Deg deg Jabuuti & Somaliland oo safaaradaha kala Qaatay Muusow bes

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 105

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 місяці тому +19

    Raggaan wariye waa dhaafeen waa wariye aabahiis ❤❤❤❤

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 місяці тому

      Mashaa Allaah. ALLAHA XIFDIYO DHAMMAAN. DAD QABIIL DARDARAY AYAA JIRO UHEYSTA WARIYANIMADDA IN CID GOONI AH LEEDAHAY. HADII OGAADEEN UU USHAQEEYO ALJAZIIRA IYO CHANNEL 4KA INGIRIISKA IYO BBC IWM. KAWARAN. RUNTA UUNBAY DIIDAN YIHIIN.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Cagdheer weriya ah weli lama arag macadalaa jaamac neef oo jaahil kkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 3 місяці тому +7

    Geesi kusoco waa runtaa xariiqda gumaystaha halayska qaado oo 5 tii soomaaliyeed hala helo from hargaysa

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому +1

      REER HARGEYSA MAXUME MUUSE JUUDAAN XUN IWM

  • @Ahmedsharif-g4k
    @Ahmedsharif-g4k 3 місяці тому +2

    Viva awdal state ogaadeen iyo absame iyo ciise waan isku halaynkarnaa markuu dagaalku bilaamo

  • @CashaaXaji-w3f
    @CashaaXaji-w3f 3 місяці тому +2

    Kkk jamacow ma waxanad ogayn in ciidanka somsliland laga biilo waxa kale oon ku sheegi dhsmman ganacsatadda somaliland ay ka duwan gashanyahiin

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 місяці тому +5

    War awalba xafiis jaaliyada iidoor buu ahaaye, ka daa buun buuninta. Wax safaarad ah ma jirin.

  • @mohameddhof815
    @mohameddhof815 3 місяці тому +4

    Labadii xaq darro ku heshiisa,xaqay ku colloobaan.

  • @Ahmedsharif-g4k
    @Ahmedsharif-g4k 3 місяці тому +4

    Ogaadeen asal somali

  • @Ahmedsharif-g4k
    @Ahmedsharif-g4k 3 місяці тому +4

    Absame waa ehelkayaga viva awdal state

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому +2

      XATAAA PUNTLAND HADAANU NAHAY WAANU IDIN JECLNAHAY HOYGII AQOONTAA TIHIIN
      MASKAXDII UMADAA TIHIIN
      MAANKII UMADAA TIHIIN❤❤❤❤❤

    • @caliibrahim1830
      @caliibrahim1830 3 місяці тому

      ​​@@SagalMohanedmunaafaqada na kala tag namiimiyow qori dab la wareegaysa 😅😅😅

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 3 місяці тому +2

    Jamac Galad Djibouti ma qaawana, anoo Ku ixtiraamaya cayda qaawan jooji

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      Waaa qaaawantahay mahane waaa naaaag dhilo ah camal 😂😂

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 3 місяці тому +1

    Asc sxbayaal halkaas kawada inaad runta sheegtaan waana arrin xaq ah.
    Salaan sare jaamac gallad moulana sheikh suxufi cod kar ah iyo falanqeeye sare.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 3 місяці тому +1

    Maamulkan soomalidiidka ah ha u jaraan xidhiidhka abaal maleh Maamulka Hargaysa Ee Soomali diidka ka ah labadii xaqdarro ku hesiisaa xaqay ku colloobaan jabuuti ha garab istaagto awdal state

  • @xis7762
    @xis7762 3 місяці тому +1

    Hanbalyo waa wariyaal daarooda soomaalinamadu ku wayn tahay soomalikale majirto

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 3 місяці тому +2

    Waxaa yaab ah, dad aan dawlad ahayn oo hal qabiil oo cabanaya inay dawlad is moodaan!!!!

