qalanjo oo karbashtay Hussein ogaaden

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • so dhawoow oo sheer garee follow dana ah iloopin

КОМЕНТАРІ • 82

  • @abdimohamed9399
    @abdimohamed9399 4 місяці тому +10

    She is a Somali legend . masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @nuurcalaanuur8010
    @nuurcalaanuur8010 4 місяці тому +5

    Qalanjo soomaali wixii laguu yiri waa sax gabar quroon oo hadal qurxoon baa tahay habo guulayso sidaas sumcadaada u ilaali 25 jir sharaf leh baa tahay 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂 qalanjooy quruxdaada iyo qaymigaada wanaagsan wahelbaan u arkaaye ilaahay haku dhawro haku daayo ayaamo

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 4 місяці тому +5

    Fariid gabadha waa geesiyad

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 4 місяці тому +2

    Gabadhu waa fariiid

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 4 місяці тому +5

    Kani waa bila caqli inanta well done❤

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 4 місяці тому

      Adigaa nacas ah dadka saaran

    • @MrAbushiiri
      @MrAbushiiri 4 місяці тому

      @@fadumoosman5365 sirqo, doofarkan ayaad u hiilinaysa hablaha mic la qaadanaya adna waxba ma dhaantid isaga

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 4 місяці тому +3

    Ilaahay ha u gargaaro gabadhaa waa fariid

  • @user-zg3hf8se5i
    @user-zg3hf8se5i 4 місяці тому +1

    MashaAllah intelligent and very smart i wish we could have 10 people like her brain keep going siz forget about this drunked man with no life

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 4 місяці тому

    Gabadha markeeda waa sax ee ni kaas warkisa daaya waa rag u ekee

  • @najma649
    @najma649 4 місяці тому +3

    masha allah qurux leey

  • @khadarismacil3149
    @khadarismacil3149 4 місяці тому +2

    Mansha alla qalanjo Somali libaaxada qarniga u caqli celli ciyaala xunka

  • @qaliali3070
    @qaliali3070 4 місяці тому

    ManshAllah gabadha

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 4 місяці тому

    Waa runtaa qadarka illaahaya baa. Gacanta ku haya laakii husen diinta ku yara waa wajiga illaahaya iyo wajiga istaadka

  • @AbdirisaaqAxmad-fd3dk
    @AbdirisaaqAxmad-fd3dk 4 місяці тому

    Maasha alaa qalanjo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 4 місяці тому

    Hasaawaha hufa oo hore u wada

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 4 місяці тому

    You are a legend Qalanjo the Wuen of Somalia - that how we have to think Yansha Somalidu waxay u dhaxeeyaan Somali oo dhan ee qabiilka iyo within ka daayaa

  • @alyasfarah9816
    @alyasfarah9816 4 місяці тому

    Masha Allah gabar caqli badan

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 4 місяці тому +1

    Masha allaah abayo noloow. ❤❤❤

  • @user-id8nc9mg5f
    @user-id8nc9mg5f 4 місяці тому +2

    Dhar magalo wala xidhaa blse dhal-magaalo lama noqonkaro nin tuuladiisi uun ka yimido afar reerkoda ahun arki jiray mxuu aduunka ogyhy somaliba reerkodu ka arkaye😢

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 місяці тому +3

    Kaan hoortaa cay miyoo ku soo can baxaay kaan Qoofkaa game? Kaa cot sanayo abaa kaa liitoo

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 4 місяці тому

    Inantu sidaa geeda hoostii oyo gu iyo dayarta llooguma abatiriyo waa dhali kartaa hakugu taaga naato

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 4 місяці тому

    Asc walaal husen gabadha daa akhlaada iyo sharafta gabadha ilaali xusenow gabadha amaan inta ciyaarta socoto wabiaahi toowfiiq

  • @shukrihirsi996
    @shukrihirsi996 4 місяці тому

    🎉

  • @user-zo1iu1jw9l
    @user-zo1iu1jw9l 3 місяці тому

    beautiful lady

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 4 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @fotballontop
    @fotballontop 4 місяці тому +1

    Maashaa Allah quruxleey.

  • @MaxamedDucaale-on7bh
    @MaxamedDucaale-on7bh 4 місяці тому

    Waa gabadh sharaf let yaan lagu Tala Tegan shara Sharaf bay leedahay somaliyad asla weeyaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 місяці тому

    acudu bilahi mina shaydanir rajiim qofkan dhandhansana

  • @CaptainRujal
    @CaptainRujal 4 місяці тому +2

    Waxaan xaqiiq ah hadaad aragto nin qabiil iyo wax la mid ah dabajoogo runtii ninkaasi dib uraaca asalkiisa qabiilkuu sheeganaayo uma dhalaninb waa bug

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 4 місяці тому

    QALANJO. QURUXEEY. WAXAAD TAHAY. GABAR. QEYMA WEYN. QABIIL IYO QURUNA. SOMAALIBU. QARIBAY

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 4 місяці тому

    Hussein ooji waa in hoyadii meshey kasoo heshay la weydiyaa

  • @MaxamedXinif
    @MaxamedXinif 4 місяці тому +1

    Qalajo. Darood. Miyaa
    Hawiye. Macad. Beey.
    Kaheshay.

