Asc bahada abdi askari waan bogadaadinayaa marka hore waana barnaamij wax badan laga faa,iidi doono IA Inataa ilkacastu waxay ahaayeen Dad active ee maxaa ku dhacay talow Macarafoonka in ay ka baqayaan ayaadba mooda kkk Marka is muujiya Magaalada dhagaxbiir waxa kale ee aad caanka ugu tahay waxaa ka mida Af reer qaraf kkkkkk
From Godey Gacalo Dhagaxbuur waa Magaalo aan jclhy ❤️👈
Runtii abdiaskari tube shaqo fiican ayuu qabtay wad mahadsantahay huno gobolada la ilaaway ayad Na tustay glad to see my people
Ilkacastii Dh/buur Manch Allah
Ma sha Allah reer dhagaxbuur waa dad diinta ku fiican.
Well said 7:00 👍🏾
Keep going Bro😍😍😍
Mansha allaah dhagaxbur xarunti halyeyada
Far yaro,Faadumo,Fardhexo,Farmurugsato iyo Suulgomash!
Ayaa sax ah
First one love ii saar
Wanku salamay Cabdi askari tube
Horay usoco walalkey qaliga
Manshlahaaa bahad chanalka iyo mr askari waan idin salmay adiga iyo howl wadeena barmaamijkan runtii wxan idin odhanlhaaa mr noo qabta barmaamujkan inshlaha haku ee keysiinina rmadanka uune runtiii su alo aad u mihiima cilmiyeysan ayaad nawaydiiseen runti halkan ayaan kla socdaa ila iyo intuu bilamayna cilmi bdn ka faa iday dhan diinka mrky nooqto hore u socda wlyal inshlah
Xarun gobanimo lagu sheegay reer dhagaxbuur ❤❤❤❤
My home Sweet Dhagah buur 🏡 🚅♥️♥️🦋
Cabdi asakari keep going bro
Isku day inaad intarned fiican iyo telefano geeyso deganka walahi 11milion ayanaha anaga ka badan
keep going for abdiaskari tube✅
Masha Allah reer dhagaxbuur waa dad wax bartay
Very good job Abdi noolow
Tolkiilayga beeray❤️❤️
Adbdi askari 😍😍
Mcha allh dad an wajigoda katagty bn arka😁😁
Xarun gobi uhoyatiyo hoygii xariirtaay xiiso badan dhagax buur magaaladaydii
Waxan ku faraxsanahy in an noqodo qofki u horeyey ee commendika so dhigay
Reer Gadhaxbuur waw Caadi ma.aha
Waxaan Salaamay 9:00
Asc bahada abdi askari waan bogadaadinayaa marka hore waana barnaamij wax badan laga faa,iidi doono IA
Inataa ilkacastu waxay ahaayeen Dad active ee maxaa ku dhacay talow
Macarafoonka in ay ka baqayaan ayaadba mooda kkk
Marka is muujiya
Magaalada dhagaxbiir waxa kale ee aad caanka ugu tahay waxaa ka mida
Af reer qaraf kkkkkk
Cabdijabar baan arkaa
Mncho allh shaqo bogaadin mudan ayaad wadaan inzha allh dhamaan Gobalada kle gaadha
Anuu inanta wariyaha ayaan tageeraa kartideeda
My home
Wooow magaalkaygi hanoolaato
Waaa suratul kowsar
Bilaal ibnu rawaax moohoo
Xussen gaab baan ujeda mesha ragbad
Masha alah gobolkaygii jarar jano
War muxiyadinow wad gulaysatee odayga ka hor dhaqaaaq 🤣
Dhagax buuur magaaladeydii❤💋💋
@@awwarfaa Haye,Buurta Sabbati,Dhinacee ayey ka xigtaa magaalada Dhagaxbuur?😁😁
ASC
Wcs
Dhagaxbuur iyo xaruntii gobolka jarar