Raxanweyn waa dad gob ah gabar ayan ka jeclaaday oo aan magaalada muqdisho isku baranay waana ka guursaday wiil ayay ii dhashay. Love you ree Arlaadi from Habargidir.
Heestaan wxay iledahy xasuus ano yar yaan ka dhagaysan jiray cidada wadno markasta ay so gasho dhagaha ayaan uaraaracin jiray guul reer kgs from mandhera kenya 🇰🇪 ♥️
Wxn Layaaba Dadka Unliketa Saarey Ma Fahmi Ceeb ma ahn Blse “Nebetha Naas la nuugy leh” intasi un Hadi Ruux ku mcneeyo heli lhyd Kun like baad Keliga saari lahyd maba Awoodide Salaan Sharfeed Walalkiina From Mogadishu ❤️🇸🇴💪🏾
المسرحية والادب الصومالي نحب ونفتخر Heesaha Maay ga waan ka jeclahay kuwa kale waxaan gaaridoonaa in jaamacadaha lagu dhigto afkeena gobanimada badan Salaan sare walaalaha Rahanwayn
Marka hore lahjad ma ahan waa luuqad teeda kale luqada mayga ma ahan mid kali bay iyo bakool leedahay ama qabiil from xamar ilaa kismaayo ilaa wajeer afmadoowe bay iyo bakool 6 gobol Somali iyo gobolada Somali Kenya
Masha Allah xigdulaah reer koofur galbed very special song lakiin gabadha wareganeysa qatar ah marwaxad miyaa Masha Allah xigdulaah may inta ku hadasho
No one could stop an a existing nation of values and identity for life and beyond. Those trying so is a just a waist of money and time. Things will stay as normalized. I hope so.
Reer koonfur galbeed waan idin jeclahay from kismaayo dad dalkooda jecel waxaan jeclaan lahaa iney dalka xukumaan waa dad daacad ah qofkii la saaxiibay ayaa garan karo
waa heesta kaliya oo soomaaliga ah oo aan 100 jeer maalinkii aan dhagaysan karo oo aan wali sii rabo guul iyo Gobonimo reer koofur galbeed soomaaliya { I love you so much }
Waxaa laga shiday heestaan dabaaldegii Kowda Luuliyo lagu qabtay magaalada Toronto toban beri ka hor. Dadkii dhan waa wada kaceen, roob da'aaye xataa la ilooway
Heestan bishiiba Mar Baan soo booqdaa, aad Uma wada fahmo balse macnaha ay ka hadlayso si wacan ban ula baxay waaana wax dalkayga iyo dadkaygu u baahanyihiin. Nabad baa naas lanuugo leh. Lahjada maygu waa lahjad murti u ah hoy. Sida aan ka maqlay aqoonyahan somaliyed afka somaliga markii cilmiga lagu qorayay ereyada ereyada ugu badan ee loo isticmaalo isagaa lagasoo helay
Anoo wiil Maay eh dhalasha ciil ming qaba.
Like ing saara Reer Arladii Aayow ❤❤.
Viva konforgalbeed.
Listening 2020.
😗👍💪♥️
Uma qabtit ciil wayo dhalad nasab aya thy dadka aheen aya ciil qabo
K/galbeed ha noolato ❤
Aad io aad zxp
eed io eed wl❤
yaaa ila daawanyo 2024😢❤kama daalo heestaan qiimaha badn😢😂
Ani❤❤
Raxanweyn waa dad gob ah gabar ayan ka jeclaaday oo aan magaalada muqdisho isku baranay waana ka guursaday wiil ayay ii dhashay. Love you ree Arlaadi from Habargidir.
Ariirteena Makulaal Madoow ee naga guursatay? Alloow alle.
