Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ALFANAAN MAXAMED CUMAR DALXA & HEESTII " SHANKAROON" SHANKAROON HAWEEYNKAAN SHIB MARKAAN I DHAAHDABA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • ALFANAAN MAXAMED CUMAR DALXA HEESTII SHANKAROON
    ERAYADII AUN ABWAAN CALI DIIRIYE CIGAAL " CALI GAAB"
    HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA AAD KA LOO JECEL YAHAY MARKA LAGA EEGO DHINACA AMAANTA GABDHAHA IYO QURUXDA DHULKA DAAQSINKA LEH SOOL/ NUGAAL IYO SHAXDA
    HEESTAN WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA UGU CAANSAN EE UU QAADEY PRO USTAAD FANAAN MAXAMED CUMAR DALXA
    HEESTAN WAXAA QAADI JIREY KOOXDII XOOGA DALKA SOOMAALIIYEED EE HORSEED OO UU KA TIRSANAA ABWAANKA HEESTAN SAMEEYEY EE CALI GAAB, HEESTAN WAXAA QAADI JIREEY WAKHTIGII DAWLADII DHEXE AUN FANAAN CABDILAAHI CABDI CUMAR " CABDILLAAHI LEYLON" OO KA TIRSANAA KOOXDII HORSEED AUN INTII DHIMATEY
    DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON
    LA WADAAG ASXAABTA

КОМЕНТАРІ • 46

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 роки тому +11

    Big Legend,Dalxa,this time was-A young Boy!!!..waxaa uu ka mid Ahaa Asaasayaashii Kooxdii Iftin Ee Wasaaradda Waxbarashada & Barbaarinta,Xalane 76-teachers,After University Lafoole!!....Bright Future!!And Now Seneter..thanks

  • @addeecabdihassan1888
    @addeecabdihassan1888 4 роки тому +15

    Waddani waddani dhalay,Alfannaan,Professor,Xildhabaan Muxamed Cumar Dhalxa Nooloow In badan mashaa Allaah
    Halgu daydo haddaad magac dooneysaan Soomaaliyeey.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      Maasha allah Profrsonku waa Fanaan, Siyaasi iyo Wadani hadalo cadcad oo jira cimri dheer iyo caafimaad illahay ha siiyo waa xubin parlamter oo muhiim u ah umada soomaaliyeed

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 4 роки тому +8

    02/06/2020 yaa ila daawanaya like ha ila dhaafina

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 Рік тому +3

    heesaha allaha u naxariito abwaan cali gaab aan ugu jecelahay ayey kamid tahay
    shankaroon. iyo beeni raad maleh salaad darbi ayaa qaaday

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 4 роки тому +4

    dalxa caadu ahaa markaas waaw wayo fiican iyo nabad ilaahoow sooceli amiin

  • @cismaandayib276
    @cismaandayib276 Рік тому +2

    2022 yailadawanaya

  • @adamfarah6584
    @adamfarah6584 3 роки тому +4

    1 LUUQDA MAXAMED CUMAR DALXA
    KA SOO JEEDA DAGMADA WALAWEYN
    MUSIGA DAAUUD CALI MUSCAB
    KA SOO JEEDA DEDMADA JAWHAR
    MIDHAHA ABWAAN CALI DIRIIYE
    CALI GAAB
    UNA QAADAY XAASKIUSA OO KA SOO JEEDAY SANTARKA SHAXDA BUUHOODLE EE DAGMADA DANOOD EE GOBOLKA DOOLO
    TAARIKHDA 1979 KII
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🧡🧡🧡💜💜✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @bilecode8114
    @bilecode8114 3 роки тому +6

    Hees kamid ah heesaha somalidu ugu dhageysi badan tahay qaaraami markii ladhoho

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +2

    Mukhtar Award Born Somewhere Of Soomaaliya

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 4 роки тому +2

    Waa uu dheeraa markaas Professor Dalxa markuu yaraa

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 3 роки тому +2

    Proff.Dalxa kuliyadii Luqadaha ayuu barre sare ka ahaa waa muwaadin wadaniyadu aad ugu weyn tahay cimri dheer, caafimaad iyo camal suuban inshaa Allah.aamiiiiiiiin.

