Warar xiiso leh Sucudiga oo caawa war lala yaabay soosaaray cajiib!! Israil oo caawa cashar cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лип 2024
  • Warar xiiso leh: Sucudiga oo caawa war lala yaabay soosaaray cajiib!! Israil oo caawa cashar cusub loogu dhigay daanta galbeed, Wadahadalada berito dooxa uga furmaya Xamaas iyo israil.

КОМЕНТАРІ • 258

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o 6 днів тому +10

    Israa.iil waà gardaro garab og maraykan WAA curadka yuhuuda Masha nin caano ulisaya cidkasta yuhuuda ka hortimaada ilaahay ha jebiyo yuhuuda waxa raacsan aamiin

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 6 днів тому +19

    Ilaahow reer falastiin heshiiskaas qeerkiisa waafaji Amiin

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 7 днів тому +12

    Danta galbed ilaahow hurdada kakici dulinimadana kabixi ❤Alaahuma ❤Amiin ❤guul❤

    • @FuaadHasan-mk3vu
      @FuaadHasan-mk3vu 6 днів тому

      Amiin koley.rg dhiiglaaa kujiraa oon.u adkeysanen carurtooda laxasuuqaya

  • @habibtyadnan1018
    @habibtyadnan1018 7 днів тому +6

    Spain for euro win 🇪🇸

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 7 днів тому +10

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @aden3425
    @aden3425 6 днів тому +8

    Guul guul iyo gobanimo falastine inshaallah

  • @maan8746
    @maan8746 6 днів тому +3

    Nadaara show waa youtuberka somaliyeed ee ugu fiican ee Gaza ka hadlo %90 waxa gaza eheen kama hadlo, mhdsnd mcalin nadaara

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 6 днів тому +2

    Ilaah ha barakeeyo mujaahidiinta qudus dhamaan ilaahey ha mideeyo falastiin

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q 7 днів тому +32

    Waxaan Guul iyo gobonimo urajaynayaa dhamaan muslimiinta oodha ameen. .InshaAllah Allah SWT guusha hasiiyo reer falistiin ameen ❤🤲🤲🤲🤲🫶✌️♥️🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴♥️🫶🇸🇴🇵🇸✌️✌️✌️☪️🙏

  • @marwaan6923
    @marwaan6923 7 днів тому +6

    Pray for us please my Somali people 😢

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 днів тому +8

    Yuhuudaa reer aala sacuud waxaan jeclahY in laga xoreeyo dalka waayo halis ayey ku yihiin islaamka iyo muslimiinta waayo waa wakiilka yuhuuda iyo reer galbeedka

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 днів тому +3

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @suwezali9056
    @suwezali9056 7 днів тому +35

    InshaAllah guul reer falastin 💙💙💙💙🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 6 днів тому +1

      Asiga ku garaacaya ku gowracaya gambarkana kuu fadhiya gartana galaya garbaduub kuu xiraaya weliba kuu goodinaaya😢 aah gobonimoy waad garab beeshay geesiyaashaadi laga gariiri jirey god bey galeen

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 6 днів тому +3

    Aloow unaxriiso inta ku shahidey aloow inta bukan aloow caafimad dag dag siiyo aloow ducodayda u aqbal ameen ameen 😢😢

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 6 днів тому +1

    Allow caawi yaa rabbi Allow caawi yaa rabbi guulee yaa rabbi

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 6 днів тому +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @citybern1493
    @citybern1493 7 днів тому +4

    Kheyr Alaha ka siiyo Nadaara eebow

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 7 днів тому +7

    May the Almighty Allah protect the people of Gaza and Palestines where ever they are 🤲

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 7 днів тому +6

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @MahadYoolax-lc9dy
    @MahadYoolax-lc9dy 6 днів тому +3

    Reer falastiin markasta guusha ayagaa leh❤❤❤🎉

  • @cxamiidcqaadir7465
    @cxamiidcqaadir7465 7 днів тому +5

    ilaahaow guul sii reer Gaza

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 6 днів тому +2

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 6 днів тому +1

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 6 днів тому +2

    Yaarabi ugargaar reer falastiin Yaarabi cadowgan jabi

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 7 днів тому +3

    Nadaara. , mahadsanid. Maaha. Dhalasho. Bixin. Waa keenid. , in dhulka. Barakaysan. Lagu. Beero yuhuud ,

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 7 днів тому +3

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw ❤❤scw

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 днів тому +4

    Ulululululu daanta galbeed reer falastiin geesisanaa🎉🎉🎉

  • @user-nm7bd5zn7i
    @user-nm7bd5zn7i 6 днів тому +3

    Buug jaajuusnimeey isku fureen maxkamad bin salmaan Allah soo qabto

  • @Libax962
    @Libax962 7 днів тому +10

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 6 днів тому +1

    Saudi, shartii ay Rabeen wadadeeda ayey hayaan, Nimcadii Rabbi siiey iyo Ducooyinkii Anbiyadu waa ku filnaanweydey. Awalba Islaam faaiido uma heyn.