Adinkaba gob aya tihin H.G dad geesiyaal ah😊
M.a alaha idin xifdiyo
@@waryaawariiri1812sas ma fayle😂
Ilahey ha ku barakeyo
20/Decem/2023
10 maal mod kadib
2024 ❤❤❤❤
Still wey ii shidan tahay
Laxanka 100%
Music 🎶 100%
Codka. 100%
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Forma buur hakaba my dadkygiiii❤
From jigjiga, soomaali galbeed, I love May maay, all my somali language
Thank u
Respect dds from south west ❤
Dhiigeen
Wiil ogaaden ahaay. From garissa to kismayo to jigjiga. I love you reer baydhabo💖
Heestaan wxay iledahy xasuus ano yar yaan ka dhagaysan jiray cidada wadno markasta ay so gasho dhagaha ayaan uaraaracin jiray guul reer kgs from mandhera kenya 🇰🇪 ♥️
Waligay koonfur ma tegin afmaygana waan fahmaa inyarna waanku hadlaa ❤️
I am from gedo region I love people of south west especially this song
Wxn Layaaba Dadka Unliketa Saarey Ma Fahmi Ceeb ma ahn Blse “Nebetha Naas la nuugy leh” intasi un Hadi Ruux ku mcneeyo heli lhyd Kun like baad Keliga saari lahyd maba Awoodide Salaan Sharfeed Walalkiina From Mogadishu ❤️🇸🇴💪🏾
Form jaboti inkaston sifican anan u fahmin lkn hesta ayaa ah heees wadani ah lkn dadkaan lahjada mayga ku hadlo wan tageera walalahen kofur galbed viva Mel kasto iyo Mel kasto
Salaad Hasan ali thanks bro sidokale waan jeclnahay walalahena reer jabuuti farxad Ku noolaada
Salaad Hasan ali mhdsnd wll sidoo kale bn anagana kuu jecelnahay adiga iyo inta somali ku abtirsato ❤❤❤❤
Wll wad mhdsnthy
Thankz wlm
Dadka aan Somali ugu jeclahay weeye dadkan wlhi.❤️
المسرحية والادب الصومالي نحب ونفتخر
Heesaha Maay ga waan ka jeclahay kuwa kale
waxaan gaaridoonaa in jaamacadaha lagu dhigto afkeena gobanimada badan
Salaan sare walaalaha Rahanwayn
wa heesta aan ugu jeclahay ee rer xididkey ku luqeeyan big respect walahi mashalaah i love this song
wwfdas
@@abdullahihassan1223 really
garoodoy libii6
mansha alaah reer arladi siin salaami arlaadi ebahey nabad niika weelaa isiina aamiin are
Aamiin
Aamiin
aamin
Waaw waaw arlaadi ilaahey siin dhoory aamiin dhaha
somali fashion and latest xarqaanle somali
Wll subscribe Igu caawi
Aamiing wlal meyow
Aamin
May waa lahjada ilaalisa afsoomaaliga so fiican viva bay iyo bakool
Marka hore lahjad ma ahan waa luuqad teeda kale luqada mayga ma ahan mid kali bay iyo bakool leedahay ama qabiil from xamar ilaa kismaayo ilaa wajeer afmadoowe bay iyo bakool 6 gobol Somali iyo gobolada Somali Kenya
Masha allh reer abtigay noolaada intay nololi jirto
I don't understand anything here but I find it interesting and amazing 🤩🤩. Keep this great culture ❤❤. much love from Kenya 🇰🇪
Konfurgalbeed Somalia hanolato.
Koonfur galbeed hor mar wcn my dadkeyga idin jclhy Mel kasta jogtiin nabada nas lanugle ❤❤❤💋💋❤❤
Abyo insha allh mxdsnd adna waan kusalma
Masha Allah xigdulaah reer koofur galbed very special song lakiin gabadha wareganeysa qatar ah marwaxad miyaa Masha Allah xigdulaah may inta ku hadasho
from jupaland guuul my people kgs 🇦🇿😩💖🙏
Noolada waligiin.....masha alah ilahy hadaayo baydhabo.....viva somalya waa ina xanfaley nabadaa naas lanuugale....mmmmmmmmmmmmmmm
Inkastoonan si fcn u wada fahmin ereyada hadana waa heestii ugu fiicnay een ka dhagaysto walaalaheena lahjada maayga ku heesa. Iam with you
Nice tradition culture ,watching from Doha.
