Heestan waxay i dhadhansiiyay nooca muusigga aan ka helo. October-2024 soo noqo marar badan oo ku illow daalka waxbarashada iyo adeyga maalmaha adduunyada qaarkood. ♥️
Heestan waxan ku dhagaysanaya addis ababa waxan ku dhagaysan jiray wajale 2010🥺aduun xalka ba.a barina meelkale inan ku dhagysta laga yaba hadan nolahay wxn baray gabadh si aY igus0 xasuusto💔
Heesti nuur iyo shukri riwaaayadii Ilaa xaawo iyo aadan ma xoroobin jacaylku xasuustii ciyaaalnimadaydiii ❤❤❤❤❤❤❤
Wa runta sxb wa heesti ku jirtay ruwayadi "ila xawa iyo Adam ma xorobin jacaylku " runti wa ruwayad xasus leh
Heestan waxay i dhadhansiiyay nooca muusigga aan ka helo.
October-2024
soo noqo marar badan oo ku illow daalka waxbarashada iyo adeyga maalmaha adduunyada qaarkood. ♥️
Heesta: adunyadi siday tahay
Codka: Nuur Cilmi axmad (Nour daalac) iyo shukri Roble dirir ( shukri qurux).
Laxanka: Nuur daalac
Ereyadi: af gudhiye
Ruwaayadi: ila xaawa iyo adan ma xorooba jacaylku.
Xasus hore ayaan galay daruraha talahi.
Lamanahan waxay ahayeen shahrukh khan iyo kajol. in badan way naso madadaliyeen Allaha sharfee.
Ana hada ayaan xasuus galay sxp
Selon les Vrai Djiboutiens peut connaître le valeur cette chanson 🤩😍😘
Waa inoo ayaan kale haliz wlhi heesahoda inta padan wan tageera
Ax walahi kamaa Daalo dhageysideeda big love jirkeygi shukri robleh laxanki daoud cali ilahay haku naxaristo abee
Aamiin
Yes wataa heesti waad mhdsantahy wll
Wll adiga ayaa muddan
The best son " Vraiment ce touchant"
Nostalgique ❤😢
WAA INNOO AYAAN KALE - - Ho. SHUGRI ROOBLE DIRIR & Ho. NUUR CILMI CISMAAN (NUUR DAALACAY)
©Erayadii : ?? ©Codshaxankii : AHUN Daa’uud Cali Masxaf ? ©Luuqdii : Ho. Shugri.R & Nuur.D
''- - Ho. Shugri Rooble
Adduunyadii itaal iyo
Awooddii ma socotaa
Arladii siday tahay ?
Dayaxii abaarsaday
Xiddigihii ma aaminay ?
Dhaayo kuu arraday baa
Araggaaga jecel oo
Aamusnaanna diidoo
Ka ag ooyay iilkee
Ifka laguma waaroo
Qofna ooli maayee
Milay ay ahaataba
Waa innoo Ayaan kale !
- - Ho. Nuur Daalacay
Adduunyadii ilays iyo
Olol baa baxaayoo
Waa la is eryanayaa
Aminaadi guurtoo
Awr baa is cunaysoo
Ilmada iga dhici baa
Oogadayda qoysoo
Ilo webiyo noqotoo
Uur xumaanta kama ledo !
Ifka laguma waaroo
Qofna ooli maayee
Milay ay ahaataba
Waa innoo Ayaan kale !
- - Ho. Shugri Roobleh
Jacaylkii adduun li’i
Nagu riday awaarahan
Ooddi ma laga rogay ?
Dayrkii adkaa iyo
Irriddii ma laga furay ?
Oonkii kalgacalkiyo
Ayaankeen ma guul baa ?
Axdigii dhexdeenniyo
Ammaanadii ma haysaa ?
Ifka laguma waaroo
Qofna ooli maayee
Milay ay ahaataba
Waa innoo Ayaan kale !
- - Ho. Nuur Daalacay
Jacaylkii aqoon li’i
Lagu nacay ayaamaha
Arxan looma gelin weli
Ergadii la diidyoo
Lama furin albaabkii !
Aniguna ogaalkay
Waxaan uurka ku hayaa
Amar Eebbe mooyee
Inaan furin abaalkii !
Ifka laguma waaroo
Qofna ooli maayee
Milay ay ahaataba
Waa innoo Ayaan kale ! ''
Mahadsanid walaalkay. Soomaaliyeey Nabad
Walaal adiga muddan. Thanks for the lyrics.
Xasan jamac nin wayn. Wan ka dambeya talahi. Madaxaga kor Allaha ka dhigo.
Sxb nuur daalac ma noolyahay
@@mohamedamiin6830 ha zxb wa nool yahay.
@@sultanhufane1051 sxb war iga sii halkuu ku noolyahay fanka muu iska daayay muxu ka shaqeeya
Beaucoup de souvenirs j’aime 🥰
Heestii Aan mudo badan radin jiray thanks bro 👍
Adiga muddan wll
Zxp heestii fourchete ee mawlihi na uumaa wiilkiisa ayaa dib usooqaadaye meel kusheeg mahdsanid @@caweyskadalmar
Heestan waxan ku dhagaysanaya addis ababa waxan ku dhagaysan jiray wajale 2010🥺aduun xalka ba.a barina meelkale inan ku dhagysta laga yaba hadan nolahay wxn baray gabadh si aY igus0 xasuusto💔
Wlhi hees aad itabanaysa 😢😭kamadalo dhagysigeda
Romantic song laxanku a wa ha iiga dalin!
Axdigii dhexdeeniyo amaanadii ma haysaa?🥲❤️
Heesta 2008 ayn tvga qaranka wakhti
C vraiment touchant.
Assajog svp j vous demande cet ruwayad nosogali wa codsi huno yado dhan
Yasin med . assajog?
I know sxb sorry is the smart phone problems bro lakin adiga ayan kawaday hadad haysi nosoda
Waa hees taabanaysa dareenka si dhab ah.
Hess macaan
Dadkiinan faransiiska soo qorayoow noodaaya heesahayaga soomaaliyeed ama noqda Soomaali Dhab Ah, oo luqadiina afsoomaaligaa wax kusoo qora sala calee 😔😔😔!!!
Hhhhh faransiis dayni mayno Somaligana sidookale
@@amyeden8616 😂😂😂 waa yahay, laakiin fadlan waa inaad barataan sida afsoomaaliga loo qoro, koley adigu laga yaabee inaad Canfar tahaye!!!!
@@elmimuhiyadiin7746 hadaan canfari ahay maba qoreen af soomaali ee naga xishooda 🙄😪
@@amyeden8616 raali iga ahaada walaalahaayga soomaaliyeed ee reer Jabuuti maashaa Alaah 😘😘😘 Ilaahaay haaydin ka xafido balaayada, bes intaas keliya ayaan rabay inaad afsoomaaliga wax ku qortaan markaaynu wada hadlayno soomaalideenu maashaa Alaah 💪💪💪hhhhhh!!!!
@@elmimuhiyadiin7746 waan idin jecel nahay sidookale walaalaheen ❣❣❣
❤
Horta fanaankan Nuur daalacay xaguu hada ka dhacay ???
Djibouti ayuu jooga wll
Axxx sa fais mal au coeur
T’as raison vraiment c’est triste
😭😭😭
😭😭😭❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