Daawo Dahir Alasow oo Geel dhaqasho bilaabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 58

  • @سعیدسلیلی
    @سعیدسلیلی Рік тому

    سلام. خوشحالم که برای سلیقه های مختلف برنامه ریزی میکنید.. سال نو مبارک برای پرسنل زحمتکش..

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 4 роки тому +7

    Mashallah daahir calasow caqli badanaa, hanti ma guurtaan ah ma madax xoolaad, waligaa shaydaanka uma hogaansami doontid, 1 milyaar oo doolar ah acountiga hadaad ku haysato maanta bari eber baa tahay waa lagu dhihi karaa,...geel ninkii dhaqay garab allow sii aaamiin ilaahow xoolaha noo barakee. Qof kasta oo soomaaliya ha dhaqdo xoolo

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 4 роки тому +2

    Dagax baan Camden Town kuibinaa ragaan ne are sipping fresh cano gel! Qurbo haiskuimanina you have good life!

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 4 роки тому +2

    MaashaAlaah waa in aan xoolaheena dhaqanaa oo dhaqankii Ma guurtada Waa INAAN Soo ceshano InshaAlaah MaashaAlaah

  • @engabdirahmanzhire1741
    @engabdirahmanzhire1741 4 роки тому +4

    GeeL Dhaqasho baad bilowdaY miYaaBa DhaqaNkeeni baad nolaYsaY DaaHir Mdx sare

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 4 роки тому +2

    gaalshireedliyo gaanka reer sade

  • @jifad5644
    @jifad5644 2 роки тому

    Beenta joogi meesha waa gobalka
    Jubada Dhexe
    Gelaan waa geelii mareexan
    Sariira
    kuudyaaq
    Radiida
    Arabow
    Kuunya seeg seeg
    Anoo yar Ayaan joogi jiray
    1988 dhul barwaaqa ah Ayaan
    Ku ogaa

  • @mohamedyusuf3421
    @mohamedyusuf3421 4 роки тому

    Gun ma weydooy gaar haddaan dayo gaar labaad garba buuleey gol hiloowley shaashireedliyo gaanka reer sade walee waa raggii rag ahaaa

  • @yasingalaydh3354
    @yasingalaydh3354 4 роки тому +2

    Daahirow kuma haye

  • @ismaacilabdi4644
    @ismaacilabdi4644 4 роки тому +3

    daahir calasow waa muwaadin aad uqiima badan waxan odhn lahaa noo hogaami inaha alaa

  • @cabdixakiimsheikhmahamouda1221
    @cabdixakiimsheikhmahamouda1221 3 роки тому

    Wa bentii geelan malhn asaga ninka hasha malaya wa walalkey wiilka yarna adeer ba u ahay asaga dhalay meeshan wa jubboyinka

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 2 роки тому

    Mashaa allaah

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 3 роки тому

    Wariyihii alshabab ahaa abdulahi yaasiin jaamac somali

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 4 роки тому

    ماشاءالله illahay hanoo barakeeyo geela

  • @abdinoormohamud4627
    @abdinoormohamud4627 4 роки тому

    Imaging my eld bro and the son of my sister are in this video.
    Abdullahi Mohamud and Mohammed Salan
    M.a
    Waan isweeyney imbadan.
    Waan kulmidonaa mar un.

    • @abdikarimabdullahi7691
      @abdikarimabdullahi7691 2 роки тому

      Mashallah walaalkey Nin yahow waa soona buaale waxaan Rabay inaan IU weydiiyo gaashireedle baan maqlay Waa beel ka tirsan mareexaan Nin yahow geelaan ma kii mareexaan ba mise Waa kii Ogaden ee cowlyahan bro
      Thanks 🙏

