Gashaamo iyo Daroor mid halaydin ku soo hagaago ayay dawladu idin tidhi bari hore, idina Gashaamo ayaad dhulkiinii ku darsateen dhulkan aad imika taallaana reerihi lahaa ayaad la dagantihiin saamigiinniina maamulnimo ee degmada waad haysataan ee dadka qaladka kala taga.
Beesha isaxaaq carre waa beel dulqaad badan naxariis badan oo taqaana sida loola dhaqmo dadka run ahaantii aniga oo ah nin yoonis ah oo aadan yoonis ahi waxa aan ka xummahay waxa meeshaa ka dhacay" isaxaaqna waxa aan leeyahay iska raali ahaada ilmaadeerayaal oo nabadda innoo ilaaliya
My dhiga isxaaq carre dadlyga berayyy one love❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
💯
❤
Magaalada Yoonis cabdirahman Ayaa Leh💪🔥 isaxaaq gaashamo ayay leeyihiin ileen waa h.yoonis
WAA DHUL CABDALE ISXAAQ 😊
Waa dhul H,yoonis labaduba
@@AminaassanjamaGaashamo iyo Moholin Dhul Cidagaleh😂😂
@@zuldan.raamsadehxaqiiq
nin yoonisa miyuu iska sharixi karaa gaashamo ka soo jawaab dadku deeganad waa kale leeyahay yaan la isku qaldamina inadeeayaa
Maalinkaaaaa aniguuuubaan.hadalin yuusufow
Mallaah
Beel qiimo badan
Daroor yoonis ayaa leh
Reer yoonis waa ayo wll?
Caasha waa runtaaa
war gobolka jarar ciidagle dagan yaan la isku qaldamina waa la dagi kartaan inderyaal lakiin iyaga maamulka leh
Allhu akbar Balkan kudhoshoo ku Barbara allow dheer daroor
Gashaamo iyo Daroor mid halaydin ku soo hagaago ayay dawladu idin tidhi bari hore, idina Gashaamo ayaad dhulkiinii ku darsateen dhulkan aad imika taallaana reerihi lahaa ayaad la dagantihiin saamigiinniina maamulnimo ee degmada waad haysataan ee dadka qaladka kala taga.
Waa runta
Inadeer reerkan maxay leeyihiin
Ilma adeerayaaloow dhulka. Aad dagantiin waa dhul cidagale hargeisa ilaa hawd ee buuq la aan nagula jooga dhulkii ayaad naga qaadeene maanulkana miyaad naga qaadayzaan markaa usku noqdoo
Markaayaad
Haysataan
Hadaaa
Isaxaaqow hawareerina
Edo hawaalan reer jira weeye ooo jooga weeye sidaa u ogoow wax ceeb ahna may ofhan
Wlee gobaan ka dhashay
Hhhh wa calla cashed
Kkkkkk