Fadedxaddii ugu weynayd oo Muqdisho ka taagan iyo Kooxda Xasan Sh oo damiirki ka dhintay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 157

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 3 місяці тому +11

    Carada alle hakudhacdo xasan shiiq

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 місяці тому +1

      Ameen yaa Rabb 😢🤲🤲🤲

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 3 місяці тому +4

    habo reerkinu waa saas badbaado qaran markey lahayen adiga wad hor bodasay habo hawiye muxu dowlad kayaqan waligaa ma maqashay nin hawiya wax dhisaya

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 3 місяці тому +2

    Dowladnimadi soomaaliyed markey gacanta ugashey Qowleysato iyo Mooryaan iyo Isbaaraley waa lafilayey waxaan iyo wax kadaran iney dhaceyso

  • @momindekk1
    @momindekk1 3 місяці тому +8

    Hawiye dawladnimadii waa ku ciyareen walahi

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 3 місяці тому

      Wasiirka arimaha dibada Somalia FIQI😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 місяці тому +3

    Kooxda ayax baahan xassan duufle gurgurte 😢😢😢Nacaladii Alle kugu dhacday dadka maytida iskada 😮war waxan islaam maha 😮😮

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому +4

    Waa dad kuwii noolaa ay barakicinayaan kuwii reer aakhirataanka ah iyadoo la rabo in la iibsado. Haddii ciidanka badda loo rabo waxaa muuse suudi haystaa marinaayo xeradii ciidanka badda.

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 3 місяці тому +1

    😭👍💔 Subxaana Allah 😭💔 ILAHAYOW ha inoo naxariisto 😭💔

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 місяці тому +2

    Subuxaan Allaah xaladu meele xunu baya marayasa dalka cidi unaxayasa majirito🥹

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 місяці тому +1

    Subxaanallaah ilaahoow somali ugargaar wallee muqdisho masiibaa ka socota belo ku degtey dheh

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 місяці тому +1

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Allow Hassan yahuud masiibo cirka aga keen mawtada maxey galabsadeen dhulkii dadka nool waa ku yaraaday imaanka diinta waa ka tagay war dad ceshto ma la la'ayahay????😢😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +4

    Yaa rabi ma xishoonayaan naxriis ma laha

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому +3

    Wallee ! Wiilkaan habaryarta u -
    Ahay waa Wiil Hoog !! Ku soco ❤

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 місяці тому +1

    Unukaa iska leh aaway BIRMADA XASAN XARAASH ka xaaxaabiya

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 місяці тому +1

    Subxanlah dowladi wey bahalodey wey fashil tan xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid waxey so ka xasdan labadi odey tuugda sheikh bashir sheikh cali wajiis imanka alla inaga qad iskool bulisaya qaburihi meydki dadki dhintay fanaanti qaran aya la shagey iney ku aasan yahin qaburah iskool bulisaya qofki 20doller ba laga rabah hadu bixin wayo lafaha meydka wa la ibinaya somaliyey mar dhawo waxad maqlidontan masjadada muqdisho guriyihi garonki gubta cagta tiyatarka garonka diyaradah adan cade dhamantoda oo la xarashay wad maqlidontan wey so dhowdahay aniga waxa ushegaya shacabka somaliyad ee muqdisho jogo san talo maha hubkina qada iska caliya dowladi wey bahalodey wey fashil tan xasan gorgurde familykisa marxun xamza labadi odey tuugda sheikh bashir sheikh cali wajiis argixisada damajid

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 місяці тому +2

    xasan gurguurte waa habaar qabe dhulku ku diid markaad dhimato aaamiiin aaamiiin aaamiin aaamiin aaamiin

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 місяці тому

      Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah

  • @adonallah
    @adonallah 3 місяці тому +1

    Subxanallah waa isbaaradii ugu xumeyd abid somarTa wadanka

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 3 місяці тому +1

    Haddii aad aragto qof aan xishood lahayn, oo aan baqayn, sidoo kale maskaxdiisu liidato oo haddana awood u leh inuu sameeyo wuxuu doono kaas waa Hassan Sheikh Mahamud maxaa laga beddeli karaa.

