Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

50 Oraah oo Guusha iyo nolosha laga yiri | Dhiiri Galin | Muhiim ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2018
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @cabeeydaahir
    @cabeeydaahir 5 років тому +675

    Jazakallah Akhii omar, Cidwalba oo aqrisaneysa qoraalkeyga Jimco wanaagsan

  • @daudic1829
    @daudic1829 5 років тому +222

    Waa jimcihii udanbeeyey ee sannadkan ku jirno Ilaahey ha ka dul qaado qofkasto dhibaato haysato qofkasto hammi leh ilaahey hamigiisa ha ufududeeyo waa hadi wax fiican yahay🙁

  • @yacoubiman6764
    @yacoubiman6764 5 років тому +71

    Horay uu soco macalin omar inshar
    Maanta waa jumca nabiga kuu saliya Scw Scw

  • @abdikaniyassin5651
    @abdikaniyassin5651 3 роки тому +38

    After 2 year still l watch this video thank you sir Omer

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 років тому +276

    Xaasidka ha ku mashquulin, isagaa dhib isugu filan!
    Jaahilkana ha u jawaabin, la hadalkiisu waa cudur!
    Kii kugu qaldamayna iska cafi, si Rabbi adigana kuu cafiyo!
    Wax walba oo lagaa sheegana ha ka jawaabin, hadii kale wax qabsan meysid SXB makula tahay

  • @kunsports2144
    @kunsports2144 5 років тому +33

    Naxariistu waa luqad camooluhu arko dhagooluhuna maqlo❤❤
    Unaxariiso adoomaha alle si adna rabigaga kuugu naxariisto😊😊

  • @y4ska37
    @y4ska37 5 років тому +25

    Maanta waa jimco qof walbo oo arka qoraalkaan Waxaan u rajeynayaa in ilaahey ka qaado dhibkastoo heesta ☺☺
    Kii farxad heestana Allaha u siyaadiyo😃😃
    Aamiin yaa rabi Amiin Amiin
    Waliba si niyad leh

  • @mohametdiini9386
    @mohametdiini9386 5 років тому +162

    wll codkagah markan maqlo waxba igu yirahda gul bad gadhy ilahy hku dayo bro

  • @husseinkassem6951
    @husseinkassem6951 5 років тому +20

    Maasha allaah
    Walaal Omar inshar
    Waxaa tahay qufka nolosheeyda wax badan
    Kusoo kordhiyay
    Fikrado iga maqnaana isiisay
    Illaaheey janada micigeeda hakaa dhigo

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 років тому +52

    1 :Markad goaansato inaad bilawdo hawl waxa kuufurmaya wadoyinka muhiimadu waaa bilaw💖
    : Kama aadkaan kartid qofaan quusanyn
    ::Mustqabalaka waxaa leh kuwa manta shaqeey dadala
    ::: Hadaaad rabto inaad noqoto qof aaan laga maarmin noqo qofaan aan caadi ahayn💖:::
    Xikmado caajiiiba wall alle hku sharfo intaas meel garaaan KU qortay jasaaaakalah khyral jasaaah

    • @muxiyediinaxmed9929
      @muxiyediinaxmed9929 4 роки тому

      Mazhaa Allaaah wlzhy qalii

    • @muxiyediinaxmed9929
      @muxiyediinaxmed9929 4 роки тому +1

      Wlzhy qaalii wxd ruux nolozhaa wx ka Yaqaan wll mcn markaa Anigaa inaan Nolozhaa wax kabadalo aYaan rabaa wlzhy qalii markaa Adigana garab aYaan kaa Rapaa hadii aad awoodo WhatsApp igalaa Soo xidhiidh wll qaalii +251927908158

    • @cherifmballo420
      @cherifmballo420 3 роки тому

      Thanks you a not sister

    • @user-bw6ej3xs6w
      @user-bw6ej3xs6w Рік тому

      Khadiijo after 4 years..l appreciate your advice .❤.

