Waxay ogatay inay soo xaday mamadii korsatay wana kaso baxsatay marki lagu faquqay Burco hada Garowe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 95

  • @siciidgeedi8141
    @siciidgeedi8141 29 днів тому +1

    Allah hawsahlo qoskedi oo sax ah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Місяць тому +5

    Illaahow u gargaar gabadhan yar aabaheed iyo hooyadeed Macaan amiiin amiiin yaarabi

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 Місяць тому +11

    Saliga Nabiga badso abyo waad helaysaaa waalidkaa inshalaah Xawqalada badso laa xawla walaa quwata ilaa bilaah akhriso

    • @mushtaqmaxamud3462
      @mushtaqmaxamud3462 Місяць тому

      Allaahuma sali wasalim calaa nabiyinaa Muhammad sallaahu calayhi wasalam ❤

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 29 днів тому +2

    wreysigii kowaad meeh wll

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +9

    cabdiasiis walalow gabadhas waxay u baahan tahay cid wanaagsan ay la joogto intey dadkeda ka war heleyso ani ila soo xiriiri insha allah markay timaado reer mareexaan oo reer diini oo qoys fcn baan aqaana

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Місяць тому +6

    Allaha u sahlo waaridkeeda waa qiso xanuun badan

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t Місяць тому +10

    Wcs walaal rabi ha ka abaal mariyo sida aad inbadan uga farxisid eebe idinkiis wll ialaahay ha ku sahlo walidkaa eebe idinkiis wll ❤❤❤

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 29 днів тому +1

    Allaha usahlo ehelkeeda dhmn

  • @DiirsheMohamed
    @DiirsheMohamed Місяць тому +1

    Waa la heli karayaa hala soo aruursho waxii ah mareexan oo gabadh Abgaal ah qaba

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 Місяць тому +2

    Alle hakuu garyaaro aamiin yaarabi hadaad family kaagi waydo walaal Somalia is kagaa tag oo Malaysia Kuala Lumpur tag oo qaxontiga iska diwaan gali waraysigan oo kale diyaarso wuu ku anfacaya insha Allah ❤

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 Місяць тому +2

    Alaha u sahlo hooyadeed iyadoo nool ilaahay ha u fududeeyo Aamin

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n Місяць тому +2

    Illhey ha u sahalo

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws Місяць тому +2

    Waqooyiga cunsuriyeen badnaa iyaku acuudubilaah. Nacayb badnaa inaa lillaahi

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Місяць тому +1

      Reerkonfurka ka cunsiirayabade Massjiidada lagumaa waad tukaadoo
      Nuugal Mudg Qaybo ka tiirsanbaa ciida uguu Qabiil lafaahkaga jiiro lanadheer Laandharee waa Haddla KU haddel 😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Місяць тому +1

    illaahayow usahal ehelkeedii oo faarad khayr qaba usahal

  • @istanbulnur6512
    @istanbulnur6512 Місяць тому +8

    Anaa garowe jooga oo cawinaya

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Місяць тому +3

      Caawi abaaayo way u baahan tahay wlhi

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Місяць тому +2

    Ilaahay umada hakuu sakhiro Reer garoowe inanta umadeeda ha ku dirin cunsuri nimo majirtee qof aabe iyo hooyana lahay umad somali bay u dhaxaysaa kadaya
    Waxa dhegaha ugu ridaysaan.
    waa lasoo koriyey ilahay baa oga meesha laga keenay inata yara
    Waldkee ilahy ha usoodhaweyo.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Місяць тому +2

    Allah kuuma naxaristo dheh maamada intaas oo dhibaato u geesatay gabadhaa yar oo maxee usoo xaday balaayo hakugu dhacday dheh

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 Місяць тому +2

    Inna lillah wa inna illeyhi rajicun, Illahayow u gargar gabadhan 🤲🤲🤲

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm Місяць тому +1

    Ilahow u sahal walidkeda iyo walalaheda ya alh dadkao shaqeyow iska ilaliya shaqalayasha idiin shaqeyo ya alh u sahal dadkedi wlh waa xanun😢😢😢😢😢😢😢

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Місяць тому +4

    Garowe joog abayo dadkaga wd helaysa InshAllah

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Місяць тому +1

    Mar walba abaayo ilaahey baa ku jecel ilaahey ku xamdi nicmada joogta waxa aad raadinaysidna waad helaysaa inshaa alaah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Місяць тому +1

    Allah ha uu sahlo waliidkeeda Aamiin

  • @user-no4kw6jl5s
    @user-no4kw6jl5s Місяць тому +2

    Ninka ku guursado asaga kugu bilabayo caay iyo Dil walidka allha kusahlo wlle

  • @afnaancabdlla1731
    @afnaancabdlla1731 Місяць тому +1

    Ilaahy familkaga hakuso sahlo

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Місяць тому +1

    Alow u sahal

  • @istanbulnur6512
    @istanbulnur6512 Місяць тому +4

    Naberkeeda ii soo dir

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v Місяць тому +1

      Lambarkeeda shashada dawiiaada 3 fiiri dhanka Cabdi Aziz fadhiyo fiiri.

