Khadar & Khadra EP 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Sabti Wacaan Reer Buuti !!!
    Ku so dhawaada Khadar Iyo Khadra !
    Khadar iyo Khadra Waa Taxane Cusub oo aad bisha barakaysan ee ramadan kala socon doontaan maalmaha kala ah:
    #Sabtida, #Isniinta iyo #Khamiista in shaa Allah waa uu sii socon doonaa kadib bisha Ramadanka.
    #KhadarIyoKhadra #Khadra_Iyo_Khadra
    From #Buuti with #love
    Enjoy...🎉🎉
    #BuutiTVproduction #buutitv #localvideoproduction #webtv #localmedia #africancreativity #africancreatives #africanfilmmaker #africanmedia #africanentertainment #djibouti #hornofafrica #eastafrica #africa
    esitez pas à #Commenter et #Partager cher(e)s ami(e)s!

КОМЕНТАРІ • 387

  • @reerakhireedka7506
    @reerakhireedka7506 3 роки тому +184

    Ilahay inta jecel Alan idin ku dharshe isra like

  • @hadiyajama3686
    @hadiyajama3686 3 роки тому +172

    Reeer japuuti jacayl aan UQapO u imanayaaa😫😫😫😫😫😁😂

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 роки тому +18

    Reer jabuuti abtiyaashay from gabiley✌️

    • @issirahmed4887
      @issirahmed4887 3 роки тому +2

      jabuti reer maha ee wa dal bro
      n'importe quoi 🙄

    • @mahamadhassan8569
      @mahamadhassan8569 3 роки тому +1

      @@issirahmed4887 hhhhhh

    • @updymajid778
      @updymajid778 3 роки тому +1

      @@issirahmed4887 abti waa reer kuma odhan anuu magaranayo cuqdada reeraha kaa haysa ma midgaan ayaad tahay mise oromo🤫

    • @doualehahmed5446
      @doualehahmed5446 3 роки тому

      Apti nolow salam

    • @doualehahmed5446
      @doualehahmed5446 3 роки тому

      @@issirahmed4887 waa oromo apti

  • @mohamadabdi4112
    @mohamadabdi4112 3 роки тому +139

    Reer Djibouti salaama from Burao

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi 3 роки тому +107

    rer djibouti wn idin salaamay from Mogadishu casimadi islamka

    • @faadumomahamed4299
      @faadumomahamed4299 3 роки тому

      Wan ka qadny

    • @prettymuslimah924
      @prettymuslimah924 3 роки тому +1

      Casimadii islaamka .
      Saxiix o gaal madagnee.
      Lkn ma islamka badh baa ku nool.
      😂😂😂
      😂.
      Ani xita muqdisho cadey💋

    • @Anazz-apdi
      @Anazz-apdi 3 роки тому

      Haaa islamka bar ayaa ku nool 😀😀😀

    • @prettymuslimah924
      @prettymuslimah924 3 роки тому +1

      @@Anazz-apdi
      Saas waye maxa yelay Ani iyo adi ba ka kow ah😀😀😀😀

    • @Anazz-apdi
      @Anazz-apdi 3 роки тому

      @@prettymuslimah924 haaa inkasto aniga ku nolahy🙋‍♂️

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 роки тому +79

    Salaama ree Djbouti from Boorma 🙌💯💉 ramadan kreem 🌙

  • @ridwaanahmed2395
    @ridwaanahmed2395 3 роки тому +57

    Aweesa uur leh
    Ree jaboti waan idin salamay Ramadan mubaarak
    Form muqdisho

  • @abdirisaqahmed8889
    @abdirisaqahmed8889 3 роки тому +87

    Reer jabuuti waan idn salaameye form hargesa

  • @zuleikhabakhiit9883
    @zuleikhabakhiit9883 3 роки тому +34

    😄😄😄😄😄 waan idin tageraa reer Djibouti

  • @asaanyostudio1687
    @asaanyostudio1687 3 роки тому +7

    Reer Djibouti wan idin salaamay keep going 🥰🇺🇳🇳🇪 anigoo ku hadlaya afka shanta somali

  • @khadramaxamuud5514
    @khadramaxamuud5514 3 роки тому +2

    Wlhi khadar waa nin nool fariid 🌹❤️

  • @DhooL-ml7bb
    @DhooL-ml7bb 3 роки тому +49

    Dadka afkooda jclhy markey leeyihiin maaha🤣Mid yar isiiyah aa idiin hayee reer Jabutiyoow✋😜