    • @MaxamedCali-i6u
      @MaxamedCali-i6u 3 місяці тому

      Doqoney halka qabiil ad sheegaysa wa kuwa soomaali oodhan ka oohiyey marka haddii calooshu ku bugto somaliland dawo kuu noqon mayse e dhakhaatiirta qabo

  • @CashaaXaji-w3f
    @CashaaXaji-w3f 3 місяці тому +1

    Waxan ku sheegi cawa meel ku qoro muuse wuu ku daayay ismaciil aya. Keenay isaga ayana ka qaadi.

  • @yeabyeab9449
    @yeabyeab9449 3 місяці тому +1

    horta waxba qalad ah in dal madax banan iyo mamul goboleed xidhidh ku sheegtaan taasba gaf

  • @Ahmedsharif-g4k
    @Ahmedsharif-g4k 3 місяці тому +2

    Jaamac galad aftahan weeyi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +1

    Awalba Imaaciil ayaa Naaxiyey
    oo Dulmiga ku garabtaagna

  • @OmarAyan-u4q
    @OmarAyan-u4q 3 місяці тому +2

    Xaaq daaro ayeey ku heshiyeen lakin Alaah ayaa uquubo oo isku diraay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Maxay ku heshiiyeen waa dad is ah oo weligood wada degenaaye mahaday Jabuuti iyo Somaliland isbarten waadad is ah wada dega jabuuti iyo Somalilandba waa ayo cumar geel xaas kiisu waa eedaday

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 3 місяці тому +1

    Waar sowka la waraystay shalay safiirkii somaliland ee jabuuti shalay oo uu beeniyey warkaas, eeg oo dhegeyso Horn Cable Tv. waraysigii uu ka qaaday shalay.

    • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
      @abdulraziqahmednbfreddetik1768 3 місяці тому

      War magacaas liska dawladaha adunka kuma jiro marka loma ogola safir e wa benta ay dadkoda ka dhadhiciyen rer benale.

    • @musaali-dk8cq
      @musaali-dk8cq 3 місяці тому

      @@abdulraziqahmednbfreddetik1768 wakiilba kasoo qaad, ama wax kale ku sheeg, laakiin warka iska hubsada meeshaas lamaxirin.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 місяці тому

    LABADII XAQDARO KU HESHIISA XAQEEY ISKU LAAYAAN!!! AAD IYO AAD!! NABSIGII GOBOLKA SOOL💞🎊🌹🎁❣️🫀💕💖💖💓💜🌺🌷❤️🥰LAGA GALAY, ayaa ka DHEXQARXAY!!! BAGGGAH😂BAGGAH😂BAGGSH😂! WAAN DOONAYEY😂WAANAN SUGAYEY😂MAALINTAN OOKALE!!!! 😂😂😂!!

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 місяці тому +2

    Kkkkkk maradii unbaa uga laad laaday ,

    • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
      @abdulraziqahmednbfreddetik1768 3 місяці тому

      War rer kan ma dad badan o wax fahamsiya lo diro hadan iminka dhaho jifo mj ah ama hg ba dawlad noqonaysa wa riyo iyo waxan surrounded gal ahayn

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 3 місяці тому

      @@abdulraziqahmednbfreddetik1768 kkkkkkkkk waa runtaa

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +2

    Welkom 🤗 Guuleed iyo Jaamac Galad

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 місяці тому +1

    Labadii xaqdarro ku heshiiya waxaay ku dagaalamaan xaqa.
    Waxa kale ay ku dagaalamayaan waxaa aasaas u ah waa Qabyaaladda, Musuqmaasuqa,iyo danaha gaarka ah .

