Saxibadad maxa ugasotagtayne uyaar wilasha kale waa iney imaadan muqdisho ani wan ka xumaanayaa hadeyney imaa wllkeyga Alle hasiiyo cafimaad badan wan idin kuxiranahay ❤❤
Nagu haleee Dhakktar anagaa Kala kicinaynee Cannalka zxp Kaana ilaahay ha caafiyo insha'Allah Xumad xunbaa wadankee Ku jirteee ilahay ha caafiyo teede kle Xumada waxa daawo u ah oo Laga bogsanayaaa Kiniin mahaa ee waa Biyo milix leh oo Jidhka lagu maydho Jidhka markaad u maydhato kabacdi Waxad Jidhka marsanaysaa Xabaasuud 2ilaa 3 saacadood ayaa Ku Seexanayaa 2cidho gudohood caafimaad taama Insha Allah intaasna waaa iga talo wan idin salamayaa Adi iyo Zaki Zame
Wilkan aad aad uwanagsan walahi marag UA-cam bar kafican o ka furfuran mashallah allah kubarakeyo hoyo wanagsan aya kuso barbarisay mashallah ❤❤❤mashallah allahayow ku xafido
Ku daanshoo dalkada huuno inyar ayan joogay Wana ka helay mugdisho cadey after 3 mths rajeynaa inan u labto 💙 next videos jazeera & goljano silvar start kaa sugeynaa
Muqaalkan aynu gaarsiino 20k like. Ah. 🤍🇸🇴
Saxibadad maxa ugasotagtayne uyaar wilasha kale waa iney imaadan muqdisho ani wan ka xumaanayaa hadeyney imaa wllkeyga Alle hasiiyo cafimaad badan wan idin kuxiranahay ❤❤
Dhakhtar waa ku wata gar iyo gar-daraba come to Djibouti cagta 🦶🏻 naso mari 👋🇩🇯👑❤
Waarmaxaadkadoontay
Nagu haleee Dhakktar anagaa Kala kicinaynee Cannalka zxp Kaana ilaahay ha caafiyo insha'Allah Xumad xunbaa wadankee Ku jirteee ilahay ha caafiyo teede kle Xumada waxa daawo u ah oo Laga bogsanayaaa Kiniin mahaa ee waa Biyo milix leh oo Jidhka lagu maydho Jidhka markaad u maydhato kabacdi Waxad Jidhka marsanaysaa Xabaasuud 2ilaa 3 saacadood ayaa Ku Seexanayaa 2cidho gudohood caafimaad taama Insha Allah intaasna waaa iga talo wan idin salamayaa Adi iyo Zaki Zame
1milon bad u qalanta wll dhakhtar
Reer muqdisho waa idin salaamay, from Burao togdheer. 👋
Wa kaaa qadnay wll macn🥰
Salam saare walal💪🏾👏🏾
Aad io aad madax.sare waaan kaa qaadny
Wan kaa qadnay
waano ka qadney wllow 😍
Caasimada dal keena muqdisho lagama maarmo from hargiesa ❤
Mogdisho🇸🇴 caasimada umadda Soomaaliyeed from Djibouti 🇩🇯
Reer muqdisho waan idin salaamay waan soosocda from berbera
@Nabad doone waan la socda laakin
Reer waxan ugu jeeda dadka ku nool
Reer hebel ma oran
@@cabadirahmanmohamed2915 😂😂😂😂 luuuqadan qoladeena xagaan uunba taqanaa rer burco rer hargeisa rer berbera rer boroma😂😂
Welcome ❤
Kuu so dhowaaw caasimada Umada Soomaaliyeed ❤
kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️❤️❤️🥰🥰
Scw scw scw
صل الله عليه وسلم ❤️
scw scw scw
Kuso dhawow muqdisho Cadey casimda umada soomaaliyed 🥰👏
Waxa faraxd weyn ino ah ina Muqdisho muqbilan timado ❤️respect 🥰
Wll.iso.poqo
Welcome Shoodhahaygi Kusoo Dhawaw Dalkaagi 🇸🇴
I’m from Somaliland Hargeisa much love to somalia
U r from somalia
Muuqaal qurux badan iyo asxaab qiimo badan thanks Team Dhakhtar Channel ❤️🙏
Mash alla adby uqurux badan tahay waan inaan Muqdisho hadan dhiman from hargysa
Wanku soo dhaweynena wllo
Pray for Muqdisho 🇸🇴 Somalia😭💔💔
UA-camr ka ugu shidan somali dhakhtar legendary keep going
Mogadishu is booming full of beauty Alhamdulillah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴💗
Caasimada Umadda Soomaaliyed Muqdisho Allow Nabad waarta ku Sii 🇸🇴
