Waxa uu ahaa Ragii haa libaaxyada somaliyed..nin ragah bu ahaa...aduunkii wuxu tusay iyo emaaradkii in somalida la burburinkarin .....RABI ha u naxariiisto ameeeen....RIP my brother...he has gone in the history....General odawa love ..may ALLAH protect the somalian people ameeeen...
Intaas iska kaftan ayey iga Ahayd Lkn wlhi wadankii waxa ka socda waa waali cas ilaahbaa iga sareeya aniga oo aanan politikada soomaali sidaa ula socono hadana waxaan aad sheegayso markaan maqlo waan Yaabaa meesha ileyn waa dad caqligii ka galay qabiil iyo Hunguri waxaa aniga qalbigeyga ku hadhay dhawr sano ka Hor adiga oo leh Al shabaab ayaa waxay tidhi dhammaan Odey dhaqameedyadu waa inay Soo xaadiraan si CAD oo wararka laga sheegayay waa marka xildhibaanada la dooran Rabay waxyar ka Hor marka mustaqbalka wadanka dhanba intaas ayaa qofkii caqli u saaxiib ah uu ka dhex akhriyi karaa between The Lines Marka su'aasha koowaad waxay Tahay xildhibaanada baarlamaanka fadhiya yaa Soo doorta?alshabaab ayaa xasan sheekh la dagaalamayaa kuwa baarlamaanka fadhiya waa kuwoma?Ayeyse u shaqeeyaan?axmed madoobe isaga iskaba daa Waa sheeko kale taasina Al shababaka ugu weyn soomaaliya
Caloow waxaad ka runsheegtay raga cinrigisa waxa cunaahi dumarku inay qayb kayihiin Wana xaqiiq ku salaysan cilmi baris dheer oo lasameyay ... Kaftan iyo sheko xarir na anan ahayn.. well-done guys it was good show tonight 🫂👑🙏
Imaraad aragtayaaba shar aragtay waan bogaadinaynaa cid walba oo imarad leynaysa mujaahidkaana Allah ha u naxariisto ❤
Saw hal ku dheg sax ah ma aha taasi. Imaaraat aragtay shar aragtay.
@@allayaqaan9101 aad iyo aad
Wiilkaasi waa halyey Allah u naxariisto Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤🤲🤲🤲♥️♥️🦁🦁🦁😭
Aamiin yaa rabi ilaahay ha u naxariisto
Wilkaa dilay nimankii imaaraadka ahaa ilahay ha uu naxristo waxa uu ahaa hal yay amin
cali harare adbaad ugumahadsantahay barnamijka wanaagsan abti,guul kunoolow
Asc kudarsoo cali xararoow askarigaasi wuxuu ahaa muwaadin soomaaliyeed diiday in dalkiisa dadkiisa lagu dhex adoonsado alle ha u naxariisto isaga iyo inta lahalmaashaba guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 ♥ 🇹🇷 allow noo badbaadi dalka dadka diinta 🇹🇷 ♥ ❤ scw scw scw scw scw scw scw 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin aamiin ♥ from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥
Ascwrwb
Walaalaha Américain tv
Maa shaa Allaah wax wanaagsan baad falanqayseen ilaahay ummadda soomaaliyeed mid waxfahanta ha ka dhigo
Ilaahay farek haynoo furo
Waa arimo naxdin badan.
Wale Cali Xarato waa siyaasi oo u aragti dheer u leh dalkeena, alle yaa barig caqligana alle kama khaado
Cali Harare we need badbado qaaran oo ruun ah wllhi 😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭
Waxa uu ahaa Ragii haa libaaxyada somaliyed..nin ragah bu ahaa...aduunkii wuxu tusay iyo emaaradkii in somalida la burburinkarin .....RABI ha u naxariiisto ameeeen....RIP my brother...he has gone in the history....General odawa love ..may ALLAH protect the somalian people ameeeen...
