Diintena dumarka inay sidan sameyaan looma ogola Xitaaa ragu looma ogala fadlan waaa dhaqan xumo in lama dhinac ee afka lagu cuno cunto ALLAH nooma ogala fadlan iska daaya 🙏🙏🙏🙏
Gabdhaha in camerada laga leexsha ayey aheyd si xishood zaidka ah kaga yaraado cunada si wngsn ay u qaataan only 2daqiiqo ugu dambeysaa oo kle in camerada lagu aadiyo ku wnsgn
Ani igudar sanbuus iyo waxadhamaan tood❤❤❤
Reer tofiiq reer dugsiga maclin madowe isoo boqdaa ❤️❤️❤️
Hoorta Somalida maarkey dumaarka taartamayan maxey waax qaaldan aga dhiigan iska daay aqli xumada walahi waa taageersanahay barnamijkan so badiya gabdhaha tartanka ishaan Alaah waxa rajenaya ina 2 taartan ina ka qeebqato qarshka gu baxayo please nabarkiina iso qoora keep going I'm watching from CANADA🇨🇦🔥🔥🔥💖💖💖👏👏👏
Bro aad ayaad ayaa u mahad santahay hadalkaan ayaan dhiiro gilin noogu filan bro mahad sanid ❤🙏🙏🙏
Diintena dumarka inay sidan sameyaan looma ogola
Xitaaa ragu looma ogala fadlan waaa dhaqan xumo in lama dhinac ee afka lagu cuno cunto ALLAH nooma ogala fadlan iska daaya 🙏🙏🙏🙏
Wlhi masha allah mida buuran wey dilee kkkk ileen dadka buran bilaash uma buurna
Subxan Allah gabdhaha waxa la amray inay guryaha joogan ee waxan wa ceeb. Xishod ki halku maray
Halac dheere reer cabdule
Meshan waa ku qadimesid miyaa
AMA kaqadey ama qado iyo lacag isku qaado 😅
Naayaada hee xishooda
#Aamina guul ayan kuu rajanahaya wlshy
Boondhere libaax guul nalka💖
Alla wlh gabar dagan yaaqshid aan aqaanaa nuskiilo baasto eey anoo shukaansanaayo 1mar igu hor cuntay digsiga dhaxdiisa makeenaa taas
samiir amiirull qalbi 😂😂😂😂😂😂😂
Aduunka qofka wax fcne madadalo ah keeno wa la dhiiri galiya lkn soomali wa negative miran keep going bro
Dabaq guurayo miy latartamasa masha allah qofta buuran
Wajiga gubaye gabdhaha somalyed ha cedbayn
masha alaah gabadha reysay aad ayuu qalbigeeda nadiif u yahay
horey usoco sxb 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
Masha allah horumar wacan
Hablahah Somaliyed Sharfta Haka Qadina Waxani Rag Aya logu Talal Galay 🤲 ilahow CEEB today Astur
Magoo aniga tartan nuuc kalA.sugaa cunada iskuma ficni😂
Benta waaye 😂😂
tartan qaro cunis🎉
Masha allaah waxaan idina codsanaaya Brnjmka inta ay socoto hadalka ka dayaa
Hor mar wacan wall adna isoboqo
Abaayo igu caawi adoo mahadsan subscribe plz
Uhzhzhsjzhzzjhzhzhzhshs😚
😂😂😂😂😂kuwaaan wlhi cadi mhn
masha allah
Qof xishoonaayo meeshasn maloogu tala galin
Sxb waa lagu waayay ayaamahaan dadka markay soo galaayaan is faaniya dheh si xiiso u yeesho. Cabsida hala daayo baashaala sxb🙏👏
Mahad sanid bro
illahow ceebtena Astur
Anaa diyaar ah intee ka sixariira wll
Nallka lacagne waa heshay calooshane waa buuxsatay wax kale
Hehhehe
Me kabtan xaashi bro keep going
Wax kale ha laygu waco cuntada iskuma ficnine labo canjero xataa ma dhanen kari tartan imadhawee wax kalan sugaa
Gabadha gulesatay qof ayada okale ah ina ukentit aya ficned qoftan yar kuma aado
mida buuran tan tageeraha u ah foolxumo badanaaa yahuu
Maunki ilahey bad folxumo kushegeysa sheydanyey
Mashà alh yufuf dhaly ahaaa inoo nolwo abowe
Gabdhaha in camerada laga leexsha ayey aheyd si xishood zaidka ah kaga yaraado cunada si wngsn ay u qaataan only 2daqiiqo ugu dambeysaa oo kle in camerada lagu aadiyo ku wnsgn
Hor mar wacan
waxan tartaan ma ahee wa dhaqan xumo & ceeb, kada gebdhaha a camirada ka dubeyso sharafta haeenka muslimadka ilali ,
Maasha Allah dadka feeraha ween wax waa cunaayaan guuleyso abayo
Tartanka dad ayuu janiz u yhy 😂😂
😁😁😁😆
Omg is so funny oh yeah 😂😂
Cunaye dhafoor kiisa ayey kitaala
Kkkkk umad umadeedka ufurnyhy waaaaye wlhi
Dilay ween ahay kunool Warta nawada bal isoo qabta😂😂😂
Hh
dad xishoonayan mesha kentay
Habalahan yaa guursanaya hadii la qabana rag adag baa haya
Keep going wll
Sxb gabdhahaa kaday tartanka xishood ayaa jiro
maka gurtay meshan nio
Waaw labada quf jin maha
Maxa idin darau tatan ki majojisen
Maya sxb lama joojin wan soo wadnaa hawada ayaa ku soo jirnaa
Waar hada waad roontihiin lkn markii hore hablaha cunto bilaa nadafad ah ayay cunayeen oo afkaba lagu hagaajinkarin
Qof walbo wuxu cuno jirkiisey ka muuqataa masaakintaa in aay wax cunin gacanteeda ka argaa
Sedee ineey gurigoda joogan ayeey wax ucunayaan gabadha xishood kujira lkn aniga waa iskudilelaha saan ubadiyo sorry somali majoogo waa adelaha
Hada waad ficantihiin sidaa kuwada
Keep going mr yusuf
Guul
Sxb igu caawi allaah dartiisa subscribe adoo mahadsan plz
Hore usoco
Sxb igu caawi allaah dartiisa subscribe plz 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Xabadan xaar malaayda abateedka na xiran 😂😂
😂😂😂😂adi maku aadaa
Abaayo igu caawi allaah dartiisa subscribe plz
Atarisho adi gorme so muqane waku tageri lahaye😂😂😂
Aniga sharafteyda ka weyn anigoo dumar ah inaan dariiqa wax Ku cuno kaste dowgee
Waan ku saaray wll@@suldaanhonestofficial7380
guul wacan nalka hanpalyo❤
Cunis xuma rashinka maxa saxanka logu soo celina
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hanoo qoslina idinka go.aan Ku gaaray inaad dariiqa wax Ku cuntaan😠 bariiska si fiican ucuna😂😂 leydin Ku dhufay
Waa cishood daro sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
Qosol kuwalatay tan weyn
𝐤𝐮𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚 𝐚𝐪𝐧𝐚 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲
Soo noqod wanaagsan
🤣🤣🤣