GAMEKII UGU QOSOL BADNAA MAGACA KALA BADALANAY WAREER SUNDUS WAALA TUMAY🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 251

  • @abdifatah-c8t
    @abdifatah-c8t 2 місяці тому +108

    illahow saamiya cimri dheer iyo caafi maad illahow sii saamiya🤲🤲🤲

  • @MounaDof
    @MounaDof 2 місяці тому +53

    Ha wada ku salino nabikena maxamed scw scw❤❤❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 місяці тому +64

    Sundus waa warer tay magac An Lahayn Hadii laygu waco Anba Waa wareri laha Sundus iga Qos lisay why😂😂😂

  • @HalwoKadar
    @HalwoKadar 2 місяці тому +48

    Sundus wax ka qosol badan aduunka majiro noh😊😅

    • @theworldtv9728
      @theworldtv9728 2 місяці тому +1

      Noh xagey u socota adaba fani ah 😂😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 місяці тому +87

    Samia adinka iyo gabdhaha dalxiis quruxbadan oo kl banankeda aada casho sharaf kadhac haday macqul tahay❤❤❤❤

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 2 місяці тому +22

    Samiyoy plz adhga kiki sundus iyo ladhan dalxis yar oo quruxbadhan adha 😢😢😢😢😢

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 2 місяці тому +40

    Gabdhahaygii Quruxda badnaa Sas iskugu duubnada guulaysta❤🎉❤🎉

  • @FariihaAbdi-f4q
    @FariihaAbdi-f4q 2 місяці тому +11

    Ladan cidi iyo hana dad ixtiraam iyo akhlaaq kamuuqato❤🎉

  • @MuhiimMaxamud-z5y
    @MuhiimMaxamud-z5y 2 місяці тому +15

    Ladan waa gosol ficantahy walhy wan ka hela qosolkeeda sadaxda ladan kiki samia❤🎉

  • @soulesouleiman0944
    @soulesouleiman0944 2 місяці тому +21

    Hana waa qof ixtiramle❤❤❤😂😂❤

  • @AsadDubad-f6i
    @AsadDubad-f6i 2 місяці тому +21

    Sundus Qalbada Taagan Mala😂

  • @MaidoMaido-jk6vw
    @MaidoMaido-jk6vw 2 місяці тому +2

    Alaa kiki caqlileey waaye 😂😂😊😊 laakiinnwaannjeclnahay

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 2 місяці тому +7

    Miss you saamiya abaayo waan ku jeclhy wlhi😢😢❤❤❤❤

  • @NaciimaAhmed-c2e
    @NaciimaAhmed-c2e 2 місяці тому +22

    Samiya xafladab ayaan Sugi karilaanahay🎉🎉🎉😂

    • @KingAsmar-v9p
      @KingAsmar-v9p 2 місяці тому +5

      Way iska daysay xaflda dad mazaakiima ayey siinaysaa lacagta xflda

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 2 місяці тому +1

      Marabno calfad

  • @YahdiinkaBaryare
    @YahdiinkaBaryare 2 місяці тому +28

    Tem.Samia is.muujiya600k.kmn.zom.shaqada Wey.Socota👍

  • @CabdirsaqMaxamed-qc9oy
    @CabdirsaqMaxamed-qc9oy 2 місяці тому +20

    Waan ku xiisay samia ahmed ❤Allah kuxfido

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 2 місяці тому +11

    Part 2 willasha sosame plz intaa igu racsan 😂

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 2 місяці тому +17

    samia hadaa dalxiis aadi rabtid ladan iyo kiki la dalxiis hadaa lakiin asxaabta odhan ha kaxaayn adu maad dhalin Casho sharafta samee Ceyda iyo amiira kucusan haday iman wayeen iyagay utaal ❤️😳🤌

    • @nuuranalka6083
      @nuuranalka6083 2 місяці тому +1

      Adi inlagu tumaa ubahanthy 😅

    • @AWOOWE128
      @AWOOWE128 2 місяці тому

      Ya kudhalay fadul bada nida

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 2 місяці тому

      Waryarkaan intoow naaga maqnaa😂

  • @HaboonFaarax-s8b
    @HaboonFaarax-s8b 2 місяці тому +10

    Walashay mcn samia axmed inolow mcn cafimad iyo cimri dhar ❤i.a ❤🫀🥰

  • @SamiiraAbdullahi-m3u
    @SamiiraAbdullahi-m3u 2 місяці тому +14

    allow samiya cimri dheer iyo cafi maad illahow sii wllshey samiya

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 2 місяці тому +1

    Ilahow gabdhahan cimri dheer iyo cafiimad badan siih🤲wllhi maa kakaftanooh hablaheenah🎉😮❤🎉🎉