Haa wallaahi waxa uu ahaa Libaax
Ninkaas hal yaybuu ahaa madha alah
Somali ilaahay ha badbaadiyo siyaasiyiinta xuna ha naga kaxeeyo! Aamiin aamiin yaarabi
Mashallah 🥰 ❤barnaamij aad u fiican baad ka hadasheen jizaakumullah qeyr❤❤
WLLE WUXUU AHAA ASKARIGAA MAFIYADA IMAARATKA IYO CALOOSHOD U SHAQEYSTAHA AHAA WADANI GEESI AH BILAD SHARAF BUU MUDNAA HADUU NOOLAAN LAHAA ASKARIGAA IYO INTII SOMALI KA DHIMATAY ALLAHA U NAXARIISTO JANATIL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Aaad iyo aaad Bilad Dahab ah bu helilahaaa wlhi❤ Alle ya raxmu😢
Aad ayaad i mahadsanideen .
Ilaahoow Soomaali sharafteedii u soo soo celi🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
Wcs Suxufiga Ruugcadaaga Ah Ee Soomaaliyeed Legend Journalist Cali Xaraare, La Daadihiyaha Barnaamijka Mudane Badri, Iyo Bahda SOMALI American TV Runtii Waa Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Guuleysta
Ilaahay wadanka kaqabto cadowga soomaaliyeed
Ali xaraare farbaad jarataye
Faarta ayaa kusooqabatay
Farmaajo iyo cabdi xirsi mayaa
Ka maqashay yenen libiya
gaalka wubakhtiye ayaa layiraahda e wudhintey wa khalad
❤cali waa qurux sida uu xirtay waa kuhaystaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Geesi buu ahaa ninkaasi Allah ha unaxariisto
Emirate ka dalka Somalia 🇸🇴 in laga saaro ayaa muhiim ah
Wali muu dhalan mawaadonkii saxda ahaa ee kasaari lahaa wadanka ajaanibta oo dhan.
Masha'Allaah imarate and waxay wataanba hala laayo, Waayo Waa Cadowga Dalkeena, iyo Dowladnimadeena dib Udhigay. Hambalyo ayaan leeyahay, Halyeeygaas ju jihaaday, Maafiyada Tuugta ah👈
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
الاخوة علي حراري وبدري موسي المحترمين
صباح الخير والسرور والسعادة
Ilaahay Somali haa badbaadiyo🥲😭
I'm the first.
Calixaraare badri yuusuf ayuu bar naamuj kaagu ku qurux badan yahay
Xaqiiq weeye wlhi dhammaan arimaha uu sheegay
Barnaamij aan ku xisaab tamo mar uun Studio yaha Somali American TV, waa iga qaban doontaan Barnaamij si la mid ah shoodhahayga.😎
Kkk
Walaahi umadi Somaliyeed Emirate waa Neceen🤔😱😱
Emaaradku yahuuda ayey u shaqeyan...yahuudina hada aduuka oo dhan ba dhacay...
Cali xirsi saaxiib Bush iyo heweentiisiiba waa rawaxeen.
Ilaahay how naxariisto from Somaliland.
Very interested topic 👌 👍 👏
Somalia God ayey gashay allaha ugargaro
Bananas xaga danbaad ka qaribtay
Maansha allaah GEESI GEESI DHALAY DHEH
Ninkaa imaarat ka laayey waa halyey wacan
Waan soo dhawenenaa dilka uu dullay alhmdulilaah
Madadwaynayaashii Soomali
Way wada dhintee xaasaskoodii noolnool
Mahamed siyaad bare
Claahi yuusuf
Caysiid
Cali mahdi
Xasan sheekh waa khaainu wadan ma isku raacnay
Balan waaye taalo ayaan Udhisi donaa halyeygaas
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇸🇴 🇵🇸 ♥ dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin 🇸🇴 🇵🇸 ♥ guul guul guul guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 ♥ 🇹🇷 allow noo badbaadi dalka dadka diinta 🇹🇷 ♥ ❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 ❤ from awdal state soomaaliya waa muqadas ♥ 🇵🇸 ❤
Labaatan sano ayaan kasoo maqanahay somalia Waa mid quri haysta iyo mid idaacad u isticmalaya goorman arkidonaa anaga oo midowney
Masha alh
Caliyow caa aniga ugu horeya ee like igu qabo
Nice haircut Mr. Ali Harare. 😁👌
Aamiin
Waa nin gumaysiga iyo dhagata cadawga ah ee emaaraad ka kaxanaaqay
Keep goïng
Dawlad somaliya majirto ee dalka halaga badbadiyo xasan sh emaretka iyo eithopia
Dad doorsoon
ayaa dal habsaanshye
Alloow sahal !!!
