Taariikh:- Soomaali yey tahey taarikhda dhabta ah ee soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Soomaali yey tahey ,isir-raaca soomaalida
    DNA ,Language ,Ancient Somali history
    Full Movie Documentary ,by Mohamed Abdisalan

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @abdallaahmed3098
    @abdallaahmed3098 4 роки тому +111

    Wawarey alxm dheh hadu illahay ku siyay cimri dher iyo cafimad wngsn ad ku so gartay 2020🎉😭alxm ya rabi

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 3 роки тому +3

      Hadana labada kuun iyo labataan iyo kowda lamaa raaya aduun orood badanaa wlaal ilahy khatimada hanagu sugoo

    • @updimuze9428
      @updimuze9428 2 роки тому +1

      Alxamdulilah

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 роки тому

      Alxm wll cimriga caafimadka haku siyaadiyo

    • @Abaadir_
      @Abaadir_ 2 роки тому

      Alx 2022

    • @habibomohamud
      @habibomohamud Рік тому

      Alxm 2022

  • @deqaqueen4494
    @deqaqueen4494 5 років тому +112

    thanks for this video I'm Somali bt never see my home i don't know everything about our beautiful story this makes me cry to know everything about Somalia people I'm very proud of being Somali girl alhamduliallh

  • @khadarsomali9497
    @khadarsomali9497 5 років тому +266

    Sidaan ujeclahay soomaali ilaahoow isku jeclaysii 😢😢

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 4 роки тому +6

      Khadar Love thank u wll
      Somalidu waa qawmiyad ka mid ah
      Bini aadam ka dhulka ku nool ...
      Look the Qur’an for more settle ta’wiiyl , as always...

    • @sihaam4294
      @sihaam4294 4 роки тому +3

      amiiin abayo mcn🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nasraurrur6830
      @nasraurrur6830 4 роки тому +2

      Aamiin ilaahiyo isku niyad iskufur

    • @ladanmohamedahmed8929
      @ladanmohamedahmed8929 4 роки тому +1

      Aaamiin

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 4 роки тому

      Khadar Somali
      Walaal adiguna aad baanu kuu jecelnahay, dadkayaga waan jecelahay laakin taarikhdaada baro, xagga diintana si wacan u BARO, waayo runta halkaas ayey ku qorantahay, deedna cilmigaaga TAAM buu noqon.

  • @qamaanbulxan892
    @qamaanbulxan892 5 років тому +335

    Rasuulkeenii suubana nabi maxmed ibnu Abdullaahi scw ku saliya

  • @apdirahmanshiine3973
    @apdirahmanshiine3973 Рік тому +6

    2022 qofkii daawana sidayda waxaan u malaynayaa inaad diintaada iyo dhaqan kaaga iyo diinta xaqdaa ee Nabi muxamed sallalhu calayhi wasalm keenay ogaatay waxaa inoo balana inaan diinta suuban islaamka iyo dhaqan keena iyo afkeena ilaashano somali ogaatana In halganka iyo dunidu dagalkii socdo ilaa qiyaanaha yaan lagu badalin diinta saxdaa islaamka lagaa lumin waxaynu sugaynaaba waa qiyaamihii khalqigu gacantooday isku soo xareeyeen waxan ahay muslim ilahay iyo rasuulkiisa rumeeyey iyo wax yigii nabi muxamed loosoo dhiibay scw kuna dhaqmay kuna dhiman doona dadkana gaadhsiin doona dadkiisa dhaqan kooda iyo diintooda ku ilaalin doona inshalh

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 роки тому +91

    2020 yaaa daawanaya farta taag

    • @fatima-232
      @fatima-232 3 роки тому

      ☝️

    • @CJ_1010
      @CJ_1010 3 роки тому

      ✌️

    • @W_Ball
      @W_Ball 3 роки тому

      ☝☝☝☝☝☝ December 24 2020
      Khamiis

    • @calafkagacune5217
      @calafkagacune5217 3 роки тому +1

      2021

    • @leoantonio5477
      @leoantonio5477 3 роки тому

      pro trick: you can watch series at KaldroStream. Been using them for watching a lot of movies recently.

  • @cabdiraxmanjimcaale6897
    @cabdiraxmanjimcaale6897 Рік тому +10

    Allow somali nimada nafu dil 🤲 soomali soomaali baaleh jiilkii danbow ogada inay somalida ay mid tihin ❤️ 🇸🇴

  • @nouradinemed8458
    @nouradinemed8458 4 роки тому +11

    MERCI mon frère de ce belle histoire qui retrace nôtre histoire somalien Màchà Allah bravo hun from Djibouti 🇩🇯❤

    • @abdullahimohamedali1719
      @abdullahimohamedali1719 3 роки тому

      Merci

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому +5

      Taarikhda waxa kamida luuqadaada afsomaliga inaad ku hadashid lkn luuqad guumeysigi idin guumesytay ayaad ku hadlaysa.

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому

      Jiritaankaga iyo tarikhdaadu afkaaga kamida reer jabuuti somaali ayaad tihin afka guumeysiga tuura ku hadla afkiina

    • @nouradinemed8458
      @nouradinemed8458 Рік тому

      @@Noura-cy8ns in laga hadlo af kale nagama dhigayso dad dhaqankooda diiday balse taa lidkeeda waa faa’iido dheeraad ah

    • @Jaysin261
      @Jaysin261 Місяць тому

      ku hadal oo ku qor afkaaga hooyo ha isticmaalin luqadda gumeysiga

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan9109 5 років тому +180

    Soomaali aan ahay , midabkeena, luuqadeena iyo dhaqankeena cidna nalama wadaagto , gabar soomaaliyeed anoo ujeedana gabar kale hal ilbriqsi kudhumi maayo , aan wada ilaashano diinteena, dhaqankeena , afkeena iyo hidde sideheena.

