Ku darso oo reer jilib dhan oo sacad muuse la yidhaa dumarkooda dhilooyin lagu sheegey oo waliba nin cumaamad sitaa ku sheegayey ,kuwaas miyaan cirdigoodii lagu xad gudbin ,maxaad kaas uga xanaaqi wayday.
Waa ninkani waa in laga dhigaa general ka ciidanka qaranka somaliland waayo waa nin ragonimo leh, hufan oo dood furan, aftahan ah, run sheeg ah, xeerbeegti ah , gobonimo iyo dun wanaag leh.
TUSAALE MAYER MOOGE 30 DIBJIR AH OO AAN HANTI LAHAYN CASHUUR BIXIN AYAA AYAA MAGACA SUBEER AWAL KU HADLAAYAY OO AY MEDIADAA SOMALILAND WAREEJINAYSAY WAA IN XEER LAGA SAMEEYAA BARAHA BULSHADA EE SOMALILAND SUBEER AWAL IYAAGAN IS AQOONBA BALSE DAD WAAYAY SHAQO AYAA SHAADH KA DHIGTAY BEEN KA SHEEGAYAA REERKAA WA DIBJIR DADKAASI
War maxa ku haya dee hadaanad arkay. Ady kuu tala caqli ma lihid ee iska aamus xoolahaga xafd kale lagu fhisimayo allah reerkani maxu baqyan weligiin laydima raali gelin idinku war mee ragii la afduubtay
Waar fulayyahow waa lagu xiniinyo taabtay ee hadalka dhataqlaha ah is ka daa oo wax iska celi.ilaa cigaal ilaa imika ayaan xumaan af iyo adin aan waxba laguugulama hadhin. Bal suaalaha la waydiinayo ayuu ka weecanaa ee u fiirsada. Hablahaagaa LA caayay ee raali galin ma lagu siiyay . Mise waxbaa laguu laabay
Midhiyaha kuwa yimada ma nacaska sacad Musa yimada maxad faridka sacad muuse udiiday midhiyaha waxan soda uleeyay waxan at Kaya Kan madaxacad EE le wadani nin Ka mayirk lahadlaale
Geesi hadal cad oo run-sheeg ah, ilaahay ha ku xafido adeer ❤❤❤
AXAMAD xaashi cismaan. Mujaahid waano fiican baad siisay alaylahe waa siday ila ahayde Allah hakuu anfaco igana adigana ala hakaa ijaa isiiyo
Inta ninkaasi oo kalle nagu jirro ma ciirayno allow noo Badi geesiysssha aaamiin
maaha allah waa sax arintaa aad ka hadashay caqliga carabkaba alaah ha kuu daayo aamiin aamiin aamiin yaarabi
Mashallaah afku kuma go'o ❤
Mansha allaha mujaahid meesheeda ayaad dhigtay
Sarkaal Dr.Axmed xaashi cisman nin nadiif ah oo hal adayg leh oo alle yaqaana ayaan u aqaanaa wlhi
Mashallah ilaahay hakubarakeeyo hailaayo hadhowro Qaranka Somaliland kanaxoo NAFTA waa waydhaqaaday Somaliland guuuuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤l❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maaaha Allah Geeesi Qaran noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan Nin sharfle oo xalaala oo somaliland iyo ummaddaba lexjecloka leh barkallah.
Mansha Allah mansha Allah geesi qaran cafimaad ku waar
Waa,mujaahid axmed adeer khayr alle hakusiiyo sida hufan ee aad dadkeena uwaanisay haddalku waa sidan run uga sheeg ama iska,aamus.
Maanta dalkeenu wuxu kugaadhayaa citiraaf iyo wax wadaqabsi iyo is ilaashi gacmaha laisqabsado sidii dalkan loomadadhisanlahaa halagalo cida khaldana aan isqabano cida kicinta wada cidaydoonaanba hanoqdaan.
Weriyha iyo mujaahidku ma wada socdaan
Mujahid Ahmed geesi qaran thank you ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllo wariyaha maxaa ku dhacay wllo jooji isku dirka
Adeer off wareen xarshin kamuu iman ee hargeisa ayuu udhashay
Maansha Allah! Waa hadal odeeynimo, waa hadal islaanimo, waa hadal uu yidhi odeey ay muuqato inuu dalkaan daynayo
BULSHO TV AYAA UGU HOREEYA DADKA EDEBDARADA WADDA EE WAX BUUNBUUNIYA
War ideer waridigan iska xidh kan man fahmin
Xaga horuunbaan ka boodee xaga danbuu ka qurxiyay
Axyaa saaxiibul caqli waaya arag
Excuse me, kii dhiigyacabka ahaa ee kii xildhibaanka ahaa lahaa u sheeg Inaad Gabaarayda dabar jarsyso miyuu ku saxsanaa,
Wariye dhex dhexaad ahow cunsuri ayaad tahay
Waaa nin waxgarad ah oo xaqiiqda ayuu taabtay Mujahidku waa nin qaran
Nin rageed
waa nin aad u macquula ninkani alle hadaayee
Mudane muuse. Cindigiisa hooyadii markii la caayayay cindigiisa Maan lagu ciyaarin ka hadal taas
Ku darso oo reer jilib dhan oo sacad muuse la yidhaa dumarkooda dhilooyin lagu sheegey oo waliba nin cumaamad sitaa ku sheegayey ,kuwaas miyaan cirdigoodii lagu xad gudbin ,maxaad kaas uga xanaaqi wayday.