Inshaa Allah haday cararaayaan emaaraad ku
Cali isagoo pof wayn ah ayuu u xiirtay sidii dhalinyarada
WCS WR WB CALI CABDI XIRSI CALI XARARE IYO BADRI YUSUF CIISE MAHADSANIDIIN
Ilahay ha uu naxaristo ninka somaliyeed halyey Somalia ayuu yahay emaratka babiyay. Wajibadkiisa wadanimo wuu kutay. Emaratka iyo ajaniibta wadanka kabuuxo aanu eber kadikno oo wadankeeno aanu sooceshano
Ina adeer Cali xaraare xaal qaado
Cimaamad Ayan kussarey
Markaad ka Hadleysid ciidan waa inaad sheegtaa darajooyinka ciidamada. Ciidamadu ma ahan kulligood saraakiil. Ajnabi iyo Soomali darajada waa muhiim. Mahadsanid
Sirdoon marka lagu yidhaah waa maxay darajadaad doondoonasaa tusaala ahaan
War Cali mashAllah Taaloo baad usoo Jaratay🤣😁👍
Kkk Cali way ku cayaareen Ha xiiro dhamaan
Intaas iska kaftan ayey iga Ahayd Lkn wlhi wadankii waxa ka socda waa waali cas ilaahbaa iga sareeya aniga oo aanan politikada soomaali sidaa ula socono hadana waxaan aad sheegayso markaan maqlo waan Yaabaa meesha ileyn waa dad caqligii ka galay qabiil iyo Hunguri waxaa aniga qalbigeyga ku hadhay dhawr sano ka Hor adiga oo leh Al shabaab ayaa waxay tidhi dhammaan Odey dhaqameedyadu waa inay Soo xaadiraan si CAD oo wararka laga sheegayay waa marka xildhibaanada la dooran Rabay waxyar ka Hor marka mustaqbalka wadanka dhanba intaas ayaa qofkii caqli u saaxiib ah uu ka dhex akhriyi karaa between The Lines
Marka su'aasha koowaad waxay Tahay xildhibaanada baarlamaanka fadhiya yaa Soo doorta?alshabaab ayaa xasan sheekh la dagaalamayaa kuwa baarlamaanka fadhiya waa kuwoma?Ayeyse u shaqeeyaan?axmed madoobe isaga iskaba daa Waa sheeko kale taasina Al shababaka ugu weyn soomaaliya
Somalia Ethiopia ha iska darsato. Dhimanayee. Somalia soo dhawaada, passboor Ethiopian iska qaata wadankana dhiiba
Laba Weriyev {2} ayaan dhegaystaa waayo run ayay udhow yihiin Ali Xadhaadhe iyo Abdillahi Balwaan
Balwaan iyo cali xaraare ha isgarab dhigin.
ILAAHEY. HANGA QABTO EMAARTKA.
WAĹAAHI EMAARKA. MASIIBO
Waan ku faraxsanahay ninkas layaya dadka dalka losoo diray ee carab kushegaa ah cadkedalay laandheere ale hawnaxaristo ninkas
Xali xarare
Maxad ugursan weyday ???