    • @ramlajabril9099
      @ramlajabril9099 5 років тому +4

      Mahadsanid

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 років тому +5

      Hhhhhhh sax sax

    • @xilkascade
      @xilkascade 5 років тому +2

      Sax sax🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍💪💪🇸🇴

    • @drxaayoow2105
      @drxaayoow2105 5 років тому +7

      Waa runtaa, Carabta waa kuwa jabkeena jecel. Laakin markey noqotaba waa ka baxeen Dhibkaan

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 років тому +2

      @@drxaayoow2105 inshallah Aboowe

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +8

    Wan ku faana inan #Somali ahay..
    Alle sharafteenii hanoo soo celiyo taarikh, geesinimo cid nagu gaarta malaha aduunka Qabyaalad un baa na madax martey😊

  • @oomarabdi4497
    @oomarabdi4497 5 років тому +52

    Masha allah somalida waa dad qurux bdn dhaqan iyo diina alle ugu deeqay ❤️🇸🇴

  • @daherdobat641
    @daherdobat641 5 років тому +14

    Somali wa Somali waana qoomiyad aan ahayn carab.

    • @Najax22Rooda-mp8ju
      @Najax22Rooda-mp8ju 5 місяців тому +1

      Somali wa faracin sababto eh faracntu af somali bay kuhdli. Jiren😊

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 6 років тому +206

    Meeshay katimi habar waliba way ogtahaye.Bal mar uun meesha aynu usocono aynu kafakirno oo ka tashano.

  • @mr.hassan6699
    @mr.hassan6699 4 роки тому +68

    Don't forget to like this
    "we are African. 2020-1-18".

    • @djmaankachannel2231
      @djmaankachannel2231 4 роки тому +2

      Sacuudiga taag haalagu aroose 🤣 aroos wacan ku rajeynaya🤘

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w 3 роки тому +2

      Haa hadaa asian baan nahay ilayn somalia Africa ayay ku taal

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому

      Hadaa ma american baan nahay ileen Somalia africa ayay ku taalaa

    • @Najax22Rooda-mp8ju
      @Najax22Rooda-mp8ju 5 місяців тому +1

      We are faracin

  • @christianbrotherstar2836
    @christianbrotherstar2836 4 роки тому +7

    Aniga waxaanahay gabar soomaliyed waxaan ahay booqoortoyadi markaas joogtaay seelaac asalaakeeyaana waxaan ka soojeeda anaag cise warwajecel markaa waxaay dhaahaan caraab baataahay laakin maahi soomali baan ahaay dhaaqaan soojireen leeh Arintaas waan ogaa laakin dad baadaan yaa taahay caaraab maahi soomali waa is ku mid ❤❤🇸🇴

  • @islandgirl9479
    @islandgirl9479 Місяць тому +1

    L❤VE FROM CAPE VERDI ISLAND OF FOGO AFRICA 🌍 ♥️
    GOD BLESS YOU ALL MY BROTHERS AND SISTERS 🫠🤗🫶🙏🏽🙌
    STAY HAPPY ALWAYS LOVE EVERY FAMILY NO MATTER WHAT....GOD WILL GIVE YOU STRENGTH AND HAPPINESS .....❤❤

  • @hassenshukri6292
    @hassenshukri6292 Рік тому +4

    inta dawanaysa 2023 bisha ramadaan liketa dhac ku sii

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +10

    Waa Taariikh cajuub ah Mahadsanid wlo wax bdn baa ka fa,idey😍

  • @mukhtaaraliadan1248
    @mukhtaaraliadan1248 3 роки тому +12

    2021 ya dawanaya oo xaqiiijinaya somalidu halkay ka timi😂

  • @FatimaIize
    @FatimaIize Місяць тому +4

    2024 i can watch it now ❤❤❤

  • @bejewelleds
    @bejewelleds 4 роки тому +13

    This was very educational mashallah

  • @salmadesigner
    @salmadesigner 3 роки тому +7

    2021 yaa daawanaya💖

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +13

    Carab ma nihin wax dhalasho ahna nagama dhaxaYso...
    Odayashi hore aya carabta jeclaa oo madaxa inoo galiyay carabaan kasoo jeednaH.....
    Taarikhdan ninku soi tabiyay intaan midaawanayay tanaa ugu dhaw....

  • @Aya-lt6fb
    @Aya-lt6fb 4 роки тому +16

    I really appreciate your video. I learned a lot. That we are all in one people if we are from Somalia, Djibouti, Ethiopia, eritrea and Sudan.

    • @Dahmy12
      @Dahmy12 3 роки тому +5

      Tigrai, Amharic, and Eritrea are semitic.
      Somalia, Oromia, and Afar are Kushatic.
      We don't have any blood with Amharic or Eritrea we even hate each other.
      Somalia people and Oromia are kush and Kushatic people hand the power before 7 thousands ago

    • @Aya-lt6fb
      @Aya-lt6fb 3 роки тому +1

      @@Dahmy12 Erithrea is a country not a ethic group and for your information Afar and other Cushitic people live there . We don’t hate each other we little one people.

