Ceebtii dhacday kadib wlhi waan ka xumahay in ay samia oo kale nasoo martay oo aan garanwaynay alle hakuu naxariisto walal waxaad u ordaysay oo udadaalaysay oo badaha ujeexaysay si aad noloshaada riyadaada iyo ta qoyskaagaba urumayso Si aad uga fogaato kuwa cadawga Ah ee somali madhiyey kuna riday hoga iyo ceebta ay maanta hoganayso Maanta ka hor ma maqal qisada samia alle haw naxariisto 😢😢😢
Alle ha u naxaristo samiya arintani waxay ku cadeynaysaa in shacabkii somaliyed ay baba ku sugana yihiin walahi waa arin aad u xanuun badan somalida wax lagu barakicinayaa waa diinta islamka aya lagu haystaa oo galo inagu daba socdaa
Naxariistiisa Allah siiyo, Soomalina meesha ha iska qaaddo ugu yaraan kuwa soo socda an ka fekerno, tanina cashar ha inoo noqotto iyo lama hilmaan oo xitaa taallo loo dhiso.
Zamzam booskeeda lagu waday si qabiil ah so zamzam iyadaa kaga fcneed orodka hadee hada nolaan leheyd hormar wey gaari leheyd oo booskeeda la siin lahaay, Allaha u naxariisto gabadhaan yar
masha alaah sxb waad ku mahadsan tahay xusuusintii aad umada Somaliyeed soo xusuusisay wixii horay u dhacay in taldaada ku adan in hada ka dib aysan dhicin in ciyaartoyda la dayaco.
Abyo allah ku xanriisto wlhi manta ka hor ma an maqlin qisadada lkn riyada at lahet oo at ladhimatay wat gartay abyo inaa magac somali meel gar siiso ayeey ehet wana gartay wayo meel waliba qisada aya talo allah janatu fardowsa haka warabiyo saamiya 💔🥲
Ifiye media ad bad u mahadsan tahay sida wanagsan ee ad u xustey taariqda Samiya allah u naxaristo iyo inta siku dayday inay calanka Somaliya ifiyan oo u diidey inuu dhaco..SOMALIYA HANOO LAATO
Qof indheer garad ayaa tahay waxaad shegeysay 7 sano ka hor hadee dhaceyn ee bal inoo soo gal repleyka hadaa noloshahay hadaa dhimatayna Allaha kuu naxariisto
Ceebtii dhacday kadib wlhi waan ka xumahay in ay samia oo kale nasoo martay oo aan garanwaynay alle hakuu naxariisto walal waxaad u ordaysay oo udadaalaysay oo badaha ujeexaysay si aad noloshaada riyadaada iyo ta qoyskaagaba urumayso
Si aad uga fogaato kuwa cadawga Ah ee somali madhiyey kuna riday hoga iyo ceebta ay maanta hoganayso
Maanta ka hor ma maqal qisada samia alle haw naxariisto 😢😢😢
wll qisadeeda ma ila wadaagi kartaa caawa iigu horaysee ama vedio kahadlaya
Buug baa laga qoray ladhaho “Don’t tell me you are afraid “.
@@abdalaahmed5026sxb buugas wn wyey xgee ka hela😢
😢😢😢
Walaal si fiican ayaad u faah faahisay maasha Allah
Waana dhab wax walbo oo aad sheektay
Wka xumahy inn 2023 maqly tariqda samiya allh unaxaristo janada allh ka warabiyo
Alle ha u naxaristo samiya arintani waxay ku cadeynaysaa in shacabkii somaliyed ay baba ku sugana yihiin walahi waa arin aad u xanuun badan somalida wax lagu barakicinayaa waa diinta islamka aya lagu haystaa oo galo inagu daba socdaa
Naxariistiisa Allah siiyo, Soomalina meesha ha iska qaaddo ugu yaraan kuwa soo socda an ka fekerno, tanina cashar ha inoo noqotto iyo lama hilmaan oo xitaa taallo loo dhiso.
Zamzam booskeeda lagu waday si qabiil ah so zamzam iyadaa kaga fcneed orodka hadee hada nolaan leheyd hormar wey gaari leheyd oo booskeeda la siin lahaay, Allaha u naxariisto gabadhaan yar
Mar dhaw waxaa imaan doonta Gabar kalinta gowaad gasha dhinaca orodka insha allah
masha alaah sxb waad ku mahadsan tahay xusuusintii aad umada Somaliyeed soo xusuusisay wixii horay u dhacay in taldaada ku adan in hada ka dib aysan dhicin in ciyaartoyda la dayaco.
