Suxufiyiintii Xidhnaa Oo La Sii Daayay Iyo Dareenkoodi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 141

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +1

    Wariye Coldoon. Ayaa wali. Xiran
    War Soomaaliyeed. Halyeygaa. Haloo. Kaco in uu xoroobo. Mar kale in sha Alaah

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 2 роки тому

      COLDOON WAA WIIL YAR OO KA XANUUNSAN DHIMIRKA OO U BAAHAN IN LA DAWEEYO MAXAAYEELAY MARKII UU JOOGAY DALKA YEMEN WAXAA DHAWR JEER LA DHIGAY XARUNTA CAAFIMAADKA DHIMIRKA EE MAGAALADA SANCA.
      SIDAAS DARTEED WAA IN COLDOON LAGU HAYO XARUNTA CAAFIMAADKA DHIMIRKA.
      NINKA LA YIDHAA ILIG ISAGA ARRITIISU WAA ARRIN KA CULUS WAXA LAGA HADLAYO OO ISAGU WAXAA LAGU HAYAA "KHAYAANO QARAN" OO WAXAA LA HOR KEENI DOONAA MAXKAMAD FURAN MAXAAYEELAY WAXAA LA SHEEGAYAA INUU KA TIRSAN SHAQAALAHA KA MUSHAR QAATA MEEL BAASTA LA YIDHAA VILLA SOMALO EE UU KU TAAL MUUQDISHO EE UU KA TALIYO QABQABLAHA LOO YAQAAN XAARMUUJE!!!!!!!
      NASIIB DARRO HADDII ILIGBA NOQDAY JAAJUUS !!!!!!!!!!!

  • @mohamoudosman621
    @mohamoudosman621 2 роки тому +6

    Wariyayaasha ucaqli celiya shuruucda dalka bara

    • @abdifatahmohamed3821
      @abdifatahmohamed3821 2 роки тому

      Dowladaa loocaqli celibayaa iyadaa sharciga labaraayaa xukumada

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 2 роки тому +1

    Mansha Allah inta hadhayna hala soo daaayo qarankuna meel haw wada jeesto maanta teeni sya ina cuslaysay
    Roob la,aan Suuqi gubtay hawgu waynadaane
    Guuul ayan Somalilnd urajaynaya

  • @muna619
    @muna619 2 роки тому

    Wa waxa wariyayal mahee dib wax barasho ugu crliya

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 роки тому +3

    Edebyeesha oo madax dina ixtiraama hadaad adigu doonayso in lagu ixtiraamo shraftaadaladhawro Adiguna dhaw Sharafta dadka madaxda ah iyo Madaxweynaha qaranka

  • @munamaxamed4652
    @munamaxamed4652 2 роки тому

    Manshallah manshallah manshallah gulaysta muwadiniin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому +1

    Fadhiista oo xishooda wadankii burnish xaar leh ayaad la wareegaysaan. Ha la idin xidho
    In laidin soo daayo may ahayn

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому

    Waa afrika waaran wax la yidhaa ma jiro meel igu wanaagsan afrika ayaad ku nooshihiin ee alxamdulilaah dhaha

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 роки тому +2

    Waxay ahayd in sharciga la mariyo waayo,waxaanay hubin ayay iska sheegayaan,weriyuhu saaxiib ma leh,waa dhexdhexaad,waayo aragnimada ayaa ku yar

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 роки тому

    Liinta muse wa laga cabaady musow ki nuux nuuxsada ba liinta cabsii kkkkkkkk 😂😂😂

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 роки тому

    Wankaxumay sadexda kuhadhay jeelka weliba Maxamed cabdi ilig o weriye qaaliya muwaadin dalkiisa jecel xushmad iyo respectueus bu istahila intan ogaynbu qiiq iyo suncunay sidan ogaynbu uqufacayay inlaxidho may ahayn 😢

    • @YaYa-faisal
      @YaYa-faisal 2 роки тому

      Muwaadinka dhabta ahi waa qofka aan soo bandhigin oon dabada uso saarin dhibaatooyinka ka jira dalkiisa

  • @subeeradenbisad4526
    @subeeradenbisad4526 2 роки тому

    Saxfad baadiye similar hallo furo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    Sax sax sax mar hadii madaxwaynaha qaranka