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 3 місяці тому

    DALJIRE MEDIA WAA SALAAMAYAA
    Awalba reer jees yar ah oo safaarad lasiiyo lama arag ee taasi waxay ahayd
    Dhibaatada iyo lugooyada iyo kalaqaybinta ismaaciil cumar geele
    Uu ku samaynaayey umada soomaaliyeed ee dawlad la,aantu
    Ku dhacday
    Laakiin iminkaa waajibkooda la marindoonaa ismaaciil iyo muuse biixiba waqooyina eegaa la qaban
    Oo waa caqabada koowaad ee cadaw kalkaalka soomaaliya haysta lana fiirsan maayo

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 3 місяці тому

    Jamacow wax baa kaa Dhiman jabuti goobalga gessga Africa weey kamoukataa adiguna waxad u mukaata innaad yaareysaaneysiid, eeh ufirsoo jabuti janoo. Weey kaduwaantahay jigjiga lollll😉

  • @yuusufhersimadadaal6668
    @yuusufhersimadadaal6668 3 місяці тому

    Idinka dalkiinii mee?
    Intii gudo kale ku jeedeen baa gudahiinii uray saw lama odhan karo.
    Weli waxaad wadaan fikirkii guracnaa ee 1988 toban kun wiil idiinkaga dhinteen dagaal aanay waxba idiinkaga cabin, waan hubaa ragaasi in ay ku filnaayeen jigjiga xoraynteeda
    Weli ma taqaaniin sababta dhimashadiina taariikhduna waa 2024.

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 3 місяці тому +1

    Waxaan kadaawanaynaa London uk anagoo fara badan oo jaamac gallad team ah

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 3 місяці тому

    Qofka markuu gumeysi ku soo Koro waa 2dan waji xun cagdheer maalinkasta inamo yaryaro canfara ayaa maxbuus ahaan uqabata xarood markii faraha laga qaaday ayay kibreen 1991 sideedi waa in qaxoontigi laydun ku celiyaa wax yar ayaa idiin hadhsan

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 місяці тому

    Ssc, Awdal iyo shacabka somali land ee 33 sano la jaahwareeriye ballanteenno waa innoo Hargeisa Muse iyo reerkiisa Waxan ka daba gaynanaa Mr Bootaan.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 місяці тому

    Been baydin sheegteen weligoodba heshiis ma ahayn,labada nin muuse iyo geele ayaa danahooda kala fushan jirey.jabuuti weligeedba cadiwga somaliland bay ahayd.

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 місяці тому

    Jama safiirka reer Somaliland ee Djabouti muu odhan wax aan kala socdaa ma jirto wuxuu yidhi xafiisku wuu shaqaynayaa sxb beenta iska daa nin wayn baad tahee.

  • @abdikarinhajji
    @abdikarinhajji 3 місяці тому

    Muse wa nin inkaran wayo sidu usolabto xita dhul bad ayu ubinaya wan isweydiyay dulki iyo dadkiba hadu cadow somliyed u kawrwjiyo yu xukumaya ma Jin iyo shadamo miyu xumi sol iyo sanag wey kudayen owdal gumeysi ayu kuwrwjiyay mawuxu xukumya hargeysa iyo burco o aydagan rerka layirah isaq ok isaq dowlad manoqonkara aduka Intan kunola aqli xumo kaweyn ma arag

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 місяці тому

    Laba munaafaqnimo ku heshiisay dar alle ayey u coloobaan sida Mr biixi iyo Mr geele iyo sidoo kale Mr deni iyo Mr xasan sheekh

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 3 місяці тому

    JAAMCA GALAD. SOO LEESMA DHIRO. JABUUTI BERI HOREE AQOO SATAY SOMALILAND.MARKA JABUUTI XAALKA BAA HADA KU XUMAADAY. BAL KA WARN JAAMC GALADOOW.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 місяці тому

    Albab iskudhufasho majirto hishis calanke lakenay yaa kenay xage laga kenay yaa qatay jabuti inlalalo adunka donaya cidamadana lookeno laguqabsado cidal dalkadhaxeyo yaugusokeya safarad buhodle iney kento ilahoow balayaden balayo ubixi clan kenay safarad nokena sedowlad hada uaqonsataa somali iyago ahaa