  • @maxamedcabdimire3064
    @maxamedcabdimire3064 Рік тому

    geeli marexan

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 4 роки тому +2

    Hees iyo badh

  • @hansamejama4532
    @hansamejama4532 3 роки тому

    Wet

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 4 роки тому +1

    Habaraneey geel maleh masood xaday

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 роки тому +5

    *Wlll qaali hal Subscribe igu caawi adoo raaliya*

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 4 роки тому +2

    Waxagee deegaankaan

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 4 роки тому +1

    geel aadan lahayn baad isku soosawirtay yaa mooryaan

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 4 роки тому

    Reera geel ma aha dahir calasaw

  • @guleniyusuf7603
    @guleniyusuf7603 4 роки тому +3

    Subscribe ku taabta somaali dhab ah hadaa tihiin

  • @abdulkadermohamed7578
    @abdulkadermohamed7578 3 роки тому

    Beenbadanaa,geelaan waxuu joogaa jubooyinka

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 4 роки тому +1

    Keenee baa ku jiree oo Galinsoor kacabay. Sumada muuji

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 3 роки тому

    Full respect

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 роки тому

    Habar gidir geel may dhaqdaan

    • @bitaalefillims9802
      @bitaalefillims9802 3 роки тому

      Geel ari iyo lo,a intaba waa dhaqana

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 роки тому

      Habar gidir waxan moodaayey inay dhaqdaan dhishiikaha iyo AK47
      Ka waran

    • @abdikadir-Jamaame
      @abdikadir-Jamaame 3 роки тому +1

      Ninyoow geelaan sidaan u qurxoon oo u dhadheer lagama helo gobolada dhaxe halkaan waa Jubada Dhaxe Bu’aale

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 роки тому +1

      @@abdikadir-Jamaame waxay ila tahay waa carro ogaadeen ,,,,
      Somali oo dhan maanta geel fiican oo sidan u qurux badan dhulkaas ogadenia ayan ku arkey ,,,,

    • @abdikadir-Jamaame
      @abdikadir-Jamaame 3 роки тому

      @@jiilkacusub3019 ha Buaale ogaadeen u badan sido kale qabiilo kale somaaliyeed ayaa degaan

  • @maanoiaxmed983
    @maanoiaxmed983 4 роки тому

    Dhaqanka somalidu waa kaas

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 4 роки тому

    #Mulxid_Daahir_Calasow been badanaa Barnaamijkaan Geella waxaa iska leh soona diyaariyey #Idaacada_Afurqaan.

  • @ahmedabdullahi9410
    @ahmedabdullahi9410 4 роки тому

    Bj

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 4 роки тому

    geel islaameed intuu iskusoosawiro ku laahaa geel aan dhaqtaa

  • @abdulkadermohamed7578
    @abdulkadermohamed7578 3 роки тому

    Shareecada islaamka ayaa lagu ilaaliyaa geelaan

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 4 роки тому

    Melahaan libaax iyo waraabe majoogaan miyaa. Inta aan dawanaayay video geela ayaan libaax ka ilaalinaaya😪

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 3 роки тому

      Somalia civil war destroyed the wildlife

  • @KulanleOfficial
    @KulanleOfficial 4 роки тому +1

    Qofkii bidaarta cabanasyo inta booqo ua-cam.com/video/l5RfKRF6EpU/v-deo.html

  • @lipancaraye406
    @lipancaraye406 4 роки тому +2

    Rer bicidyahan baa kaa dhacaya daahiro geela hhhhh

    • @darishore814
      @darishore814 4 роки тому

      Baciidyaha si yaryar ki maahan, daahir na so sacad ma aheen. Oo goormey south sudan isku taagtay mareykan 😂😂

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 4 роки тому

      @@darishore814 REER BICIDYAHAN WAA KUWII WALIGOOD BAADI JIRAY CIDAADA SAW MAAHA EE ISKA JIR😁 REER BICIDYAHAN WAA KHATAR MEESHEEY GALAAN

  • @ahmedabdullahi9410
    @ahmedabdullahi9410 4 роки тому

    Bj