Xasan iyo Deni Toos Ma u Wada Fadhiisan Doonaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2024
  • #SubcribeHashi

КОМЕНТАРІ • 35

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 днів тому

    Xassan iyo Deni isma dhamaan
    Waa Labo Daalim
    Xassana Wuu yaqaana Deni caqligiisa waana sababta uu sutuda oogu qabtay wuxuu ogyahay inuu isasoo dhiibi doono mana aha markii oogu horaysay ee uu sidaa sameeyo Xassan.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 9 днів тому +4

    Ciid wanagsan walaalkey hashi horfadhi media ❤❤❤

  • @xamdifikri7331
    @xamdifikri7331 9 днів тому +1

    Soodhawow
    Sxb ciid mubarak

  • @xusenrasas8600
    @xusenrasas8600 9 днів тому

    Ciidul caafiya aamin

  • @Somaaali428
    @Somaaali428 9 днів тому +1

    Ciid mubaarik ustaad

  • @ElcapitanoLibanKassim
    @ElcapitanoLibanKassim 8 днів тому

    Ciid wanaagsan dhamaan adiga iyo Umada islaamka ah

  • @user-dj8ll1op8v
    @user-dj8ll1op8v 9 днів тому +1

    Asalamu Caleykum
    Ciid Mubarak marka hore.
    Ilama aha inuu Xasan Sheekh u soo jawaabayo Deni, xasan wuxuu rabaa inuu qabyadiisii dhamaystiro
    Somaliduna waxay tiraahdaa Ninay meeli u cadahay meeli ka madow

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 9 днів тому +3

    Xassan sh wuxuu noqday machine artificial ah oo danaha gumaystaha kafuliya somalia
    Dad badana waxay machine ka kadhexraadinayaan wiilkiii Ina sh maxamud calasow ahaa ee jalalaqsi kudhashay 1955
    Reer hiiraanku tanookale waxay uyaqaanaan (baadi fildaran )
    Allaha sahlo amuuraha

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 9 днів тому

    Asc ciid Mubarak ciid Mubarak

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 9 днів тому +2

    ❤😂ciidan wanagsan 👍 dani iyo xasan waa isku mid 😭 illahey Hana dhaafiyo 👍😭💔

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 9 днів тому +1

    waa xaqiiq warka madaxweyne siciid deni.

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 9 днів тому +1

    Eid Mubarak haashi dhaman tiin Eid Mubarak

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 9 днів тому

    Dowladu maaha hasan sheikh kaligii waa eray khaladan ka warbaahin ahaan
    Any way ciid Mubarak sulaiman hashi

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 9 днів тому

    Ciid Mubarak ❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 9 днів тому

    Somalia hanolato intaa dhiibaysaa Allaha qabto😊
    Alshabaab khawaarij waa cadoow

  • @user-wf4hc1tz6h
    @user-wf4hc1tz6h 9 днів тому

    Eid Mubarak

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 9 днів тому

    Eid wanagsan

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 9 днів тому

    Asc mudane ❤❤❤

  • @Idaajaa
    @Idaajaa 8 днів тому

    Saciid iyi Xassan waxba isma dhaamaan wayna wada shaqeeyaan waxa kaliya qaldayaann shacabka Soomaaliyeed waayo labaduba waa Camiillo Shisheeye waana laba halisa oo ay tahay in lala jihaado

  • @oyayeogaye2758
    @oyayeogaye2758 9 днів тому

    Haa shaki kuma jiro. Deni iyo Xasan waa isku mid waa isku mabda waa isku xisbi, kaah waa qaab kale ee wax lagu farsameeysto. labadooda waa daneestayaal hadana aad wadni u eh. mar walbana dantooda ayeey hor marshaan. Dalkaan in uutooso hadii larabo waa in Xasan mar 3aad ladoorto wixii uu qabyo uga tago uu farmaajo asgana 2 mar oo hor leh lasii doorto markaas dalka wuu caga dhiganaa insha allaah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 9 днів тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 9 днів тому

    Markii Hore Wuxuu u Xayiray lacagaha Oo puntland ku Cadaadinayey I Ogolow oo itaager puntland neey kadib waan kuusoo Fasaxayaa Lacagaha Horumarinta Dalka Lakin Puntland Waxey Ku Dooday Ma Adigaa Lacagta Iskaleh Mise Waa Hanti Dalku Leeyahay iikala Cadee Sow Ma Aha Lacag Aduunka Ku Taagero Shacabka Somaliyed Gaar Ahaan Mamul Goboleedyada Sidii loogu Hormarin lahaa Markii la Ogaaday in MD Hassan Sheikh uu Raadinayo Xoolo Lacag Umadda Somaliyed loogu Deeqay inuu la Aamuso Aya puntland tiri lacagihii miyaanan xaq ulaheen sababta uu u heesto Maxey Tahay Dowlada Federaalka ay Dooneyso iney Nagu Baaado Taasi Wuu ku Ceebobay MD Hassan Sheikh Marka Lagaa Yeeli Maayo Madaxweyne Inaa lacagihii Deeqda Umadda Somaliyed Aduunka Ugu Deeqayey Inaa Wax Adiga leedahay ka dhigto lagaana yeeli Maayo

  • @cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389
    @cfitaaxmaxamedcfitaaxmaxam2389 9 днів тому +1

    Siciid dani dowladnimo marabo ee liijanka halagu haayokkkk mac

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 9 днів тому

    Dani xiligan in xadlo ma Exen mow khif kiisu hore uxabona

  • @saidayusuf2739
    @saidayusuf2739 8 днів тому

    Waxaa la yiri labadi xaqdaro ku heshiiso xaqa kuma heshiiyaan

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 9 днів тому +1

    kkkkkkkkkk danay ruta ayuu usheegay xasan sheekh oo isagu qufaaya xabaalaha,
    iimaan la aanta hasayta dawlada xasan sheekh waa dawladii ugu dulisanayd ee somarta somaaliya waayo waxay kaxishoon wayday dadka kujira qubuuraha oo iyagu maanta aan isdifaaci karaynin

  • @sirc1363
    @sirc1363 8 днів тому

    The current Federal Government of Somalia is not what some people believed it to be; it is similar to what drug cartels are doing; it is a failed system that lacks legitimacy from the Somali people; it is comparable to a self-proclaimed government that the majority of impoverished leaders currently lead; we refer to it as the failed system that buried the hope of the Somali people; it has a reputation for abusing its power, lootings Somali property to maintain its existence, and bribing other gangs to achieve its terrifying goals of remaining in power.

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v 9 днів тому

    Iidwanagsan. Soomaliyey. Dani. Waa. Niinwadani. Iweydiya. Hasan. Shiq. Maxamud. Qaworaha. Mahuwkarawa

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 9 днів тому

    Eid Mubarak Hashi

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 9 днів тому

    Dalkii way udhamatey, xasan sh kablalax darodow idinkaa keenay said dani iyo ahmed modobana nabsigii farmajo kudhacay, dalkenina way udhamatey

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 9 днів тому

    Beenaale

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 9 днів тому

    Eid Mubarak