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Jaamac Gallad click buu rabaaye reer Somaliland qaddiyaddeeda ma diffaacayo, yaan loo click garayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Jaamac Gallad click buu rabaaye reer Somaliland qaddiyaddeeda ma diffaacayo, yaan loo click garayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Jaamac Gallad click buu rabaaye reer Somaliland qaddiyaddeeda ma diffaacayo, yaan loo click garayn.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 місяці тому

    Jaamac Gallad click buu rabaaye reer Somaliland qaddiyaddeeda ma diffaacayo, yaan loo click garayn.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

    Jecliyaay warkaas inuu run noqdo
    Labadii xaqdaro ku heshiiyaa xaq alaah bay ku coloobaan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    JABUUTI WADAN MA AHAA WAA MAGAALO WAXEY KU TIIRDSNTAHEY ETHOPIA OYO SOMALILANAD WAAD ARKI GAAJO U BALHATI WAAD ARKI

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

    Ragan weriyayaal maaha ee xiqdi iyo Nacayb ayey Lasoo fadhiisteen meesha waa wasakh

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 3 місяці тому

    Aniga ma aaminsani inay is dagaaleen Ismail iyo muuse ee dadka ayaa la qaldayaa lkn Ismail iyo muuse hadii ay is dagaalaan iyo hadii ay heshiis yihiin waxba iskuma biirin karaan

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 3 місяці тому

    Been baad sheegaysaan cadaawada somaliland waad ku jabaysaan calaamadaha horaanteediina lna cagjar hakuu marayaa

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 3 місяці тому

    Jabuti magajonayso ilahay aya nadharguyay jabuuti alxadulilah dhana uu ma socono iyaga no bahan haday nobahnany hajoganhalkoga

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 3 місяці тому

    Hhhhhhhhh basaborka hadii laga qaado kan soomaaliya hasoo doonto🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NourAouled
    @NourAouled 3 місяці тому

    Jabuti guri mara kama taagin ee waa dal caalamka kaalin door ah kaga jirta ee ka fiirso saxib aflagadadana iska daa

  • @nimcanmohamed578
    @nimcanmohamed578 3 місяці тому

    Beenaalayaal baad tihiin
    Waxaydaan garanay baad ka hadashaan maalin kasta

  • @mohamedmohmud520
    @mohamedmohmud520 3 місяці тому

    Somali land will never fight its prunk

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 3 місяці тому

    Galad ma laga yaabaa sanadka dambe inaad amaanto ilayn waa Arina dirgaxe

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 3 місяці тому

    ETHOPIA WAXAN KA DOONAYNA DHULKII SOMALIAYEED

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 3 місяці тому +1

    Excellent news 😂😂😂

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 3 місяці тому

    Somalilald waa la ictiraafayaaye miyeydun ooyi

  • @Ahmedsharif-g4k
    @Ahmedsharif-g4k 3 місяці тому

    Gargaxajis caqligoodii ka koriwaa doorasho kursina laga dhaariyay ku soo biira awdal state