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 3 місяці тому +1

    Waan ku salaamey walaalkiis!
    Xaraash qaran iyo mooryaan ayaa dowlad sheeganeysa mabadhargaan hadana qabuurihii ee dilaalayaan oo lacag ka badigoobayaan kuwan ilaahey ha naga qabto. Inkaar ha ku dhacdo kuwii barlamaanka ku sheega oo noo keeney kuwan waa tuugo oo mooryaan ah. Somalia ilahey aa umaqan😂😂😂😂

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 3 місяці тому +1

    Maashaa Allaaah. Waxaan haddaan laga dhiidhiyin arrinku intaas waa kasii ballaaran doonaa.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому +6

    Bixinta marxuumiinta kaliya ma aha waliba waa in lacag la bixiyaa si marxuumka loo bixiyo.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +3

    Waa yaab kan camal weli lama arkin😢😢😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +1

    Muuse suudi ha laga qaado

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому +2

    Xero ciidan oo ladhisayo majirto iyaga ayaa raba inay hotels iyo bbusiness kasamaysanaya. Waxaasi waa iidheh iyo sheeko baralay. Ciidan baa loodhisayaa.

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 3 місяці тому

    Unkaaleh Meeday BADBAADO QARAN 😂😂😂😂😂 WX KA DHAHA DEE HADEER MESHA HAKASOK QAYLININA DEE naga aamisa xaaranyhy fooshxun

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 місяці тому

    Kabayare. Waxaa. Wariye. Weyn. Oo. Isbarbar. Dhigay. Hadikilii. Shalay. Iyo. Hadalka. Manta. Runtii. Sifcn. Ayaa. U. Sheegtay

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 3 місяці тому +2

    Allah wakiil

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 місяці тому

    Insha. Allah. Si. Wada. Jir. Ah. Ayaa. Looga. Hortagayaa. Xilikasta. Allah. Xaqiisa. Ayaa. Sareya. Baadikiina. Wuu. Tirtirmay

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 місяці тому +1

    Xassan sheikh ilahayow xaqa muwaadaninta somali tusi 🙏🇸🇴🤬🥵

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 місяці тому

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Shalay. Hadey. Isqarin. Jireyn. Oo. Hada. Allah. Ka. Shifay. Insha. Allah. Baadilkaas. Waa. Laga. Dhiidhinayaa. Waana. Loo. Midobayaa. Dhamaan. Somaliweyn. Lkn. Waa. Wax. Lagu. Qoslo. Hadii. Shalay. Ajakis. Wiilkisa. Loo. Diiday. Inuu. Sheego. Runta. Mida kale. Madaale. Asaga. Afkiisa. Iyo. Dhagahiisa. Isma. Maqlaan. Miyaa.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +1

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +3

    Hasan bahal illaahow umada ka qabo

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 місяці тому

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa allaah

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 3 місяці тому

    Kuwii noolaa horuu xuquuqdoodii u boobey hadana wuxuu u soo dhigtey kuwii dhintey. Alle Xasan Sh. Maxamuud Soomaali ha ka qabto isagaa awood leh.
    Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka dhisan doono Hoteelo lugu raaxeysto!!! (انا لله وانا اليه راجعون)

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 3 місяці тому +2

    Wixii meesha laga sameeyaba way la goaysaa oo inkaar baa ku dhici wixii tagaba

  • @mustafabdi3763
    @mustafabdi3763 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 місяці тому

    Waxaan. Waa. Fasahaad. Allah. Ma. Ogala. Dulmiga. Kuwaan. Allah. Duliyay. Dhamaantood

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 місяці тому

    Usc waxaa loo abuuray in qofka dhintay in qabuuraha looga soo saaro.... qaxootiga killinka waxaa loo sameeyay in dadka degan jubooyinka laga iibiyo kenya iyo Ethiopia.....snm waxaa loo abuuray in waqooyiga somalida laga iibiyo Ethiopia. Khaniisiinta.gaalada....

