munira oo xanaqdey ilmesey farina udirtey mahamed buskut inu ilaliyo mahir galad kaqadnin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • #Subscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

КОМЕНТАРІ • 79

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 24 дні тому +7

    You can't control him.
    You left him,so why the control.
    May Allah grant you ease in all your affairs.
    Don't reveal your weakness infront of the people. They are not going to help you

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m 24 дні тому +13

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r 24 дні тому +8

    Mahir maa kuwi hore ayu ka ficanyahay

    • @AshraqatDaahir
      @AshraqatDaahir 24 дні тому +1

      Kama fiicna Lkn wee kuso ganbanee maahirna jacayl Uma qabtee buskud waa ku rabaa CAD Aan fasiraad ubaahnayn😝😝😝 maahir baa gacan galay😂😂😂😂

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 24 дні тому +8

    Kaalay adigu hadaad ka tagtay waxba kaama galin Aabihiis baa haysta Mas'uulna aabihiis baa ka ah, ee kadaba har, wiilkaan kuwii hore aad ka tagtay kama duwana ka soco labadiina adaa u eg wax qaraaraya mas uulna cid kama tihid

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 24 дні тому

      Haadeee MASEYR 😂baa haya😂Single😂Haduu yahay maxay uga guban 😂aggggaaah!!!

    • @Beingme541
      @Beingme541 24 дні тому +2

      Ilmha Wu dayac yahay wa hoyadii ilmahas umaficba inu social tuso single father nimadisa

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 24 дні тому +2

    Wey jeceshahay maher iyo buskut

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 24 дні тому +2

    Naa masserka daaa...

  • @hodanali285
    @hodanali285 24 дні тому +5

    Naa ninkaad rabtaaye iska cadayso

  • @falisa576
    @falisa576 24 дні тому +3

    Cunuga awalba life baad so saari
    Jirtay social media ha maxa cusub
    Marki lakala tagay.
    Gabadhaan maxamed buskut way
    Jeceshahay ee halagu cesho
    Dumar baa waalay dulmi ka
    Shaqeyey.hadaad ka tagtay wiilkaga
    Maxad la bararaq leedahay bisinka
    Naa amus calaacalka iyo oohinta
    Jooji

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 24 дні тому +5

    War anaga yaab aragnay single hadu qorto maxa la galay mida kale mey goni ugu shegto mexe uga so tagtay ey uso qadan weysay 5 ciyal o kale eka so tagtay muka fican yahay tan kale dumarka mexe masuliyada dhan dusha iskaga saran ilmaha sow asaga ma dhalin hada eba dhohoysa xolka uka so dhaca

  • @fartunfartun8152
    @fartunfartun8152 24 дні тому +4

    Qofta gacanta aa lagu haayaa sey u gariirtey markii ey hana abuker sogashay allow amuuraha sahal

  • @faadumoaadam4978
    @faadumoaadam4978 24 дні тому +4

    Naa Tag sharmuuto Adigaba so dhiki jirey maa hada wax kale noqodey Maxamed waa rabtaa ee u laabo ninka

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 24 дні тому +3

    Naa ninka ilmihiisa asagaa dhalay dhibna kuma samyne warka dhaaf hadiiakle adigu qaado iam single haduu dhahahy dee adna dheh masayr dhibadanaa

  • @hodanali285
    @hodanali285 24 дні тому +4

    Istusad

  • @SagalAbdihamud
    @SagalAbdihamud 24 дні тому

    Maxaad uga tagtay aduu mahir ma caruurtii horuu ka wanagsanyahay muniira adaa caruurtadii ka tahay

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 24 дні тому +1

    Yahoo

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 24 дні тому +2

    Wan maqalnaay wan maqalnaay si xoog ah bas muniira maxamed wiilkaan layf ha soo haliin singalna ha soo qoro. Intii wilka laga qadaayo buskudoow joog 😂

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 24 дні тому +2

    Maseerka dhaaf abaayo

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 24 дні тому +2

    Gabadhan wax baa haya

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 24 дні тому

    Horeey u soco

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 24 дні тому +2

    Waa runtaa habo

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 24 дні тому

    Yes

  • @BdHru-cq6xq
    @BdHru-cq6xq 23 дні тому

    Tan wa walatay

  • @AyaanAdenDjamaAyan
    @AyaanAdenDjamaAyan 24 дні тому +2

    Ku wi kale. Awaye 5. Dhashye

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 24 дні тому +1

    Oo maxad ugu so tagtay

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 24 дні тому

    Caanyada waxaa lagugartaa hadalkay ku celcelisaa, ilaahay hakuu fududeeyo nolasha,

  • @hodanali285
    @hodanali285 24 дні тому

    Sowdigii soo helin jirey

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 24 дні тому

    🤔🤔

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 24 дні тому

    Waa runtaa

  • @user-iy4sg3ix6y
    @user-iy4sg3ix6y 24 дні тому +6

    Gabadhan maser baahayo

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 24 дні тому +1

      😂😂😂😂!! HADE SINGLE😂NIMADIISA AYEY KA CADHOORAY😂BAL MAXAA KAGALAY😂HADUU XUMEEYEY😂

  • @sadam1318
    @sadam1318 24 дні тому +2

    maxaad uga soo tagtay

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 24 дні тому +1

    O af somali ma taqan lama dheynin qlka marki ay sar neyd yaab

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 24 дні тому

    Haaye maxa adiga hata waaka tagataye naa iskaa amusa haadu yaahaye sinagala adiga somaatihida siinagala waa yaaba 😂😂😂😂😊