    • @MaxamedXinif
      @MaxamedXinif 4 місяці тому +1

      Waa. Sax. ilaah. Baa. Ku
      Shaqale. Woow. Woow

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 місяці тому

    Qalnjo illhey qof fiican buu kula rabaa gurka ciyaar ma ahaa

  • @maryamduale7563
    @maryamduale7563 4 місяці тому +2

    Hadii qabiil wax tari lahaa dadka buka ama baahan eeg. Dumarkuna qabiil ma leh.

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 4 місяці тому

    Wey ka muqata a hussein ooji inuuw gedada geedeyo

  • @omarmahadai7147
    @omarmahadai7147 4 місяці тому

    Xuseen og waa daahir cakasowgii dàrood

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 4 місяці тому

      Omar waxaad najaas uraayo daarood ha ku waalan

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 4 місяці тому

    Gabar qurux badan oo sharaf badan

  • @abdiilyas7937
    @abdiilyas7937 4 місяці тому

    Mansha.alaah.qalajo

  • @hakimoabdi588
    @hakimoabdi588 3 місяці тому

    Sax dumashi

  • @safiyacige2735
    @safiyacige2735 4 місяці тому

    Saqajan qabilbu ku washay yuhu xanusanaya

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 4 місяці тому

    Kuuma qalmo hussein ooji ee hala ciyaarin xitaa

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 4 місяці тому

    War down yahow gabadha talada ka leexi

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 4 місяці тому

    Inan qalbi diifaleh mashalaa oocaagimaadqabta

  • @mohamedkhayre2606
    @mohamedkhayre2606 4 місяці тому

    Waa inan fiican oo caqli badan

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 4 місяці тому +1

    Doqon shall ay godly ka tegey uf amansii soomali

  • @Somtelshare
    @Somtelshare 4 місяці тому

    ❤ qalanjo qurux badan

  • @gablax
    @gablax 4 місяці тому

    She’s very smart for sure ✔️ see dareeme hada Hussein baadow 😂😂😂😂😂

  • @Somtelshare
    @Somtelshare 4 місяці тому

    Qalanjo qaali

  • @Somtelshare
    @Somtelshare 4 місяці тому

    Qaali qurux badan

  • @AbdiRehman-kl7wj
    @AbdiRehman-kl7wj 3 місяці тому

    Cudur hawiye sideed tahay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 4 місяці тому

    Waar waa nooci boqolka laga bixin jirey 100 halaade hadaanad isfahan buuxa la sameynin waqtiga haka lumin

  • @MaxamedDucaale-on7bh
    @MaxamedDucaale-on7bh 4 місяці тому

    Waar ka xishood gabadha

  • @user-lr3tw6ev9s
    @user-lr3tw6ev9s 4 місяці тому

    Sheer

  • @Somtelshare
    @Somtelshare 4 місяці тому

    Qalajo qaali

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 4 місяці тому

    Gobanima waa taas. Gabar somali

  • @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
    @Abdikariimwaadenmouse-yr4tk 4 місяці тому

    Qalanjo🎉

  • @fartun9503
    @fartun9503 4 місяці тому

    wa Runta Abaayo ❤

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 4 місяці тому

    Kani waa Baac

  • @fotballontop
    @fotballontop 4 місяці тому +1

    Inantaasi da,daa way jirtaa, been ma sheegayso.

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 4 місяці тому

    Esh calaa gabdha

  • @MoustaphaDaher-pj2qn
    @MoustaphaDaher-pj2qn 4 місяці тому

    Asc 🎉🎉 wacdmacantahay

  • @abdifarah694
    @abdifarah694 4 місяці тому

    Kaaan wa cabtoy wlh

  • @fotballontop
    @fotballontop 4 місяці тому

    Waar waxan reer miyi ah, ka qabta hablaha, gabadh wanaagsan oo caqli leh weeye. Waxani reer baadiye magaalo soo galay weeye.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 4 місяці тому

    Geesiyad kan inaad hadal ku qasaariso may ahay

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому

    Kan muxuu kah hadlah hortah nocan waa kuwah yurub ku saqidah 😂 nocan markad Aragtoh waa kuwah noloshah kah dhintah

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 4 місяці тому

    Kani waa Doqon jaahil ah

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 4 місяці тому

    Khaatumoland guul guuul

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 4 місяці тому +1

    Somali waxay tidhahda adigo fool xun xuun maku qaniinay?
    Isago awalba ogaadeen aha oo misna qoxooti aha cimrigiisa
    Oo misna daaroodku ay ka faanan
    Oo misna itoobiya iyo kenya lagu gumaysto.
    Ogaadeenow Isbedel la shir imaada

  • @gablax
    @gablax 4 місяці тому

    Qofka hadii uu badow yahay oo social media hada soo galay saan ayuu u hadla bal inantan sidey uga hadal wanagsan tahay saan ayey qac kaga yeeri 😂😂😂😂😂😂

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 4 місяці тому

    25 ayaad qalad kagashe😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 4 місяці тому

    Huseen ogaadeen isaaqaa ka caay badan

  • @fotballontop
    @fotballontop 4 місяці тому +1

    Waar hablaha ka aamus oo xishood.

  • @hassanawaleh3126
    @hassanawaleh3126 4 місяці тому

    Qalanjo qaali