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 Місяць тому +1

    Ilahay ha ku sahlo walaashay familkaaga insha Allah wad helin

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv Місяць тому +1

    Aaaaammmiiin

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Місяць тому +1

    Waa u duceyneynaa illaahey kurbada ha ka feydo dadkeediina ha u soo sahlo.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Місяць тому +3

    2020 reerkii. Xamar daganaa ee ilma yar laga xaday. Ha xasuusteen

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 Місяць тому +1

    Illahay ha kuu soo sahlo aabe iyo hooyo

  • @MsKeyf
    @MsKeyf Місяць тому +1

    Mareexan iyo Abgal oo gabar ka maqantahay ❤❤

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Місяць тому +1

    Malaga yaaboo in ay raxweyn tahay sanadkaas yaa gabar waayey waloow hada lagu qaraabto alle ha u sahlo

  • @munaabdishakuurfarah-uv7hx
    @munaabdishakuurfarah-uv7hx Місяць тому +1

    Allah hausahlo reerkedi Walasheen 😢😢

  • @degan4
    @degan4 Місяць тому +2

    Cabdalcasiis
    gabadha hala gacan qabto qaas ahaan Abgaal Iyo mariixaan.

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 25 днів тому

    Yaarabi usahal amurta

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +1

    Allaah hawfududeeyo ehelkeedii

  • @siciidgeedi8141
    @siciidgeedi8141 29 днів тому +1

    Aamiin haabo

  • @hareisonuur8927
    @hareisonuur8927 Місяць тому +1

    Asc ilaahayow usahal waalidiinteeda yaaabi habo insha allaah kher

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Місяць тому +1

    Allow usaqir familikeeda gabadhan iyo umadii dhibtaas lamidaha qabaan

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому +1

    Ilahay hakuu soo fududeeyo waalidkaa insha allaah

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Місяць тому +1

    allaha kuu sahlo ehelkaga kurbadana farxad allaha kuugu badalo

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Місяць тому +2

    Wa@🙏🌜

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Місяць тому +2

    Cabdi casiis gabadha dad aad taqaano ku wareeji intii reerkeda laga helayo aniga mareexan reer diiniya ayeydey isoo korsatay ayaa ah aan caawiyo gabadha igu soo xir waxan ahay qof caan ah adigana waan filayaa inaad i taqaano

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому +1

    Walee islaantaas dambi iyo cuqubo weyn bay gashay ilamaaha yar ayadaa sabab u aha inay dhibkaas marto. Ilaahay waxaan ka baryaynaa inay hesho reerkeeda abaayo ilaahay hakaa farxiyo ilaahay adoo faraxsan hana tuso

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Місяць тому +1

    Last xoowla walaa quwata illaa billh illaahow usahal

  • @user-qu7gg8ds6s
    @user-qu7gg8ds6s Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Місяць тому +3

    Kalay abayo ila noolow aniga igu hooyo igu aabo tahay 😢😢😢walalo waa heysataa Hooyadee mareexaan ah dad kala taqaano waa lagula raadinayaa

    • @aminina100
      @aminina100 Місяць тому +1

      Mashallah please caawi allaha ku anfaco

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Місяць тому +1

    Allaha caawiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +1

    Allaha u sahlo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +2

    Alow u saqir dadkeeda

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 Місяць тому +2

    Allahaw isahal🤲☝️☝️🤲❤️

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 Місяць тому +2

    Cabdicasiis gabdhaas adigu gacan ta ku qabo oo cid wngsn oo aad taqaano u gee ama adi gurigaga ama family kaga wlo plse wa gabare hdna dhibane meel aadan aqoon ha ku siidayn

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 Місяць тому +2

    Allaha u gargaaro Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +1

    Najax illahaya ha ku sahalo walidakag iyo familkaga rabi ha ku soo fudeya inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz gabdhedasa ha lacawiya reer abtigte abagal Cisaman wuu buxa rabi ha ku sahalo Hooyo iyo abaabo illahaya ha ka sara nolashase mudigah inshallaha faraxda waye ku dabesa mamma