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 роки тому

    CAQLIGA KORNEYLADU WAA KAAS,, SOMALILAND WAXAA BURBURINAAYAA KORNEYLLADDA CALANCASTA

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому

      Hakayasnin in aanu burburo waad daali hadaad moodayso in aanu din unoqonayno sikastood noo Hoos rafataan waydun murxi

  • @faysacumar1822
    @faysacumar1822 2 роки тому

    Ala maxaaa helay maxamed ilg

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 роки тому

    Sadexdaaas waaaa danbilayaal riwaaayad ku jirtaaaaan nomsnkiin sharcina ma garanaysan inamdiiinan yatyar

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 роки тому +2

    Marka khalad dhacaba maxaa loo yidhaa cadowgeena ka danbeeyey miyaanay habooneyn in khaladka la saxo oo aanu khaladkaasu dib u soo noqon

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia 2 роки тому +1

    wa xasan galadhkii BBC-da

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 роки тому

    Mid kale ogaada danbi hsduu dhaco waxa baafhitaanka ama la qabtaaa dad aan ku hirin danbiga laakin marka la baaadho ayaaa laka saaara

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 роки тому

    Waaar nimanka yidhi askti qoratay iyo hub lala galay ayaaa sax

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 2 роки тому +2

    Saxaafadu iyada ka adag dawlda yaa dawada tv dawlada walahi meel dawlda somaliland ka jirta la waayi

    • @husseinmohamed3891
      @husseinmohamed3891 2 роки тому

      Waar ku celiya waay ubahnyihin more education

    • @axmedciise6016
      @axmedciise6016 2 роки тому

      @@husseinmohamed3891 horta saxii xogta aan kusiiye saxaafadu waxay diideen shir ka dhacaayay madax tooyada oo lacag loogu qaybinyay dadkii suuqa waheen kaliya waxa joogay tv slan tv kana cid badani ma daawato marka saxiib dawlda saxaafada waa la heshiis la col maha

  • @hassanomar5242
    @hassanomar5242 2 роки тому

    they looks well discipline now .

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 2 роки тому

    Waa war lagu diirsado siidaynta suxufiyiinta.oo door wayn bay ka ciyaartay dowladu.waxaase muhiima in ay suxufiyiintu ilaaliyaan paratacol iyoshaqada wariyayaasha

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 роки тому +5

    Hadaad jeelka albaabkiisa ku meeraysato oo aad Ka ag tegi weydo inaad marka danbe gelayso Ma hadal baa Ka taagan

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 роки тому +1

    These are gutter journalists,the government should regulate these journalists by vetting them because some of them can be hired by enemies of Somaliland, farmajo said that he will use all means to distrupt the peace Somalilland enjoys,and they should be given permit to operate

    • @jmo4410
      @jmo4410 2 роки тому

      I totally agree with you. Bro they know nothing about journalism They are a complete charlatans. So they should be charged with treason. Period.

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 роки тому +2

    Weli hadal bad haysan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    dowladii sowtan dawakhday dadkiina jeeelka iskaga gurtay ma siyad bare ku dayanayaan tolow saababtaa waxay haday denbi leeyihin wa la hayn laha dadwayne ha iska hurdina marka dadka la aruurinayo jeelka la gaaynayo maha in weriyasha afka la qabto
    dulmiga ma waangsana dowlada cayaayaan yaryar bay soo daysya mar wax dilaya markana umada xidhaya
    odaygii muuse miyuu bukaa waxay ciyaalkan ka dul guranaya dadkii habalaha garacaya dhalinyarada kale garacaya sidan walahay waa sanasanti afwyne ku bilabay sidan maqlay runtii waxan leeyahay xaqa ha lo istago
    war dadki idin xidhay maxakamda geeyaa oo dacweeya bilsah ha u daynina

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 2 роки тому +2

    Warbaahinta Somaliland weli waa indhala'aan....warbaahin aan dalkeeda u xilqarini ma jirto hadday jirtona waa cadaw......

    • @muna619
      @muna619 2 роки тому

      Walal waa jahilin oo waxanay kala sari jarin mucaradnimo iyo wariye nimo

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 2 роки тому +1

    Ka gaadhsii,ugu horee, ha lagu daawado ayaad eedeen.Warku wuxuu ku wanaagsan yahay in la hubsado ama la weydiiyo cid aamina ogna sida ay wax u jiraan. Ha soo deynina war aan tixraac laheyn.