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому

    Subxaanallaah Subxaanallaah Gudoomiye Madaale Wax Kama Oga Aa U Maleynaa 🇸🇴🙏😭😭

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 місяці тому

    Haddii Xero ciidan looga baahday Xamar >>> Xerada Miranaayo ee Xoogga Ku haysto Muuse Suudi Yalaxoow looga saari waayey?
    In Qabuuro Badan la barakiciyo iyo in Muuse Suudi Yalaxoow laga saaro yaa mudan?
    Weli Soomaali maryooleey waxaa u dhiman barasho iney bartaan Xasan Sheikh Iyo kooxdiisa Xaraash Qaran waxa ay yihiin.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 місяці тому

    Adigane ina kaba-dulufoow qabyaalad ayaa ku dishay, oo waxaa tahay ninkii Ceelbuur laga soo buriyey ee Dayniile u soo qaxay...ee xishoo oo aamus...

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 3 місяці тому +1

    Yaab iyo Amakaak WaLahi.
    Ya Allah.
    Yaahuu

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 3 місяці тому

    Xassan gurgurte wadanka iyo shacabka Soomaaliyeed halaga qabto intay gooru goortahay. Adinkaa Xassan dhiiqo kursiga saarteen Hawiyoow iska qabta Xassan rooraaye intuusan intaan kabadan aduunka idinku ceebeynin SubhaAllah waamaxay mashaqadaan Qabuuraha looga maarmilayahay?

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 місяці тому +1

    Anagu madaale ma haysanee hassan wadnaha Allaha istaajiyo Waa masiibo soomaali lagu soo imtixaamey

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 місяці тому

      Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Yaa Allaah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 місяці тому

    Somaliyeey tani tusaale ha inoonoqoto qabiil jecleysiga aan iska deyno cadeen nagu filan 🤬🥵🙏🇸🇴😭

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 3 місяці тому

    Shalay sowdii lahaa bad baadoqaran 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hawiye cali laawe wxaan Qurunkaa somalimada aa sheegyao mxy thy qabiil wxaa tihiin qurmy oo meel laysugu keenay markaa somalimo ka hadlin 😂😂😂😂😂 waa idiinka baxny qurunkiina puntalnd wx xagiina ka yimi kama soo dagi karo gobolada puntland anagaa isku filin qashin iyo qabuuro qudasho hanoola imaanina iyo Bakhti iyo xaaraan Anaguna laami baa dhisaynaa isku xira garacad iyo garoowe

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Місяць тому

    Hassan dhiiqo tuugsana subxaanka allaha.
    ninkan waa tuug waynaday.
    Hassan dhiiqo waa khaad wade
    sahal transportation.
    ayuu sameestay dadka ayuu ku dhacaa.
    Bank ayuu ku shuubta lacagta laga heelo airspace somali nin kenyan ayaa wakiil oga ah.
    ayuu sameestay.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 місяці тому

    Walaxool waaqowata ilaabilaah
    Caliyul cadiim tana masugeenay somaliyeey xasan io guur kiisa

  • @redsea5860
    @redsea5860 3 місяці тому

    Abwaan you share this crime with Hassan and his cronies. Because you lobbied for them despite everybody saying they are moryaan.

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk 3 місяці тому

    Subxaanalaah xasan sheeq madhimanaayo Miyaa maxishoonaayo Miyaa ilaaheey miyuusan. Kabaqeeyn ilaaheey Umada Haka qaabto Kuwait dhibaayo subxaanalaah

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 місяці тому

    Dameerxumo wa taas o kale
    Laa illaha illalah muxama du rasuulullah xanuunki u qofku
    Ilaway qofkiisi dhintay ba xanuunki dib lo xasuusiyo.