Ma arinta aya kugu qufulan
Intasi wa kaftan
❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ebe haku siiyo mid salixad ah oo diin leh akhlaq leh amin
wuu leeyhy
Qalbi Madoobe Gobolka Gedo, Waxaa Abaartu Uga dhamaanwayday, Waa Geedaha laga guranaayo,ee laxaalufinaayo👈
Waaiir Madaxaa Nafuran Live tiktok uu kujiraa Hadda😅😅
Mansha allaah geesi geesi dhalay hhankii raginimada somali nimada buu leeyaha libaax nin dheh
Dameer odowaa wuu istaahila in bakhti ahaan looga talaabsado
Adeer waan idin salaamay adiga iyo yaasiiinba
Tala bixinyar erayga ah irirsamale eed adigu dhahdo urur samaale waa gaf iyo meel ka dhac aad nasabad bulsho somaliyeed ah u gaysaneyso Irrir samaale waa abtir ee maaha campaign
Mahadsanid
Kkk waa dawlad nin keliya maamulo wasiir male safiir male la taliye male😂😂😂
Aaway wasiir TikTok 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂 American TV waa khatar guuleysta wiilasheena soo tebiya wararka
BAARLAMAANKA WEY KU JIRAAN WELIBA KUWA CUSUB BEY KU JIREEN BERIGII LA SOO DOORTEY WAA LA SHEEGAYEY CID BAARTEYNA MA JIRAAN ILAA 3 WAA LA SHEEGAAYEY
Wllahida somalia masoo dhawa 😢
Hooga caliyow sidii kurayda maad u xiiratay ceeb
Mhdsanid cali iyo badri
Cali xaraare maad waraysatid wiilashii elatariya
Alshabaab oo meelkasta lacag kaqaadato ayaan ladagaalayaa ciidamadiina waan kala dirayaa waa sheeko anan is qabaneyne xassan madharge cayaadha hanaga daayo!
Mansda allah
Ali waziirka waa digil iyo Mirifle , Ninka waxdileyna waa Habargidire Cayr , side uga damiin noqonkaraa ?
😅😅😅😅😅😅😅😅Habakhleeso tuktog
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Calaw Bush xaaskiisi waa dhimatay
Dad is yeel yeelaya baanu nahay 😢
xasan dhiqoh iyo villa family waxbah ku dhacay
Reer Culusoow: Baroor!😫
Hassan Sheikh Waa Munaafiq
Caloow waxaad ka runsheegtay raga cinrigisa waxa cunaahi dumarku inay qayb kayihiin Wana xaqiiq ku salaysan cilmi baris dheer oo lasameyay ... Kaftan iyo sheko xarir na anan ahayn.. well-done guys it was good show tonight 🫂👑🙏
Allow emaratka halag o babi guul somalia
Subxaanallaah
baarawoh guuuuuuuuul leysan leayahay lakin marbah hada waa dhintay hadbah ledahy janadah illahey hageyoh waxow sadxeyay sayidkah iyo kii biyamlki ahaa ee layay talyaniga kanh waxow galy kii sadxad ee gumeysigi imardku nagu hayay sodonkah sanoh kii nafalyay sadxdasi halosameyoh taloh sawirkodu ku dhagnyahy ❤❤❤❤❤illahey uwada naxrisoh
Ciidanka Imaaraadku waa kuwa la rabo in ay xukunka ku hayaan oo ay ciidanka Soomaalida ka difaacaan!!!
Ciidamada wa laaya wa itopia itopia marabto somali ciidan qaran yelato marabto al habash aqli ilahey siiyey
Caliyow Barbara Bush died on April 17, 2018, odaygeedi way ka hor dhimatay. I love your show.
You right ✅️
Waa hal qof statistics hal qof laguma cabiro
Geesi qaran ayuu ahaa
Maanta jeegadii buu soo xiirtay
Waa runtii Cali haraari
Muwaadin soo maaliyeed buu ahaa ninka laa yey emaaraadka alaha barakeeyo
Emaaraat ha Aga guuraan faa iido moona hayaan waa cadow
Ticktok musiiba ka socota. badana ragg iyo dumar allow Somali Laga joojiyo
Way baqtiday bushkii waynaa xaaskiisii
Haduu wakiilka ahaa wax dil ma dhihin