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 місяці тому +5

    Samiya qurux Part2 sosameey abaayo 🎉🎉🎉😂❤❤❤😊😊

  • @SaladhoMuhumad
    @SaladhoMuhumad 2 місяці тому +8

    Samia let's go inshaalah after 2 days 700k

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 2 місяці тому +6

    😂😂alla caawa manooli wllhi qosol udhimn rabaa😂😂😂

  • @qweenamalka3295
    @qweenamalka3295 2 місяці тому +6

    Samiyaa wlshey mcn team 27 adiga aya kutagera wayo hadalkaa lama maqlo xishotka ad ledahay waliga kusoco wlshey mcn love you

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 2 місяці тому

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw 🕋🕋🕋❤️😢

  • @xafsabashe6694
    @xafsabashe6694 2 місяці тому +11

    Saamiya ilaa caawa ku sugayay, waad la raagtay caawa, hore usoco wllshy gacalooooy❤❤❤🎉

  • @nimcomohamud5544
    @nimcomohamud5544 2 місяці тому +6

    Samia abyo adiyo asxabtada dalxiis ada😊❤

  • @husseinkhalidahmed5858
    @husseinkhalidahmed5858 2 місяці тому +2

    Soo badi sundus haka taking funnet weye😂😂

  • @XaawoMaxamed-z5m
    @XaawoMaxamed-z5m 2 місяці тому +4

    Samiya omar wax la soduub😊

  • @SubeyrOsman-vx7bx
    @SubeyrOsman-vx7bx 2 місяці тому +5

    samia wan kuwata wllo waynoo😊😊

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 2 місяці тому +2

    Saamiya Team 27 Dhamaantiin Waan idin salaamay ❤ Nin qalbiga idinku haya inuu idinla kulmo 😊❤

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi 2 місяці тому +3

    Samiyadena quruxbadan❤❤

  • @hamdawarda7528
    @hamdawarda7528 2 місяці тому +1

    Samiyay iska ilaali naagta Sundus waa danaysato wayo Amira oo soo gacan qabatay wataa cidlaysay adigu ladan iyo kiki xejiso iyaga sxpo dhab ah isku tihiin lakiin qof sxp kii cido dhigay adiga naf kumo hayo ka feejignow huno mcneey ❤️

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 2 місяці тому +1

      Waxaas waxkafcn inaa sooqorto kfcneed dadkaan wa dada tagry

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r 2 місяці тому +3

    Samia waa iga codis game kaan dhaowr habeen noso gali mara wiila ka dhiga asada haku jiro wiilsha maran gabdhao whi game qosal u dhiman gaaray sudusa marwalba hak so tagin abaha qosalk weyn whi😂😂😂💜

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 2 місяці тому +7

    intaa ilajecil team kan fataa taaga☝️☝️☝️,waa team samiya, ladan, kiki, sundus I love you 👦 🕴 🚶‍♂️

  • @AragsanQuruxwanag
    @AragsanQuruxwanag 2 місяці тому +3

    Samiya qurux wll mcn part2😂😂

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 2 місяці тому +3

    Ilhow samia yadeena no daa oo cafimadka farxdasba usiyaadi gamke hore lo sameyn jirey hadna kana ugu qosol badan samia wiilsha soo samee wn ku wadna hore usoco wlshy 600k coming soon i.n babi anga ku jecel ilhyna marksta umahad naq wlshyy❤❤

  • @Farhiyaabdiyusuf
    @Farhiyaabdiyusuf 2 місяці тому

    Ladan iyo Hanna Waa Dad ixtiraam badan ❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +5

    Masha"Allah My Queen Beautiful Samia Ahmed ❤❤❤ Keep Going Dadaall Badaneey🎉❤🎉🤲🤲🤲🤲

  • @qweenamalka3295
    @qweenamalka3295 2 місяці тому +2

    Military kenya ahay abayo walahi taliyaheyga aya tusey gamekii xabada gawadan hadii wadankaa kenya udalani lehet sidey cml wan qadani lehet dawa bar kali ayey ubaan tahay mash allah ayu dehee daren fican ayey qabta gamekaa cml wan kasugayaaa asag nah ishek please 🥺🙏🥺 am you sister

  • @Mumtazliiibaan
    @Mumtazliiibaan 2 місяці тому +2

    Samiyadeena su aal xumaana haii arkin team 27 labo koox may ukala baxeen😂teamkiina ladan kiki adi sundus iyo guriga asad😢halka amiira iyo cayda salx ayaga team noqdeen😢abyo amiira iyo adinka wax isla duubaayo uxiisne😢wlhi inaa isku soo laabataan rajaynaa❤talo wllnimo from somalia love you ❤❤❤