  • @shuaybmoallimadan9698
    @shuaybmoallimadan9698 5 років тому +6

    codka caadi ma aha sxb #like ha iga hilmaamin

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 Рік тому +1

    waa ereyadii cali diiriye cigaal (cali gaab)

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому +2

    Shaxda buuhoodle iyo agagaarkeeda dalxa waq ku salaamayaa

  • @mohamedamiin2185
    @mohamedamiin2185 5 років тому +5

    Wow waa asagii o yar Prof Dalxa, Erayadii AUN Abwan Cali Diiriye Cali Gaab.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 років тому +4

      Waa Pro maxamed Cumar dalxa, markii uu waxbarashada dalka Suudaan soo dhameeystay ayuu heesaha hirgalay ka qayb galay, illahay cimri dheer ha siiyo Pro waa Masuul qaran hada

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 роки тому +1

      tolow laxanka yasaray

    • @SAACID-SOONA
      @SAACID-SOONA 2 роки тому

      Erayada inuu abwan cali diiriye lahaa ma ina hubtaa wlaal.

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 4 роки тому +3

    HESTAN TV GI XAMAR BAAN KA DAAWAN JIRNEY IYADOO INTAAS KA FASIIXSAN WAA DALXA OO 20 JIR AH DALXA DHERER BADNAAYAA MANSHA ALLAAH

  • @fowsiabdiraashid662
    @fowsiabdiraashid662 4 роки тому +3

    Hesti kale u leyahay madhamado waaqti soo dhawesatayo dheer dheer waqtiigo

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      @Fowsi Abdiraashid laba fanaan ayaad isku khaldeeysaa ayaan filayaa, heesta ma dhamaado wakhtigaad soo dhaweeysataa waxaa qaadey Cumar Xassan Rooraaye waxey ku jirtey heestaaasi Riwaayadii Wad iyo Wacad. Fanaankana waa Maxamed Cumar Dalxa iyo heestii Shankaroon oo uu lahaa Aun CAli Diiriye waa laba fanaan oo kala wakhtiya isku mid maaha

  • @bashkaabdirizak2180
    @bashkaabdirizak2180 4 роки тому +3

    Prof dalxa runtii waa qof xag kasta kadhisan

  • @mahat-keeyow7633
    @mahat-keeyow7633 4 роки тому +2

    15/07/2020 wow

  • @francoiskayad878
    @francoiskayad878 4 роки тому +1

    Erayadi Allaha u Naxariiste Abwaan Cali Diiriye Cigaal (Cali Gaab)

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      Aamiin aamiin ya rab

    • @zahrasulayban6772
      @zahrasulayban6772 4 роки тому

      Francois Kayad waxa iqkale erayada axmed saleebaan bide

    • @francoiskayad878
      @francoiskayad878 4 роки тому +1

      @@zahrasulayban6772
      Maya walaal waan huba ee dib usoo baadh. Waraysiga Cali Gaab iyo Dalxa ba ka raadi UA-cam

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 роки тому

      @@zahrasulayban6772 Cali gaab baa lahaa erayada

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 4 роки тому +1

    Masha'alah waa mudane ilaahay hibo u siiyay inuu maskax hal abuur iyo aqoon tayo leh

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +1

    Mirihii cali gaab laxankii iyo codkii m.c.dhalxa

  • @maryanabdulahi8517
    @maryanabdulahi8517 3 роки тому +1

    Hestaan hesaha ugu jeclahay

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 Рік тому

      waa ereyadii cali gaab allaha u naxariito Djibouti ayuu ku geeryooday dhawaan

  • @cabdisalaanibraahin9451
    @cabdisalaanibraahin9451 3 роки тому

    Masha Allah cod wacanaa

  • @hassanabdullahi3481
    @hassanabdullahi3481 4 роки тому +3

    M.a pf maxamed cumar dalxa ,waan maqli jirey asxaabteyda oo sheegaya in uu pf dalxa qaaday heestii shankaroon aad ayaan ugu frxsnhy in aan halkaan ka daawado pf waa nin igu qaali ah maxaa yeelay waxaan iskala soo jeednaa degmada wanlaweyn go forwarde my walaalkayga dalxa

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      Pro illahay ha barakeeyo Waa Muwaadin Dhaba, Fanaanimada ka sokoow

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 4 роки тому +1

    Mar waxaa lagu soo duubay Nairobi Kenya

  • @ahmedail9073
    @ahmedail9073 4 роки тому +1

    Shuqle.waa.awrka .siday.ilatahsy

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 4 роки тому +1

    Waa ilbax fahmi karo bulsho kasta ADUUNKA ku nool

  • @ahmedail9073
    @ahmedail9073 4 роки тому +1

    War..barofasorku.siyaasad.goormu.galay.nafahansiya

  • @bashiiraxmed1321
    @bashiiraxmed1321 3 роки тому +1

    Heeska so year ma u shusjubateen

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому

      @Bashiir Axmed qoraalkaaga ma fahmin sxb eraygan waxa aad uga jeedo shusjubateen afsoomaaliga kuma ogi eray noocan u qorma

  • @abwaanabdullaahidhuux7931
    @abwaanabdullaahidhuux7931 4 роки тому

    Waxan Fanaan weyn weeye