M.a muqaal qurux badan mglda,kusoo dhawoow muqdisho ,ani wligey ma'arag lkn insh'allah mar un waan imaan dona,muqdisho.❤️✊️
Xamarteydii🥺❤
Maxamud dhakhtar oo muqdisho yimid
Sinaba caadi maahan walal dhakhtarow
Ku so dhawoow caasumadii umada Somaliyeed lama kala xigaankii
Masha Allah walalkey adiyo qeys qayser
Wan jeclahay marnamij yadiina wana idin
Fiirsada wana inla socdaa waxa tihiin wiilal
Qalbi wanagsan somalinimaduna ku weyn
Tahay wallhi inan cidna muqdisho kaa xigin kaana lahayn qofkasto somaliya baa leh Allaha idin xafido wiilka jirana Allaha
Caafiyo
Welcome to Muqdisho ❤️
Legend always legend keep going pro dhakhtarka go forwards another's levels muqdisho ⚽️💘💪
Muqdisho 🇸🇴🥺
Ilahow muqdisho nabada usiyaadi🤲❤
KusaLi NABIGA...( SCW)🕋🕋🕋🕋♥️🥰
Caasimadeeyda quruxda bdneeed🇸🇴♥️💋
My city muqdisho my country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Wll.iso.poqo
Welcome to muqdisho my brothers qalpi furan kuso dhawada 🥰💥❤🇸🇴
Masha allah moqdisho somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
My favv person in my fav city 🦋🥺 allhuma barek fik dhakhtarow hno
Masha Allah welcome to Mogadishu Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👑😘
Waa hore iigu danbesay alow ano nabada igeey familgeya from mogdisho 😍
masha alh casimda umada somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw💖💖like saar🙏
Wllo like si kale u raadso ,nabiga iyo ilaahay ha ku marmarsiiyoon
scw scw scw ❤❤
Welcome to muqdisho nabad kujoga kuna noqda insha allaah
Welcome to muqdisho ❤️😍
Muqdisho cadey,caasimada umada soomaliyeed❤
Wll.iso.poqo
Welcome wlal dhaqtar dalkenu aadu uqurxoon yhy balse nabad ma heyso alalah nabad waarta Hana siiyo wlal Soo dhawoow markale muqdisho Ina kugula kulma rajeena wall dhaqtar 🥰
Maasha allah muuqaal qurux badan weeye alle haydin xafido ❤
Caasimada umada SoomaaliYeeed😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashlh muqdisho wn jecelahay Mar un inan tago inshlh inkasto anan cid I daganayn😁
Walalaha Aya degen welcome 🥰
i’m from Mogadishu, and i’m a big fan of you dhakhtar can i pls meet you once pls 🥺
masha allah wallky kuso dhawoow Muqdishu muuqalada quruxda bdna wad ku mahadsnthy ell
mcha Allah wlahi wxaa tahay UA-camr horumar fiican aanka dhex arko hore usoco zHp ilaahayna hakula garab galo 🙏🖤🤴
Muqdisho magala madaxdeena
ALLOW NABAD INOGA DHIG INSHA ALLH
Aboowe muqdisho wax laga cabsado maahan ee dadkaan ayagaa wax kale aaminsan. Mar kale Soo dhawoow gacale🤍🥰
mash allaah beautiful people and beautiful city 🎉❤
Masha Allah so beautiful 😍 💖 ❤ 💕 💓
welcom mugdhisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Mashallah muqdisho darteda kugu dawaday❤
mashlh waqtigina qaata dhalinyaro waa dhulkina hooyo soo dhawaada baashala qalbi wacan iyo dad jacel xamar waa lama huran xamar waa hoyo hoyoy macan guul alow nabadey xamar ka yeel
Welcome to muqdisho caddey doctor sharaf bey ino tahay ina no imatid
Qurux badanaa wadankeena ❤Ilaahay hakugu xafido 😊
Allahuma Aamiin
Wilkan aad aad uwanagsan walahi marag UA-cam bar kafican o ka furfuran mashallah allah kubarakeyo hoyo wanagsan aya kuso barbarisay mashallah ❤❤❤mashallah allahayow ku xafido
😂😂😂😂War Ciyaalkii Magaaladaa Tahee 🔥 Ku soco lipx ❤️🙏