  • @hawal1287
    @hawal1287 6 днів тому

    wiilkaan ummada ALLAH ha ka qabto,

  • @Shadow19914
    @Shadow19914 6 днів тому +1

    Mansha alaah tabaarkalaah waala falsteen Allaah xafido dhaman sa udigan Alah so hadeya xaqan hatusa. Galada Allah ga khabto. Shartoda. أمين أمين يارب العالمين

  • @Abdullahinour
    @Abdullahinour 6 днів тому

    اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم انصر اخواننافلسطين

  • @Muhamed-zc8xs
    @Muhamed-zc8xs 7 днів тому +3

    Waxa fursadan loofidinayaa yuhuuda qaxaysa waxayna laxidhiidhaa caadiyeynta xidhiidhka sucuudiga iyo yuhuuda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 днів тому +1

    ISRA'IIL YAA DAMAANAD KA AH,

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg nadaarow warkaaga waan xiiseyaa mahadsant ❤❤❤❤❤❤

  • @user-rt8qx8kf9h
    @user-rt8qx8kf9h 7 днів тому +2

    Inshaa Allah guul falastiin

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 6 днів тому

    Ilahay haa ka dhigo kuwa cadawga uu midoba reer falastin insha allah gul gul qaza

  • @sadam1318
    @sadam1318 6 днів тому +1

    faraj aallaha u furo reer falastin

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 6 днів тому

    Ku saliya nabiga❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 днів тому +1

    XAMAAS, HADDEY HAL MAXBUUS DAYAAN, WAX XABBAD JOOJIN AH HELI MAYAAN, WAXAAN WAA SIYAASO AMERIKAANKI LA SHEEGI JIRAY.

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 7 днів тому +1

    Allahu Akbar Walillahil Xamd 🙏 Nasrigii Alle waa uu yimaani donaa insha Allah 🙏 Ducada aan badinno walalyaal 🙏🙏

  • @user-qe5vh3bx3p
    @user-qe5vh3bx3p 6 днів тому +2

    ASC ha is ilaaliyan Madaxda
    Hamas ha is ilaaliso Isha,Allaha Nimaanka Qiyaaney u socdan Ee iska jira.
    Hamas Ee Joogta Qadar wax baa

  • @user-wh7kj5tj6k
    @user-wh7kj5tj6k 6 днів тому +2

    Free palestine ❤️✨️
    Spain 🇪🇸 dal jiro dheh❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 6 днів тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 6 днів тому

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 6 днів тому

    Inaalilaahi wainaa ilaahi raajicuun
    Walaalaheen reer falastiin oo dhiigooda la rabo in lagu kombayn gareeyo ilaahayow sida qayrka ku jiraa ka dhig

  • @istarbeauty3560
    @istarbeauty3560 7 днів тому +3

    Like u sara wiilka sana u dhegeeysatanee isku😂 xishoodaa

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 6 днів тому

    Insha. Allah. Kariim. Shuruudaha. Xamaas. Ayaa. Guuleysanayaan.

  • @abdirahmaanyuusufmataan9083
    @abdirahmaanyuusufmataan9083 6 днів тому

    Guul flasiin guul guul guul guul

  • @abdifattah-qx1qe
    @abdifattah-qx1qe 6 днів тому

    Guul guul falastiin❤❤

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 6 днів тому +2

    Qofka muslimka ah oo aan jihaadka kujirin, siyaaba kale ayuu kaga qayb-qaadankaraa, maal, fikir, talo, dhiira-galin, iyo wixii lamida. Xamaas haloo sheego inay dhahaan: yahuuda wada hadal lagalimayno inta ay dagaalka nagu wadaan, hal xabad haday sooridaan ama ay hal qof nagadilaan hadda kadib kumajirno wada hadal.