    • @skp8748
      @skp8748 10 місяців тому

      ​@@Dahmy12not true

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Місяць тому

      You be naming coutries with ethnics

  • @MunaMacaa
    @MunaMacaa 5 років тому +19

    Thank you wllo ilahy khar hakusiyo this is my true bloodline mansha allah i will share

    • @haadroon
      @haadroon 5 років тому +1

      sas maaha ninkaan wa khaldanyahay halaqabto anaa aqaan tariikhda o tafatiran idilkeed haya waliiba qoraal sawireedka masar waan akhriyaa .hadaad luuqada faracinta taqaan far sawireedka fududyahay lakin sir baa kudhehnaa sirtiina waan ogaaday nin ka ee aadka u weyneyaan wa MAAN taaladisa wuxuu kamida yahay taaloyinka qadiimiga hosta waxa uga qoran sawir amaan tiro badan wuxuu wuxu xusaya wuxuu sameyay intii u talada boqortimada hayay wuxuu leyahay nin walba haduu ogyahay howleheyga bal car ha dhaafo kartideeyda amaanta .masar waxaa loyaqaan fircoon ka ugu kartiida badan ugun aqliga badan hindiisa u masaarida baray waa kurasida fadhiyada nocyadiisa kaladuwan kuwa lagu raaxeysto sanamadiina wax run uu ekeysiiya e kuleyihin .naagaha dharkeeba utuuran wa lagusodaga .qaar aqalka sanamkiisa yaal aye mudo dheer iyaga o isduleeya kunagaad si u helaan difaacisa mise miir

    • @haadroon
      @haadroon 5 років тому +1

      anaa kor u dhaafay anthropologist archeologist iyo scientist ku takhsuusay qaar baa jamacad ugasobaxay kooda jaamacada anuu iguwareera waxa ee yirahdaan macquul maaha inaad waxan fasiraadisa dunida maanta aad ogtahay heer cilmiyeedk ee marayso inaad adiga qura oo somali aad garato 😂😂😂😂😂😂

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo3553 2 роки тому +21

    Proud to be Somali 💪🏾💪🏾

    • @abocayn5929
      @abocayn5929 2 роки тому

      Warunta walee xaran waanahey nabruud ayuu ahaa

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +46

    2019 yaa ila dawan 😢✈🛩

  • @dalmarraghe2846
    @dalmarraghe2846 4 роки тому +14

    This brother has done a wonderful job and a beautiful work to open our eyes to who we really are and where we come from...Slavery starts when u don’t know your Roots because someone can Confuse you and Misuse you ....very Good All Praise is Due to Allah!

  • @rthaadi5418
    @rthaadi5418 3 роки тому +4

    Ciidii 2021 fiir sanaya farta taaga ☝️

  • @aliizaabdimuse5679
    @aliizaabdimuse5679 5 років тому +31

    I Love you Somali😍💖💗💞

    • @axmednuuuribraahim7977
      @axmednuuuribraahim7977 5 років тому +1

      ilove somali

    • @oma2635
      @oma2635 4 роки тому +1

      Adeer doniida ka hadashay waxeey ku xiratay suqadare kadiiba bashaar ki saray kadib wa ku faleena dona hada ma ahoo syl

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому

      Sidokale waan jeclahay Soomaali

  • @hamseqayz7210
    @hamseqayz7210 5 років тому +122

    Yaa daawanaya 2019?

  • @somalilearning346
    @somalilearning346 5 років тому +3

    waa taarikh buuxda wllo mahadsanid halkaa ka sii wad hawsha documantry film eng real ah ayaad yahay

  • @saeedali6699
    @saeedali6699 6 років тому +20

    Waad mahadsantahay wax badan oo taarikh ah baad noo iftiimisay jazzaka Allah khair

  • @1900darvish
    @1900darvish 6 років тому +66

    Taariikh facwayn baynu leebahaye aynu ka gudubno qabiilka inna halakeeyey. Cadawgeenuna waa Ethopia cadaawad soo jireena ayaa inaga dhaxaysa ogaada taas oo waliba taariikha

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 4 роки тому +1

      Sayid Mohamed cadow maaha Ethiopia waa walaaleheen oo lunsan

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 роки тому

      @@omarmohamed5120 waa cadow weye iyaga iyo kiinyankuba anigo soomaaliland kasoo jeeda kulw taa sxb

    • @xaydarofficial
      @xaydarofficial 4 роки тому

      Waan ogahay.

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w 3 роки тому

      @@omarmohamed5120 iskaga bax meesha wax aan taariikh iyo waxaba akhrin baatahay hadaad tahy mid wax,og saan uma hadasheen

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 3 роки тому

      @@user-xm7pm5ik6w Waxaa jira walaalayaal dad farabadan oo aan Somali ahayn oo afkeena bartay, Isla jira.

  • @abdullahinur2178
    @abdullahinur2178 7 місяців тому +2

    WAXAAN KU Raacsanahay KhadraSomali...ILAAHOOW SIDAAN SOMALINIMADA U JECELNAHAY...DHEXDEENNA SOOMAALI(DADKA) ISKU KEEN JECLEYSII...YAA RABBI...YAA RABBI...YAA RABBI...YAA MAALIKUL MULKI DUL JALAALI WAL IKRAAM

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 років тому +8

    Awalba waan fahansanaa ineysaan soomaalidu carab kasoo jeedin lkn hada waxaad nafahsiisey meeshaynu asal kasoo jeedno waana kuu mahad celinayaa .