    • @maryamoabdi7652
      @maryamoabdi7652 3 роки тому +3

      Maaha aa iga gadan

    • @abdirahmankalid6783
      @abdirahmankalid6783 3 роки тому +2

    • @DhooL-ml7bb
      @DhooL-ml7bb 3 роки тому +1

      @A A. YUSUF Somaliland💜🤣

    • @DhooL-ml7bb
      @DhooL-ml7bb 3 роки тому +1

      @A A. YUSUF Mayee siduu uhdlayan dhageysan uun😜🤣

    • @mo2ismail53
      @mo2ismail53 3 роки тому +1

      Ana u bahan wax si fican i Haya kkkk reer Somaliland nagadaya ciyarta ilmaderayal

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 3 роки тому +7

    𝒓𝒆𝒆𝒓 𝒋𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝒐𝒏𝒆 𝒍𝒐𝒗𝒆 𝒇𝒓𝒐𝒎 𝒎𝒐𝒈𝒅𝒊𝒔𝒉𝒖🤣🥰🥰🥰🥰

  • @laylasaydali9163
    @laylasaydali9163 3 роки тому +5

    Rer jabuti xamar ban niga soo salma

  • @idmanofficial7803
    @idmanofficial7803 3 роки тому +47

    Waan idin salaamay reer djabuuti
    Adin jecelay wllhay from hargaysa

  • @ayaanabdi6872
    @ayaanabdi6872 3 роки тому +14

    Riwaayadaha jabuuti waa cajiib hh aad baan idiin salaamayaa reerjabuuti
    Anigo idiin kasoo salamaya soomaalilnd

  • @memobine1952
    @memobine1952 3 роки тому +28

    Bravo pour la qualité de la production et le jeux des acteurs. Vous etes pret pour un film conplet. Enfin, on a de la tv djiboutienne de qualité. On l'a rêvé, Buuti l'a fait. Reer Djib noolada 💖

  • @amahnur9836
    @amahnur9836 3 роки тому +4

    Reer Djibouti waa boqortooyo insha allah mar waan tegi doona meshaas♥️♥️♥️

  • @ramlaabdi9690
    @ramlaabdi9690 3 роки тому +32

    Ilma adeerayaal daqiiqadaha soo badiya wlhi waa nii jclahy from xamar cdy

  • @rasmiosman5942
    @rasmiosman5942 3 роки тому +15

    Alla jcliyaa reer jabuuti from muqdisho

  • @cabdisalanjaamac2396
    @cabdisalanjaamac2396 3 роки тому +10

    "Selbater" Means Doob,single
    "Shaaqiyad" means Jaariyad

  • @cabdiqaniboss
    @cabdiqaniboss 3 роки тому +18

    Ramadan Wanaagsan❤
    Alloow soonka iyo salaada naga aqbal Aamiin🙏🙏❤❤

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 роки тому +11

    Ree Djibouti waa funny 🥰❤

  • @kadirmoumin7076
    @kadirmoumin7076 3 роки тому +1

    Kadra la joli 🤩😋

  • @shshss1192
    @shshss1192 3 роки тому +1

    Waa ka helay so funny hhhhhhhhh 😂😂🤣

  • @user-si4lc7fo3w
    @user-si4lc7fo3w 3 роки тому +2

    Huuno khadarow xagee kaa helaa waan kaa helay

  • @muuseyaziin4602
    @muuseyaziin4602 3 роки тому +11

    Afur wcn reer burco 6:7am
    L I k e

  • @footballerofficial6081
    @footballerofficial6081 3 роки тому +10

    From Galkacyo Puntland I love my country Somalia 🇸🇴❤️

  • @walaldele3412
    @walaldele3412 3 роки тому +11

    Waa idin salaamay reer Jabuuti❤🥰

  • @loukmanvercaliko4197
    @loukmanvercaliko4197 3 роки тому +14

    Je ss fière d'être djiboutien 🇩🇯

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 роки тому +28

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Saddex xaasidina ku helay siiba labo waa inkaarba
    Odayga khadra wan ku wadanaaa noo kari cuntada😁

  • @dagandagan1348
    @dagandagan1348 3 роки тому +10

    Rer jabuti wan idin salamay from moqdisho

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 роки тому +71

    inta iyadoo dheregsan kabo la'aan 😂 daawanaysa ismuujiya 💔 Ha idhaafina isoo bookhda Bro/sis 💕🙏🌙