  • @buderqoslyr7933
    @buderqoslyr7933 2 роки тому

    Iyo xuldhiwaanka xildhiwaaniinta ee afka furtey geesi xildhiwaan abiib.

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 2 роки тому

      SHAKHSIYAAD U ADEEGA FAQASHTA CUSUB AYAA KU DHEX DHUUMANAYA CIYAALKAN SHEEGANAYA WARIYE-YAASHA.
      BADHKOODNA WAXA HAYSA AQOON DARRO!!!!!!!
      WAXAYNU MAQLI DOONAA DHAWAAN KUWO ODHAN DOONA HADDAANU SAXAAFADDA BEESHA REER HEBEL !!!!!!!!!

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +1

    Mahad ma mudna dadka runta qarinayaa

  • @PlayGame-rb9ds
    @PlayGame-rb9ds 2 роки тому +2

    Tolow kuwaasi maxay sameeyeen
    Oo Ilig qaabuu xa nuusanaye
    Maxaa helay

  • @cawilmaxamed5277
    @cawilmaxamed5277 2 роки тому +3

    Liinta muse horta tala wale waa cajib 😂

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    suxufiyiintu,waa,in,ay,ilaaliyaan,sharafta,qaranka,iyo sirta,qaranka,,suxufiyiintu,waa,in,ay,iska,illaaliyaan,cadawga,dhexjooga

  • @jamacfarah1054
    @jamacfarah1054 2 роки тому +1

    Wariyaashu hakala bartaan xirfadooda iyo qaranimada

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 роки тому +1

    Walaahi in aad soo baxdaan May ahayen Lkn shucibka hargaysa in ay arimahan oo kale ka mudaharaadan weeye

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому

      Faqash iska aamusa waxba noosheegikarimaysaane waxaad caacda hayaa waa reer somalia

    • @ahmedabdi9368
      @ahmedabdi9368 2 роки тому

      Walaashaa miyay kaa waseen khaniistahow adiga waxa muuse biixi iyo khaniisiinta taageersan baa xatawaaniyo xoolaba ahe

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 роки тому

    Sadexdaasi waaa danbilayaaal miyaad ka maydhi been umada u sheegen

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 2 роки тому

    Waa inaad ilaalisaan waddanka ,eemaaha,inla,idinka,ilaaliyo

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +1

    Astaqfurullah bal waxa ay la shir yimaadeen sabadhilifyadani eeg. Xoyitada dadka laga qaaday ayey keeyihiin waa dembi. Geesi yar aleylehe runta ka sheega. Fariido

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 роки тому

    Dadkani warrants qalad bay ka fahansan yihiin. Warrant looma baahna qof dambi faraha kula jira. Bal qiyaas qof middi la dhex socda magaalada oo dadka laynaya, ma in booliisku warrant raadsadaa?

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 роки тому

      Dadku markay sharci jebiyaan ayaa la xidhaa laakiin Somaliland waxoodu waa ka dareey

  • @27May1988
    @27May1988 2 роки тому +1

    Waa meel fowdo ah, Adeer kamarad bay qalad ka fahmeen iyo weriye, Adduunka lama arag wax kamarad la ordaaya oo xad xidhaa aanu jirin, waxay doonaan bay sheegaan qabil isku dir iyo shar.

    • @Uus998
      @Uus998 2 роки тому

      It’s called freedom if speech 🎤 🎤 🎤 xurtul qowl

  • @w410921
    @w410921 2 роки тому +3

    Waar hala xidho, kuwani waa ciyaal suuqee, dalka ayay khalkhal gelin gaadheen

  • @nuur3272
    @nuur3272 2 роки тому

    Anshi xumada joojiya. Saaxaafadu xeer bay leeyihiin iyo xuduud lama dhaafaan ah. Adeer haka gudbina xuduudaa xeerkeedana barta.
    Ilig aad buu u dheeraynayaa waxaan leeyahay caga dhigo.