Manshallah Tabarakallah muqdisho waligay ma arag iskaga bashaala yaakh
Kusoo dhawow muqdisho muuq bilan 🇸🇴❤️
Muqdisho way qurux badan tahy lakin Moto ya washy
Masha Allh wll dhaqtar muqdisho kuso dhawoow waxaa timid meel lagaa jecelyahay damashad wanagsn ayan idiin leeyahay adi iyo saxibadaa
Dhakhtar samafale sxb salaan sare ku soo dhawaaw Xamar caddey hooyadii Soomaalida Keep going bro well done 👍🏿✅
Wayyyyy dhaqtar intaa xamar jogto waxa rajenaa ina ku arkoo ku raaxeeso magaalkaaga waaye so dhawow🥰🥰🥰❤️
Amazing videos, keep up the good work habaryar
Keep going my brother ❤️👑
Masha alla magalo madaxdii somali oo dhan ayad booqatay
Soo dhawaw ❤ waan jecelan lahaa inaa ku arko madama tagaro ku ahey😢❤
Welcome muqdisho 🎉🎉
U welCome proH dhaqtar muqdisho 🇸🇴❤️
Ku daanshoo dalkada huuno inyar ayan joogay Wana ka helay mugdisho cadey after 3 mths rajeynaa inan u labto 💙 next videos jazeera & goljano silvar start kaa sugeynaa
Alle hanoo siyaado nabada
@@Abdirahman_03 Ameen huno
Dhakhtar you are the best youtuber from burco gobolkaagi raga
Wow Kusoo dhawow Caasimadda Umadda Soonaaliyeed Legends
Wll.iso.poqo
Muqdisho caadey my hometown ❤❤❤❤❤❤
Ku soo dhawoow caasimada uma soomaliyeed my brother dhaqtar waxa kaa sugeena waa muuqalo qurux badan deyniile iyo daaru Salam noo soo duub
Qorshahayga Nolosha way igu Jirta inaan maalin un imaad0 mogadish0 Wan idin salaamaY ap00WeYaaaL iy0 aPaaaYaaaL❤l0ve🖤
Dhaqtar the one and only legend legend
Welcome Moqdishu cadey 🎉😊
MashAllah Mogadishu Waa qurux wlh ❤️❤️❤️
Sxb baabuurta iska ilaali kuwa socda iyo kuwa taaganba.
Wlc to.moqdisho
InshaAllah 100k we are there soon
liido haku dabaalan pro ee jazeera dabaal utag wey qatar badantahey hadii aad fogaatanah waxaa ku yaalla xeryo military be care marka pro 🫶🏽😊
Welcome my home 🇸🇴😍❤️
welcome to muqdisha brothers
Wll.iso.poqo
fulaygi qays qays waad dhaantaa ugas welcome to muqdisho inan gumeed waqooyi
Muxuu sameeyey
war muxuu bi,iyey qays
War inanka inan gumeee hanaga odhan ada inan gumeed ahe😏😅
Abowe ku sow dhawow moqdisho cadei🇸🇴🥺🖤lakam xigo
Mashallah Dakhtar wa kaa muqatay inad geesinimadaas haysato fariid wow
Mashallah muqdisho kuusodhoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Welcome to muqdisho wallo🇸🇴🇸🇴
Welcome to muqdisho walal mcn dhakhtar 🥰❤️
Welcom to muqdisho
Muqdisho muuq bilan😍🥰🇸🇴
Mash allaah wll maxamuud iyo maxamed ale hacaafiyo aamiin yaarabi wll macaan waan kusoi ducaynayaa cafimaad taama
Wwwwwwwwww wan uxiisey wlh mogdisho cdey illh nabada usiyadi thanks walllkey dhaqtar gacanta illh haku barakeeyo
Muuqalada muqdisho soo badi
Welcome to muqdisho wllo❤🤝
Kusoo dhawaada Casimada Omada Somaliyed ee muqdisho Zaki iyo Dhaqtar🤗
❤❤❤❤❤❤❤Mogadishu magaala madaxdeenaa siweeyn kuu tagersanahay sxb
1m hadii aan awoodo bowe waan ku siin lahaa ❤
Mugdisho muuq bilan💕
Wooow maxan sugay muqalkan masha allah 🩸🩸🙌🙌 6k nohadhay pls so dhaqsada
Yaa salaam waa kufarax sanahay inaad tagtaan Muqdisho 🇸🇴muuqdheer.❤️
Waaa wareyyy mezhan muqdizho miyaa cadi mahan wlahi illahayow marun cagaha i dhig❤
Ader mesha Yaan mayd kagag la Daydayin ee meelkale❤baris kaga ka Raadso
War soo dhawaada waa magaladini adinkuun hadaalina saad uwaregeysaan ii baashaala wllaheygi I'm from muqdisha ✌️♥️💯