  • @bmigil8178
    @bmigil8178 3 місяці тому

    Xasan waxaa shaki ku jiraa inuu muslim yahay iyo inuu munaafaq dadka isu qarinaayo yahay.

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 місяці тому

    Ciidanka Mariinada saldhigiisii
    Muuse yalaxow ayaa haystee,
    Maad uga saartaan ??
    Mise reer aakhiroodkaa idiin jilicsanaaday.

  • @Shankharon
    @Shankharon 3 місяці тому

    koba yarow meel ku sheeg marxuunkii cali wardhigley kacaankii duugay aad duugan weyseen daciifnimdiina xataa dhihi weyden meyd dadkiisa mara saarto VV ismaciil jimacale ba la dhihi lahahy kacanki hadugo tarikhda sas kala nahay

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 3 місяці тому

    Kuwii shalay qabiilka ku taageerayay meeyeh hada mxy leeyihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 markik lagu dhaho kala soo bax dadkiina sidaaa oo kale waala rabaa wxaas waa wixii aY shaqayateen 😂😂😂😂😂😂 badbaado qaran mxaa bad baadiseen hadeeer waakaase Qabiil ninkii u doodow waakaase wxku qaata farmaajo waa mareexan kanaaa hawiye ah mxaa ka danbeeyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hadeer bay somali kusoo gaban kuwa badan oo comments mesha kasoo qoraya nacalaa idin dhaly

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 3 місяці тому

    Hassan Ilaaheey idinka qaban maayee kuwii qabiil darteed ugu mudaharadayay haa idinka qabteen. Qabiurihii ayaa waxkalee dhaafee la isku haystaa, waxaan ka baqaya in Somaali akhiiro Ilaahey hortimaado iyadoo is haysata

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 3 місяці тому

    Fadeexada gurguurte halkaasuu lacag ka doonay xasan mayd cashuurte habaarqabe illahow ka qabo islaamka maytidaa waa ayaamo kharyr qabee illahow awoodada kaga qabo tuugta mooriyaantaa ee iimanka beelay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 місяці тому

    Aniga Xasan iyo Madaale lama yaabayo waa niman imaankii ilaahay ka qaaday oo meel xun irsaaqdii ka gashay.
    Dadka aan u qaadan waayey, waa Ali Wajiis iyo Sheekh Bashiir ka lagu sheeg. Culumo magaceeddii kuwaa ayaa dilay. Meel xun inay ku danbeeyaan ayaan u rajeyneynaa.

  • @abdirahmanosman6944
    @abdirahmanosman6944 3 місяці тому

    Xasan garguurtoow nagaher Waana hoojisee heeg halaguu hogaamiyee

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому

    Salam abwaan gesi runsheka ah kabayare ciyala hamar kabad badiya kontan kuhabsatey shacbiga hamar kuwa dhaqale raadis faqaya qaburihii dadkoogi miyitida ah miyeey masiir umadileda ah hogaminkaran wahaad kasugtan 4 ta sano dhuki somaliyed uu shisheyey qurub qurub loga harashey allah hakabadbadiyo moryanta haradan amin

  • @adonallah
    @adonallah 3 місяці тому

    Subxanallah waa isbaaradii ugu xumeyd abid somarTa wadanka

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 3 місяці тому

    Farmaajo waa mareexan iyo farmaajo villada ka soo bax waxay dhashay in maanta qabuuraha la fagto oo dadkii shacabka oo dadkoodu ku aasnaa in la dhoho la baxa dadkiina oo waliba la yiri qofkiisa la baxaya meydkiisa lacag canshuur ah haduu bixin meydkisa lama bixi karo bal meyd la canshuurayo iyo shacabkii oo ooynaya ayay dhashay farmaajo villada ka soo bax iyo farmaajo waa mareexan Aniga waxan leeyahay waa niigu fiican tahay ee cabaadka joojiya shalay xasan ayax ayad qabiil ku taageereyseen kkkkkkkkkkk

