WAREYSI: Geenyada Madow iyo sida ay ku billowday safarkeeda YouTube-ka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Wareysi aan la yeelannay Maariya Cabdi oo loo yaqaanno Geenyada Madow, Gabadh Soomaaliyeed oo UA-camr ah sameysana muuqaallo kala duwan oo ay soo bandhigto safarrada qaaradaha ay booqatay.
    #bilemedia
    #biletv
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 140

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 Рік тому +13

    Geenyada hala tageero somaliyey please gabar ku dhiirasho leh waye dadaal badan ❤❤❤❤❤

  • @MCfilims
    @MCfilims Рік тому +38

    Hadaad aragto magaca alle like saar
    Allah akbar

  • @IFTIINKA_TOWXIIDKA
    @IFTIINKA_TOWXIIDKA Рік тому +3

    Gabar sharaf allah siiyay asturnaanta iyo midabkeda allah siiyay ee ku qanacsanthy ku jeclaaday..allow ku xafid

  • @user-yv6bn2dq6f
    @user-yv6bn2dq6f Рік тому +22

    😢😢😢 Hodan naaleeye ma ilowday qoftii ugu horeysey quruxda wadan sogudbinjirty UA-camr somali eh Frist ❤

    • @araweelo5869
      @araweelo5869 Рік тому +2

      AUN Hodan Naaleeye😢 . Kuwa nool baa laga,hadlayaa hadda

    • @user-yv6bn2dq6f
      @user-yv6bn2dq6f Рік тому +1

      Qof magac lahayd Bey aheed ma ahan hada dhimantay in aan laguxusin ee shaqada hada hayso oo kale ayay ahyd markasta inlaxusowaye qof kii magac lahaa

    • @shamismaxamed3848
      @shamismaxamed3848 Рік тому +2

      Waa sax lkn ha isku
      Qorin labo shaqsi bey kala yihiin qalbigenana wey ku noshahay gabadhaas Allha ha u naxariisto

  • @abdiazizabdullahi2581
    @abdiazizabdullahi2581 Рік тому +7

    Mariya safar wacan oo wanagsan first comment like isara please

  • @himilo101
    @himilo101 Рік тому +6

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +4

    Wariye ku sheeg,
    Gabadha waa youtuber ee dalxiiise ma ahan ee cinwaanka iska sax.
    Geeyada madoow, waa shakhsi hambal ah oo faraxsan oo qalbi wanaagsan. Horay u soco.❤

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому +1

      Geenyada kaliya ciwaanka ha u badalo

  • @Amir_oshea
    @Amir_oshea Рік тому +2

    Ganadh dhalinyar oo qurux badan aqli badan mansha allah guulayso

  • @saidkhadar3036
    @saidkhadar3036 Рік тому +1

    Maashaa Allah wareysi wacan thanks Bile

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Masha Allah geenyada madoow shaqo wa gabar qalbi wanaagsan ❤❤❤

  • @YASIRyaska-fv6yv
    @YASIRyaska-fv6yv Рік тому +14

    Where is part 9 😅

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Рік тому +3

    ماشاء الله
    Marayn cabdi 😊

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому +16

    Dad badan oo waligood diyaaracad✈️ raacin ba ka nasiib badantahay madoobey😂ku faan calourkaaga

    • @user-yv6bn2dq6f
      @user-yv6bn2dq6f Рік тому

      😂😂😂😂😂

    • @Haffyy
      @Haffyy Рік тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому +1

      Madowgu waa asal ee cadaanka ayaa been ah.

  • @zeynabahmed9903
    @zeynabahmed9903 Рік тому +2

    Masha Allaah wagi malaysia baan bartay maria ilaahadana wan ku xiranahay
    Ilaahey amarkii qof wax fcn sogudbinayo hadaa arko nafta baan agdhigaa

    • @MuuseXaaji-tp1pm
      @MuuseXaaji-tp1pm 6 місяців тому

      Saynab inagaa isku mida erayga aad Ku hadashy ayaa isoo jitay naftaan agdhigtaaaa

