Masha Allah alle ha ku barakeeyo hakugu Abaal mariyo taladaada wax ku oolka ah Ama kama kacdada ah Eed na siisay Aqoonyahan Adeer, layskama hadlo Oo wax Uun dheh laysma yidhaa hadaanad bixinaynin talo tan Uu Aqoonyahakan Reer Canada Ina siiyey mid la mid ah Ama dhadhaweysa Aanad Dal kaaga iyo Dad kaaga u soo jeedin karahayn qaar badan Oo au idaacaduhu waraystaan Oo waxa ay ku hadlayaan yalaalugu kaa qabanaso ayaa jira Oo in la waraysto daayoo in ay bishmaa bishiiciyaan ba Ama hadlaanba Aanay ahayn haday hadlaana ku hadla Ama soo jeediya Waxaan Afar jirku Soo jeedin Ama ku hadlin Mar labaad waxaanu Aqoonyahan ku leenahay illah hakaa Jazaa'i siiyo Taladaada Lexejeclada u leh Dal ka iyo Dad ka Qiimaha iyo Qaayaha badan 🤲🤲🤲💚🤍♥️✅🙏💚🤍♥️
Ilaahay haunaxariisto aamiin
Jasaa,akalaa khayr
Alle hakaa abaal Mario xaji.Ducaale.
MADAXWEYNE
Aduunku wuxuu marwalba isku wadan karaa labadeenuba HAYNU wada guulaysano
Win and win
Hadii sidaas la waayo fadhiga ha uuga kicin
Jazak Allah Khair
Wa ruuuuunta geesi run xaqiiq kusocda 👍👍❤❤❤❤
Sharaf iyo Karaamo Adeer Sida Hawraarta leh ee u hadashay.
Masha Allah alle ha ku barakeeyo hakugu Abaal mariyo taladaada wax ku oolka ah Ama kama kacdada ah Eed na siisay Aqoonyahan Adeer, layskama hadlo Oo wax Uun dheh laysma yidhaa hadaanad bixinaynin talo tan Uu Aqoonyahakan Reer Canada Ina siiyey mid la mid ah Ama dhadhaweysa Aanad Dal kaaga iyo Dad kaaga u soo jeedin karahayn qaar badan Oo au idaacaduhu waraystaan Oo waxa ay ku hadlayaan yalaalugu kaa qabanaso ayaa jira Oo in la waraysto daayoo in ay bishmaa bishiiciyaan ba Ama hadlaanba Aanay ahayn haday hadlaana ku hadla Ama soo jeediya Waxaan Afar jirku Soo jeedin Ama ku hadlin Mar labaad waxaanu Aqoonyahan ku leenahay illah hakaa Jazaa'i siiyo Taladaada Lexejeclada u leh Dal ka iyo Dad ka Qiimaha iyo Qaayaha badan 🤲🤲🤲💚🤍♥️✅🙏💚🤍♥️
Absolutely❤❤❤❤❤❤
Mansha Allaahu maansha Allaahu talo waayeel oo aad u qiimo badan noolow wayeelkayaga qiimaha badan
❤
Masha Allah. Hadal qiimo leh .
Waaruntaa adeero guuleso geesi batah 🎉🎉🎉
Mmtv hore u socdaaa
Hadal waayeel iyo waxgarad aragti dheer.
Muuse isaga handaraab isu bixiyey sowkii yidhi waxban handaraabay
Muuse biixi dano Gaara ayuu u isticmaalay lacagta cid wax uguma qaban, madaxweyne Cirro adeer lacagta waa la wareejinaya oo salaadiinta mushahar fiican baa la siinaya,
Waa qabo iyo ku kaloo la mida
ciro double handaraab mise waa magaca carabtu u bixisay zero kee wacan tolow 😂😅
ااسف أيها الشيخ الكبير، هل عندك شك او حاجة، اذن اتصل السلطان عام للقبيلة الزبير الاول، السلطان الحسن فهو حاليا مع الفخامة الرءيس المنتخب، فاهم! 🫲
ما فهمت ايش فيه
السلطان حسن مع الريس عرو هل فيه شي ثاني غير هذا
Adeer muuse biixi cabdi madaxwayne lamidi somaliland somari maayo waa dhabtaasi ilahay dalka hanoo ilaaliyo
Ciro waxba handarabi maayee allaw sahal amuuraha haloo allabaryo inuu illaahay qadiyada dalka qalbigiisa galiyo
Muuse shaxaad kii buu handaraabay iyo boobkii sidaas buu magucu ku baxay
ciro caanyo qadiyadna garan mayo
adeer liibaane maxaa ducada kuu diiday horaa muuse looola daba orday handaraab wakaa wadankii wada handaraab noqday ee hadii isbadal imiday aynu khayrka ladaba joogno oo muftaax nidhaahno
handaraab waa naanastaan ugu jeclahay wallahi malintaan handaraab maqlay ayaa muuse taageeray boobkii iyo shaxaad kii buu handaraabay taasuu kula baxay handaraab
ciro caanyo ina xaashi iyo xirsi baa ka hoosdhergaya siday siilanyo markuu xanuustay uboobeen wadanka
Sidaa kaama filayn MMTV
😂😂😂BAL NINKAA WAYN QABYAALADU KA HADASHIINAYSO BAL EEGA REERKII SACAD MUSE SANADKAA MARYAHA AYAY DHIGTEEN
Ninkan hadalkisa qabyalad kuma jirto bro malaha maad dhagaysane
Hadal qiimo leh oo duco iyo talo u badan ayuu jeediyey
faqash ka ahaw taasi reer Somaliland bay u dhaxaysaaye