Dawo lafta-garen iyo waftigii xasan waxa kala qabsaday/ xilka qadis taliyal ciidan xamse talabo..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 9 годин тому +1

    ILLAAHOW HA INA GUMEEYN , ILLAAHOW ADAA MAHAD LEH HAWIYE NAGA DHIGIN ,,,

  • @CabduqaadirOsmaan-g8z
    @CabduqaadirOsmaan-g8z 4 години тому

    Hore usoco mudane madax weyni lafta gareen

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 годин тому

    Runtii madaxwayne iyo ra isalwasaruhu waxayku mahadsanyihiin in ay xalraadiyan si ayna dhalinyaradenu isugudhaman alxamdulilaah

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 18 годин тому

    Saacadan xasan Baydhabo ayuu joogaa Mahadsanid

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf Годину тому

    Waanku tageyrsanahay xasan sh ciidama cadawga bixl tabashada shabkuna danta dalka eega

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 17 годин тому

    Xasan dhiiqo iyo reerkiisa ayaa koonfur duulaan ku ah, meel haloogasoo jeesto mooryaanta

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 18 годин тому +1

    Haye

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 17 годин тому

    Mooryaanta Hawiye dowladnimo maistaahilaan

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx 3 години тому

    Asc soomaali taliyaal khashin ah ayaa khabsadey ugu weynyahay madahweynaha

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 18 годин тому

    Maxa ka ogtahay sheeydaan maa kuu soo qsbray acuudubillahi minasheydaanirajiim

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye Годину тому

    Xasan iyo lafata waxaa adag lafta gren

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 18 годин тому +1

    Walaahi cidii danbe ee xamar isku qarxidaa in teey inaga dilaan Reer kooda baanu ka dili
    Hoduu Raxan ween yahay ama dir ama
    Daadood
    Nin kii is qarxiyaa hada kadib
    Wax naga quseeya malahan ama
    Shabaab ha sheegto am wuxuu doono ha ahaadee
    100 ha duu nin Raxan ween qarax inooga dilaa
    100 Raxanween ah baanu udili
    Waanu aar gudan qaniinyo qaniinyo
    Baa kaa celida sheekada waanu fahanay waa Alshabaab dad baa dhalay
    Dad beeyna ka dhasheen
    Adeer walaalnimo somaliyeed Hawye ka liya waar diya ka ma ahaan karayo
    👍

    • @mahadmahad1055
      @mahadmahad1055 Годину тому

      Mid hawiyo ah hadduu is qarxiyo maxaad sameyn? 😅😅😅

  • @ShamsoJamac-r1h
    @ShamsoJamac-r1h 10 годин тому

    😊

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 годин тому

    Horta waxa aynukudhaliilaynay madaxda hadaymetaladdhab ah urabaan umada Somaliyed in ayhoos udaadegan oo ficiltanka iskadayan garabka udebciyaan isjilciyan

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 7 годин тому

    War maxaad ka hadlee ayaagaa waalan eelaay waalatay oo is mooday inaytahay itoobiya doqon

  • @anisaali2876
    @anisaali2876 18 годин тому

    Hadii intaas la waayo ma amxaarad isku haleynee doqon aan darajo laheyn,, haduusan garab ka heysan amxaaro saas ma isku sii adkeyn lahaay,,

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 годин тому

    Reer konfur galbeed na hadaydalbadeen raligelin waxwaynba maydalban wayna uqalmaan halaraligeliyo adunyadu sorry ayaykukalasocotaa

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 годин тому

    Ninka konfur galbeed xukuma dadkiisuxukuma dadkiisuna isagaydorten oo jecladen wanbedelayaa caqlima aha ee waa in ulaheshiiyo hadudiyaar uyahay in itobianka la iskasaaro

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 18 годин тому +1

    Mala aminikara mw xasan shiikh wamaya wakhayin somalia iibsaday dalmarabo dadnamarabo lacag buyaqana halagaqabto dalka meelxunbukuwada dhibta isagawada

