AYAAMO 2016, Barwaaqo Qalanjo. Directed by Ibrahim Eagle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • AYAAMO 2016, Barwaaqo Qalanjo
    Directed by Ibrahim Eagle
    Erayadii:Jamal Liban
    Laxankii:Axmed Cawad
    Music by Ilyas idris
    Productions of Eagle Media Pro

КОМЕНТАРІ • 145

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Рік тому +5

    Barwaaaqo qalnjo😭 yaaaa daaawanaya 2023

  • @ciyaalgooladahorex3632
    @ciyaalgooladahorex3632 6 років тому +8

    Dadka ugu shrf badan ayuunbey soomalidu tidhaa waa midgaan ...gobaad tihiin walee 💗💗💗💗💗💗💗

  • @wiilkareerhargeisa8380
    @wiilkareerhargeisa8380 8 років тому +4

    inkastoon in badan
    abaal wacan kuu hayoo
    aadame intaan ka go"ay
    ogeyd sidaan kuu ahaa
    jacaylki ileyska shidan
    oogtiisan bidhaansadoo
    ayaamaha aan tirsado
    sideed aad kuba ahayd
    hadaad adigu is tidhi
    adaa kaliga rag jira
    mar baad arin guracan
    ood moodeysey ibtilo
    iftiin hagis kuu noqd
    ALLUHU kuu toosiya
    ******************************inaba caadi maaha iney aniga iga dhex hadleysaad mooda noolow barwaaqo qalanjo well done ibrahim eagle *******************

  • @haajiosmaan1062
    @haajiosmaan1062 6 років тому +8

    ishiyo urkaba ka hadal intas cidi fhmeyzaa mach bitte like mir 😉😍

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 7 років тому +2

    masha Allah barwaaqo Alle hadhaafo dambigaaga heestan xusuus waynbaa igu duugan

  • @abdirahmanabdikadir7882
    @abdirahmanabdikadir7882 8 років тому +1

    barwaaqo qalanjo wllshy qurux wad ka baxstay nazab ayaad tahy wllo best song

  • @bilanahmed5854
    @bilanahmed5854 5 років тому +5

    Ahla san ujeclahay heestan ila 2019 dhagista

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 років тому +2

    alaa
    quruxbadnaa
    Gabdhaha
    gabooye

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi 6 років тому +4

    Heestan waa heesaha somalida ugu mcn uguna fcn

  • @asxabiboqore4521
    @asxabiboqore4521 8 років тому +3

    Best producer @ibrahim eagle nice kama dawankareen dadkan hadaan kalaga shaqayn muuqlka

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 років тому

    duubista eagle media waan ku qancay really
    barwaaqo nice voice

  • @maxamuudthebestsonginbadan3698
    @maxamuudthebestsonginbadan3698 8 років тому

    iftiin Halis kunoqdaa alahukuutoosiyaa Caadi maaha heestan thank you Barwaaqo Qalanjo dhucda ahaan waanladhacay heestan

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 роки тому +5

    Hadad dawanayso 2020 like ta iisara

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 4 роки тому +1

    Yaa dawanaya 2020/04/19

  • @haniaxmed9705
    @haniaxmed9705 7 років тому +1

    Masha Allah wan ka helay inader heesta allh ha Ku dhawro allha cadawgaga ha jabiyo

  • @rahmauk6005
    @rahmauk6005 8 років тому +1

    cadi mahan 😍😍ibrahim Eagle Su u dubay video ga an u qushuucay really keep going brother💖💖💖💘💖💖Ada u u siita

  • @queenanuu
    @queenanuu 8 років тому +1

    iftiin halis ku noqdaa allahu ku toosiyaa inaba caadi maha nyc song

  • @nawalnur8315
    @nawalnur8315 8 років тому +1

    OMG! best video for ever +Ibrahim Eagle

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 8 років тому +1

    👍🏾 sxp waaad la heshay heestan waleee waxaan kugu siisyay 100%
    Ibrahim Eagal abti waaaaa ku banaaanayd waleeeee aaax yaaaa director

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 8 років тому

    Aniga oo ah Al fanaan ismaaaciil yare heeskan waan diiday qaabka loodhigay waloow barwaaqo tahay fanaanad qoran soomaaaaliyeed masha allah

  • @cabdiazizwardiga5258
    @cabdiazizwardiga5258 8 років тому +1

    Awwww The one and the only one my legend big boss Ibrahim Eagle what a video well done sxb

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 8 місяців тому

    I still don't understand why you left 😢😭💔🖤😭

  • @abdishakuurahmed1534
    @abdishakuurahmed1534 8 років тому

    wooow hees macan fananad codmacan iyo qurxba isku darsatay iga dheh😍😍😍😍😍

  • @Tawfiiqfarhan
    @Tawfiiqfarhan 8 років тому +11

    Goobtaas ay joogta soo Hargeisa maaha. waxaan u malaynayaa inay tuulada aw barkhadle tahay, waar yartu jimce barkhadlihii ayey ku ciyaartay. sheekhba u aasan meeshe.