  • @M4kudhiigleYT
    @M4kudhiigleYT Рік тому +8

    War musalsalki aaway managa soo dadajisiin mise wanagu dhedhelosiin😢

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 Рік тому

      Isniinta la so deyn insha allah

    • @Haffyy
      @Haffyy Рік тому

      @@nastehoabdi555waxan musalsal mahaa wacelka maxaa losodeyn la,ayahay 😩😩waxa maficned haboon ♥️

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +9

    Asc wllyal waxan faafiya qeyrka Marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤

  • @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey
    @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey Рік тому +2

    Masha Allah Abayo Qali ❤❤❤❤🎉 horaya usoco Abayo ❤❤❤❤🎉

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 28 днів тому

    Abaayo Geedi Sahan ayaa jiro asagana wax badan oo wanasgsan soo bandhigo laakiin ma hubo inuu kaa horeeyay
    Qaarado badan ma jiraan ee wadano badan dheh bro.
    Thanks for sharing this interview.

  • @shukri1395
    @shukri1395 Рік тому

    Masha alaha 💚 love her! Keep going forward 😁

  • @farxiyoxassankarisfarxx439
    @farxiyoxassankarisfarxx439 Рік тому +8

    😂😂 war filimka maxaa noogu canaad saneesiin😢😢😂

    • @filsan270
      @filsan270 Рік тому +2

      Weydi horta mexey ku hesatan

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому

    Masha'Allah Masha'Allah ❤❤❤

  • @ifkaaawal7138
    @ifkaaawal7138 Рік тому +3

    Xalqad 9 aweyy😢

  • @yusufabdisalan5768
    @yusufabdisalan5768 Рік тому +3

    Away fimimka arday qebta 9aad

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Місяць тому +1

    Waa gabadha isku kalsoon midab keeda sideey ugu kalsoon tahaye ayaan ku sii tageera ❤

  • @iqriishofficial4237
    @iqriishofficial4237 Рік тому +4

    Musalsalka arday maxa ku dhacay

  • @saynabmukhtaar
    @saynabmukhtaar Рік тому +4

    fillinkii ardeyda aaway😢

  • @AbdikadirDakane-ni4nl
    @AbdikadirDakane-ni4nl Рік тому +1

    Wareysi marabne flimki xaa kudhahan

  • @mayaahmet652
    @mayaahmet652 Рік тому +3

    AWEY TAXANIHII ARDAY MA U JEEDE
    AAAAAWEY

  • @nartousumaki5315
    @nartousumaki5315 Рік тому +1

    Number 1 views hadiiyaday maxaa waya

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 Рік тому +6

    Runtii waa ku faraxsanahay in gabar Soomaaliyeed ay heerkaas gaarto lkn ma ogthy in gabar muslimad aysan meel aadi karin yacnii safri karin ilaa iney maxlal wadato maahane

    • @haala552
      @haala552 Рік тому +1

      Maxlal mahan wall murxam dheh sida ninkada wallka aabaha dadka aan salaada ka jabinin ayaa lagawadaa

    • @qarawe07
      @qarawe07 Рік тому +1

      @@haala552 sax maxram Weeye

  • @caba-yl2yp
    @caba-yl2yp Рік тому +1

    Wadhyaadhaha aawey episode 9

  • @FAIBAR1
    @FAIBAR1 Рік тому +1

    Dadka usamay subtitle Somalia ah the more you make caption it's the more ay ku fahmayaan right

  • @user-cs3vq7yo9s
    @user-cs3vq7yo9s 5 місяців тому

    Mansha allh quruxley noolow wllshey

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Рік тому +1

    Filmkii aaway 😅

  • @ahmadaskari8883
    @ahmadaskari8883 Рік тому +1

    Taxanih arday 9aad medey

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +1

    Safarka waa wax wanagsan in aduunka loo travel o, waa khibrad

  • @BashirAli-br9no
    @BashirAli-br9no Рік тому +1

    Asc maria geenyada salaan sare
    Genyada maashaalah
    Waa gabar aad qaali u ah af somaligana perfect ku ah dhaqankana aad u fahansan iyadoo america ku kortay waliba saas u dadaalayso waaw
    Walaahi waa wax lagu farxo maashaalah
    Geenyada waxaan waydiin lahaay waa hadaan jaanis u helo in la Qabo iyo in kale
    Waayo qof la dhaafi karo ma ahan way bislaatay

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому

      Waa xaas dib u fiiri dadka madaw ee India ku nool wiilka la socda waa xaajigeedi.