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 років тому +64

    Qofkii ku dhiiri galiya waa qof ku jecel walaal mahadsanid

  • @ahmedsaqawemaki2766
    @ahmedsaqawemaki2766 5 років тому +26

    Mahadsanid walaalky omar hore usii wad howshaada guul insha Allaah

  • @anasshiine1559
    @anasshiine1559 5 років тому +81

    Wlhi tani iyo shaly waan sugaayay video kaaan🙏

  • @ibraahimvlogs7539
    @ibraahimvlogs7539 5 років тому +21

    M.a illahey haku xafido Omar aad ayan ku jclhy si walaaltinimo ah iyo wadaagida diinteena wllkey one lovE

  • @SALMAANBILE
    @SALMAANBILE 5 років тому +126

    intii wax ka faaidey omar ishar like iisara👈👈

  • @mxproduction8810
    @mxproduction8810 5 років тому +41

    Ilaahey haku jeclaado wll
    Wax bdn waad noo dadaashaa
    Mahadsanid MaCaliN

  • @aamusane16jir90
    @aamusane16jir90 2 роки тому +20

    After three years still i watching 👀 this video with my wife thank you 😊

  • @psquarecirrow1474
    @psquarecirrow1474 5 років тому +18

    wax badan ka faaidnay
    mahadsanid omar inshaar
    chanalka ugu wax tarka badan chanalada somalida 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 років тому +25

    Wlhi isma dhiibayo ilaa intaan Noloshayda Hormar ka gaadhayo Insha Allah 💪🏽

    • @Nothing.3238
      @Nothing.3238 Рік тому +1

      Sxb hadda hormar magartey

    • @amincaraalechannel
      @amincaraalechannel Рік тому

      @@Nothing.3238 Haa Alxamdulilaah wali waa ku taaganahay Hadafkayga Insha Allah Guul ayaan kuu rajaynaya adna 🤝👍🏼👏🏼

    • @Nothing.3238
      @Nothing.3238 Рік тому

      @@amincaraalechannel sxb ani eber iyo Shiid isku darsadey🥲

    • @Nothing.3238
      @Nothing.3238 Рік тому

      @@amincaraalechannel sxb hadad xeerka ragga wax ka taqano I caawi

  • @abdi-waliahmed7639
    @abdi-waliahmed7639 5 років тому +18

    Jazaakalaahu qayran
    Waqtiga aad gelisay maqaalkaan quruxda bdn.

  • @maankaqalbi2270
    @maankaqalbi2270 5 років тому +23

    omar inshar walahi wxaa thy qof eeba isoo diray malintaan ku bartay nlshyda wey is badashay cidii ila qabta like saar

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do Рік тому +6

    After 5 years still l watching this video❤️
    THANK YOU Ustad

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 5 років тому +91

    جمعة مبارك أخي عمر 👉💯✔

  • @museigeyoutub6752
    @museigeyoutub6752 5 років тому +9

    Manshll macalin waxbadan soo kordhiyay shacabka somalia ha ka faa idaystaan weedhahan .
    Mahadsanid wllo omer 💚

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 років тому +84

    masha allh 😍😍😍😍

    • @abdiaziizomarahmad2741
      @abdiaziizomarahmad2741 5 років тому

      War rer mee ba tahy Adi hadan ku arki Lhaaa sidan kugali laha ilhay baa og

    • @abdiaziizomarahmad2741
      @abdiaziizomarahmad2741 5 років тому

      Jaaar kaayaga ayaad rabtaa inad ka Shu kansato comment iga

    • @safiyasaaficabdi2519
      @safiyasaaficabdi2519 5 років тому

      Masha Allah allaha haku xafdo walaal

    • @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
      @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 5 років тому

      Meel kasto aan galo Quuen Ali wad iga so horesa meel walpa 👈

    • @mr.blackball6628
      @mr.blackball6628 5 років тому

      Meel walba comentigaaga ayaan ku arkaa intee subscripe ayaad leedahay ? Mise vidoe walba waad iska daa wataa !!!