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf 6 днів тому

    Ilahow u gargar walalahen falastiin ilahow sii Gaza nasriga.Amiin ya rabi

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 6 днів тому

    Allah N iyo B allah haku riido cudur an laa aqooniin allah haa tafaraaroqiyo cidamadooda yuhuuda iyo mareykan aaamiiiiiin yarabi insha allah ahdafta ey shiigayan waligooda ma karayaan yuhuuda waxan qasaaro aheen kama faa idaayaan iyo jaab alle indiinkis

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 днів тому

    ☝️ NACDALI 🤍 korkiisa 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 6 днів тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @HassanNuur-t1p
    @HassanNuur-t1p 7 днів тому +2

    Haye nadaava kawavan daantagabeed❤

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 7 днів тому +1

    😁😁😁😁yes yes yes yes maansha allah haday ciyaartu macaantay is coreeya reer falastiin🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 6 днів тому

    Guul inchallah Guul

  • @saamiinacabdi781
    @saamiinacabdi781 6 днів тому +2

    Gull insha Allaah Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴1🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 6 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤ good

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 7 днів тому +1

    insha allaah marwalba guul Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 днів тому

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 guuleeyo ☝️ wallaalahay 🤍 falastiin 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 6 днів тому +1

    Midowga yurub waa daalimiin Ilaahey ka furtay

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 6 днів тому

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 6 днів тому +1

    Maya inaanyelo maaha illaahaybaa inoogargaari

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 6 днів тому

    Masha allaah

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 6 днів тому +1

    Imaaradkan latartamayaa saanaaa

  • @zakariamohamed396
    @zakariamohamed396 4 дні тому

    M.A, thnk you

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 6 днів тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @nasramurad-qq1xf
    @nasramurad-qq1xf 6 днів тому

    Warsan insha allah

  • @nimcobihi982
    @nimcobihi982 7 днів тому +1

    INSHAA. ALLAH. GUUL. FALASTIIN. GOOR WALBA. 🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴🇯🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 7 днів тому +2

    Alxamdu lillaah yaa rabbil caalamiin illaahay mahadii yaa Ra,uud guul waarta sii madaxwayne ku sgeega fakastii ee yahuuda u shaqaybaya illaahay hasooqabto oo xamaas gacanta ha u galiyo sacuudiga waa in gariis islaam marabo waa gaale kalkaal baydka illaahay ayaanaga dhaxeeya qalbigana illaah un baa daalacanaya

  • @Abusuhur
    @Abusuhur 7 днів тому +1

    Maasha Allah

  • @dualeelmi371
    @dualeelmi371 7 днів тому +2

    Sacuudiga wey Gaalo jecel yihiin hadey jirto waxey siin donaan heer Galbeedka iyo inyar ey muhiim u yihiin sida Indha yarta & Turkiya

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 6 днів тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 6 днів тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 6 днів тому

    Rabika alarabto amin amin inchallah

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 6 днів тому

    wareega labaad waxaan ilaahey karajeyneynaa xabadjojin rasmi ah
    iyo falastiin oo xur ah insha Allaah

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 6 днів тому +1

    Wcs

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 7 днів тому +2

    Wcs wrxm nadaara

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 6 днів тому

    Daydan xaalkisu waa qosol Beena foolal wada qayaxan qiilan qaranaayo.
    Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo xuutiyiinba Iyo xisbulaahba Iyo xulufadooda àaaaamiiiin yaa Rab

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 6 днів тому +1

    Asc somaliweyn❤muqawamada dantagalbeed dagan waxa kula talina inee guryaha yahuuda dagan ee miinoyin ku qarxiyan si meesha iga guran guul

  • @funy194
    @funy194 6 днів тому +1

    Xamaas in ay gadaan miyey rabaan

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k 6 днів тому

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏

  • @yuusufjaamac6495
    @yuusufjaamac6495 6 днів тому

    Somaliyeey nadaro like ta haloo saaro

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 6 днів тому +1

    Dabcan yuhuudaa tanaasulee weyjabeen jaba idanka eebe

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 днів тому +1

    Way is diyaariyeen daanta galbeed🎉🎉🎉

  • @asha3777
    @asha3777 7 днів тому +1

    Wuu ka sii darayas Sucuudigui

  • @lulomar5397
    @lulomar5397 6 днів тому

    Mash ahll ❤

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 7 днів тому +2

    Guuleso falasatina

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 7 днів тому +1

    Wcs Nadaara show lkn adbad ula daahday baranaamishka

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 6 днів тому

    Congratulations to Spain

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 7 днів тому +1

    XM yaan la idin khayaameen, mareykan, yuhuud etc wa munaafiqiin sahnuuniyiin aan Ilahay aqoon, waxn xabad ahayn ma yaqaanan e xabad la dhaca yuhuudda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 днів тому +1

    BAIDEN IYO NATANYAHO, DADKA MA DABAAL IN AY YIHIIN AYEY MOODAN, WAR MAREYKAN WA ISRA'IIL SIDAAS SI LA MID AH ISRA'IIL NA WAA MAREYKAN.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 днів тому +1

    Yuhuud iyo reer galbeed ayuu rabaa in uu dalka ku wareejiyo

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 7 днів тому +1

    Qayano bajirato Allaha guuleyo

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 6 днів тому

    Guul

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 6 днів тому +1

    Xaramka AYU raba Inu qaniisad KA agdhiso

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 6 днів тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️