FULL MORNING ROUTINE JADWALKEYGA SUBAXNIMO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @IdilAli-z3i
    @IdilAli-z3i 4 місяці тому +6

    Walaalayal iiso duceeya inuu ilaahay isiiyo guri waasaca oo khayr qaba wlhi waa dalay san u raadinayey mid aan fileen inu ilaahay isiiyo iso duceeya asxabta ifraax ❤😢

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 4 місяці тому +12

    Abayo sokorta iska yareey shaaha sokor leh cayilka waxa keeno sokorta

  • @AsmitaAbdi
    @AsmitaAbdi 4 місяці тому +8

    Kusaliya rasuulka swc ❤

  • @AnisoAbduqaadir-lo9dz
    @AnisoAbduqaadir-lo9dz 4 місяці тому +6

    Abayo talo wall nimo Ayan Ku sinlaha waxbo gurigaaga ka guurin muhiimada wa hoy ma ahan weynaan yaraan wuna quruxbadan yahay gurigaaga

  • @Hibo-e6t
    @Hibo-e6t 4 місяці тому +8

    Ifraax wll video nolosha malysia soo samee plz waliba rer cusub sidiina Oo raba inay u soo guuraan baan ahay .guriga kiradiisa qol iyo fadhigiisa oo goodni ah ma la helaa ama laba qol

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 4 місяці тому +2

      Ana dhowr mar waydiyey

  • @mascuudrufaacixuseeniidow6933
    @mascuudrufaacixuseeniidow6933 4 місяці тому +8

    Buga badkisa kitab quraan aqriso abayo

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz 4 місяці тому

      Qur aaan ma aqrisato ma maqashey dadka waxa lo dirsan maxaa daba dhigey

    • @mascuudrufaacixuseeniidow6933
      @mascuudrufaacixuseeniidow6933 4 місяці тому +3

      @@Deqamohamud-bm2bz edeb yelo adi kulama hadlin is qorqorka yareey kitaab aqriso ma ceeb baa umadan shaydan nimo badana

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 4 місяці тому +2

    Masha allaha xabibti nooso badi shukran allaha ku xafiido 💋 💯 ♥️ ❤️ 👌

  • @nuursiindmg7805
    @nuursiindmg7805 3 місяці тому

    Ifraahe abayo dharka shaararka sida qasaalad loogu dhaqo nooso gali please

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 4 місяці тому +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @fardowsoalihindi3317
    @fardowsoalihindi3317 4 місяці тому

    Wlshy ifraaxey Rabi wxn idiinka baryaa inaa awlaad baari ah idiin siiyo i.a bata oo barakooba i.a gurigaas wax dhax ciyaaro allaha keeno 🤲🤲🤲

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 4 місяці тому +1

    Masha allha

  • @ShacbanNmouse-lp4vk
    @ShacbanNmouse-lp4vk 4 місяці тому

    Masha allah ifrah waa guri qurx badn haka gurina

  • @fartunriyo8307
    @fartunriyo8307 4 місяці тому +1

    Ifraaxay abyo gurigs atirisho baadiyo siih😊❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 4 місяці тому +1

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 4 місяці тому +1

    Routine ka subxdi iyo kan hbenki hdaad awoodid ❤

  • @MaryamaabshirAadanMaryamaabshi
    @MaryamaabshirAadanMaryamaabshi 4 місяці тому

    Alla maxaan suuxiisay macaneyyy❤❤

  • @SabarinSabarin
    @SabarinSabarin 4 місяці тому +1

    Anaa ugu horeyo ❤❤❤

  • @RoumanAhmed-d3q
    @RoumanAhmed-d3q 4 місяці тому +1

    Machalh ❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 місяці тому +1

    Manshalah ♥️

  • @AvAa-r1r
    @AvAa-r1r 4 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @luulcabas3151
    @luulcabas3151 4 місяці тому

    Shaaha sokor canjeerada sokor

  • @ZuusiZuusi
    @ZuusiZuusi 4 місяці тому +1

    M a Abayo mcn ❤❤

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 4 місяці тому

    M.a ifraax Qaliifay wllo sonkorta inyar uun ka isticmaa cafimadka uma fiicna xbbti

  • @khadijozaki
    @khadijozaki 3 місяці тому

    Ifrahey sokorta iska yaree walashey

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 4 місяці тому

    Mshlah😊

  • @hodohussein309
    @hodohussein309 4 місяці тому

    Ifraax xafaldi Asad maxd uga maqnayd sister

  • @NuurtoMaxamed-j1t
    @NuurtoMaxamed-j1t 2 місяці тому

    ❤❤ m.a

  • @SumayaSaeed-p8s
    @SumayaSaeed-p8s 4 місяці тому +2

    Abyo baastada isku karista baradhada kadaa sida bariiska yaanyada cml ukari biyahana ka yarey furfur kunoqonee

  • @NuurtoMaxamed-j1t
    @NuurtoMaxamed-j1t 2 місяці тому

    M.a

  • @Happ147
    @Happ147 4 місяці тому +1

    Sokorta iska yare qali

  • @marwokhalifabdi4067
    @marwokhalifabdi4067 4 місяці тому

    Quran ka aqriso isaga adun aqiro anfac hu lehe

  • @SaharaOmar-fn5bx
    @SaharaOmar-fn5bx 4 місяці тому +1

    ifrax sadax jer ayan jimel samestay si an adiga subscripe badan kusiyo 😘

  • @MohamedJimcale-i9t
    @MohamedJimcale-i9t 4 місяці тому

    Abayo ifraax yaa geeriyooday

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 4 місяці тому +1

    300k coming soon I.a yrey ifraxey naga babi youtoubeka

  • @aaminasaleeban3599
    @aaminasaleeban3599 4 місяці тому

    Aduun caajis ihaayo kulahaa😂😂

  • @kowsarcadaawe342
    @kowsarcadaawe342 4 місяці тому

    Abyo imisa were qolkii aan kulasoo dage wehelna aan isku noqonee

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 4 місяці тому +1

    Sm

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 4 місяці тому

    M.a ifraax❤

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 4 місяці тому

    Ifraax saa I'd usiicayishe bee waa iscaten analahede

  • @FaaisoCabdi-xq3kd
    @FaaisoCabdi-xq3kd 4 місяці тому

    ❤❤❤😊

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 4 місяці тому +1

    Sokorta iska yareee

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 4 місяці тому

    naaa ifrahy no so badi rotingka 😂😂❤

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir 4 місяці тому

    Ifka wan kuxisny kuawy

  • @fatumaismail6374
    @fatumaismail6374 4 місяці тому

    Asc ifrax hestan naga badal plz

  • @FarahAhmed-ss8ye
    @FarahAhmed-ss8ye 4 місяці тому

    Meekabkii mee zxp qali

  • @NuurtoMaxamed-j1t
    @NuurtoMaxamed-j1t 2 місяці тому

    ❤❤ m.a

  • @NuurtoMaxamed-j1t
    @NuurtoMaxamed-j1t 2 місяці тому

    ❤❤ m.a