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 3 місяці тому

    Siyad Barreh maalitu ka baxay Xamar burburkii aad bilawdeen ayaa qabuurihii idin la galay, akhiiru sidaa ku taga oo Somaali dhaafa, Allee nagakiin qaban waa anaguna iskakiin qaban waynee.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 місяці тому

    Xasan madhane muxuu doqon mudulood urursaday waa isku aragti

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 місяці тому

    Yaab meesha dadka kunool ma washteen anaga waa yabanahay galada aan la deganahay saas uma daqmaan see kudacay dad Muslim ahh eee saan udaqmaan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    Waxaan uga dan leeyahay waxaa dadka qaar la tusayaa weliba kuwa Muqdisho ku nool inay ka fiirsadaan madaxda kuwan ka dambeeya oo masuul u dhimrinaya ay taageeradooda siiyaan.waaba hadii dawladnimada laga badbaadsho Xasan sheekh oo gacantiisa aysan ku burburin.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    Inlaga baryaayo meytida inuu gurigooda udaayo duumo jaxiim illaahay umada hakaqabto

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    Meytida qabuurahooda hadaad taabatid idinkudhage

  • @HareedAdan
    @HareedAdan 3 місяці тому

    Hadii unoqoday miidkii labixtaankiisa lacag ka jooga, Ee ha u tagin.

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 3 місяці тому +1

    Masibo Allaha ku rido ehluqabuurka xitaa ma ka fakanayan wallaxawlae walaa quwatay subxanallah

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 місяці тому

      Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 3 місяці тому

    Kuwa khaburaha khufaya kuwoda markay dhintan lafahoda ayagana allaha bananka allaha keeno

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому

    Farmaajo muu cabudhin siyaasiyiin ka soo horjeedda aad buu idinku dhimrinayey hadduu isku sii deyn lahaana intaa uu qabtay mabuu qabteen hadduu wax kasta idinka yeelana gurigiisa ayaad odhan lahaydeen aannu kula degno wax badan buu qaban lahaa surwaalka ayaad kaga dhagansydeen shame on you r reer yohow fiisada nedelkan bahdilan ee wuxuu ku fiican yahay aan la arag

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 місяці тому

    Xasan shiekh. Hawiyow idinko darood ka carara ayaad Xasan shiekh ood horey u soo aragten ayaad ka doraten

  • @jamalshukriabdi3392
    @jamalshukriabdi3392 3 місяці тому

    Waankq xumahay, balse Madaxwayne Xasan hala dhaho adigu ka qaad xabaalaha meesha , oo meel gee.
    Kolay anigu , sidaa ayaan dhihi lahaa, waxaase yaableh, hooyaday oo dhimatay, 20 sano ka hor , seen ooga dhex garanaayaa , xabaalaha dhexdooda, waayo , xabaaluhu calaamad malahayn, oo waa baaba aayeen.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 місяці тому

    Alle iimanka idin Ka qaad kooxda dam kasii war dadkii dhintay ayaa Ka baxsan wayey waxas ayaa dowlad sheeganaya Nacaladii Alle idin Ku dhacday

  • @CalibashecaliGabay
    @CalibashecaliGabay 3 місяці тому

    arinkaan waa layaabayaa qofkasta
    ujeedka loo fagayo
    qabuuraha
    anigu garan waayay
    muuqaaladan
    muuqanaya
    ee dowladu kudhaqmayso
    tani waa ashqaraar

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 3 місяці тому

    Anigu waxaan kayaabay raga soomaaliyed khaladka way sheegayaan waxnakama qabtaan hadii madaxweynu hu waashay may iskaqabtaan

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 3 місяці тому

    Xasan dameer haduu dhinto hala gubo soomaaliyeey waa iga talo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 місяці тому

    Qoon ilaa isduleeyaan illaahay maduleeyo shacbiga muqdisho maafiyo aan damiir damqasho iyo damiir islam midna lahayn inay qabsto ayagaa dhalay uqubadii iyo aaqiladii laga Galay mw farmaajo soobax nindacad buu ahaa