😢😮
Wlhi wan oyaay 😢😢allaah ku naxaristo walal samiya ceba kaa dabeysay
allah ha u naxaristo samiya abdibasirna allah caafiyo
Alleh aa ku naxaristo walaal samiaa
inaalilaah wa ina ilaahi rayacuun saamiya allaha ku naxariisto.
wiilka xanuunsanayo allah caafiyo
Allaha unaxariisto janada fardowso allaha ka warabiyo
Allaha u naxariisto walaasheen saamia
Abyo allah ku xanriisto wlhi manta ka hor ma an maqlin qisadada lkn riyada at lahet oo at ladhimatay wat gartay abyo inaa magac somali meel gar siiso ayeey ehet wana gartay wayo meel waliba qisada aya talo allah janatu fardowsa haka warabiyo saamiya 💔🥲
Allaha u naxariisto wlhi waaka xumahay 😢
alaha u raxariisto samiya
Ifiye media ad bad u mahadsan tahay sida wanagsan ee ad u xustey taariqda Samiya allah u naxaristo iyo inta siku dayday inay calanka Somaliya ifiyan oo u diidey inuu dhaco..SOMALIYA HANOO LAATO
abdinasir said ibrahim {kaneeco} iyo samia yusuf omar waa wadaniyiiiin samia Allah hau naxaristo
Illahay ha u naxristo insha allah dambigada illahay ha dhafo koley zam zam way ka ficnayd ayan filaaaaa
ALLAHA U NAXARIISTO WAXAY AHAYD OROD YAHAN DHAB AH QAABKEEDA AYAA ORODKA SAMAYSNAA
Somali hadaan nahay dhinac walba waan kabur burnay anaga na isku
Keenay ya allah help us.
War manoo sha hay
@@ahmadfarxaan5836adu ma noshahay
Illhow naxariistii jano kusii yarabii 😢🤲🏻💔😭🥹
Illaah hakuu naxariisto hana kuu dambi dhaafi ukhti somali naxariiiiiiiiis waarta
Allah ha unaxiirto walaashay
Allaha u naxariisto😢
Somalia way roonyihiin haday keeneen dad lugaqaba waxa dhicikaraysa in curyaan ay yidhaahdaan orodkadheer nooga qaybgal qabyaalad awgeed
igor alilovic 😂😂
hada ayay dhacaday waxaa aad ka hadlaysaa. zxp wali maniosahahay iijawab hadii aad aragtid commentigayga
Qof indheer garad ayaa tahay waxaad shegeysay 7 sano ka hor hadee dhaceyn ee bal inoo soo gal repleyka hadaa noloshahay hadaa dhimatayna Allaha kuu naxariisto
الله يرحم🥺
ilhy ha u naxariisto saamiya
Saamiya ilaahey ha ku naxariisto waa Arin laga naxo
Allaha unaxaristo samiyo
Allah raxma😢
YAA ALLHAAA U NAXIRISO
Somalia waa meesha kaliya ee qofkeeda usoo baxa sida dayaxa intey qabato damisa ee ama disha
saamiya ayadaa ka firfircoonayd samsamtan hada joogta
Ilahay ha unaxaristo wlhy waa wadaniyiin
ilahay hakuu naxariisto
halakani maha landan ee Waa chana marka kaliya ayaa ay or a day lkn allh hawnaxariisto sami yaa wiilkiina italia ayuuu jooga
War baahin talyaani ayaa kawarantay alle ha u naxariisto
ilaahey ha u naxariisto
ilahay haunxsiisto abdinsrna ilhey hacafiyo
Somaalay Qabiil Qaran ma noqdo
allah ha unaxristo samiya
Waxaan manta kasoo maqlay 11 julay 2020 inay gabdhaas dhimatay najma
Anigana hada 2Agoosto 2023 maalin Arbaco
@@yaxyecaddesixii6596anigana maanta oo jimca ah 4 ogosta tiktok vedio aan ku arkay qisadeeda ka soo raadiyay
ilaahy ha unaxariisto
Allaha unaxriisto 😢
illahy ha unaxriisto janadi fatdawsana haka warbiyo
halyeey waqtigo ciiley
allaha u nariisto janada ka warbsho
Illay ha unaxaristo
Allah naxeyristo
allow janada ka waraabii
ilahey haunaxaristo
WALAHI WAA OYEY ILAHAY HA U NAXARISTO
Ax ax somaliyey ma sheeko unban kujiraynaa miso waxban badalnaa.
done 1479
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
KUWA HADA NOOL.HA LOO DADAALO
Buug laga qore ayan ayan aqriye dhibke uso marte calanka
xge ka hela
Xxx
👎👎👎👎 Somaliya oo aduunk erayatey hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
🖕🖕🖕🖕🖕🖕