    • @ahmedmaalin1559
      @ahmedmaalin1559 3 роки тому +1

      Waxaa kamaclumad fican cabdalla cumar mansuur

  • @ahmedafrica7821
    @ahmedafrica7821 3 роки тому +4

    Qofwalpa oodawada like 🤣♥️isaaq ahy lkn somli ahy

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +24

    Somali baa ahay😍Carab iyo afrikan midna daba dhilif umahiyoo umad meel dagtoo dadka amaangasha nahay wixi faraha nala soo galana abaalkoda marsiinaa kkkkk

    • @abdikafibadal544
      @abdikafibadal544 2 роки тому +1

      Soomalida qaradee ku taala Afrika soomaaha maxaa ka wadaa afrikan ma ihi hadaa ma carab baa tahay somali waa afrikan carab maaha

  • @aishaqamar1989
    @aishaqamar1989 5 років тому +1

    Mohamed Guled
    Jajaaka Allahu khayran ha u joojin dadkan caytamayaa shaqo aad wanaagsan oo qiima leh ayaad waqtigaaga siisay.
    Insaanku wax ma wada saxayo inta kaa djimanna Allah kuu sixi. Maashallah

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 5 років тому +12

    Mahadsanid wllken somaliyed oromo somali anfar brothers 💕💕

  • @hassantech510
    @hassantech510 6 років тому +7

    Allah barakeyo somalidha meel walbo oo dunidha kajogan

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 2 роки тому +12

    Thanks for this video this is though true stories for the past couple somali cultures actually am watching from Manitoba Winnipeg Canada 🇨🇦 2021 also am somali but am not living in the Somalia 🇸🇴 now but am feeling better to knowing something about from where I been especially who I am so proud of the lord that any kind of person who made and has been this is nice 👍 video and amazing 🥲 thanks 🙏 again anyone’s to submited us

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 6 років тому +11

    Tariiqda Weyka qaldantahay Iska soo sax adeer

    • @raagerooble3266
      @raagerooble3266 5 років тому +1

      Dagan Qalbi saafi adigu ta saxa ah inoosoo gudbi lol

    • @zamzamaxmed8066
      @zamzamaxmed8066 4 роки тому

      Adiga noo soo sax adeerow caac loo ma baahnee

  • @fatimastar1444
    @fatimastar1444 2 роки тому +1

    2021 dhamaadkiisa yaa daawanaya is muujiya

  • @jannodoonccn6915
    @jannodoonccn6915 5 років тому +105

    2018 ciidii daawadey like iGu qabta

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 5 років тому +36

    Daaroodow Carabtan Naga Dhaafa anaga Ka fiicane. Kana Taarikh Dheere
    Daarood Hadaan nahay African ayanu Nahay Somalidana wll ayanu wada Nahay

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 роки тому

      Waxaan nahay hadaan nahay daarood iyo soomaali oo dhan african nomadic ah

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 роки тому

      Waxaan nahay hadaan nahay daarood iyo soomaali oo dhan african nomadic ah

    • @ayubaxmed270
      @ayubaxmed270 4 роки тому

      Acudubilh

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 4 роки тому

      @@ayubaxmed270 Darood

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w 3 роки тому

      Adeer darood taariikhdiisa iyo ciduu yahay waa layaqaan adiguna nama turjum tid magaraty labada dhinacba taariikh ayaynu ku leenahay markaa nio nasabkaaga haka been abuuran ileen waxaad naga dhigtay dad halawsan oo sheegata ahe

  • @aishaomar2695
    @aishaomar2695 4 роки тому +4

    Subxaanallah taarikhdeena waa la qariyey.

  • @sm.5191
    @sm.5191 2 роки тому +1

    waaw masha allaah mahadsanid waa cadeenta kaliyaah eeh xaqiiqadaa aah waan ku farxaay wlhi👉🏾🇸🇴♥️✌🏾💯🥰

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 6 років тому +48

    Ani run ahaantii waan is waydiiyaa somaali xagay katimi ? Lkn jawabta aan uhayaahi waa inaan nahy dad qoomiyad ilaahy ee leh dal balaadhan dhaqan suuban diin islaanimo dub qurux badan iyo taariikh so jireena ani ahaan waxaan kaso hor jeedaa carab baanu nahy caran anigu walhy waan ka fanaa oo waxaan aaminsanhy inan ahay somaaliayd laandheraha lasheegaba waa anaga ee aduunkani leeyhy couse cid aaan ubaahanay ayaaba iska yar ,aniga waxaan kaso jeedaa qabiilka isku sheega carab ama somaaliduba xijisee darood is maaciil anigu waxaan ahay somaali ku nool geeska africa landhere wixii ila aaminsan waan sodhawaynaya lkn carab baan ahay africaan baan ahay mayee rw hebal baan ahay somaali waa qoon ilahy jecelyhy sana lajecelyhy lkn ayagu waan is jeclaan is jeceelkoodu maaha inay yaa somaliyy dhahaan, ee halkii aan larabay dadkaygow majogtaan dir darood iyo hawiye iyo inta kaloo somaliyaba walyaal landheeraha geeska waa anaga ilahy baa najeclaady waxan nahy dad aduun iyo aaqiraba leh

    • @abdikanisomali9995
      @abdikanisomali9995 6 років тому +2

      Nafisa Hassan allah maxa gob gobeed dhalay tahay somali nimada aan ku fan naa Carab iyo African bo ma nihin dadka aduunka ku nool dhan meesha eey kasoo askum meen ayaa nahay

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 5 років тому +2

      Nafisa hassan
      Laandheerahan aad ku faraxsantahay eed ku celcelinayso kitaabka kuma qornna laan dheer ama laan gaab waa waxa soomaali isku rogay.