  • @ahmeddeeq9414
    @ahmeddeeq9414 2 роки тому

    COLDOONA

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 роки тому

    Anigu wax kale garan maayee umaddu way idinka soo horjeedaa markaan comments ka eegay waar dib isugu noqda sxbyaal

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 2 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 waan soomanahay waxba kuma odhanayo somaliland aduu maxaad u tari kartaa hadaan xitaa kasoo horjeedo ha I danbaajin

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому

      @@ibrahimhassan2023
      Ilaahay ha inaga aqbalo soonka Dee maxaad noo nabad galinwaydeen waanu iska asmusilahayne haduu iga buro soonki adaa wax ku leh nasquska

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 2 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 oo walal maxaan dhiman xagee se ii wadaa ma wax khaldan baan idhi ileen waadiganoo somalandnimadii waad iga wadaa xitaa anigu nimankaa weriyayaashaa baan leeyahay dadku way idin dhaliishanyihiine maxaan kalee dhimay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому +1

      @@ibrahimhassan2023
      Ok walalo iga raali ahaw kolay aakhiradeena ayaa inaga xikta cidkasta e dad baan arkay iyagoon ahaynba somalilander inta iska soo dhigaan waxwalba ku hadla walaahi waxan rabay in an conentigaba taaban anoo sooman bal Adna garo koortaan daf idhi shaydaankiina la xidhye subxaanalaah Hada waan tuurayaaba meelo badan baan ka jawaabay in astoonan ahayn dadka caytamaa reer Somalia runtaan usheegaa

    • @ibrahimhassan2023
      @ibrahimhassan2023 2 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 kkkkk allah soonka ha inaga aqbalo walalo somalia 🇸🇴 wax inama yeeli karto aniga qudhaydu social media oodhan waan iska xidhay aan ka ahayn UA-cam oo aan warar ka eego

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 2 роки тому +1

    Wallahi kuwan waa in laga raacaa oo jiidda hore tuko raqqed loo dhaadhiciyaaa

    • @سعيدحسن-ب8م
      @سعيدحسن-ب8م 2 роки тому

      @deleted war anigo uma adeegayo faqash

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 роки тому

      Sabab waxay Somaliland ka gilgilatay miyaanay ahayn jeelkii dawlada afweyne geenjirtay qofkii juuq yiraahdba. Dee markaas maxaynu ku doodaynaa oo aynu ka ibinaynaa dunida.

    • @ifraaxqalanjo9282
      @ifraaxqalanjo9282 2 роки тому

      @deleted 🙏💕❤️

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому

      @@xaqudirir244
      Jeelka waxa lagu galijiray in haybtaadu isaaq tahay xukunkuna din Ama xabsi daa in buu ahaa may ahayn dambi nere gashay

  • @somalianneverlie8878
    @somalianneverlie8878 2 роки тому +1

    khalad wad samayseen
    lkn waxa , la yaab ah sirdoonkan cirka ka soo dhacay ee dadka afduubaya
    layaab weeyi nin walowba qori qaado oo naftaada difaac
    muuse bixiba malintii la idhi waa lagu xidhayaa qoribuu qaatay eh

  • @nimoali9505
    @nimoali9505 2 роки тому

    Sorrg inlasiidaayo may ahayn

  • @sumanyo4476
    @sumanyo4476 2 роки тому

    Imagine going to jail for expressing your feelings.... this is sick ... worst than hitla ... muse damer wa hoyoyadi iyo abahi wase ....

    • @coolhassan756
      @coolhassan756 2 роки тому +1

      You should get locked up too

    • @sumanyo4476
      @sumanyo4476 2 роки тому

      @@coolhassan756 look son your donkey uncle is going in a few months.... keep that same energy

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 2 роки тому +1

      Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.

    • @sumanyo4476
      @sumanyo4476 2 роки тому

      @@galkagundelibaax2866 faqash faqash faqash.... hadal jilixsan wa orom awal

  • @hodanhaayir2394
    @hodanhaayir2394 2 роки тому

    Wxy dawladu.qarinayso anu wali magaran
    ma alshabaab ayaa sooweeraray jeelka

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 2 роки тому

    Sababta laiidiin xidhay inoo sheeega.

