SIDEE FACEBOOK PROFILE LOOGU BADALAA PROFESSIONAL MODE? BIG UPDATE WAX KA OGOOW FACEBOOK UPDATE.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #subscribe #like #share

КОМЕНТАРІ • 75

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 Рік тому +3

    Asc adeer waxaan ahay sxb cusub waxaana isoo share gareyay qof igu weyn keep going adeer

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Wcs adeer mcn soodhawoow waadna mahadsantahay in badan♥️🙏

  • @Maxamedcabdicaynte
    @Maxamedcabdicaynte 9 місяців тому

    M.a

  • @luckydaahir1381
    @luckydaahir1381 Рік тому +1

    Please abowe icawi Facebookeygea ayan peg ubalay sharudaha hal idhimana marka qalad galay please icawi walaal

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Maxaa weeye walal qaladka aad gashay facebook ga iga soo qabo.

  • @RuqiyoshiikhRuqiyoshiikh
    @RuqiyoshiikhRuqiyoshiikh Рік тому

    Ar see ahaan hee quen qaawan

  • @aishakamil6322
    @aishakamil6322 Рік тому +1

    Wlow ado mahadsan see oga laabta .

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Muuqaalka dhamayso waan ku dhax sharaxayaa qaabka looga laabto wll

  • @yahyeomar10
    @yahyeomar10 Рік тому

    Intaas oo dhan 8 daqiiqo ayaa video ku soo dubeysaa waxaa iska yareee

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Рік тому +1

    Waar fecbook user isu qoray waana ii muhiim in aad iga caawisaan

  • @nimcaanqoorgaab333
    @nimcaanqoorgaab333 Рік тому

    Guul Sxp Inshalllaahh

  • @cumarc.rbasiire
    @cumarc.rbasiire Рік тому

    Wan ubaahnaa💑

  • @arwamohamed541
    @arwamohamed541 Рік тому

    Mahadsanid wllo jazaakalah

  • @mrtooxoow3909
    @mrtooxoow3909 Рік тому

    Zxb Facebook caadiya aan isticmaala hala mar saartay ka dib ka qaaday wayna baxday

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle 11 місяців тому

    Sideba facbook accounka logu qorto xilagad ku so birtay kaso hadal

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Рік тому

    Waxaa iga jabsaday qaar kadibna abdhaydkii wuu iga diiday oo ld igu xidhay

  • @world-cz6fk
    @world-cz6fk Рік тому

    Hadal badanidaa😏😏😏

  • @kalidou_Fx
    @kalidou_Fx Рік тому

    Waxad kaso hadasha shurudaha layska rabo in lacag laga sameyo

  • @Warsame44
    @Warsame44 Рік тому

    Fariid waankaa faaiiday anna waxaan kusiinayaa sbusc

  • @AhmedShireGutale
    @AhmedShireGutale Рік тому

    Thanks boss

  • @abdullahibishaar-hy9cq
    @abdullahibishaar-hy9cq Рік тому

    Nin aan mel fog iskala imaanay

  • @EmenAly477
    @EmenAly477 Рік тому

    Mahadsanthy wll

  • @badribaari7414
    @badribaari7414 Рік тому

    Inaa sas ka dhigano wax micnah maso kordhinese sida lacag loga samen karo ino sheg sxp

  • @Muhuran
    @Muhuran Рік тому

    Zxb ma sida page oo kalaa ma ka dhigan karaa business page zxb isoo jawab

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Haa wll sida page ka ayuu noqonayaa lacagna wad ka samayn kartaa

  • @Baaruudpost
    @Baaruudpost Рік тому +1

    Sxp waa ka dhigtay lkn faaido kle ma leyhy aan ahyn inuu saa usoo muuqdo lacagse malaga smayn karaa

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Faaiido kale maleh sxb lacagtana page unbaad ka samayn kartaa mahadsanid