  • @maryancadey10
    @maryancadey10 2 місяці тому +3

    M,sh samiya axmed muhumed 500🎉🎉🎉noosobadi fidydaa

  • @ShaaciroMacalin
    @ShaaciroMacalin 2 місяці тому +5

    Samia so badi piiz❤

  • @AbdullaahiYacquub
    @AbdullaahiYacquub 2 місяці тому +5

    Samiya abaayo Koko inaad video prank aad kusameyso maad noogu diiday anigu idinka lee idin daawadaa pls ku soo samey waan ugu xiisay channel kaaga ❤

  • @TalisoCiise-l6k
    @TalisoCiise-l6k 2 місяці тому

    Samia bat2 so sameey abaaya 😮😮

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому

    MaCALIN. DUGSI LEESKUBADALEY.
    BISINKA❤❤

  • @HamdaHamdaIlyaaz
    @HamdaHamdaIlyaaz Місяць тому

    sundus Wllhi waa isku kaadin gaafhay😂😂😂😊

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 2 місяці тому

    Sundus funny waye iyada shiday barnamijka😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +1

    Masha"Allah Samiyadeenna Gemkaan U Jeclaaa 😂 ❤ Noo Soo Badi Gacaliso❤ Yaaa Illa Jecell 🤲👍🤲❤❤❤

  • @NasteexoZsiyaad
    @NasteexoZsiyaad 2 місяці тому

    Ma nooli sundus wadnahey icadeeysay😂😂😂

  • @IftinAbdirahin
    @IftinAbdirahin 2 місяці тому +3

    600k🎉❤1M🎉❤❤

  • @Hamdayousoufyoins
    @Hamdayousoufyoins 2 місяці тому

    Samiya aw dhee xafladi wan ko sogenay 🎉🎉🎉🎉🎉😔

  • @BushraSuleiman-i6i
    @BushraSuleiman-i6i 2 місяці тому +5

    SUNDUS FUNYY WEEYI WALHI 😅😅😂

  • @Drahmedmoha
    @Drahmedmoha 2 місяці тому +2

    Kik baa ciyaarta shidaysa❤❤❤❤❤

  • @Nazteha
    @Nazteha 2 місяці тому +1

    Sundus qosol bey igu dishy wlh😂

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 2 місяці тому +3

    samia dabaaldaga aaway video yada dalxiiska aan kaa sugeyny😊

  • @CabdirisaaqBootaan
    @CabdirisaaqBootaan 2 місяці тому +3

    Talented girl

  • @fatximahamed5478
    @fatximahamed5478 2 місяці тому +3

    Noso same mar kale boqoradayda ❤

  • @DuniyaAbdiCiimow
    @DuniyaAbdiCiimow 2 місяці тому

    Alla cawa sfc uquslay gabdhahena allaha idin deysto❤❤❤❤❤

  • @MunaCisman-w1p
    @MunaCisman-w1p 2 місяці тому

    Asc wllshay samiya axmed hore usoco wllhiy qosolkii iga dhamaday

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 2 місяці тому

    Ladan markasta samiyo lee dhahe sundus sasey baxar ku gali😂😂😂

  • @RageHala
    @RageHala 16 днів тому +1

    Sundays is so funny 😂😂

  • @Farhiyaabdiyusuf
    @Farhiyaabdiyusuf 2 місяці тому

    Alla sundus Qalbadaaa Taagan 😂😂😂😂😂

  • @SaaqoSaaqoking
    @SaaqoSaaqoking 2 місяці тому

    Hana ixtiraam badan mncha allah ❤

  • @Kikiafcad-r6g
    @Kikiafcad-r6g 2 місяці тому +3

    KU SALI NABI MUHAMED SCW

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 2 місяці тому +1

    Horay usoco abaayo😊😊😊❤bishan market dhamaato hadey macquultahay waxan kaasugeenaa adi iyotiima oodhan oohalmeeljoogo oowada faraxsan cashosharaf qurux badan ayankaasugeenaa😊😊😊😊❤

  • @SamiiraCumar-z5g
    @SamiiraCumar-z5g 2 місяці тому

    Ladan qurux sharaf iyo oxtraam ❤

  • @FaadumoAli-tq5ik
    @FaadumoAli-tq5ik 2 місяці тому +3

    Part2 kasoo smeee 😂😂😂😂❤️

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 2 місяці тому +2

    Ano sundus dawanayo adi iso dhacy horan kaso carary😂

  • @Assad98
    @Assad98 2 місяці тому

    Abaa Samia noo soo badi plz😢😢😢😢😢😢

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 місяці тому +2

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @SumayamuhumedSumayamuhumed
    @SumayamuhumedSumayamuhumed 2 місяці тому