  • @LAAMPODCAST
    @LAAMPODCAST 5 років тому +58

    omar mahamed inshar waxaa thy macalimkayaga nolosha aad baa uu mahadsan thy waxan kaa codsan lahy inaad nosogaliso sida ardeyga examka shahadiga galayaa sidii wax uu aqrin lahay iyo waxyalaha loga hortago caajiska mahadsanid

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 років тому +12

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @kingaibross3752
    @kingaibross3752 5 років тому +33

    Walaal cumar saakay ilaahada waan sugayay waad nagu sok daahday hehehehe mahdsnid walaal cumar 😊😊

  • @FagadMedia1
    @FagadMedia1 5 років тому +4

    Shukran walal Omar Inshar, Alle haku xafido, carabkaagana cadaabka haka dhooro.

  • @hadiyahadiya2518
    @hadiyahadiya2518 5 років тому +15

    Hadaad ka baqato guul darad waligaa guulsha gaadhimaysid .jumca mubaarik dhamaantiin

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman 4 роки тому +43

    This video has been posted in 27 December 2018, and today is 27 December 2019. I have been watching it every day since that time, and still interesting to watch it.
    This is really spiritual and inspirational video.

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 4 роки тому +2

      Nice Insha Allah waits for December 12-27-2020 Insha Allah

    • @ciiloow9451
      @ciiloow9451 2 роки тому +2

      2021 ‼️i'am👀

    • @AB20796
      @AB20796 2 роки тому +1

      Today is Wednesday 06-04-2022 malinti 5aad ee ramdan. Ramadan kariim

    • @shaficiihassan3879
      @shaficiihassan3879 2 роки тому +1

      Aniga manta ayey malinteyda noqote, 27 July 2022, alxmadulillah Rabilcalamin

    • @MoMo-mx2dv
      @MoMo-mx2dv Рік тому +1

      To day is 13 December 2022

  • @fahmiyusuf6489
    @fahmiyusuf6489 5 років тому +5

    Jazakallhu khyraN pro
    Jumca mubaraK all Muslims 😍😍😍

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 5 років тому +7

    Wllhy wax badan baaa kaa faa'iiday
    Omar inshaar
    Nin khatara thy
    Jazaka allah

  • @maqzuudqueenchannel5301
    @maqzuudqueenchannel5301 5 років тому +8

    Macalinkeena M.A Qeyr Allaha kuugu badalo insha allah❤❤❤❤

  • @sulthansuheip
    @sulthansuheip 6 місяців тому +3

    After 5 years ❤

  • @salmaanhaajiahmed9947
    @salmaanhaajiahmed9947 5 років тому +4

    Jazaakallaah saaxiib cumar inshaar, jimce wanaagsan saaxiib adiga iyo cidwalba oo akhrinaysa qoraalkeygan.

  • @arizakmahamet6696
    @arizakmahamet6696 5 років тому +4

    Qisooyinka guusha soo badi zhp insh allah

  • @Ozla252
    @Ozla252 5 років тому +27

    OGAANSHO masha'allah waan kugu xiranahay hormar wcn ayaan ku rajaynaaya

  • @aliahmedAbdi
    @aliahmedAbdi Рік тому +2

    Shugran for daily motivations

  • @wanaagjecel7651
    @wanaagjecel7651 5 років тому +5

    جزاءك الله خيرا يا اخي

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 років тому +41

    asc wllo *omar inshaar* *chunce mobaarak mahD zanId wll💯❤*

  • @kahin05
    @kahin05 5 років тому +9

    Cod macaan, music macaan, Oraah qaali ah , Chanel xikmad ka buuxdo, Waan ku faraxsanahy in Chanel sidan oo kale inoo dhiiri galiyo
    Omar inshaar inshallah horey u mar ayaan ku rajay nayaa walaal!

  • @midnimochannel9347
    @midnimochannel9347 5 років тому +1

    alx m.a aad iyo aad ayaa umahad santahay omar masuul sare waan ka helay muqaaladaada thanks omor

  • @muktaraden9
    @muktaraden9 5 років тому

    Mahadsanid !أنا متأثر عقلياً ، لقد تحدثت عن الحقيقة. أحسنت!