  • @ShugriWacan
    @ShugriWacan 10 годин тому

    Kkkkk lafgarenow ha tagine xamar ina adeer

  • @Cabdicusmaan-v7q
    @Cabdicusmaan-v7q 19 годин тому

    Xasan Shekhar 😅😅😅😅😅😅😅

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 19 годин тому

    🔥🇺🇿deni is hero 😍

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 7 годин тому

    Kusoco horey ugal. gesiga

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 годин тому

    Mihiimadeenu waxaytahay hadaynunahay umada Somaliyed kow in aynawiilasheenu isdilin hajogen xamar baydhabu gedo melkasta hajogene tanlabadna in itobianku inagabaxan

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 годин тому

    l

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 16 годин тому

    Xalad abur aya thy cadi iska dhig warsame midia

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 19 годин тому

    Xasan sh bye 😂

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 18 годин тому

    Horta xildhibaan leeyska maagey ma ahane iyagaa wadankooda qayaamey hadii laga hadlayna waa qalad hada taas xaq ma ahan

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 17 годин тому

    Dabadhilif oo dhan waa in la soo xiraa cidey doonto ha noqotee.

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 18 годин тому

    Qof Raxan ween haduu xamar danbe
    Qof ku dilaa Qof Raxan ween baanu udil
    Caasimadana Halooraro
    Hargeisa ayadaa ileen Caasimadii Labaadehe
    Dhata inala dhaafa
    Xamar waa magaala Ganacsi
    Isaaq iyo somali ha is arkeen
    Meel kastaaba reer somali un baa ubadane Dowlad nimada Hawiye
    Kaliya baa somali laga arkay
    Madar weeynayaan Gorya hoodii
    Iyo hoteladii eey dega naa yeen
    Lagu weerarayo
    Diigooda la baneestay ayagoo wadankaan madax weeyna yaal
    Kasoo noqday
    Sedee maanta daree meeydaan
    Hadii Farmaajo laweerari
    Ama sidii Cabdi raxmaan cabdi shakuur
    La dhaawoco
    Baasa boor kana laga qaato
    Waa wixii madax da Hawiye
    Lagusa meeynayay
    Odayaal somali nimo
    Uhadlay oo yidhi dad axmaaro
    Taageeray iydhi wax ha laga qabto
    Ayaa eed dusha loo saaray
    Calaashaan naceeb Hawiye
    Qof umad nacay aseey dhibi
    Laakin waa lees fahmay
    Raxanween sacab manaafaqad
    Utuma ama iska daaya Gartu Alleey leedahay marka naceebkiina la kala hara

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 18 годин тому

    Soo tii Farmaajo leeynayay
    Ethiopian dad taa geeray baa raali gelin
    La isugu Dari
    Shalay markii la leeynayay eelaay
    Oo 100. 100 qolka Farmaajo Ethiopia
    Leeynayeen
    Somaliya doladeeda
    Laba sano iyo bar baa uharay
    Ethiopia shalay cina lagalama tashan
    Maatana cid lagala tashanayo ma jirto
    Raxan ween maata la raali geliyo
    Waa Ethiopian la raali geliyay
    Hawiye welogoodba Ethiopian
    Cadaawad baa ka dhexeeysay
    Cidii lasoo jirtaa
    Iyo ku wiinaan beenta iyo marin habaabinta wawada media ha
    Ethiopian baad noo wada tihiin
    Ama Raxan ween naxli ka soo dhadhiciya ama iska daaya xaq mataqaanuine
    Walaahi hadaad qabiil ka dhitaan
    Qofkii Hawiye ee hadlaaba
    Intii xamar isku qarxiday
    In aanu dadkooda ka aar gudan doono
    Qof. Kastaaba dad ayuu leeyahay
    Cikastoo ina qarxiday
    Reer kooda baanu ka aar gudan
    Dhiigeenii baanu Somali anagoo awoodna in qof kii qof inaga dilaaba reer kooda ka aar gudano baanu samir muujinay maanu garan waayin godob teena ee Raxanween ayagaa sad busi qaba manaafaqada ka daaya

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 годин тому

    wax xil laga qadayo majirto lafta gareen ninki lagu badali laha waa diyar itoobiyan weey bixi itoobiya kalkal soomsaliya masi xukumi doono

  • @axamadmaxamod
    @axamadmaxamod 17 годин тому

    in la idin waso waaye xaaraanyahay