karimka, hinkaada,tafsiirka iyo naxwaha
Fadlan laxiriir +254722178203
Weligiin diin ha dhageysan Gardheere daarood oo kun Doolar kor laga Tusay iyo Wadaad Isaaq Jawaan Qaad eh ag yaalo
Waxba ku eedimaysid
Qabiil kama dhamaadoo s
Alow ku dhowr sheekh
Shekadanu waxeykusocotaa reer muqdisho ee munaafaq caruutiisii fokees
Walaalayaal kala quusanaye aan kala qoomamo la aano
Dooda si cadaalada u dhig wadaadyahow siyaasad mataqaanide
Waxa aad ka hadlaysidba mataqanid
Wacdigu kuumo daloola ee qabiil baa kaa guuxaya , ilaahey caafimaad ha ku siiyo
Jahil fool xun ayaa tahay Cancer Allaha kugu rido sheikha faraha ka qaad fataalyahow
Ibnu Macruf qabiil anigu ma sheegin ee qofkii sheegay ayuu hayaa Allaha ka caafiyee.
Noor Elmi nuur hadalkii ilaahay iyo hadalkii rasuulka scw waa ku jeesjeesay markaas halis baan kaaga cabsan subxaanalaah
Masha Allah
Masha Alah
Maasha allaha
Masha allaaah
Masha Allah