    • @anasalwa9990
      @anasalwa9990 8 років тому +1

      Waa dooxii arabsiyaan u malayn kkk

    • @warsameyaahoo7274
      @warsameyaahoo7274 7 років тому +1

      adigaa gartay

    • @deromar4803
      @deromar4803 7 років тому +1

      Tawfiiq farhan adeer gabadha kabayr dee imisaa wadaado nool Ku hor niikiya hargeysa ku dhintay maxuu sheegi hhhh cunsuri ilaa cunsuri

  • @xarago3556
    @xarago3556 8 років тому +1

    🤘👏💃inaba caadi ma'ahan wah wah barwaaqo kasii wad meshaa

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 4 роки тому +3

    Caaawa Heestan Waxaan Ku dhagaysanhaa
    🎧Jigjiga 21/03/2020🎧

  • @ademjaamac1239
    @ademjaamac1239 8 років тому +3

    ibrahim Egale Eesh Qiyaas Alfa Director Barwaaqo Waaaay Uqltaaa in Lasiyo Bilada fanka Saankan

  • @abdidahiradan9280
    @abdidahiradan9280 3 роки тому +1

    Ayaamo wacan ayaan kuu rajaynayaa.

  • @sumayaahmed9271
    @sumayaahmed9271 2 роки тому +1

    Kama daalo 😔😓

  • @guledrone2597
    @guledrone2597 8 років тому

    masha eagal sidii cadada ahayd video muujiniya khibrada qaabaynta iyo dubista weeye well done sido kalle abwaan liiban jamaal allah yacisak

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 7 років тому +2

    Aadame intaan ka go ay ogayd sidaan ku ahaa😭

  • @Jannah6981
    @Jannah6981 2 роки тому

    2022 yaa ila Dhagesanayo🥰

  • @mohamedyusuf4873
    @mohamedyusuf4873 8 років тому +1

    Axla wale hees waad kaa baxasatay

  • @istarliindhayman5703
    @istarliindhayman5703 5 років тому +3

    masha
    allaah
    naag
    Gabooye
    walee
    qurux
    waan
    idiin
    daaye

    • @awoelmiali4993
      @awoelmiali4993 4 роки тому

      Wa run wlaHi waa geenyoyin ilhy ha dhaafin

  • @ebyanzulaiman8915
    @ebyanzulaiman8915 3 роки тому

    Qurux badan🥰 mnsha Allh quruxdaa ad arkaysan waxa lo ciillay midgan ba tahay😔 umaba qalanto quruxdsi inay ka dhalato somali Af xun wlahy

  • @user-rm8zs1rc9u
    @user-rm8zs1rc9u 13 днів тому

    2024 hadaad adigu istidhi adiga kaliga rag jira

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 7 років тому +7

    Xuural cayntaas bay Somali du ku leeyihiin waa Sudaniyad 🇸🇩 😡😡 qabiil baa ina dilay 😰😰 Barwaaqo Qalanjo Alle qurux waa kuu dhameeyay cod na Alle waa kugu manaystay 🌷🌷

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 7 років тому

      Abdirahman Yaare walalo gabadhan maa sudaaneys ah?

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 років тому

      Asal Dhalad 😂😂 sudanese kale weeye huuno

    • @hanahapdulahi1452
      @hanahapdulahi1452 6 років тому

      Abdirahman Yaare 😂😂😂Gaboye lga wada miyAH

  • @aziaedan896
    @aziaedan896 4 роки тому +1

    Hees anka heloH wllhi jawiH xazuuzo horeH🤔

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +1

    ✔waaaw hees mcn ✔Barwaaqo qalanjo ku jclhy ✔✔HaDad istirh adiga kliga rag jiraah ✔✔✔wadka baxsaatay

  • @---7573
    @---7573 8 років тому +4

    mshlh axla hees mshlh quruxsan ilhy hku dhwro xbti

  • @paigepaige5039
    @paigepaige5039 8 років тому +1

    hadaad adigu istidhi way adiga kaligaa tag jira marba arin igu guracan oon mooday ibtilo Allhu kaa qaada waarun ragu in Lajeclaado maaha axyaa yaa barwaaq

  • @qaaliluula8322
    @qaaliluula8322 8 років тому

    queentii qarniga nice voice masha allah keep on ! !