Muse judaan cayda hoyadi lacag iyoxil ayu ku bixiya@
Wasirki cayda hoyadi book kuso qoray waa ki xilka ka qadi wayay
@@abdirasheedwarsame5876
Kuwi aad caydoda books kuso qortay ee muse judaan library so dhigay ma fstatir ayay ahayeen@@
Mujaahidna maaha qabyaaladste maxaa dhinac ka raray uu dhex igu hadli waayay
Inagu dadkii indhaha isku af garan jiray ayaynu nahay xiligiifaqashta dalka waan ka quistee dunnida shaw rag. Baa nool guuulayso awagay dhalyoow
Waa ninkani waa in laga dhigaa general ka ciidanka qaranka somaliland waayo waa nin ragonimo leh, hufan oo dood furan, aftahan ah, run sheeg ah, xeerbeegti ah , gobonimo iyo dun wanaag leh.
Hbr awal kuwi hore ba hubki laga furtay!!😂😂😂
TUSAALE MAYER MOOGE 30 DIBJIR AH OO AAN HANTI LAHAYN CASHUUR BIXIN AYAA AYAA MAGACA SUBEER AWAL KU HADLAAYAY OO AY MEDIADAA SOMALILAND WAREEJINAYSAY WAA IN XEER LAGA SAMEEYAA BARAHA BULSHADA EE SOMALILAND SUBEER AWAL IYAAGAN IS AQOONBA BALSE DAD WAAYAY SHAQO AYAA SHAADH KA DHIGTAY BEEN KA SHEEGAYAA REERKAA WA DIBJIR DADKAASI
Wwaaaa mid samatariskii laga qaadey kursiga cadha hadlaya..
Mucaaridkii hore jidkii uu jeexay ayuu mucaaridka cusubina marayaa ee yaaney idinla urin.
Welcome to liinta qadhad iyo jeelka oog iyo caynaba
ninkani waa nin sare maaha camaacuma ruuga inagu badan beryhan .
War maxa ku haya dee hadaanad arkay. Ady kuu tala caqli ma lihid ee iska aamus xoolahaga xafd kale lagu fhisimayo allah reerkani maxu baqyan weligiin laydima raali gelin idinku war mee ragii la afduubtay
Waar askartii lalaayay ee madaxa lagaga joogsaday kahadal
Waar fulayyahow waa lagu xiniinyo taabtay ee hadalka dhataqlaha ah is ka daa oo wax iska celi.ilaa cigaal ilaa imika ayaan xumaan af iyo adin aan waxba laguugulama hadhin. Bal suaalaha la waydiinayo ayuu ka weecanaa ee u fiirsada. Hablahaagaa LA caayay ee raali galin ma lagu siiyay . Mise waxbaa laguu laabay
Adigu munaafaq baatay weriyow
Hbr awal waa caydh dowlad ku nool oo cashurta umada laga so guro lagu biliyo
Xaafada koodbuur gudoomiye ayay leedahay xildhibaano laga soo doortay ayaa jooga ha la xisaabtamaa kuwaas not cabdikariim axmed MOOGE
Muse judaan waa ninka qaranka jabiyay!
Maayer kale ayey dadku soo dooranayaa.
Mudo xileedkiisa oo uu dhamaysto mooyee wuu joogayaa
Uu so dhoqan dona insha Allah
Kow Habar awal cabsaa haysaa malaha waxani niiko way dhafte miyaa gabigoodaba loowada hanjabay talow
Midhiyaha kuwa yimada ma nacaska sacad Musa yimada maxad faridka sacad muuse udiiday midhiyaha waxan soda uleeyay waxan at Kaya Kan madaxacad EE le wadani nin Ka mayirk lahadlaale
Mayir qiiro
Diina garan maysid xayawaan low class 😮
Meeyarka meeyarada somaliland ee hargaysa kala cadeeyay allow noo dhowr tuugtii cashuurta shacabka cuni jirtay baa meelwalba ka qaylinaysa yahuu
Inagu dadkii indhaha isku af garan jiray ayaynu nahay xiligiifaqashta dalka waan ka quistee dunnida shaw rag. Baa nool guuulayso awagay dhalyoow