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 Місяць тому +1

    somalilan ayan joiga haday ruun tahay o naagtasi soo xaday allah cadabta haku fogeyo wayo ilmo anaad dhalin inaad waalidki kaa fogayso waa masiibo

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Місяць тому +1

    Bismilaah

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 Місяць тому +1

    Mayshaqaysato

  • @MsKeyf
    @MsKeyf Місяць тому +1

    Gsbadhii xadaay magaceed

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Місяць тому +2

    Hala hubiyo waxay shegay so biixi amxar inuu gabdhaha adeegsato ceebkuma ahane 😂😂

  • @geeleomarmulki1900
    @geeleomarmulki1900 Місяць тому +2

    Raxmaankow u sahal waalidkeedii saxda ahaa adigaa og. gabaas yar kurbada ka feyd adaa kurbada farxad kubedelee.

  • @lulunasiib
    @lulunasiib Місяць тому +3

    Allahaa kaxifdiyo kuwa xunun ee gabdhaha qasha

  • @HudaAbdirahman-pv1gq
    @HudaAbdirahman-pv1gq 28 днів тому

    wa habaryoniz😂 wllhy wana rer burco hoyaded way dhimaty abahedna wa rer burco lkn nolol silic leh by kuso kortay

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому +4

    inta dhiban ilaahay ha ukaalmeeyo

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Місяць тому +1

    aniga dadkan qaar baafintooda ma aaminsani waxay sheegayan

  • @kafiyaabdulkadir6973
    @kafiyaabdulkadir6973 Місяць тому +3

    Sorry àllaha kuu sahlo

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Місяць тому +1

    Hh

  • @istanbulnur6512
    @istanbulnur6512 Місяць тому

    Nashaad aniga isiiya

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Місяць тому

      Isiiya wa mxy wa af kee ma alaab ad meel dhigatay ba na isku xishood doqonyhy

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 Місяць тому +1

      Waalidkeed ayey raadineysaa walal qof hadii la siinayo dadkii ay la soo kortey sow lama joogteen ilaahay waalidkeed ha u sahlo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому

    Dadka gabadha gacanta u geli dootow ilaahay uga baqa.inaysan caruurtina ku dhicicin wagaasi dadka loo shaqaynayey waxay ahaan karaan dad ladnaa

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 Місяць тому

    QISADAN. HADEY RUN TAHAY😮 MAXEY U IMAAN WEY SAY XAFIIS KAGA😮 YAAB PICTURE. LAMA AMINIKARO 😮

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 Місяць тому

    NOT TRUE STORY. 😂

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Місяць тому +2

    Qofwalaba marka lakoriyo buu cadow ku noqda somaliland cid laguma cunsuriyeeyo..Allah hakuu sahlo

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Місяць тому

    Cabdicasisoow sheekadani waa been waayo hargaysa waxa kunool umad oo dhan iskadaa dadkaloo coladii udanbaysay ee dhulnahante iyo anaga noo dhaxaysa ayay dhulbahanta dagan yihiin oo ay waliba ganacsiyo leeyihiin oo aanu jaar fiican iyo saxiibo nahay

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Місяць тому

      Reer Waqooyi baad isla tihiin, wiil & abtigii 😂😂😂

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 Місяць тому

      reer hargeysa waxaa la sheegay gabar ay qabaan oo cidkale ilmo u dhashay oo laga qariyay oo laga qaxiyay hargeysa inay dilaan bay damceen wax badan bey dhacday dadku idku mid maaha laakiin waa dhif iyo aqliil c/siis jizadiisa jano aduunka filnimco owlaad baariyaal ah oo mataano ay ku jiraan Aamin alaha kuu gar gaaro c/siis Somalida waxaad u tahay hal door maashaa allaah hortaada qeyr muxuu umad badan ka farxiyay alaha ka farxiyo gabadhana farxad hala soo noqoto idan ilaah Aamin

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Місяць тому

      ​@@sahraahmed4810 😢

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 Місяць тому

      Dhulbhnte waa isla dagtiiin Lkn marexan Waad necebthiiij Qaas ahaan Rer diini 😂Lkn qofkiii shisheye dhulkiisa aada aaba doqona

    • @nimcoqaasaim1434
      @nimcoqaasaim1434 Місяць тому

      @@qadrishmohamed9537 adaaba sheegaya wllo marka laga hadlayo dawldii siyadbare moyee qof qabiil loo dhobateeyo ma joro manakala naqano jilibadoda inta majerten iyo marexan iyo darod dagan tiro male lkn qof aan aabo meel ku ogayn xamar kuwa jooga saw ma yodhaho aabo lan ayala igursan wayay waa sidaa uune qof kudaqo majiro