  • @ilhanbashir3587
    @ilhanbashir3587 5 років тому +3

    Jazakallah khair
    Allaha ku siyaaadiyo cilmiga

  • @africanbeauty5466
    @africanbeauty5466 5 років тому +7

    M.A walal ogaansho kulu weyen Ku rejeynin

  • @najibab2138
    @najibab2138 5 років тому +3

    Jazakallah khayr wll Omar. Hal odhah ah ayan ku dari laha “MIDKA LAGA DHUFTO NAARTA GALANA JANADA AYAA LIIBAANAY, LIIBAAN DHEER!!!” waa inaynu wax walba oonu qabanayno ku salayno faaidada iyo khasaraha maalintaas (qiyaamaha). Mahadsanidiin ❤️❤️❤️

  • @bigwaahuu8848
    @bigwaahuu8848 5 років тому +23

    Jimce wanaaGsan waana jimcihii u dambeeyey 👉2018

  • @apdohakim1650
    @apdohakim1650 4 роки тому +3

    Inta maanku gaajaysan yahy guuli waa wali @ hadraawi.
    Teena ugu mudn soo raaci zxp

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 5 років тому +9

    Macalimuu Omer Allaha ku daayo ❤

  • @mugadishuxamar7616
    @mugadishuxamar7616 5 років тому +2

    Jazakallah waad mahadsantahay walaal dhiregalintaada waa inoo muhiim

  • @sakariyemohamedmohamud3840
    @sakariyemohamedmohamud3840 5 років тому +2

    Mahadsanid wll Cumar ✋
    Guusha oo idil waxaan kuso koobay haka baqin guul darada✋

  • @cabdiqdirismail758
    @cabdiqdirismail758 5 років тому +8

    waad mahad santahy walaal laakiin waxaan kaa codsan lahaa inaad magacooda noosoo qortid raga xikmadaha leh

  • @hajitech2333
    @hajitech2333 5 років тому +21

    Jumca Dayipa all muslimiin ...
    ..To Learn you have to Listen
    ..to Improve you have to try ... we must try it to be successors.

  • @kheyre0293
    @kheyre0293 5 років тому +1

    Xaqiiqdii vidiogan wuu sameeyey wuxuuna ka hadlay caqabadaha ihaysta shaqsi ahaanteyda
    Alla yacizak walal qaali ah😍🤚

  • @guushawaagoaan1422
    @guushawaagoaan1422 5 років тому +1

    Maash allaah walaalkeen dhiiri galintaada sahay ayaan ka dhigtaa si aan u xaqiijiyo hadafkeeyga una gaaro waxaan tiigsanayo illaahay haku barakeeyo adigoo kalana allaha badiyo aamiin

  • @jamaldhaaye9917
    @jamaldhaaye9917 5 років тому +6

    ogaansho channel faa iido badan thanks

  • @abdalaafey8419
    @abdalaafey8419 5 років тому +4

    "Qarni waxaan joognaa qof aan xirfad lahayn noolaan Karin "
    Xasan Ali Kheyre

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 5 років тому +1

    mnsha Allah Omar barakallah bro

  • @fosiamohamed2652
    @fosiamohamed2652 5 років тому +7

    اخي جزاك الله خير وكثر الله من امثالك واتمناء لك مزيد من التقدم والازدهار في حياتك 💛

  • @qadarow1023
    @qadarow1023 5 років тому +5

    Msha allh sxp mahdsanid marka aan ku dhagesto walhi rajo wawayn ayaa igasho

  • @AhmedMohamed-zi5qk
    @AhmedMohamed-zi5qk 5 років тому +3

    Cumar inshaar mahadsanid channel aan sfcn ugu xiranahy

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 5 років тому +1

    Masha Allah
    Mrkn rabo inan dhageysto ogaansho buuq dhan mjcli
    Zaaidaa intibaah usiiyaa
    Wx bdanaa ka faaiiday jazakallah Omar inshaar