  • @ramlaosman3034
    @ramlaosman3034 8 років тому

    well done qalanjo nice song illahay illahay ha ku xafido

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 7 років тому +10

    waxaa yar ee quruxda badan ayaa qabiil lagu nacayaaye ka waran

    • @umuamiin6232
      @umuamiin6232 7 років тому +2

      waa waxa somalida mesha xun dhigay xuralceynta haday is asturto ninkii hela miyanay xilo janad ahyan

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 6 років тому

      Hibo Abdirizak Yussuf wallahi aniga maba Arag gabar cidaan toodha ee Aan ka helay Waanba Guursan lahay

    • @faysacismaan6270
      @faysacismaan6270 6 років тому

      warsame Yaahoo Dade the best way to get f

    • @geel1590
      @geel1590 6 років тому

      warsame Yaahoo see qabiilkeeda ku ogaatay adi

    • @birmadfxvipgroup9162
      @birmadfxvipgroup9162 6 років тому

      +Dadier Gelle hhh waalaguu yaqaan bro, waa midgaan qoftu!

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 8 років тому

    woow barwaaqo surwalka &shadhka ayd ku qurux badan tahay

  • @engabdikareemimaan8637
    @engabdikareemimaan8637 7 років тому

    ninkan la dhao Ibrahim Eagle isaga dhan isma kala ogeeyn taaginada dhan ku siigeystay saqajaan waaye culimo hhh :)

  • @hamdajibriil151
    @hamdajibriil151 8 років тому +2

    ma aniga heestan la iga sameyey

    • @hamdshamds6430
      @hamdshamds6430 6 місяців тому +1

      Marba arin kugu quracan Allahu ku toosiya/27/2/2024♥️

  • @somalioperating
    @somalioperating 8 років тому

    Ibrahim eeegal video production somali cid kaga wacan ma arkin masuul

  • @Entire-World
    @Entire-World 27 днів тому

    Wow. This lady has complete beauty and a very sexy voice. I am watching this song, 2024. I can not believe the recording, the beauty, the sweet voice, and the outfit.

  • @FIKRADSANN
    @FIKRADSANN 8 років тому

    Another Good music barwaaqo

  • @xaliimocabdicabdi7496
    @xaliimocabdicabdi7496 8 років тому +2

    Ibrahim eigal caadi maha wlhi quruxa

  • @farduusahmed2283
    @farduusahmed2283 8 років тому

    mansha allh alaw daa barwaqo

  • @samirahappy6881
    @samirahappy6881 12 днів тому

    28 / 8 /2024 ❤🎉

  • @amiinhowwow2163
    @amiinhowwow2163 7 років тому

    wow wow eesh calaa cod qurux badaneey

  • @abtidoon8579
    @abtidoon8579 8 років тому +2

    barwaaqo waa diyaar san tahay

  • @muztafeahmed1998
    @muztafeahmed1998 8 років тому

    walhi caadimha heestu ilhy qurux iyo cod intaba uukusiyay alwkudhawr fanad qaliya

  • @muxidiin7727
    @muxidiin7727 6 років тому

    Warsame qabiilka ilahay baa soo dajiyay dhaqan xumada somalida jooji sxp bilaa akhlaaq ha noqon

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 7 років тому

    warya ibrahim wan ku salamaya
    and barwaqqqo sxbyal nolada

  • @wardaqueen5254
    @wardaqueen5254 8 років тому

    wooooow jaawo qurux badan egal meeshani ma arabsiyaa???

  • @umayaabdiabdi8144
    @umayaabdiabdi8144 8 років тому

    masha Allah barwaqo caynashe ahaan wan ladhacay

  • @arimsaga8914
    @arimsaga8914 8 років тому

    waaaaaaaw mansha alllah allleh haku xafidi xabbiti

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 8 років тому

    great waleeeeeee farleeeee kuu taagay pro

  • @sandonmohamed5020
    @sandonmohamed5020 8 років тому

    waaw saxdiiii barwqo inbadan nollaw

  • @luqmaansaid528
    @luqmaansaid528 8 років тому

    best song

  • @MohamedAhmedm
    @MohamedAhmedm 8 років тому

    good director of century #Ibraahim_Eagle

  • @ganacsademustafe8080
    @ganacsademustafe8080 8 років тому

    Barwaaqo ethoipia dib ha utagin waad ku soo dhuubnaatee

  • @queeenmina5059
    @queeenmina5059 8 років тому

    My cute Barwaaqo qalanjo 💓💓💓

  • @shadoswety3909
    @shadoswety3909 8 років тому +1

    Axzan Hees Cod intaba Barwaqo I Nolaaw qli

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 5 років тому

    Jacaylkaa ilayska shiday oogtiisaan bidhaansadaa
    Ayaamaha aan tirsado sideed adu kuba ahoow

