Murusade lama qabo xildhibanad fa iso jeyte, waxa tiri gudomiyaha dhalinyarada murusade shamso dahir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

КОМЕНТАРІ • 42

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u 20 днів тому

    faiza guul ayaan kurajeynayaa

  • @familjenstv
    @familjenstv 22 дні тому +1

    Fa,isa jeyte waa gabar xaqa u hadasha sheegta run sheegna waa ceeb sheeg maka sidaas baad u gubaneysan tuugada baarlamaan ku sheega ah iyo xasan gurgurte oo ummadi dacay baad dhifaacaysaan viva Fa,isa

  • @CnajibcqadirMaxamuud
    @CnajibcqadirMaxamuud 21 день тому

    Xiliwadad walahi mursade kaligiisa xiliwan uma aha ee shacabka oo dhan ayey xaqoda udhicisaa dadka runta wey dhibtaa xiliwan faiza waa geese guul

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 22 дні тому +1

    Faa'iso Jeyte ha noolaato. Tuugada dabaqyada dhiiga shacabka ku dhisaneyso. Canshuurta qaladka loo isticmaalaayo haday sheegto ma qaldana.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 23 дні тому +2

    Waaku saxsan tahay faeuzo jeyto

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 23 дні тому +3

    Anigoo murusade ah xildhibaanka sax noo matela waa faaiza

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 23 дні тому +1

    Shababab meesha laga radinayo majiro ee halaga radiyo barlabanka kuwa isqari wayay kuwa amusan aya kabadan naga qabtay yaynaqarxine

  • @bima9383
    @bima9383 23 дні тому +4

    Viva xildhibanada Faisa jeyte

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 23 дні тому

      Down xildhiban Faisa jeyte kahwarij tuugo nacalad baa ku taal halaga saaro meesha barlamanka Somalia kahwarijta dhan laga saaro💣💣💣👎🏻👎🏻

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 23 дні тому +1

    ASC Xildhiban Faiza jayte viva HSN dowladiisa waad corrupted ah oo magafe oo kale faiisa waa Xildhiban qaran HSN SHEIKH waxba hakadifacin ma aha qof ladifaaco karo

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 22 дні тому

      Deegaankaaga xoreeyso xasan sheq maxaa Ka galay reerkii qawaarijta iska dhicinaayo xasan sheq waa caawinaya cidii diido maxaa Ka galay😂😂

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 23 дні тому +1

    Kan kalana dal xaraashe ayuu kaqaata 500 bishii

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q 23 дні тому

    4:06 mashallah young lady is brave n beautiful inside and outside , Thanks to her parents raise her good mashallah 👏👏👏👏👏👏👏👏 I salute for u sis 🙏💪🇸🇴❤❤❤❤❤❤ may Allah protect you n your family from all evil eyes n may Allah make easy for you right path 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 ameen ya rab 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 23 дні тому +1

    warya h maalow iska videoga benta ah oo naagaha uso sareysid meesha hada rabto adaa qabee fiiri fa, isa anagey no tahay run sheeg fadlan joji qabyalada anaga ma rabno qabyalad abgalan ahay qofka runta shegayaa walalkey ah yaa siree fa, isa wa xil dhibanada tagtay furimaha dagaalka ee ka joojiya labalabada sidii cbbdii farmaje shacabku run bu u bahanyahay ee tuugo uma bahna keeni kara qalalaase ay ka faa, iideysato itopiya shacabku asaga ah dowlad hadad moodo mwne kaliya dowlad ah walahi anaga ka saareyna villada hada joji weysiin cbbda abgakeysan eed hada noo bilabeyso marabno murusade waxba kama taqaan iyo qabiil waa gabar anaka abgaala iyo kuwa nala mida ee muqdisha ku nool kuna ganacsada dhibka iyo tuugada u diiday ee alshabab maaha❤ok