    • @BashirAli-br9no
      @BashirAli-br9no Рік тому +1

      Runti waa maashaalah
      Waa arin lagu farxo
      Waana u hambalyeynayaa
      Geenyada waa really qof farxaan ah karti badan isku kalsoon alaha ku dhowro

  • @abdirahmanbaba1048
    @abdirahmanbaba1048 Рік тому

    Asc bahda bile tv Naga so garbaxa ee musalsalki noso daaya boojda Naga dhafa

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @CabdiraxiinCabdiraxiin
    @CabdiraxiinCabdiraxiin Рік тому +1

    aaway misalsalka qeybta 9 ama supscripe waala laabeenaa

  • @worldssecret7855
    @worldssecret7855 Рік тому +3

    Qarada kaloo aad u fara badan aa qarada kle o badan majiran wa intad shegtay iyo laba ama hal kle😅

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad Рік тому +1

      Aduunka 5 qaardod ka jiro😂

    • @worldssecret7855
      @worldssecret7855 Рік тому

      @@siman_mohamad haa dee sadex ilaa afar intu tiriyey ayu leeyahay iyo qaarado kaloo aad u fara badan .

    • @Haffyy
      @Haffyy Рік тому

      @@worldssecret7855😂😂😂😂😂😂😂

  • @SulE861
    @SulE861 Рік тому

    Qaarada kale oo aad u farabadab notice

  • @alfaturishussein2596
    @alfaturishussein2596 Рік тому +1

    Ardeey awee

  • @ahmedxuseenmohamed9885
    @ahmedxuseenmohamed9885 Рік тому

    Geenyada intaa iigu kaadisaaan
    Away part nine hee 😂😂😂

  • @akhalif579
    @akhalif579 29 днів тому +1

    Yaa u bixiyey Mariya? Why not maryama or maryan?

  • @SusuAbdalla-t8n
    @SusuAbdalla-t8n Рік тому

    Musalslaka qeebtii 9 aaws😢😢😢😢😢

  • @MCfilims
    @MCfilims Рік тому +1

    Isniintii intee kaharay micnii intee saacadood waan sugila ahay 26 June iyo taxanha arday😂😂😂

    • @Abdurahmaan_masoud
      @Abdurahmaan_masoud Рік тому +1

      Asc wll igu qaali ah wll wxn soo gudbiyaa qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤

  • @deqafishingandmarineresour364
    @deqafishingandmarineresour364 Рік тому +6

    Waxaan ka baqayaa gabadhan iney iscadeyso beri dhaw waayo wareysiga ayayba ku biilowday in ay inferiority ka qabto colour keeda😢

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad Рік тому +1

      Anaaba yby wllh😅

    • @fatumamohamed7428
      @fatumamohamed7428 Рік тому

      Hadaad Africa meel uga bixi lahayd waad fahmi lahayd waxa eey ka wado. Aduunka wax “Race” ladhaho ayaa jiro. Hadaad somali tahayba madoow ayeey aduunka dhan noogu wacaan. Iscadeey ama ha iscadayn. Somalida qof cad haku aragto ama qof madoow. Dadka Carabta, cadaanka iyo aduunko dhan madoow ayeey kugu wacayaan. Caayna ma ahan. Waaleysku aqoon sada un. Hada dadka qaarada yurub asal ahaan kaso jedaan cadaan ayaa looga waca. Waa aqoonsi un.

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому

      Maba dhici karto waayo waa ambassador ka hablaha midab dabiiciga, wacyi galin ayey wada ee qalad ha u fahmin.