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 роки тому

      aduunka qabilka nabi mxmed ugu sareya xta qiyamaha wjiraya intakle wey babayaan

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 6 років тому +24

    Taariikhdan History ayan ku dhigtay iyado englisha ah
    wana sax 80/100
    waxana jeclaa Madada historyga
    macalin lekaw ladhaho oo xabashi ah ayaa idhigi jiray
    Ninkii tiin beera iyo kii timir beeraba taariikhdu labaduba way qoraysaa
    horo uso wlken somaliyedow

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 років тому

      So you been taught by a white man.

    • @markasirat1645
      @markasirat1645 5 років тому

      Waa waxa Macqul ah

    • @safiyomursal2847
      @safiyomursal2847 2 роки тому

      Xabashi baa taariikh ii dhigaa kufaaneysaa zxp walaaleheen io dadkaan isku heybta nahey waa muslimiinta

    • @yahyeabdiahmed9793
      @yahyeabdiahmed9793 2 роки тому

      @@safiyomursal2847 kuma faanin hno ee wax run ah ayaan sheegay takale qof gaal ah wax kuma dhigi karo maxay tahay jaahil nimada ku haysaa

    • @safiyomursal2847
      @safiyomursal2847 2 роки тому

      Wlle cilmiga sheydaan baa laga qaatey siduu wariyey xasaabigii weynaa ee Abuu hureyra lkn taariikhda waa jiritaanka bulsho ayleedahey marka iska fiiri cida kuu dhigeysa sababtoo ah waa la is khaldaa teeda kle xabashi io kiristaanba marabaan taariikhda ifeysa ee soomaalida degan dhulka jasiirad lamoodaa ee dhaca geeska afrika(Soomaaliya) ee khalad baad iifahantey cilmidiid maahiyee xabashi diidbaan ahey

  • @mahadomar9006
    @mahadomar9006 2 роки тому +1

    2021 cidii dawanaysa farta taag

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 5 років тому +2

    Asaxaabeey anigu waxaan ahay reer nabi maxamed c.s.w waayo tssriiq mahayno Somalia yaa nabi m.c.s.w ku abtirsada wabilaahi towfiiq

  • @muhsinhassan9788
    @muhsinhassan9788 6 років тому +9

    Allah (swc) kali aaog somalida aslkoda

  • @rikman3561
    @rikman3561 5 років тому +8

    Hooran u oga somalidu iney Carab ehen ey sheegato Carab 🤘🏻🤘🏻🤘🏻 wan ku faanaya somaliniimadeda iyo africa niimadeyda alx 🤘🏻 allaha iga dhiiga mahan leeh

  • @christianbrotherstar2836
    @christianbrotherstar2836 4 роки тому +2

    Illhay ha u naxaristo awoogaay faraaxa Yemeni waa marexaan cise warwajeecel

  • @abdiibrahim2477
    @abdiibrahim2477 4 роки тому +4

    This man is very intelligent

  • @matthewmann8969
    @matthewmann8969 3 роки тому +4

    Many Somalis around Egypt were farmers, herders, And pastorialists

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 4 роки тому +33

    Nabi maxamed ibnu Cabdullahi csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @cllahitaatiko9217
    @cllahitaatiko9217 5 років тому +22

    Soomalidu waa dadka ugu wanaagsan xaga tariikhda

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 Рік тому +1

      🤮🤮🤮

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому +3

      @@cr7thegod660 is ciinji indhahaaga kuu macalin ah malaha si wacan umadan dhagesan muuqaalka, wxa nagu soo batay ajnabi afkeena barta

  • @mounahassanelmi1291
    @mounahassanelmi1291 2 роки тому +3

    Viva tolkey cisse weyne dad an marnaba daqankooga usi dhabar jeedin🥰

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 5 років тому +14

    Somali wa kushaite

    • @benyahudi1233
      @benyahudi1233 5 років тому +1

      Somalis are not Kushites lol the real Kushites spoke Nilo Saharan

    • @pkysam1853
      @pkysam1853 5 років тому +4

      Ben Yahudi keep telling yourself that, it may come true

    • @h2real582
      @h2real582 5 років тому

      Ben Yahudi 😂😂😂😂😂

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 роки тому

      @@benyahudi1233 = we enslave you in egypt that is why you're jealous against Somali pharaohs . 🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👳🏾‍♀️🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾🇸🇴👸🏾

  • @lulaabraham2296
    @lulaabraham2296 4 роки тому +4

    Yaa dawanaya 2020

  • @yoonisibraahiimcabdullaahi1452
    @yoonisibraahiimcabdullaahi1452 Місяць тому

    2024 qufkii daawaday taariiqdan cajiib ka ah like sar

  • @ademzh
    @ademzh 4 роки тому +3

    Great info. Thanks

  • @waxwalba641
    @waxwalba641 5 років тому +27

    Cidii dawata 2019 like iigu qabo

  • @Ardo270
    @Ardo270 5 років тому +83

    We are not arab 👍🏾

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 роки тому

      Mar hadaan ahay ummaddii nebi adam cs.muslim ahay,somali ahay,uma baahni ruudkii aan soo maray.

    • @nbafunny9912
      @nbafunny9912 4 роки тому

      Jama Ciise we are not Arab we are black

    • @mohamedabdullahi1349
      @mohamedabdullahi1349 4 роки тому

      Wadan taarikhda ku kal soonyn somali oo dhan carab maaha dad kamida baa kasoo jeeeda dhibna maahn

    • @amazingsweet4125
      @amazingsweet4125 4 роки тому

      Somalis are mixed from 3,000 years ago with Nile Saharan and south eastern Bantu you dumb ass

    • @hah7064
      @hah7064 4 роки тому +1

      But some are Arabs.