Masha allah heestu macaanaa oo qiimobadanaa iloohow nabad waarta nasii oo dalka iyo dadka noohagaaji
Midnimada soomaali-weyn Waa muqadas wa
2019 AYAA DAWAANAYA NINKII WADANI AH HEESTAN KAMA DHARGAYA HADII AAD DAAWANAYSO FARTA IYO HALKAAD KA DAWANAYSO
Waxaan kadaawanayaa san Diego California
Yaaqshiid
Mogadishu
marayooley suugale see you
Heestan waxaa alifay abwaan reer puntland ah AUN sahal macalin ciise
No one could stop an a existing nation of values and identity for life and beyond. Those trying so is a just a waist of money and time. Things will stay as normalized. I hope so.
Jj
Just 50k it to the top right ✅👌😏😎😉🤪✅
Ty
@@sahronuurmaxamed6889 kķ
Reer koonfur galbeed waan idin jeclahay from kismaayo dad dalkooda jecel waxaan jeclaan lahaa iney dalka xukumaan waa dad daacad ah qofkii la saaxiibay ayaa garan karo
casscle👔 ok
I like heesaha Maay mayaga😘 and am from hargeysa.
Waad mahadsantahay bro
malasha alaah kofur galbed nolol iyo raxo ku wara
from Mogadishu and i like May Maay songs wallahi!!, what a beat!!!!
It is raxaween not maai
Abdirisaq Ali waa salamantihin reer hargaysa hooyaday reer gabiley ah abahayna cidan waye Alx labada lahjad waan fahma wana ku hadli karaa 🙌🏾
Nabad Ilahay hanoo keeno dhamaan Somaaliya amiin. Jmka Idilay. Waah Waah👍 waxasaa exersaas ah. kkkkk💙💙👈✌
Bay iyo bakool❤️dhaman Somalia nabad
Ubax Adan nabadaa nas laguleh ii Marko hooyo idea
Markoo Hooyo Marian run isii walahii
Hooyo u istaaga facad. Ilmaha bad baa curtsy
Ubax Adan the best of all songs
Ubax Adan koonfur galbeed only not bay bakool
The culture is real protection of a Nation as well whatever else veroiuse elements indeed optionals.
Reer baay iyo bakool Allah nabada ha idiin siyaadsho iyo dhamaan dalkeena hooyo.
This is my pure clourefull phenomia. Thank you
Waaa arin lagu farxo because heesaheena oo horumar kaga gaarey
Masha Allah wali kafanay in Ana aha reween si sakami reer arladii
Koonfur galbeed somalia ha noolaato wlhi waa dhul qiimo iigu fadhiyo barakallh laki dhac igu siiya inta igu raacsan
I love my mom side such a generous and lovely folks showing mad love from USA🇸🇴♥️
Hooyadaa Hadame miyaa mise Leysaan?
Respect 🙏 ❤
@@waryaawariiri1812 yes
princess
SAS.yalafade
rer.Abtige.guuuuuuuuu
😍❤💗💗💗💗💗
Iam still watching nabada naas lanuga leh FIFA Reer koonfur galbeed🇦🇿🦁💪
Love this song Salute you from Ceelcade Gedo....
From hirshabeele hadhowada jirankeen hadana walaleheen ker yaa siin rajeyane
2021 DaawnYa Hbeen talaado ah 27 April 💜Nabadaa Naaz La Nuugo Leh Been Ma ahan
waa heesta kaliya oo soomaaliga ah oo aan 100 jeer maalinkii aan dhagaysan karo oo aan wali sii rabo
guul iyo Gobonimo reer koofur galbeed soomaaliya { I love you so much }
Waxaa laga shiday heestaan dabaaldegii Kowda Luuliyo lagu qabtay magaalada Toronto toban beri ka hor. Dadkii dhan waa wada kaceen, roob da'aaye xataa la ilooway
Waan jeclahay heesaha maay maayga ah Aniga oo ah deegaankeyku Dowlad Goboleedka Jubaland
Zundus Raaqiya
Asc abaayo wax ka yiraahda dowlada gobaled baan kasojeedaa majiraan we are one nation
Boqortoyo leysan like ing saari inting reweng eh
jawaahir Hussain VIVA BOQORTOYO
Hooba Hadame etana?