  • @umiira.maxmed4984
    @umiira.maxmed4984 Рік тому +5

    Filimki me hadi kale waa shamsi cabsi 😂😂

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay Рік тому

    Mariya abdi my sister keep going

  • @abdirahmanadamomar6315
    @abdirahmanadamomar6315 Рік тому +1

    Inaa washamsi qaadno maa rabtaan filimka naga soo daaya😂😂

  • @mohamudibrahim6603
    @mohamudibrahim6603 Рік тому

    Qaarado Kale oo Faro badan kkk,

  • @zakicadde7759
    @zakicadde7759 Рік тому

    Where is part 9😂😂

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi Рік тому

    Gabar waxay aad ugu fiican tahay in ay Gurigeeda joogto

  • @mukhtarabiib4245
    @mukhtarabiib4245 Рік тому +1

    26bishwadahsanay

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Рік тому

    MID KA MID AH TRAVELER-DA SOOMAALIYEED EE AAN UGU JECLAHAY.

  • @xasnacumarcali200
    @xasnacumarcali200 Рік тому

    Hello waawareeeyyyyyyyyy waar maxaa leedihiin flimkii

  • @HaldoorFilmsProduction
    @HaldoorFilmsProduction Рік тому

    Aduun meeqa qaaradod baa ka jira aniga waba yabaye

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Рік тому

    Anaga dalxiiska waan jaceylahay lkn hadana in aan ka baxo magaaladeyda waan kari la,ahay.

    • @Abdirahman-ls6nb
      @Abdirahman-ls6nb 11 місяців тому

      Labadeena ma bilaawnaa safar gobolada iyo wadamada

    • @bashirbashion1888
      @bashirbashion1888 11 місяців тому

      @@Abdirahman-ls6nb nio maba safri karo lkn in aan ku soo dalxiiso gobaladda Somalia oo dhan iyo guud ahaan calaamka.

    • @Abdirahman-ls6nb
      @Abdirahman-ls6nb 11 місяців тому

      @@bashirbashion1888 oky adi intee joogta hada

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Рік тому +1

    Channelkan malaheen dad badan oo comment ka bixiya illaa habeennada uu taxanuhu soo galayo maahane waxaano dada in ay taxanaha raadinayen waan ogaa saa comments ka badanaa waa saa filayay war taxanaha waa 26 June jawi ka qurxan kuwii hore lagu daawan doonaa In.A ee is dajiya caayduna waa ceeb.

  • @MariaBiriqmohamoud
    @MariaBiriqmohamoud Рік тому

    ikalasara waxan 🙎nin mise 🙍naak🧐

  • @Luckymansom
    @Luckymansom Рік тому

    Anigu KL ayaan kugu bartay

  • @mouhiyadinak9604
    @mouhiyadinak9604 Рік тому

    Wowww i liked this moves

  • @user-mj6vw3jm8o
    @user-mj6vw3jm8o Рік тому

    Filmki aawy 8 days😅

  • @nasirmaalim2409
    @nasirmaalim2409 Рік тому

    Diin faafin maa usafartay??😢

  • @qaniqani-u5z
    @qaniqani-u5z Рік тому

    waxaan kuqoslay markuu yiri ( waxaa tagtay qaaradaha aduunka ugu waaween sida africa yurub asia maekan IYO KUWA KALOOOOOO BADAN 😄 xagey kuyaalaan kuwa dhiman oo fara badnaa ?
    bal noosheeg MR.wariye fadhi xume

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 Місяць тому

      Haa wuxuu fadhi xuma sidi naagaha ayu lugaha is dhul saray

  • @Rahimi2023
    @Rahimi2023 22 дні тому

    Welcome to Afganistan special Kabul

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому

    Waraysigu dheereee bisinkow

  • @aishaabdalla656
    @aishaabdalla656 Рік тому

    Waa run wlhi xaramka in laga waco wa nasiib 😢

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Рік тому

    Geenyada madow 💚💚💚

  • @aminaabdi-be1vr
    @aminaabdi-be1vr Рік тому

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v Рік тому +1

    Ciwaanka kabadal oo geenyada kaliya ku qor waayo madawgu waa midabka dabiiciga ee Maryan iyo hablaha kale wax bartey ku dadaalayaan si maqaarka loo dhowro oo aan loo cadeen markaana looga badbaadiyo cudurada tirada badan ee laga qaado sunta la isku cadeeyo.

