Khilaafkii Jabuuti iyo Somaliland oo hoos loo dhigay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @suhaibahmed8702
    @suhaibahmed8702 20 днів тому

    Falanqeeye sare suxufi Mohamed abdi yuusuf Xuuto. mahadsanid wll falanqayntaada qaan gaadhka ah.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 20 днів тому +1

    MOU Ethiopia... Waxey aheyd inuu isu bedelo heshiis mudo 3 bilood gudaheeda hada bishii 7 aad ayaa badh ah .... Heshiiskaa awalba doorashaa lagu gelayey

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 19 днів тому

    Misgiìn
    Ina Geele isaga ayaa Somakiland iyo Beesha Isaaq soo dhisay..
    Ma noolaankaraan Djibuuti la'aanteed.

  • @aadanwa8526
    @aadanwa8526 20 днів тому

    waar waxan jaahilka naga hor kaxee

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 20 днів тому +1

    SHhirkii uga danbeeyey jabuuti Fiqi Dameer baa shirka ben ka sheegey oo yadh markuu camar tagey Midnimaan ka wada shaqeynayna Somaliland raas oo been abuyr ah

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 20 днів тому

    Horta jabuiti mxaa insgasoo gala xidhiidha ujara

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 19 днів тому

    sheley faramaajo lahayen qabiil buu nagu nici hadana xasan shiiq qabiil nagu nici war xuunshadaan beejada amxar badi gobaya talaaba laga qadi muuse dameer qooraha laga katiineyn

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 20 днів тому +1

    Ma cuutaa hoos u dhigay dagaalka, adeer muuse biixi dhinac kasta waa lagasoo xidhay

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 20 днів тому

    Somaliland iyo DJIBOUTI waa dpworld oo ku soo kidisay dhaqaalaheedii 😂😂 ..
    Dhirbaaxadii dpworld iyadoo og DJIBOUTI ayay tana ugu darsantay 😂😂 waaba dib ha u qadaynina

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 20 днів тому

    SOMALI WAXAY U HADASHAA SIDII IN LAWYER U TAHAY ETHIOPIA.
    WAAR DANTEENA AAN KA HADALNO SI CILMIYEYSAN.
    MAXAA DAN NOO AH MAANTA IYO MUSTQBALKA. LAAB LAKAC MA SHAQAYSO.
    DOODAHA LABA DHINAC IN LA MAQLO WANAAGSAN EE DHINACA DOWLADDA KALIYA, MAYA.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 19 днів тому

    Balbeenta uu dameer xuutuw la tagen yahey eega kkkk masar baa tiri cintiraf gobolkii waqooyi galbeed haayaay huunadu rafadkii u danbeeyey mareysaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 20 днів тому

    Wax maamul Somaliland layiraahdo oo loo dhan yahey ma jiro.
    HARTI waa tegay... ISAAQ qaarna XABASHI ayeey noqdeen,qaarna OROMO..... CIISE, SAMAROON iyagana waxey wadaan jabhad .

    • @prosl11
      @prosl11 20 днів тому +1

      Daroodkii iyagu miyaanau tigray noqon matkay at ciidamada ethopia soo kaxaysteen

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 20 днів тому

    Xuuto tuushka ayuu cararay waaba la arkaa jabuuti halkay marayse hadal la odhan maye dagaal aya loogu jawabaya