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 4 роки тому +1

    ASC walaal waxan ahay asli Somali kuabtirsanmaayo
    Carab waxankufanayaa marwalba in an ahay gabar Somaliyeed
    Carab haday faido ledahay waxa kadhashay ( Rasuulki Allah )
    ( Mohamed SCW )
    wana laoga soday yeleen
    hora loyiri Carab iyo Cadawaba manaxaan.
    watii u yiri ( Seyid Mohamed )
    Carabi waa naago.
    tasi warun waxay nala rabeen
    hagardamo istic mar iyo uadeegyo dowlado shi shiye
    Lakin Ebehay umasahlin
    hagardamadi ayla raben
    Somaliya masysan helin
    Ab iyo Awoowba waxan ahay
    Gabar Somaliyed wana kufananay.
    Dhaqankeyga Afkeyga iyo Diinteyda Calankeyga iyo Cideyda
    iyo Wadankeyga iyo Dadkeyga
    Allaha inoga xijabo afoyinka ibtiloyinka dhibatada iyo dhibkana Allaha naga bixiyo Cadawgana Allaha naga qabto Amin ya Allah.
    Kanaxow Naftawa Shacabko Kufarax Amiin
    I'm Somali and I Love Hoo I am.✌

  • @abdikafibadal544
    @abdikafibadal544 2 роки тому +1

    Waa sax Tariikhdan . Soomalida carab maaha carab waa ka tariikh waynahay ee soomalida waa cushitik ama cushitic geeska Afrika daga oo afrikan ah waa na sax in soomalida fircoon ka soo jeedaan faraciyiin yihiin carab ta iyo anaga diinta islamka baa naga dhaxeeya kaliya ee wax kale ma jiri Dna dhiig hadii la iska qaado soomalida waa fircoon pharoah faraciyiin qabiilka madhibaanka ah waxay sheegtaan in ay yihiin yuhuud asalkooda waana run

  • @mahdihoussein9171
    @mahdihoussein9171 6 років тому +19

    faraciin horee dad somaliya beey ahayeen sikasto tarikhda lo badalo iisha macalinee

  • @abdiabdidaher1716
    @abdiabdidaher1716 5 років тому +8

    Allah somalida dhawr iyo qabilka ciise🇩🇯🇩🇯💪🏼💪🏼💪🏼

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 роки тому +2

      Waxaan nahay hal qabiil oo la yiraahdo soomaali

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 роки тому +3

      Waxaan nahay hal qabiil oo la yiraahdo soomaali

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому +1

      Waxaan nahay hal qabiil o la yidhaahdo Soomaali

  • @ilyaasfaarax8392
    @ilyaasfaarax8392 Рік тому +2

    Yaa dawanaya 2023 sadexda farta tag

  • @hersi191
    @hersi191 6 років тому

    Sheekadaadu waxay meelaha qaarkood ku dhowaanaysa sheekooyin ku yaala buuga la dhaho Taariikhda Soomaalida ee uu qoray General Liiqliiqato Rabi ha u naxariistee.

  • @kadraatteyeh4712
    @kadraatteyeh4712 5 років тому +5

    Ahmed gurey wa samaron horta ma ogtihiin

    • @guleedhaji9679
      @guleedhaji9679 4 роки тому

      waa ajuuraan

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 роки тому

      Walal Ninkaa
      Mareexaan waasheegtaan
      Dhulbahante waasheegtaa
      Samaroon na waasheegataa
      Ilaahay ayaa of wuxuu ahaa

  • @mrblackmann4796
    @mrblackmann4796 5 років тому +7

    Thank you: Maxamed C/salaan
    jazakallah

  • @muhsin677
    @muhsin677 3 роки тому +4

    Guul somalia 🇸🇴❤

  • @asadhirsi9770
    @asadhirsi9770 6 років тому +2

    Wadmahadsnthy walal kheeyr alle hakugu jazeeyo

  • @mohofficial5548
    @mohofficial5548 4 роки тому +3

    October/20/2019
    Hadi aad ka danbaysid
    👇

  • @abdiadeen255
    @abdiadeen255 6 років тому +87

    luqada afsoomaaligu waxay ka soojeedaa soomaali soomaali waa dad ka da,weyn afrika oodhan

    • @abdirahmanhirsi2833
      @abdirahmanhirsi2833 6 років тому +4

      You are my realy brother

    • @Alisalah_24
      @Alisalah_24 6 років тому +1

      Gustaf Karlsson sxb luqada afsomaliga wa afro Aziati

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 років тому +2

      Haday Afrika Ka da.weyn yihiin maxay udhaafi la.yihiin 10 million 😅😢😢😢😢

    • @abdi9456
      @abdi9456 5 років тому +6

      @@sahalcali4196 10 million ma ahan somalida aduunk kunool maxee gaarayaan 25 million ka badan

    • @MohamedSomali
      @MohamedSomali 5 років тому

      Sahal Cali dadku wey baa ba’aan reer banu israel ila iyo gormay soo jiren hadana waa 8m populationkooda

  • @ahmedmohmoud7191
    @ahmedmohmoud7191 5 років тому

    waad mahadsanthay sheikh intaad dedaashay ee aad waqti gelisay si aad oogu soo tabiso barmaamijkan.