  • @abdifatahhassan7662
    @abdifatahhassan7662 5 років тому

    Jazaka allahu khayr Omar inshar wlaahi mawduuc wax ku qaadasho leh ☝👍

  • @amu9176
    @amu9176 5 років тому +7

    *Thankz Mr Omer Alle Hankeena ha inagu wada guuleeyo dhamaanteenba*

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 років тому +3

    masha allah keep going brother omar inshar jaza kallah ✌✌

  • @jamamahad3610
    @jamamahad3610 5 років тому

    masha Allah ustad omar wad mahadsathay dhiiri geliye ah dhab ah.

  • @mysomalifilmskunciiloffici9023
    @mysomalifilmskunciiloffici9023 5 років тому +4

    Mahsamid wall cumar allah ha ku naxasisto

    • @Ciyowgeeye
      @Ciyowgeeye 5 років тому

      mash allahmy somali films kunciil official
      masg
      h

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 5 років тому +20

    Jazaakallaahu khayr walaal ama macalinkena qaaliga ah aad ayaan kuugu mahad celinaya wallahi waxaan keliya adduunkan aan islee yahay waa kaa maqan yihin waa xikmad markaan maqlana waxaa ba moodaa inaan guulaystay baarakallaah

  • @wayel6515
    @wayel6515 5 років тому +15

    Wllhi waan leeyhay hamiyo badan waana isku dayaya inaan ku dhacmo maantay waa jimcaha u danbeeyo 2018 waxaan gali doonaa sanad ay wax walbo usbadali doonaa please ducadiina ayaan u bahanahay

    • @samaraabdiweli2905
      @samaraabdiweli2905 4 роки тому

      Ma is badalen wax?

    • @wayel6515
      @wayel6515 4 роки тому

      @@samaraabdiweli2905 waxay eheed markaan sooqoray Jimcihii u danbeyay 2018 axl 2019 way soo idlaatay 2020 way dhaman rabtaa intii horena Waan ka sii Litaa alle ha ii sahlo Riyadeyda

    • @samaraabdiweli2905
      @samaraabdiweli2905 4 роки тому +1

      @@wayel6515
      Amiin wllo alle ha ino fududeyo dhamanteen

  • @ibrahimmaxamed8430
    @ibrahimmaxamed8430 6 місяців тому +1

    After 5 years still waan daawanayaa❤ guuleyso omar inshaar

  • @mohamedshafici2200
    @mohamedshafici2200 5 років тому +1

    masha allh macalin cumar جزاك الله خيرا

  • @kalidsalah1837
    @kalidsalah1837 5 років тому +6

    Thanks omar inchar you realy inspire me i always like to listen and watch your video. Channelkagu waa ka ugu fican channeleda somaliyed inta arkey

  • @CSCShow
    @CSCShow 5 років тому +3

    Thnks bro just move your life☄️

  • @Monaahmed-iq9he
    @Monaahmed-iq9he 3 роки тому +1

    Masha Allaah xikmado & oraahyo in badan wax ka badali nolasha Bini-Aadamku mahadsanid sida wacan aad nala wadagtay dad aqoonyahan sare

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 років тому +1

    Wll Omar alle hakaa abaalmariyo waqtigaaga ka baxay barnamijyada Qiimaha leh ee aad nosoo gudbiso ogaansho run ahaantii waa janalka ugu wanagaasn inta channel ee Somali leedahay horu usoco Ogaansho💓

  • @adoontiialleeemaskiintaaha5953
    @adoontiialleeemaskiintaaha5953 5 років тому +5

    Jazaakallahu kheyr walalka aan ku walalownay diintena macaan ee islamka ah👐👏

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 років тому +9

    Asc اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته dhaman somali

  • @Eduruus
    @Eduruus 5 років тому +2

    *Masha allaah waa xikmado cajiib ah*

  • @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
    @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 5 років тому +11

