Xaaskiisa ayaa dishey | Qiso xanuun badan
Вставка
- Опубліковано 6 січ 2025
- Qiso Xanuun badan saxiibkiisa iyo Xaaskiisa yaa khiyaamey kadibna diley
wixi talo iyo wax weydiin ah inoogu soo dir
Email:- Khalid8abdurashid@gmail.com
Facebook page and Profile:- Khalid Abdurashid
Qisadii ugu danbeeysye halkaan ka daawo :- • 27 sano ayey Hooyadiis...
Channel-ka Subscribe taabo:- / @barasho8227
sido kale muqaaka Like saar
mahadsnid
Subxanallah naagtu xaasisanaaa Berina iyada ayuu dilaa Allow naga ilaali 😭
Subxanlah 😢xasid sna nagtu
Barasho wanagsan wll wxaan ka codsanaa inaad nosoo badiso qisooyinka mahadsanid!
Wll qalid so badi qisoyinka noso badi
Subxanllh bisinka naag ninkeyda dileesa alla magan soomali baa hore utiri gabr inaad jeclaatid waa Dareen balse inaad ilaa shato waa raganimo💪🙏❣tallo wcan😁
SOOMAHA QOFKA DANBA ISKU KIIN KENTAY HADA JECLEN ISKAGA YAG ILAHEY QOF DHIGIS NUGUMA SABABO
Ilahy haku xifdiyo aboowe
Qiso xanuna badadan 😮
Keep going🥰🥰
keep going brother khaalid
Mansha alaah
Ma 20daqiiqo ayaa dheer
Mid halkan ahi qisooyin 1saac ah ayuu soo daayaa😂😂😂😂😢
Maxaa ugu qoran wll kan 1 saac soo dhigo
Abyo mxa ugu qoran qisoyinkn kuhestaye
@@SacdiyoTuuryare-lq1im
Qli waxaa ugu qoran ilays
Wadla yaabi qisoyinkiisa
Shaqada guriga dhan ayaa hal qiso usodhigo Ayan kudhamaystaa😊
@@Najah-Moha.7.
Chanalka ilayska ayaa ugu qoran
Yacni ilays kaliya kuqor
Wcs mhdsanid wllky
😢😢😢
Mahadsanid wall qisada waan ke helay fadlan no soo badi
Subxanallah
Hore usoco
Qisadan waxa laga faaiidayaa laba arrin waa mide talada ay dad badani ku.ziiyaan ha dhayalsan ee baadhis ku samee deeto raac dadka taladooda waa mida 2aade xaaskaaga & reerkaaga asxaabta ha u keenin xitaa waxa macquula inay kufsadaan xaaskaaga nina aamin ma galo & saaxiib toona
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waaaw
Haa waa run hanaga soo kala jarin
walaahi waa ka naxay mikiinka sidey ugashey naagtiso subxanalaah
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Yez pr0 keep g0ing
M.a🔥✨💥
Keep going wall 💪
Mashaalha fani baadajay xnb
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dhiiga wan necbahay 😰
Badana ma fiicna inuu imaanku ka tago😢aduun yadan walhia inaa hesho qof ku jecel wey adag tahay ayada ninkii sharafta ku qabay oo ubadkeeda dhalay beyba qof ay hadeer is barteen dartiis u dishay subxaanalaah😢😢ubedkeedi hada yaa umaqan laga yaaba hada iney nolol silic ku jiraan saa waa ilmo bilaa waalidee😢 ilahow imaanka noo kordhi❤
Soo dhawow wll
Qiso
Kanalka barasho maanta ayaan kusoo biiray video yo kle waan soo daawaday
Sanadka ay dhacday sheekadaan waa sanadka aan dhashay 2005
😢😂😂
@@cawaalemohametofficial hee
@@fadumoabdulkadir05 2005 maad dhalatay taasan ku qoslay ha i qaban waayo habluhu 18 ma dhaafaane 😂
❤❤❤❤❤❤❤
😢🎉🎉🎉wcs
M,a abowe hada kugu soo biiray
Mahasnid wl so dhawow
Welcom pro kusoodhawaw chanallka barasho😎🥰😍🥰🥰
❤
Asc kanalka
Barsho
Hore.usoco
Wiilka qisadu ka hadlayso isku magac baanba nahayy
😂
you know that lamnot😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Abowe soo badi video yadaan
Azxapeyy hadanan qaldaneyn macluumad iyo barasho sow iskuma cod eeka
M.a wllo
Malika dhashey ayey dhacde qisadan cajib🐵
somalida wexe kumaahmaahdaa ,,KAS HAWEN OO KADALOOB RAG KAAGA DAMBEYAY KAAD KU OGEYD MAAHA,,
ragow guryihina rag kale hakenina xataa walalihin wayo diinta xataa wey ka digtay arintas
Rah is a great place to work for the most part and the best way to get a hold of me is to let you know that I am not going to
Aar naaga
12:55
Wixi gabdha u urayayna mxy ahyen
Thanks brother I need to know your name please 🙏 😊
Waxa uraya maxaa waaye
war hooyodis miyuu kufsatha
😢😢😢😢
😭😭
❤❤❤❤