  • @Cr71251
    @Cr71251 Рік тому +1

    Allow soomaali mideey😢😢🇸🇴

  • @abdiqaniwayrah8197
    @abdiqaniwayrah8197 5 років тому +9

    SOMAALIDA MEESHEY KASOO JEEDAAN WAA LA YAQAANAA WAA MACRUUF CARUURAHAA OG SU'AASHU WAXAA WEEYE SOOMAALIDU XAGEY U SOCOTAA ? ILAAMNIMO DHAB AH MA OGOLA ,MIDNIMO MA OGOLA DAWLADNIMO MA RABAAN SOOMAALIDA MEESHEY U SOCOTO NOO SHEEGA HADAAD NAGU DHAANTAAN Thanks

    • @keysewarmahaye4418
      @keysewarmahaye4418 4 роки тому +2

      Kkkkkkkkk waad iga qoslisay horay bay usocotaa soonoqona maysee
      Itaxaanka markastuu adkaado dheefta danbe ayaa badan

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 4 роки тому +1

      Sxb wxy ka sojeedaan kuush pharoah.

  • @AliAhmed-tq6bs
    @AliAhmed-tq6bs 5 років тому +3

    Thank you bro

  • @asturhasan5643
    @asturhasan5643 2 роки тому

    Thanks bowe walahi waan qiirodey dad waligood jiranahey wax wanaagsan nabartey dhaqankeena kudhaga oo barta

  • @Kowkabe_official
    @Kowkabe_official 3 роки тому +2

    Inta daawate 2020

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 6 років тому +80

    War anigu carab ma nihin waxaan nahay somaali

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 років тому +2

      We'll said. Thank you we are somalias.

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 років тому

      He's talking lots of nonsense.

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 років тому

      He's been watching too many documentary from documentary channels,

    • @user-jf4op9ef6d
      @user-jf4op9ef6d 5 років тому +3

      Anigu carab asal kasoo jeedaa lkn imika Somali Ahey

    • @hassandhuntow6339
      @hassandhuntow6339 5 років тому

      ina sheikh abdull hafid i

  • @jilbodhige
    @jilbodhige 6 років тому +4

    Well done waad dadaashey

  • @nastehonafissa6150
    @nastehonafissa6150 4 роки тому +2

    Masha allah vive kushitik vive somaliwen vive ciise

  • @somgeology6403
    @somgeology6403 3 роки тому +1

    Masha Allah wax badan ayaan kakalfahannay oo aan ku jahwareersaneyn

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 5 років тому +8

    anagu sxp carab ma nihin aniga oo isaaq ah ayaa somali ayuunbaan sinjigayga ah walee inaanan carab sheegan

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 роки тому +3

    Wax raga oo aan Nuux dhalin doonta ma soo raacin miyaa? Nuux iyo wiilashii bas! Wiilashuu yey wax ka dhaleen?

    • @viko.3279bq
      @viko.3279bq 3 роки тому +1

      Sheekada dhaheysa ilmihii nuux ayaa dadka oo dhanba ka soo jeedaan waa sheeko been ah oo la alifay waana wax aan suurtagal aheyn caqliga iyo cilmiguba waa diidadayaan waa iska male awaal la aaminay saxib

  • @faysalsaudia967
    @faysalsaudia967 6 років тому +2

    Somali Baan ahaymadhaafno thanks bro

  • @kariimmohamud9207
    @kariimmohamud9207 2 роки тому +1

    Thank you so much this video helped me wllah

  • @lilbashirali
    @lilbashirali 4 роки тому +3

    The Somalis history is older then any religion we Soomaal are the last of the original Pharaohs dynasty the first civilization god built humanity.

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 4 роки тому

      Ahmed Ali
      Shaydaan yaanu been kuu sheegin, Diinta waxay ka bilowday waqtigii Adan (as), markuu Iblis diiday inuu u sujuudo. Markaas Gaal iyo Islam la kala noqday. Nabi Adan dambigii uu sameeyey wuu ka toobad Keenay laakiin Iblis ma toobad keenin, ,halkaas ayey laba faraq kala noqday Gaal iyo Islam.
      Faraacinta way u dhowdahay inaanu faraciisa nahay, laakiin ma is weydiisay maxay rumeysnaayeen, Allah kitaabkiisa wuxuu ku caddeeyey inuu Fircown iyo qoomkiisa inay naarta Galen Naarta u hooseba, waana halka ay uuska dadka la cadaabayo ku shubuntaa, wa iyaaga billah!.
      Allah kitaabkiisa ayuu ku caddeeyey inay ahaayeen qoom aad u xad gudbay.
      Allah wuu u naxariisto wuxuu u diray Nabi Yusuf (as), badidooda wey ka shakiyaan, laakin in rumeeyey wuu jiray oo tira yar.
      Haddana 400 sanno ka dib Musa (as) ayuu Allah u diray, u Musa Intii Allah u hoggaansamaa ka nabad geliyey, kuwa gaalada.
      Faraacintu waxay ay ahaayeen kuwa cabudi jireen IBLIS.

    • @lilbashirali
      @lilbashirali 4 роки тому

      Yes i know I am Ashraf witch makes me a shariff by blood.
      My blood is responsible for the religion of Islam spreading.
      In 1935 when the Jewish of Europe tricked Hitler into killing my grandfathers and putting the suadis in mecca is when religion ended.
      Until the shariffs of the world go back to mecca and Madina there will never be peace in the middle east so don't tell me about religion. tell me about Somalia.