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 23 дні тому +1

    beenlay ayaa thy cid aad gudomiye utahay majirto faizo ayaa namatasha

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 23 дні тому +1

    Tan waa sharmuuto anaa aqaan

  • @FMoh-c1z
    @FMoh-c1z 22 дні тому

    halaqadan murusade wa ceeb

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 23 дні тому

    qabyaladiiste ayaa thy carabwayne

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 23 дні тому +1

    fa, isa guul anaa ku leh gabar warsangali abgal ah deganmuqdisho qarxi tuugadeeyna fadlan waa ku mahadsantahaye adiga iyo kulana jiisba shacabka u hadla maxa ka galay difaaca dalka fa, iza jeyte ciidan baa jira ayadana golaha ayaa shaqadedu tahay tuugada ku siisa qaraabka adiga hana maal ah wayo sidad u difaceysid anba arkaa maahin cbbda cusun x shna dhinaca qayaamo iima galaayee shacabka haka daayo dhibka ama villada waa ka baxaa wallaahi beentaasna kaama yeeleyno ❤ok

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 23 дні тому +1

    Naagtaan waa alshabaab macalin Mahdi aawey dagdag halosoqabto

  • @bima9383
    @bima9383 23 дні тому +1

    Kkkkkk war iweydiya nagta yaa udortay iney dhalinta murusade hogamiso na xisho kana har Xildhibanada kaliya ee kuhadasho afka shacabka somaliyed

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 23 дні тому +1

    Naagta halasoo xiro

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 23 дні тому +1

    Raganimo gudomiyaha dhalinyarada murusade xaqiiqda ayey ka hadashay

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 23 дні тому +1

    Xildhibanada isqari wayay ee u shQeya shababka halaso qabto kuwa qarsona hala baro

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 22 дні тому

    Gabadhaan hadday taagtaagneed illeen cali dheere ayay waali uga tahay baarlammaanka
    Ha la shaandheeyo xildhibaanada

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 23 дні тому +1

    WAX EDEBLEH WAA IN BAARLAMAANKA JOOGAAN

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 23 дні тому

    Masha Allah waqof ilahay kacabsanayso wamahad santahay waxad u hadashay xaq guulayso mama macan

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 23 дні тому

    FAAIZA waa ka soo horjwwdaa, waana la dagaashay qawaarij.
    Abgaal waxeey rabaan in ay aamusiyaan LIBAAXADDA.

  • @abdullahiyusuf2365
    @abdullahiyusuf2365 22 дні тому

    Gabadhan halagu badalo❤

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 23 дні тому

    Qof kasta oo reer owjimcaale oo nagu matala Baarlamaamka oo dowlada xasan iyo xamse wax ka sheega xilka halaga tuuro maxaa yeelay hada ayaan dowladnimo ku diirsanay dadkana sharciga marka la barayo in mowjado lagala kulmo waa caadi waa intay la qabsanayaan kuwa banaanka iyo baarlamaanka ka dhexqaylinaya waa kursi doon iyo nabar iyo naxdin mana rabno saas ha loo ogaado 💪🏿💪🏿

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 23 дні тому

    Maasha allaah gabar gob ah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 23 дні тому

    kkkkkk rutaay sheegtay laakiin hawiye ma ogola runta

  • @GuuledYare
    @GuuledYare 23 дні тому

    Weysaxanty

  • @bima9383
    @bima9383 23 дні тому

    Kkkkkkk waxey tiri waxan ahay gudomiyaha dhalinta 3 & 9 hadad tahay murusade saxa tuba ra manokhoten mana lagu yakhano tubo rac besha murusade ee waxan ku leyahay xisho

  • @familjenstv
    @familjenstv 22 дні тому

    Mooryaantii oo dhan baa barlamanku sheeg laga dhigay xagay Edeb ka keenayaan waa tuugo ku naaxay dhiiga shacabka

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 23 дні тому

    Xildhibanada argagixiso Aya kujirta Marka dowlada ay Ed heysato sida imika socoto ay Bajajley iyo ganacsato cabaneyso ayey kafa ideysanayan oo wey isheysan karila yihiin ee hala qaqabto kulanajis iyo feysa iyo kuwii lamida

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 23 дні тому

    Dowladda waa inay tallaabo laga qaado Xildhibaanada lajira all shabaabka.?

    • @Mooiokk
      @Mooiokk 23 дні тому

      Kalay ka qad adi b duliyahow dad lo caka jugley ma nihin 😂😂😂

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw 23 дні тому

      @@Mooiokk hadaadan aheyn dad loo caga jugleeeyo orad galhareeri iyo ceelbuur shababka ka xurey markas aya laandheero noqo doonta