  • @Garasoon7
    @Garasoon7 Рік тому

    Waa runtaa walhi meeshii aan istaagnaba saaseey sawir noolagalaan

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Рік тому

    waa is qasaarisay sar ay dhistayna ma arag xiliga waxaa la iney ugu yaraan shan carruura ayey heysan laheyd waqti ayey iska dhumisay

  • @mukhtarabiib4245
    @mukhtarabiib4245 Рік тому +1

    Wranagutaxanihibanrabna🎉🎉🎉🎉😢😢😂😂😮😅😊geyaduhanodanbayso

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Рік тому

    Isooboqo😢

  • @abdimajiidosman493
    @abdimajiidosman493 Рік тому +2

    Waar hooyadiin iyo waraysigiinaba wasee aaway series kii part 9 ma haynee

  • @bsm.edit20
    @bsm.edit20 Рік тому +1

    war flim ki arday away mise wa shamsi ku qaadna

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 Рік тому +1

    War wareysi lahyn beentu wxy tv waa tihin filimki aad nagu gumysan Jirten mxd jimcihi nago jarten akhz kani uun ha dhamdo unsubscribe bad ku ficantihine

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 28 днів тому

    Dhaqan xumada in midabkaaga la naco waa mashruuc nagu soo kordhay sanadihi u dambeeyay ee dumarkeena caafimaadkooda lagu wax yeelaynayo.

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Рік тому

    Geenyada midab keeda aan badalin, 10 geel ah iyo qori aan kaa bixiyo.

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 Місяць тому +1

    Balaayo bay la wareegta

  • @xilajano
    @xilajano Рік тому

    Janatu firdows alaha nagu casuumo

  • @adohassen4684
    @adohassen4684 Рік тому

    4 qaaradood intuu sheegay buy just leeyahay iyo waliba qaaradi kaloo badan! Wariyaha haloo sheego in 5 qaaradood uun ay dundalk ka jirto

  • @claahixasancaruus3611
    @claahixasancaruus3611 Рік тому

    Masaborku qayb buu ka yahy somahan america

  • @mohamedbisharabdi6079
    @mohamedbisharabdi6079 Рік тому

    Maria Maldives kwrn😂❤

  • @abuharith7082
    @abuharith7082 Рік тому

    Gabdhan iiso shukaamiyaaaaa

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 Рік тому

    Qofka kaloya dumar ah aftahanimo leh weeyaan Intaan dhowaantaan arkay

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 Рік тому

    maxay ka faaiidey socdka iyadu
    bila maxram lama ogola dumarka
    inay safrane 😮

  • @maidoali238
    @maidoali238 Рік тому

    Meshay rapto au dalxisto maxaa Naga galay wacalo yahay musasalka😏🤨

    • @Caliya7
      @Caliya7 Рік тому

      Caydu waa ceeb iyo xaaraan adigoo wanaag ku hadlikato

    • @Haffyy
      @Haffyy Рік тому

      😂😂😂😂😂

  • @ShukriCabdulaahi-q8s
    @ShukriCabdulaahi-q8s Рік тому

    Asxabey bike tv washamsi aan Ku qaadno plz hadii kale noosoo daaya

  • @Hafsa981
    @Hafsa981 Рік тому

    Anigaba caqabadayda kowad waa lacag😂

  • @user-ug4rc5us7d
    @user-ug4rc5us7d Рік тому

    inaad views radis ahaydeen baad cadayseen aaway filimkii🤢🤮

  • @apdizamedmahamuudaliomar-lp8yv

    Filmkii meee Nacalad baa idin Dhashee

    • @user-yv6bn2dq6f
      @user-yv6bn2dq6f Рік тому +1

      😮😮😮 adiga kuwii kudhalay ayaandaraa Heshay because waxaadshegty ayageykulabn

    • @Caliya7
      @Caliya7 Рік тому +2

      Subxaanallaah wax dembi awelba ah ayaad hadana dembi kale kudooneysaa, bal muxuu kaa galabsadey qofkaan aad caynesid.

  • @hackerkaH
    @hackerkaH Рік тому

    war meeday xalqadi 9 e arday

  • @fartuunahmed-kf2xj
    @fartuunahmed-kf2xj Рік тому

    Jimcaha nogu dara

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 Рік тому

    אם אתה רוצה לראות את סוליימן זה אני ?!1@

  • @SomaliWomen
    @SomaliWomen Рік тому

    ❤❤❤