KAAFI ABDI OO HAZAAL U ILMAYSAY JACAYL DARTIIS MA DAYN KARO🥺

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • alizakiofficial2353 @Qamarsugani @dirisleabdi @zakibinxaaji @maxamadqadar @asadhagio2749 @KOKOBULLE-it5so @amiraqurux @KingCkFilmsVlogs @kingceyda2780 @abdalajamaal @QaysQeyser. @NajmaNashaadOfficial @baabajeey @shaadiyasharafofficial @quruxkudhiigle @guribarwaaqotv9416 @Waaberi-Media @Waqal studio

КОМЕНТАРІ • 30

  • @saaladkaaf8044
    @saaladkaaf8044 6 місяців тому +3

    Asc walaalow gabadhan hadaladeeda yaqyaqsiga kor iyo hoos wax ugu sheg ee quraan deg deg ah hala saaro hunuf hunuf dhalaybaa bahdilay kunashaqaysta wargabadha halaqabto wa hadal nin weyn❤❤❤❤

  • @NimoMogeh
    @NimoMogeh 6 місяців тому +4

    Huuno qaali waxaan u maleynayaa inaad caanimo raadineyso lkn inan baa tahay ee sharaftaad dhowro xishoo wax walba nin bini aadan sidaa ha iskaga dabo ridin mari ka maalin hooyo noqon, ubadkaga astaan fool xun ha uga tagin nolow hazal

  • @suubanaliquwaax3516
    @suubanaliquwaax3516 6 місяців тому +2

    Yaasin Gabadhaan si private ah ula haddal . Xoogaa waa jilcan Tahay.

  • @user-rg3tf4ui7x
    @user-rg3tf4ui7x 6 місяців тому +1

    Yasin illahay haku xafido

  • @Fatima-vp5fm
    @Fatima-vp5fm 6 місяців тому +2

    War qoftaam waalidkii dhalay baa ciil qaba lkn maxaay uceshan waayeen 😮

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 місяців тому

    Team Ruufyaan Aabahod Kaafi maa ka dhamaatid qabyaaladiste

  • @YusufMohamed-hb9pe
    @YusufMohamed-hb9pe 3 місяці тому

    Waa war kale

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 6 місяців тому +1

    Waxan dehillahawa wa Ramadan

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 6 місяців тому +1

    Hazal noolow boqorada puntland

  • @user-ff9dr8mi7m
    @user-ff9dr8mi7m 6 місяців тому +1

    Yaasiin qoftan dhaaf waa doqon

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Місяць тому

    Naagaha somali caqli malaha nin caruurtisii dayacay ayaan daba ordi caqligu indhaha ayuu kaga jiraa

  • @user-ff9dr8mi7m
    @user-ff9dr8mi7m 6 місяців тому +1

    Doqon yaahuuu

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 6 місяців тому

    Gabadha Ma Ka Qaldan Hooyo Cishood Nika Afar Ayuu Allah U Banayey Mitoow Allaah U qoray Ma Taqaanid

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 6 місяців тому

    Coooooooooc hadalkeeda dacarba kaga kacayse maxay sooli ninka ugu qasbaysa

  • @user-rg3tf4ui7x
    @user-rg3tf4ui7x 6 місяців тому +1

    Dadka way ku jeclyahiin ka faaidayso

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 6 місяців тому +1

    Xishoodka ayaa ka dhamaaday

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 місяців тому

      Gabadhaan waa xishootaa ha caayin laakiin runtay sheegtaa

  • @leylaadan5283
    @leylaadan5283 6 місяців тому +1

    That’s not jacala abayo bahdila waye ninkana ku ma jecalo

  • @user-rg3tf4ui7x
    @user-rg3tf4ui7x 6 місяців тому

    Edo
    Abaayo illahay baa la jeclaadaa waxaa ku xiga Rasulka SCW waxaa ka xiga hooyo iyo abo la Tasha hooyo iyo abo

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 місяців тому

    Iyo qoka ugu doqonsan

  • @Ximbilo
    @Ximbilo 6 місяців тому

    Waa doqon qoftaan waqti ha isaga dhumin walaal. Markey garowe joogtay ay jeclaatay Nin aysan aqoon miyay sixrineyd?

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 6 місяців тому

    Wllo gabadhbaatee pls qalbigaaga yaaan lagaaga faa iidaysan waa run jacaylku wuu badalaaa lkn isku day inaad badasho dhaqankaaka waayo Ragu waaa cadow markay ogaadan inaad jeceshey ku bahdilaan

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 6 місяців тому

    She’s so naive she believes everything

  • @masmaayaan3908
    @masmaayaan3908 6 місяців тому

    Kagudub nolasha cabdi kafi walasha hasal

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 6 місяців тому

    Waa yaab 😂😂😂😂😂

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 6 місяців тому

    Adiga walashaa soo kuma tuugsanaysid

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 6 місяців тому

    She is faking herbtalks

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 6 місяців тому

    Ruufyan waye kan

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 6 місяців тому

    Wllo mcn alle digrigiisa Badi

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 місяців тому

    War gabadhu jilicsanaa yasiin tan yey ku danbaajin