  • @cawaalesaciidxalane5684
    @cawaalesaciidxalane5684 2 роки тому +2

    Suxufiyiintan sannad kale halagu xukumo
    wlhi waa bilaa aqlaaq. social media ayaa maankii tiray waana ee ilaabeen anshixii iyo wadaniyadii dalka
    bol shit

  • @geeskaafrica3597
    @geeskaafrica3597 2 роки тому +1

    waar wa qaran dumis inamadan.yar yari liinta muse waa la cabi hadi la jogi wayo
    way karen inay asturan arinta wadankooda wayo waxa jira khad cas o an la gudbi karin wayn ka gudben somlnd o kalia mahe calamka dawanaya marka waxan waba wariyayasha qaldan

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 роки тому

    Waaaa la idin baadhaya in aad argaguxiso tihiiiin ayaa jeel idiin ogol

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 роки тому

    Wuxuu ku leeyahay hebel,iyo hebel ayaa saazibadayo ah,hebelka aad sheegayso waa kii xidhat,Haatuf iyo Hubaal ee weliba dil maleegay calooley

  • @inasanyare3998
    @inasanyare3998 2 роки тому

    Ina xaquuq leh dalku uuma bahan ina aad ka dheeraysan guuxina

  • @xamdaciise6854
    @xamdaciise6854 2 роки тому +1

    Wali Hada d khaladkii dabada sii haysaane Horta barta sharciga dalkiina iyo ka saxaafada

  • @qaali4589
    @qaali4589 2 роки тому +1

    Waar ma ku wada jirtaan war dhibta mawaadin ka u midooba si xaqa mwaadinku u helo xaqiisa faqashtii ba inagu so noqotay wajibka mudadinka haka aamusina

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому

      Faqashta oo kaliya ayaa comentiga qora waanu idinfahmaynaa Malaha hadii foqash la qori waanaloo dhuumankaraa reer Somaliland meel bay uwada jeedaan naga Hoos ooya iskuduubnibaanu ka sii qaadnaa

  • @nimoali9505
    @nimoali9505 2 роки тому

    Meesha faqashbaa ka adeeganasee

  • @cabdicalidahir8281
    @cabdicalidahir8281 2 роки тому +1

    todoba cisho waa lalasayiray in lagudayo ayay ahayd

  • @Jo-jp3eh
    @Jo-jp3eh 2 роки тому +2

    It was correct because they didn’t head the warnings from before. They’re always talking about the police like they are the enemy. Xildhibaan ooyaaye liinta ha caabo

    • @mohamedabotan9983
      @mohamedabotan9983 2 роки тому

      Keep talking shit while you will never be recognized. Thank you Musa Bixii

  • @hodanhaayir2394
    @hodanhaayir2394 2 роки тому

    Waanka xumahaynesriyayaadhii ugu cadcadaa ayaa lagu reebay jeelka waxa laga ooyayay.siyaad bare ee siyaadabare walaalkii waa muuse handaraab

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 2 роки тому +1

    Waar caruurey waxaad ogaata wixii dalka dhibayaa adigana in uu ku dhibaya oogow sharciga aad sheegaysaa waa in uu adiga ku qabtaa dalka u tudha kuwii udhinteyba idinka ayey idin leekayeen

  • @ali-dk1qm
    @ali-dk1qm 2 роки тому +5

    Waar niic danbe looma bahna OK raaca sharciga dal hadii kale waa markale iyo liintii waxaad ku baxsanteen bisha rabadaan 🤫🤫🤫

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 роки тому

      Wadanka looma xoreyn oo looma dhiman in ay ardaydii afweyne ku tagri falaan. Khaladka aygaleen waa maxay ilahay miyaan laga baqayn.

    • @axmedciise6016
      @axmedciise6016 2 роки тому

      War baahnta hadji laysku diro qaranku ma shaqayn karo saaxiib

    • @ali-dk1qm
      @ali-dk1qm 2 роки тому

      @@xaqudirir244 😂😅😅 hadaaya ayay ku gabtaa dalka sidaa looma xoreen Mrs jaahila dalkan sharci buu leyahay kii raaci waaya liinta ayaa sugeesa ok

    • @ali-dk1qm
      @ali-dk1qm 2 роки тому

      @@axmedciise6016 warbaahintu waa business hadii sadex TV cusub lagu soo biiriyo dalka tartana lagaliyo tvyada gaarka ah yakaa isku mushquul intey buburka dalka ku mushquuli lahayeen sxb

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 роки тому

      @@ali-dk1qm ma anigaa jahila mise adiga huuno. Xaradiina sida looga hadlo ayaad moodaysaa in dunida lagu dhaqo. Ma iswaydiisay waxa ay dhalinyartii africa ay bada ugu dhamaadeen oo ay ugu cararayan western world ka. Waa adigoo midhan iyo kuwa aad ku abtirsato ee kufsaday freedom kii dad naftooda ku waayen huuno. Intay dawladahan taagta daran ee shilimada masaakiinta suuqa wadhan intay guryo iyo baabuur V8 kaga raxaysteen hadana ku mashquulay inay dadka shicibka ah ee abaruhu jilciyeen afkooda dhawraan. Maxaad ku daafacaysaa ma yaan runta la sheegin.