    Sundus way xawilanthy wllhy😂😂😂😂

  • @Zuduu23
    @Zuduu23 2 місяці тому

    Ovvvvvv💗🫶🏻👸🏼💞
    Gemkaan gem waa dhaafey hadey sundus ku jirto😂

  • @XussenMaxamedAadan
    @XussenMaxamedAadan 2 місяці тому +2

    Saan u sugaayeey❤samia AHMED

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 2 місяці тому +3

    Hani so dhaweeya plz waa inan dagan

  • @NasroNuur-r7h
    @NasroNuur-r7h 2 місяці тому

    Samiyadeydii nolosha iinooloow mcnto ❤❤❤❤

  • @Miskeyyyy
    @Miskeyyyy 2 місяці тому +1

    sundus qalbada taagan 💔😭😳😂

  • @shunkulux
    @shunkulux 2 місяці тому

    Samia wa codsi game kaan dhowr habeen noso celi mar wiilal ka dhig asad haku jiro wiilasha marna gabdhaha xita kun mar sameey wlh qosol caawa u dhiman gaaray sundus marwalba haka so tagin codsi waaye 😂😂😂

  • @Farhiyaabdiyusuf
    @Farhiyaabdiyusuf 2 місяці тому

    Ladaneey Kiki Jugtaada bay ka heshaaye 😢

  • @Ruweyda_Mohamed
    @Ruweyda_Mohamed 2 місяці тому +1

    Game part 2 kaso same wxana kaso dhigta idinko magalada isku racy o magacyada kala badashy qofki mrka lo waco so jesan wyo hala garacyo 24 magacyada kala badasha 🤝😂😂😂

  • @MuntasMukhtarabdi-y5y
    @MuntasMukhtarabdi-y5y 2 місяці тому +2

    Kosoceli samia qoroxey❤❤❤

  • @Kikiafcad-p4o
    @Kikiafcad-p4o 2 місяці тому +2

    Abyoo samiyo kiki prnki ku soo samey ❤❤

  • @NasroNasriina
    @NasroNasriina 2 місяці тому +1

    Samia shaqada hore kuwado dabaaldeg waxaas naga dhaaf

  • @MaaidoibaraahimYuusuf
    @MaaidoibaraahimYuusuf 2 місяці тому

    boqoradeyta❤❤ waa ku salaamay

  • @Aminitailmiaden
    @Aminitailmiaden 2 місяці тому +2

    Parti 2 Raga hn pzl😂😂

  • @NacinoNuur
    @NacinoNuur 2 місяці тому

    Ani qosol hadaa u dhinto sundus aa ka ma suula hala ogaado😂🫣

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 2 місяці тому +1

    Team samiya axmad❤❤ like😊😊

  • @Athna2204
    @Athna2204 2 місяці тому +1

    Samia dar ilahay ku jeclay qalpi❤

  • @Ccmm-e9t
    @Ccmm-e9t 2 місяці тому

    Part 2 noosoo samee ❤

  • @Sabariinmaxamuudcismaan
    @Sabariinmaxamuudcismaan 2 місяці тому +1

    Markle sosame.+sundua😊

  • @InfatimoMire-i9z
    @InfatimoMire-i9z Місяць тому

    Wlhi sundus daraagis is ticmaasha

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +1

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimoyusuf4968
    @xaliimoyusuf4968 2 місяці тому

    ALA cawa san uqosalya leee😂

  • @farhiashiekh917
    @farhiashiekh917 2 місяці тому +1

    samiya shidan❤🎉

  • @NajmaCumar-c2d
    @NajmaCumar-c2d 2 місяці тому

    Wlhi waad iga qosliseen😅😅😅

  • @CaashoAxmed-f4o
    @CaashoAxmed-f4o Місяць тому

    Alla samia soobadi😂😂😂

  • @YahyaHirab
    @YahyaHirab 2 місяці тому +1

    Part2 plz

  • @Khadiijodaahirnuur
    @Khadiijodaahirnuur 2 місяці тому +5

    Samiyo maxan timka kaga jeclahay 😂😅

  • @IstaahilNaleyeh
    @IstaahilNaleyeh 2 місяці тому +1

    Sundus wa boqorad lkn kiki wa ku gacan dhirantahay ee sida hablaha kle ula dhaqan wa iga talo