Waryaa Wariiri 😂😂😂😂 ISLENA BUUNG YEE LIKING DUBEE LEYSAN BOQORTOYOO MASHAALLAH VIVA REWING DHOON LAKIN LEYSAAN BOQORTOYUU. MASHAALLAH 💋💋💋 XASHA. LEYSAN LUQUUN DHEER LIRAA DHIDHI MINGDUGAYANG VIVA LESAN. VIVA FOREVER 😂😂😂
Masha allah boqortoyo
jawaahir Hussain
Mash.Allah waan jeclahy dadkaasi waa dadka somali u nabad jecel
Guul ree baydhabo.
Waa idin jeclahay walalahey somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ koofurgalbeed
mash allah Napadaa naas lanuugu leh wwwww
Woow wlhi heestan xasuus ayee igu xusantahay
Nawadaa nees lanugadee
Hasee naqada doona adee alle idma
Heestan bishiiba Mar Baan soo booqdaa, aad Uma wada fahmo balse macnaha ay ka hadlayso si wacan ban ula baxay waaana wax dalkayga iyo dadkaygu u baahanyihiin. Nabad baa naas lanuugo leh. Lahjada maygu waa lahjad murti u ah hoy. Sida aan ka maqlay aqoonyahan somaliyed afka somaliga markii cilmiga lagu qorayay ereyada ereyada ugu badan ee loo isticmaalo isagaa lagasoo helay
Koonfur galbeed waa gobolka kaliya ee looga hadlo luuqad walibo dalka looga hadlo
May,maxatiri,af baraawo, jiido, gara, iyo juwa kalon garaneyn
Last song really Am from mugadishu🇸🇴
Waaaaaaaaw masha allah dadkey eed i eeda siink faane😍😍😘 heestini jecelkeyga kidhii walaahi🤩
dadkeyga waan idin jeclahay waan idinku faanaa waxa illah kabaryaa in is fahantaan oo is jeclaataan weligiin ❤❤❤❤💚💛💜💙💖💚💛💜💖💙💚💛💜💖💙💖💙💖💙💜💛💚💛💚💜👏👏👏👏👏👏👏
ku faaniyaa in An ahy rAhaweyn
Aadan Ali Yaasiin
💖😘 Aniga buh
Viva raxawen
إبن الصومال محمد الرحنوي المرفلي sido kale
Una dhan abow viva raxweyn
❤❤❤❤ viva reer a tiyaaal
Masha allaah iinoow eeboowgeey✌✌✌✌
2020 an dawanoyaa nabadaa naas lanugu leh viva af may may
Nabad baa naas lanuugo leh waa run
I am watching 2024 for frist time❤❤
Orod soo xaar 😂
I love rer abtiyashey nabada nas la nugo leh o naxaris leh
Hees wadani ah 2025 dhagesanaya 🎉
Somali guul inshallah somali xorah qabilna ka xorowday 😢
From Mogdisho I support Rahaween traditional & their culture
I love you am from baydhaba janaay the best song in the world
Me ma is from there too but born and bred in Banadiri
@@SA-dt2cd 😂😂😂😂😂😂
Rip English
yes
Englanish ma xadiisaa sidii la rabo loo aqrinaa @@abdikaadirofficial977
Cadi maahan hestan wlhi mafahmayi wana ka helay waxan ka fahmay nabad wac kale makafahmin
may Allah bless Koonfur Galbeed ans may Allah bless All Somalia
K .G dad wanaaagsan guuulaystayaaaal guulbaan idiin dhaafaya
runti waan jeclahay kuma hadlo luuqada lkn aad baan u fahmaa viva heer baydhabo
Heestan oo qoraal ah igu caawiya aaaway dadkii looga haray mayga
3
Nabad ayaa naas lanuugo leh
Macneheedu waxay tahay markii ay Nabad ay jirto ayaa naas jiqin leh oo ayaduna macnaheedu yahay barwaaqo ayaan gaari lahayn markii ay nabadi jiri Lahayd
Mashaa Allah walaahi Waa run wlhi allow quluubteena burcad isku mari
Mashaaaallh sax waa hees qiiro leh waa nabadaa naas la nuugidee reer kgs waa dad wadani ah xafidullh
MISS BAIDOA JANAY
BAYDHABA JANAY WN JECLAHAY❤🇸🇴❤
Nabadaa naas lanuuga leh❤❤❤ hees aan aad u jeclahey viva soomaliweyn💪❤
Waa hees music iyo laxan mcn lkn
Nabada naas lanuuga leh
Lee kafahmay😞😞
Allow nabad idiin ziyaasi wlhi wn idin jeclahy inta mayga ku hadasho iyo somali oo idin nolada ibid
Waa hadal murtileh walahi reer koonfur galbeed alaha dhowro by boorama man
From DIREEEEE(DIRE DAWA) VIVA RAXANWEYN
October 2019 yaa Ila daawanaayo hees MCN bdn waye wlhi inkastoo aanan fahmey AF mayga hdne heestan wan jeclahay.