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 Рік тому

      Bruh stop doing drugs you're embarrassing AF 💀

  • @mohammedhassanaidiid3213
    @mohammedhassanaidiid3213 6 років тому +13

    Balqays waxay ahayd carabyad asaala oo nasbkaydaa lahayoo abahayd waa sharax bin yashjob mahaa sidaad shegtaay een ahayd kush tarikhdaad soo dhgtaay videogaa 70% waxbaa kamaa jiraan 30% waaa isaraelyaat markaa tarikhdaa somalidaa meel hakaaga dhicin

    • @q.n1629
      @q.n1629 6 років тому +1

      Mohammed Hassan Aidiid
      Soomaali miyaa israaliyiiin ah??

    • @somking901
      @somking901 5 років тому +3

      Mohamed somalida carabta naga soo gashay hadii aad tahay anaga taariikhdeyna waa kush marka abti beenta nagala tag queen of shiba waa gabar kushitic ah yemen waxaa xukumi jiray dad mad madoow abraha ninka kacbada weeraray ma carab ayuu ahaay yemen ilaa iyo hada ayeey ku nool yihiin dad madmadoow

    • @mohammedhassanaidiid3213
      @mohammedhassanaidiid3213 5 років тому +1

      Ibra Ali ibrahem ali abti waax fahaan balqees een aay kuushist ahayd waax cadayn myaad haysaa ??? Tarikhdaa deeb ku nooqo oo akhriso kutobta yaana lagaga sheken ... abrahaa xabashi boo ahaa yamaana oo xukumi jiraay sababtona barigaa boqortoyada xabashida ayaa yamaan goomaysani jirtaay balqays waay kaa horaysay 1500sanadod markaa abti. Waax akhriskaa ku dadaal

    • @mohammedhassanaidiid3213
      @mohammedhassanaidiid3213 5 років тому

      Q.N abti somali bani israil maa ahaa ee waa mix iskoo dhix jir afrikan iyo araab iyo hinde iyo turkish soomali oo dhiig safi lamaa hayoo ruuntoo waa taas

    • @somking901
      @somking901 5 років тому +1

      @@mohammedhassanaidiid3213 nin carab ah waxoow qoray maxaa ka sugeeysaa inoow ku dhaho balqiisa waa carab reer ximyar waa dad mad madoow anigaa yemen ku noolaa 1992-1998 marka qabiila badan oo ilaa iyo hada dagan ayaa carab aheeyn yementa asalka ah waa dad madoow nabi moose reer yemen ayuu u ekaa soo lama dhihin nabi muuse csw ma cadeeyn sawabtoo yemen dad madoow ayaa dagnaa xiligaa marka eey jabeeyn oo boqortooyadi furus ee iiraan qabsatay yeman ayeey dadka cad cad yemen ku bateeyn marka adiga dib u baar markaas ayaad xaqiiqda arkeeysaa.

  • @sayidinhussein8121
    @sayidinhussein8121 3 роки тому +1

    mashaa Allah i know that long time thank you

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 3 роки тому +1

    Somaliya waa kushtic waa iska cadahay waana dadki africa oo dhan Katalin jiray tariiqda egypt ku faanto oo dhan waa kushtic carabtu tariiqdaas iney xadaan ayee rabaan oo somaalidu ku sheegtan iyo dadki magac kushtic kaso jeeday oo dhan la wareegan tusaale sudan carab ayee kadhigeen si tariiq loo qariyo hadana somali ayaa daba socdaan walee carab allah igama dhigin mana idin sheego doono

  • @habibamohamud8798
    @habibamohamud8798 6 років тому +22

    Alxamdulillah Ilahi naga badbaadiyey mugdiga mahd iska leh

  • @fadumamahamuud7143
    @fadumamahamuud7143 5 років тому +5

    Aad umahad santahay 📚

  • @cabdinasircalicade3215
    @cabdinasircalicade3215 3 роки тому +1

    October/2020 yaadawanaayo

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 6 років тому +10

    khaladyo badan ayaa kabuuxa Taariikhda uu Qoruhu soo diyaariyey.
    Taariikhda Diimaha iyo Taariikhda Buugaagta waa iska soo horjeedaan waligoodna isku si uma Qorna.
    Khaladaadka Qoraha ama waa inuu Isticmaalo Ancient History of Books ama waa inuu qaato Bible History or Qur'an History.
    Religion History iyo Histories of Books are different.
    hadda markaan dhegaystay waxaa isla markiiba waxaa soo baxay khaladaadka Qoraha.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 6 років тому +1

      Also, there is no proof of bilbe history, The history in Quran is taken from the Bible, old testimony

    • @mwajeer
      @mwajeer 6 років тому

      Waa kugu raacsanahay. Taariikhdu waa inay leedahay raadadka kala ah sida Diinta, Taariikh yahanadii hore, ama buugaagta oo uu kamid yahay kitubta ay qoreen culimadii Islaamka

    • @wiilsomaliyed5257
      @wiilsomaliyed5257 5 років тому

      Dadka turkida ah iyo dadka rer galbaadka ama Caucasian ka la dhaho isku dad miya
      This is incorrect

    • @ustadhabdullahaji8105
      @ustadhabdullahaji8105 4 роки тому

      @@AhmedAli-fb7ub subxaanallah. The Qur'an was revealed by Allah.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 4 роки тому

      @@ustadhabdullahaji8105 but the Quran we have today was collected by Sahaba after Profit Mohamed, in Khalifa Osman time, and they couldn't collect the Quran completely as mentioned in Bukhari