  • @mohamedmahad2440
    @mohamedmahad2440 3 місяці тому

    Asc war kuwaan ilaahaay umada haka qabto waxaan damiir iyo damqasho malaha marka waxaan leeyahay umada soomaaliyeed ilaahaay haka qabto mooryaantaan ayaxa ah

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 2 місяці тому

    Xasan macaluul weji adakaa oo xishood yaraa weli dadkuu isoo hartaagaya xasan dhib iska cab balaa damiir

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    nacladih kugu dhacday xasan dhiqoh iyo tugan xamar yirih dowlad ban u nahay waxan kah xumahay shacabkah dawanayah labadan tuug war ku kacah tugadan dhaqankah xuun sibah cidamadah u laynayoh xasan moryan war moryantan labadan tug waxaa lo dawanayoh labadan tug waxan maqlih jiray dofar mah dahiroh dhibatadu waa shacabkah xamar haday iskah qaban wayen labadan tuug waa damir xumoh inay dawadan labadan tuug

  • @NorIbrahim-f1l
    @NorIbrahim-f1l 3 місяці тому

    Hawiue oo bililiqaysanaya maanta meydka ku aasan muqdishow.
    Waxaan ogaan doonaa hassan iyo madaale oo la waayo meel lagu aado oo dhulku diido ama qabrigood wax qoda la waayo waa arki doonaa

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 3 місяці тому

    Ma ninkaas ayaa m/daxwayne isu haysta qabri kuuma qodmo xasan duliyaw ilaahay baan kuu barinaye

  • @NorIbrahim-f1l
    @NorIbrahim-f1l 3 місяці тому

    Ilaahay sharafta iyo karaamada erbr kaa qaad hassan shiikh mahamuud ceeb u dhimo

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 3 місяці тому

    Formajo marrexaan waaye! Maxaa kaa raacay meeshii la xoonsana!

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 місяці тому

    Wadaadada beryahan jooga lacag ayaa waashay diintana bisnis ayay ka dhigteen

  • @anfac569-ps7es
    @anfac569-ps7es 3 місяці тому

    waa dowlad wada tuugo ah waaye waxaan dowlad maahee ee iska qabta hadi kale guryihiina ayuu u soo socdaa

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 3 місяці тому

    Cuquba kugudhacday waa tanookale

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 3 місяці тому

    Shacabku hsys raacan oo yaanay ka saarin meesha inkaar ku dhacday illahow ka qabo islaamkaa dhintay waa ciidankii alshabaab loo adeegsaday ayaa ku aasan meeshaa habaar aan yarayn idinku dhac

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 3 місяці тому

    Waar aniga waxaan ka baqaya madaxweynaha inuu waxaan wax ka weyn soo wado

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 3 місяці тому

    Subxaanalaah tolow xiiso dawladnimo ma jiri doonaa qof soomali ah oo qabi doona

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 3 місяці тому

    Maalmahaan waa maalmo Xurmo leh Ilaahay halaga wada xishoodo been abuurka na hala Iska daayo

  • @duniyosaeed7590
    @duniyosaeed7590 3 місяці тому

    If iyo aqiro sowtii guryaha laga dhisey

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 3 місяці тому

    Adduunyo joogo maxaa ku dhiiman oo ku laaban

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Dee dhagahoodu isma .maqlaan iyo afkooda

  • @yuusufabdi5267
    @yuusufabdi5267 3 місяці тому

    Qoladii shalay laga fariisan waayey xasan wakaa xajista.

  • @Hayaatihayaati-ru8xc
    @Hayaatihayaati-ru8xc 3 місяці тому

    Xasan munaafaq wajigiisa naxariis maka muuqataa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 місяці тому

    hw iimaanki baa katagay maydadki by dhacayaan😂😂😂

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 3 місяці тому

    Waar dawlada maxay u tiri anaga uma baahnin xabaalo markuu ajakis wiilkiisa la baxay abihii

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd ku raran maleele a dajiyay