  • @latteete143
    @latteete143 2 роки тому +1

    BEENALAYAASHII WAXAYNA ARKAYN SOO TABINAYAY KUWANI SCHOOL BAY U BAAHAN YIHIN WAXAY KA SHAQAYNAYAN HA BARTAAN

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    Jananka hanbalyo

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 роки тому

    Waa tuuuuugti

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 2 роки тому +2

    Siyaasada warbaahinta iyo tan ciidamadu sideeda aya iska hor imanayan oo ciidamada sirtooda dagaalkooda iyo weliba howlkoodu wa danbi in la tabiyo xaga warbaahintu meel walba oo war yaalo u yaacan iyago rajaynaya inay laga qash qaashin warkooda ugu danbayn waxa nahay bulsho sharciyadaba raacin

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 2 роки тому

    Xisbiga failedka noqday ee wadani aya ka dambeya in wiilasha yaryar ee aqoonta saxafda lahyn khaladka galan oo laalush kusiyey inay dalkoda dagaal lagalan xaga amniga ah oo meelksta oo ay jaanis ka helanba borobogandoyin ka aburan

  • @lit7189
    @lit7189 2 роки тому

    Iinladini sodayoba qalada wayo sharafaba malihidini

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 роки тому

    Shadh idinleg .ayaa laydin galinaya.hadad .

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому

    Nabada ayaa idiinka dartay.
    Qaran dumis ayaad tihiin.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 роки тому +3

    wali jeelkii ayaad ku horciyaarasaan

  • @suadomer8737
    @suadomer8737 2 роки тому

    Waryada marki hora been laa udinku xidhe imika been haa isku shegina

  • @cwaasacjamac9354
    @cwaasacjamac9354 2 роки тому

    oo sadexdi kle awey

  • @kalunyassin658
    @kalunyassin658 2 роки тому +1

    Neefyow xuquqna maganaysid ee in lagu siidayo ayaba qalad ah. Nabad galyadii ayad khalkal kalinayseen ee mawaran inta laydin sogoynayo aya laydin sugaya. Gacan bira in wax laydinkaga qabto ayaa u bahan tihin

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 роки тому

    Waar yaa ku yidhi jeelka waa la warbixiyaa

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 2 роки тому +2

    Dambi ayaad wadanka ka gasheen barta sharciga saxaafada joojiya hadalka xanafta leh

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 роки тому

    They didn't do anything period

  • @cabdicalidahir8281
    @cabdicalidahir8281 2 роки тому

    sharci daraa nalagu sameeyay waar wuxu xumaa oo yiciisanaa

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 роки тому

    Wali iyagaa ku indho adag

  • @Sara-nw8ut
    @Sara-nw8ut 2 роки тому +1

    Warran qalad ayaad Ka fahanteen Lkn in war la idin siiyo miyaad sugteen wadanka cadowga ha u Jabinana

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 роки тому

    Waar joooji beeent

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    kkkkkk

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye2603 2 роки тому

    Waar warbaahin dhahaa.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 роки тому

    Waar way kibreeeeennnnnnnnnnnnnnnnnnn

  • @mursalcabdimursalcabdi7922
    @mursalcabdimursalcabdi7922 2 роки тому

    Kuwa hadhy samaroon miya

    • @noa4675
      @noa4675 2 роки тому

      Haa

    • @ifraaxqalanjo9282
      @ifraaxqalanjo9282 2 роки тому

      Beenta daa waa nuux ismaaciil iyo ciidagale

    • @ifraaxqalanjo9282
      @ifraaxqalanjo9282 2 роки тому

      @@noa4675 naa beenta iskadaa waa isaaq uune ilig waa nuux ismaaciil

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 роки тому

      Meesha faqash ma xukunto iyadaa qofku in uu isaaq yahay oo kaliya sil ugu xukumijirtay Hada waxa comentiga qoraa waa iyagii intar mooyee

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 2 роки тому

      @@noa4675 Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.