  • @nimcoyousufcilmi6409
    @nimcoyousufcilmi6409 Рік тому +1

    Mahadzanid waalal

  • @safiyomaxamuud2584
    @safiyomaxamuud2584 Рік тому

    Waan sameysey lkan 24 sac sug idhahay dib u labashda

  • @YuusufHeersare
    @YuusufHeersare Рік тому

    Sxb sare turn of sidee horta looga dhiggaa waaba uu iga diid yee

  • @c.laahiisaaq4649
    @c.laahiisaaq4649 Рік тому

    sxb mesha waa tagay waana ii noqon waaye

    • @mStatistician
      @mStatistician Рік тому

      Facebook lite kuma shaqeynayo

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Facebook ga caadiga ah macnaha F ta weyn hadad ka gashay kuna shaqayn wayay waa cilad ay dadka qaar kula qabaan wll lkn Facebook lite kuma shaqaynayo professional mode ka Thanks

  • @cumarmaxamed084
    @cumarmaxamed084 Рік тому

    Walaal aniga iimaba soo qorayo "turn on provisional mode" iimaba so muuqaTo

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому +1

      Facebook lite hadad ka gashay kuma shaqaynayso hadii aad F ta weyn ka gashayse ciladaas dad badan aya kula qabo walal

    • @cumarmaxamed084
      @cumarmaxamed084 Рік тому

      Haa walal waxn ka gaLy F-waYn iiMaba soo baxaYso" turn on provisional mode "

    • @cumarmaxamed084
      @cumarmaxamed084 Рік тому

      Sidee u hagaaJiyaa wll f ta Wayn kumaba jirteee

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Walal ciladaas dad badan ayaa kula qaba kaligaa maaha waana soo ogaan doona inshaa Allah

  • @sakariye938
    @sakariye938 Рік тому

    😂😂

  • @mohamedabukarali6183
    @mohamedabukarali6183 Рік тому

    Sxp turn off buu iga yahay side loo xaliyaa

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Muuqaalka ayad ka dhax helaysaa walal sida loo xaliyo ee daawo mahadsanid

  • @bushraabdirahmaan7575
    @bushraabdirahmaan7575 Рік тому

    turn on imaba soo baxaysee wll

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Hadii aad facebook lite ka gashay ma arkaysid inkastoo dadka qaar ay sheegayaan ciladaas wall

  • @adnanhared586
    @adnanhared586 Рік тому

    Nio imaba lahan profession mode sidee ku heli kara fb waa update

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Walal ciladaas dad badan ayaa kula qaba waana soo ogaan doonaa inshaa Allah

  • @saadaqgaarane7622
    @saadaqgaarane7622 Рік тому +1

    Inta queen qaawan ila aragtay🤣🤣

  • @yuusuf7417
    @yuusuf7417 Рік тому

    Nio 5k ima dhaafayo xalku waa mxy

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Inta freinds kula ah unbuu kuu sheegaya waxba kuguma korninayso professional Mode ka walal

  • @DeeqaupDou
    @DeeqaupDou Рік тому

    Anigah wuu ii diidan yahay ma i cawin kartaa?

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Рік тому

    Walal waxaan doonayaa fecbook aad iigu mihiima oo inta la iga jabsaday anna aan aan aan idhi waan iloobay baswedhkii kadibna lambarkay fariintii la iigu daray

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Walal waxaad igala soo hadashaa facebook ga ciwaanka muuqaalka kaga muuqda inshaa Allah

  • @shukrixaaji3902
    @shukrixaaji3902 Рік тому

    Lacag malaga samey karaa

  • @AbdikadirAlahi
    @AbdikadirAlahi Рік тому

    Szpka cusub ahay szp.isheeg turn on professional mode sida kor loso saro.isheeg szp fadlan

    • @somalivoicetv99
      @somalivoicetv99  Рік тому

      Facebook ga aad muuqaalka uga jeedo iga soo qabo walal mahadsanid