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 24 дні тому

    Asba wudhalay calosha xag so

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 24 дні тому

    Suxana llh

  • @najma649
    @najma649 24 дні тому +2

    in ay usheegto wey ku sax san tahay waa hooyo in ay inankeeda ka fakarto

  • @ayanomar1466
    @ayanomar1466 24 дні тому

    Nin ka rabta, sow caadi iskdhig naya

  • @YasserAbdoulrahman
    @YasserAbdoulrahman 24 дні тому

    Tu fatigue pas quruxxx

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 24 дні тому

    Maseer ninkii aad ka tagtay maxaad kaa galay

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 24 дні тому +3

    Maseer maseer

  • @user-ps6ch8nm3e
    @user-ps6ch8nm3e 24 дні тому

    Xor maha aha qeybta maserka 😂

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 24 дні тому

    Adoo la joga muu xoolka kasoo dhici jiriy wllo inaad afkaga Ilmaha gaalo ugu dhiibto Malaga yaaba

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 24 дні тому

      Ha wlh iney labadooda media so galin roon

  • @najma649
    @najma649 24 дні тому +4

    scw scw scw❤❤❤

  • @hodanali285
    @hodanali285 24 дні тому

    Ninkay ku khafiiftay

    • @Beingme541
      @Beingme541 24 дні тому +2

      Wa depressed pregnancy

  • @hodanali285
    @hodanali285 24 дні тому

    O maxaad uga tegaysey

  • @PlayZMM2_2
    @PlayZMM2_2 24 дні тому

    Mahaad uga tagtay atigu

  • @fathiafara9156
    @fathiafara9156 24 дні тому

    😂😂😂😂😂

  • @ayanomar1466
    @ayanomar1466 24 дні тому

    Naa

  • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
    @MaryamoMaxamuud-vk6zp 24 дні тому +2

    Kuwa kaso tagtay mu ka ficanyahay

    • @user-hj7vz8gk8r
      @user-hj7vz8gk8r 24 дні тому

      Haa wlhi tasaan ka yabay nagtaaso ninkan intay laa joogtay coyalki hor ka shekaynaysa maa arag lakiin shekadu mahir mahe waa mahamed rafiis kkkkkk

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 24 дні тому

    Gabdha wey qafiifi rabta ha lesku celiyo rerkan 😂

  • @rodaali169
    @rodaali169 24 дні тому +1

    Naa adaa ka tagay naga daa 10 ayaad ku soo celcelisay cunuga , dadka dhan ayaa soo dhiga aduguba waa kaad soo dhigi jirtay ,maxamed waa firiid ee adiga iyo maxamed in aad is la joogtan ayaan jeclaa aad ayaan uga cadhoday.

  • @SahraBashe
    @SahraBashe 24 дні тому

    Cjiiib

  • @AmanAli-gl2qf
    @AmanAli-gl2qf 24 дні тому +1

    What is this women talking about. She left her 5 children for a man. Why is she pretending to be a caring mother.

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 24 дні тому

    هههههههههه‍

  • @ayanomar1466
    @ayanomar1466 24 дні тому

    Naa bax balaya iskadhigtay

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 24 дні тому

    Ilmihi hore kama gubaneyso nin cadaan aya kadhalay o boyfriend aye kudhashay sambo macnaha wada noonasho aye iskula joogen ninki cadaanka aha lkn buskut wuu qabay cunugana xalaal ayu kudhashay saas aye ugu gubane 😷😷😷😛😛😛

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 24 дні тому

    Maxaakagalay single nimadees

  • @hodanali285
    @hodanali285 24 дні тому +1

    Sowtaad soo geli jirtey markaad lajoogtey ilmaha oo soo jeeda oo idin ag marmaraya

    • @Beingme541
      @Beingme541 24 дні тому

      Hoyo isheda lajirta asna wa abihi hadadalo ceb miya

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 24 дні тому +1

    Na qararka iska dhaf ninkas wilkisa isaga heysta maxa ku dabadhigay kuwagi hore away wali badana .maskina iska ilow

    • @Beingme541
      @Beingme541 24 дні тому

      Kuwas abahod baa hesto ok social kenen sharciga ilmahana lasocda

    • @nadiifoyusuf1949
      @nadiifoyusuf1949 24 дні тому

      @@Beingme541 vi scener løver mer en deg vi bør i Europa same deg greit

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 24 дні тому

      Ilmihi hore kama gubaneyso nin cadaan aya kadhalay o boyfriend aye kudhashay sambo macnaha wada noonasho aye iskula joogen ninki cadaanka aha lkn buskut wuu qabay cunugana xalaal ayu kudhashay saas aye ugu gubane 😷😷😷😛😛😛

    • @Beingme541
      @Beingme541 23 дні тому

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lphoyo kalama jecla ilamaheda walal e kana yar

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 24 дні тому

    Lugytqzxc ❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaismail4751
    @munaismail4751 24 дні тому

    This lady is lunatic walahi. You left your kids with your ex husband to start life again and now this kid with new guy is more important than your previous children. Plus why are you not bringing the kid with you even if you are homeless. These ladies are not telling you the truth. Stop talking and do action.

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 24 дні тому

    And you used to bring mahir,what is wrong now