    MASHA ALLH WAXKU QAADASHO

  • @abdullahimohamed7826
    @abdullahimohamed7826 5 років тому +5

    Hadii aadan waligii fashilmin taasi waxay ka dhigantahay inaadan waligaa guul gaarin.cajiib

  • @cumarabdi3341
    @cumarabdi3341 5 років тому

    Masha Allah samigey Omar maclumadka ogaansho runti waa kuwa I xisa galiyo igu dheri galiyo u markasto igu dheri galiyo waxa madaxeyga ka guxa guul my brother omar

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 років тому +1

    Ogaansho dhiira galiyaha naf walboo fahanta luuqadiisa waa sidaan aniga aaminsanahay❤️❤️😍👍👈

  • @bogoreh028
    @bogoreh028 5 років тому +10

    proverbs said : When you Give up Remember Why you started.

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 років тому +5

    Ahow sidaa tahay cidii kugu jeclaanayso hakugu jeclaato kuwa kugu nacaane hakugu nacana
    Xikamad cajiiba mahadsanid akhii cumar
    Jimce wanagsan

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 роки тому +1

    Jazakallh omar inshar❤

  • @ashwaqabdi3325
    @ashwaqabdi3325 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 5 років тому +6

    🤩videos kaagu wuu iga farxiya jazakallah wll

  • @ciinka7684
    @ciinka7684 5 років тому +12

    Omar inshaar jumca kariim wllkeey thnks waaba sugi weyne mawduucaan

  • @mmcyare82
    @mmcyare82 5 років тому +1

    Aad iyo aad ayaad u mahad san tahay. akhii wax badan ayaan kaa faaiidaa Xaqiiqdii baaraka allah walaal 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 4 роки тому +1

    bro may allah reward u khayer allah haku siiyo dhalinyarada somaliyed inspiration baa uu tahay shaqo fiican ayaa haysa gullayso

  • @iqraahmed8314
    @iqraahmed8314 5 років тому +3

    10:17 gafkeyga sidii bisha 15ah ayaan u arkooya Alle waxan kabaryaa inuu isamaxo wayo ani ciqabtiisa uma adkeysan kari 😭noloshay waxan rabo wa jano Alle hano wada sahlo wanaga

  • @daganmahmud9852
    @daganmahmud9852 5 років тому +3

    m.a wll cumar mhdsnd mar waliba waadna dhiragalisaa Allah ku xafido wll

  • @cabdixakiimnuur2949
    @cabdixakiimnuur2949 4 роки тому

    Waaa muuqaal nolozhayda unoqday shiidaal inka badan 10 goor ayaan dhagyztay ilaa hadana waan dhagayztaa.
    بارك الله فيك واحسن الله إليك أخي الحبيب عمر محمد إنشار

  • @abdihananjama8614
    @abdihananjama8614 5 років тому +1

    lnspiring video! shukran wll omer iishar

  • @c.casiismohamed4564
    @c.casiismohamed4564 5 років тому +11

    ogaansho wll cumar waado fiican baad i tustay anoo ku dhaqaaq isle
    jamacad aan igu qadan lahaud 4 sano waxan dawada veido aad soo dhigtay oo ku sabasan shahada waan badashay fikirkaa waxan ku badashay koras farsamada gacantaa alle ah ku barkeeyo wll

  • @shiinoyuusuf8069
    @shiinoyuusuf8069 5 років тому +3

    walal omar mahadsanid videogaan

  • @SaciidNuurCadde24
    @SaciidNuurCadde24 Рік тому +1

    M.a ustaad ogaansho mahadsanid

  • @casamadxasan7880
    @casamadxasan7880 5 років тому +2

    Walaalkeyga qaliga adbaa umahadsantahay ilaahey hakuu naxariisto amin amin markaa maqlo codkaaga waa iska faraa runtii anigavwaanguuleysanaa inshallah hadii guulesto waan kula sooxariiridoontaa habo noqoto 20sano kadib mahadsanid

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 5 років тому +34

    inta OGaansho kuxidhan like zaara