Walee been maha nabadaa nasa nuuga lee Illahow wanu kubarinee wadanka naga nabad iyo barwaqo noga dhig .
Somali weyne Illahow isjecleysii oo qabyalada iyo qurunka naga dhexsaar
I love you wallaahi. Salaan walaaltinimo xambaarsan guddooma dadkaygiiyoow.
I love maay maay am from galmudug
diplomacy marhaba thanks brother 💖 I am from bay and i love Galmudug
Somalia hanolaato
One love my people ❤️💙
2021 yaa daawanaya plz farta taag
allow qalbigeena iskuso dhowe o isku fikir naga dhig ya allah
what asong I am from wanlaweyn
Waaaw masha alllah been ma haaa nabadbaa naas lanuuga leh nice
Nabada ma lagu shukriyaa mise waa lagu kufriyaa sidaanu waa kufri nicma
Boonbaloo intii lala dheelilahaa halela dheelo ayguri ooy kashaqeyso qadaamo boonbalaa saaran armajiyashood ciyalkoda kudheeliyan habenkina kuseexiyaan wag dhaqan kintireey kuli kasimanyihin boonbalo caruureed ileen waa bilaa ehel
Reer abtiyashey noolada reee baydhabo hooyadey jilible waye wan ku fana runti
I love may may songs wlh I am big fan of it and I am from Somali
27 may 2021 shirka doorshada soomaaliya 2021 ka Allow nabad iyo dowladnimo waarto nasii
aaad u maacaan badan runtii hees ma mcn ma Arkin intii igu racsan like igu sharfa
Barashada afka
soomaaliga
Awwww💕 dadkeyga illahayow ii daa❤💕 #maayqueen
Nabadaa naas lanuugo leh
Wale midasan been eheyn
Hadankoo diirka lagadhigo waa yeelkoo dhalaa noqdaa in lagubadalo dhan dhalanka lagu3dhiso
Heestan markii ugu roraysay waxa lagu heesay shirkii Carta Djibouti 🇩🇯 .....aad ayan u yara laakiin waa ay isoo jiidatay ♥ . Laakiin Waxa aad ii sheegtiin qabiilka ..raxanwayta iyo Jareer wayn ma isku mid aya ?
My isku mid ma aha
Mya jileec io jareer kala yihiin ,raxwein waa kuwa kuu muuqda, jareer weyne na wa dad sharaf leh oo gooni u tagan somlia baantu ah
I am proud to be maaylander❤❤🇦🇿
Nabadha naas lanugo lee waa ruun nowad laa ann wadaa maleh
Nabadaa naas lanuuga leh
Deep Culture, Lets revive it
Hip
Dadkeng hi noladeng waana hiskadubsanadeng meelwalba aduunka karoogan
kgs guul mar walpy wednaathy ya etaa
Salah Mayow amiin amiin amiin
Ll
@Abdi Maganksdjtpn