  • @ruqsan2267
    @ruqsan2267 8 років тому

    nice 👍nice👍barwaqo boqorada quruxda iyo codka❤

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 8 років тому

    so cute qurux ku dhamaatay

  • @jamaalliibaan3140
    @jamaalliibaan3140 7 років тому

    Maasha Allah ibrahim eagle

  • @amalmohamed769
    @amalmohamed769 8 років тому

    Ibrahim eagal duubis udaaa😍

  • @asmamohamed3535
    @asmamohamed3535 8 років тому +1

    barwaqo❤❤💕

  • @nimohassan2987
    @nimohassan2987 8 років тому

    wooooooooow nic Song

  • @zakimohamed7110
    @zakimohamed7110 8 років тому

    best 1

  • @Filmskoobe
    @Filmskoobe 7 років тому

    mzhllh turuxzn alle haku dhwro xppti

  • @raymarazmi5933
    @raymarazmi5933 8 років тому +1

    hadad Is tidhi war ada kaliga jira 😈😁 cesh cala hees qalanjo

  • @atofagad3695
    @atofagad3695 7 років тому

    barwaqoy jalecada aragtida qalbigu shamashadu ufuran

  • @sucaadcumar9798
    @sucaadcumar9798 7 років тому

    waaaawo hees shidan wlee

  • @muunahani1066
    @muunahani1066 8 років тому

    waaaw eesh calaa hees marwo

  • @habibintuimraanomar7943
    @habibintuimraanomar7943 8 років тому

    ma dooxii hargaysa u dhawaabaa naa

  • @fadhaahmed1923
    @fadhaahmed1923 8 років тому

    HEESKAN WAA QISO DHAB AH OO DHEXMARTAY LAMAANAHAN KALA CADHOODAY ISMAIL YARE IYO BARWAAQO WAAQISO GABADH MARKHAATIYA IISHEEGTAY LONG LIVE labadan fanaan

  • @umayaabdiabdi8144
    @umayaabdiabdi8144 8 років тому

    ayaamaha aan tirsado sideed aad kuba ahayd viva qalanjo

  • @ridwaanhollandi1495
    @ridwaanhollandi1495 8 років тому

    esh cala qurux waban kugu haysta barwaqo qalanjooY xbbi

  • @hamdajibriil151
    @hamdajibriil151 8 років тому

    Aadame intan ka goay ogayd sidan ku aha

  • @hamzeronaldoportugal9106
    @hamzeronaldoportugal9106 8 років тому

    wewe Funny Huno
    Allah Haku Hifdiyo Barwaqo

  • @jamaalabdi4349
    @jamaalabdi4349 7 років тому

    waa awbarkhadle

  • @akleemasalah6691
    @akleemasalah6691 8 років тому

    Hadaad adigu is tidhi adaa kaliga rag jira mar baad arin guracan ood moodeysey ibtilo

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 4 роки тому

    Jacaylkaa ilayska shiday
    Oogtiisaan bidhaansadaa

  • @jamaalabdi4349
    @jamaalabdi4349 8 років тому

    2016 Barwaaqo qalanjo

  • @abdi1433
    @abdi1433 8 років тому

    woooow

  • @Ayaan-st8xc
    @Ayaan-st8xc 7 років тому

    fany hees

  • @jamaalabdi4349
    @jamaalabdi4349 7 років тому

    iftiin hagis Kuu noqdaa
    alluhu Kuu toosiyaa

  • @raxmasaleebannice7825
    @raxmasaleebannice7825 8 років тому

    heestu inaba caadi maaha iyo miiqaba qalanjo hargaysa miyeyka tagtay kolay halkani gayiga somalida maahe

  • @MohamedAli-bs3bn
    @MohamedAli-bs3bn 8 років тому +1

    💯🌺💯🌺💕🌺💯🌺💯🌺💯

  • @istahilomar4596
    @istahilomar4596 7 років тому

    nice

  • @fehimaali172
    @fehimaali172 6 років тому

    Wow

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 років тому

    😭😭😭😭

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 років тому

    caadi maahan asal asal