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 3 місяці тому

      Yaad metelaysaa markaa digu yaad tahay horta

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +1

    Jama. Galad asc

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому

    3DII DULMI KU HESHIIYA DAACADA ISKU DIRTA

  • @nasserbileh5615
    @nasserbileh5615 3 місяці тому

    Jabuuti iyo somaliland aa is wasaan

  • @maxamedijo8999
    @maxamedijo8999 3 місяці тому

    Mashallah wariye jamac galad

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 місяці тому

    Amuu Wadanimo u samaynayaa sidaa

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 місяці тому

    Maxa been la isku sheegaya snm

  • @axamedmahad-l5c
    @axamedmahad-l5c 3 місяці тому

    Asc waxaan samlamay jaamac galad

  • @asadhassan8153
    @asadhassan8153 3 місяці тому

    Muusoow fasax ciidanka

  • @axamedmahad-l5c
    @axamedmahad-l5c 3 місяці тому

    mansha allh

  • @Faarahmuhammed
    @Faarahmuhammed 3 місяці тому

    Djibouti wa inno dagaal

  • @abdillahiaouledaouled1970
    @abdillahiaouledaouled1970 3 місяці тому

    Mash allah

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 місяці тому

    Wax la qabaa xiis ma leh

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi 3 місяці тому

    Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 3 місяці тому

    Filimkii irir samaale miyaa dhamaaday awalba wan ogaa irir samaale inuu qabiil jira ahayn shalay khayaano ayay ku heshiiyeen iyo naceyb dad somaliyed Ismail muuse iyo xasan waa sadex khaa,in oo dhibaato weyn ku haya umada somaliyed waa xaqiiqda

  • @dahirelmi4716
    @dahirelmi4716 3 місяці тому

    Warkaasi waxba kama jiraan. Xanuunka Somalida ku dhacay ayaa noqday in la faafiyo waxaan jirin oon la hubin. Way furan yihiin Safaaradihii labada dhinac ba. Djibouti na waxay jeceshahay Soomaali wanaagsan oo is jecel. Is nacaybshaha ha ka qayb qaadanina.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 місяці тому

    Wariyahan Jaamac la fadhiya wuxuu u sii ekaanayaa Gafeydhe xitaa foodi geeska ayey ka sii cadaaneysaa.

  • @MariamMh-j9c
    @MariamMh-j9c 3 місяці тому

    Kufarax qabyaalada iyo cunsuri in Raarta ku gal muse balmaxaa kagalay maaha weriyayaa l

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    SAFIIR MA JOOGIN HARGAYSA EE QUNSUL AYAA U JOOGAY DAWLADA DJIBOUTI

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 3 місяці тому

    Waxa layidhiy labadiiy xaqdaro ku heshiyaa xaqay ku diriraan haskudhacaan

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 місяці тому

    Ibismilahidoomaali mida

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 місяці тому

    Waa xaq daradii ay Ku u heshiiyeen oo ay Ku duqeeyaan laas caano jabuuti hiilkaan ugalay iyo say noogu abaal guseen waan ognahay inay xaruurta iyo maarada laascaanood Ku duqeeyaan Bay abaal nooga dhigeen

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 місяці тому +1

    Waa khiyaamihii Ogaadeenkii Shilinta xoolaha cunta la weydiin jirey ayaa maanta siyaasada la weydiinaya ama nooga sheekaynaya

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 3 місяці тому +1

    Somaliland ma liicayso haddaanu nahay reer awdalna noqon mayno laascaano.

  • @Ahmedsharif-g4k
    @Ahmedsharif-g4k 3 місяці тому

    Absama waa irishka somalida

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 місяці тому +1

    Duufka iska bi’iyaOgaadeen

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 3 місяці тому

    Isaaqlan bay noqoty

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Aduunyo saas weeye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Xaal aduunyo😊

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Guleed alifle eedo scw

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 3 місяці тому

    ❤❤❤❤jecliyaa

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 3 місяці тому

    ISKA BAROORTA CAGDHEER OGAADEEN XABASHI ADOONSATO 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 3 місяці тому

    Madaxweynaha jabuuti waxu uqeybiyey soomaalida 3 Dex magaalo oo Kala ah
    1xamar
    2 hargeysa
    3 jabuuti
    Oo ayaan jirin cidkale oo udhaxeysa ama soomaaliyeed
    Means iririssm

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 3 місяці тому

    Ogaadeen muxuu xidhiidh ka yaqaan, waar maad geeliinii iska raacataan Ogaadeenoow.

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 3 місяці тому

    Somalilnd iyo D jabouti waxa kama dhacayaab waa walalo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    MUUSE WADANKA WAA DIFAACAYAA INTAA BAA JAMAC OGAADEEN KAA QAAYLAYSIINAYA