  • @ANAS-yl2je
    @ANAS-yl2je 3 роки тому +29

    Inta maanta soontay like ii saara

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 3 роки тому +13

    Rer jabouti wan idin salaamay from lascanood

  • @alhamdulillhforislam458
    @alhamdulillhforislam458 3 роки тому +1

    Waan uaxasya Djibouti🌹

  • @medhelaf7331
    @medhelaf7331 3 роки тому +4

    Bravo mes amies machallah je suis fière de vs Buuti tv

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Рік тому +1

    Neimcan est un vrai comedien

  • @nouradinemed8458
    @nouradinemed8458 3 роки тому +2

    Super bien fait et sa parle osi un problème social qui existe mais avec de l'humour bravo 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @ismahanabdilahi1447
    @ismahanabdilahi1447 2 роки тому

    Kuwani Waa ruwaayaad caadiya kkkkkk❤️

  • @mohamedpanama9174
    @mohamedpanama9174 3 роки тому +50

    97% dadka ina daawada luqada franch kuma hadlaan ee la socda

  • @sabrinacali9488
    @sabrinacali9488 3 роки тому +8

    Nimcan qofka kaliyee Dartii udaawado buuti TV iinolow wllky jabuuti jecliyaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 3 роки тому +4

    Amazing story they Beautiful people🌺🌸🌺🌞🌸🌸

  • @sadikaboubaker5504
    @sadikaboubaker5504 3 роки тому +2

    Awesome

  • @saidaabdoulkader.09saida54
    @saidaabdoulkader.09saida54 Рік тому

    Wow rahma hassan ❤❤

  • @carabyare1674
    @carabyare1674 3 роки тому +3

    Mash aallha

  • @bahjacshakuur7930
    @bahjacshakuur7930 2 роки тому

    Keep going

  • @drshanidaahir
    @drshanidaahir 3 роки тому +7

    Wlhi waan ku heysaataa flimkan ramadaanka wey isku nuurayaan kan fikiray allah ha u daayo maskaxda

  • @zakariaahmed4638
    @zakariaahmed4638 Рік тому +1

    D the doh 😂from the ministry said the government would 😊

  • @issirahmed4887
    @issirahmed4887 3 роки тому +10

    fière de vs dadkeygi❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @asmaanalkaofficial3235
    @asmaanalkaofficial3235 3 роки тому +5

    Felicitation les gas🌺🌺🌺🌺🖖

  • @khadraayaanmaxamed4968
    @khadraayaanmaxamed4968 3 роки тому +2

    Jabuuti waa idn salamye form hargysa

  • @Stay-motivated68
    @Stay-motivated68 3 роки тому +1

    Reer Djbouti 💯💯❤️

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143 3 роки тому +1

    Walaahi funny Djibouti citizens hasaawahoodu waa top
    Tatkhaa mooshin

  • @abdulkariimahmed4104
    @abdulkariimahmed4104 3 роки тому +3

    Reer jabouti waxan adin ka salamaya sanaag putland somaliya RAMADAN kariim

  • @yasmineyoussouf4857
    @yasmineyoussouf4857 3 роки тому +2

    Ww c super bien

  • @al-cilmudiinechannel5129
    @al-cilmudiinechannel5129 3 роки тому +2

    Abdoulgabar mon ami de classe d terminal s1 en 2013
    Je te salue mon ami
    Bon courage

  • @sadiyojumale7616
    @sadiyojumale7616 3 роки тому +6

    I love you guys keep going ❤

  • @nimcoxaashi9020
    @nimcoxaashi9020 3 роки тому +1

    Daad funny reer jabuuti

  • @ayaancaydiidofficial7074
    @ayaancaydiidofficial7074 3 роки тому +10

    reer jibuuti idin jecliyaa run ahaantii
    from hargaysa

  • @aasiyaguray1149
    @aasiyaguray1149 3 роки тому +1

    Luqda reer jabuuti waan jclhy

  • @macquulmedia9083
    @macquulmedia9083 3 роки тому +4

    C'est un bon spectacle et c'est drôle 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @choukrimohamedosman6051
    @choukrimohamedosman6051 3 роки тому +7

    J'ai hâte de voir l'épisode 3 😊

  • @cadnaanapdirahmanmaal2124
    @cadnaanapdirahmanmaal2124 3 роки тому +1

    Rahma hassan wllhi talent aan la koobi karin leedahay inta taageerta like

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 3 роки тому +2

    woow

  • @ramliitabea6449
    @ramliitabea6449 3 роки тому

    From Mogadisho

  • @nahjaahmed9660
    @nahjaahmed9660 2 роки тому

    😂🤣khadar. iYo. KhadRa😍🥰 kuwada.
    Hayadha. 👍👍Raxma. XasaN. Nimcan’ cabDi. Mana saxnaan. Yaa??

  • @abdirahmanme413
    @abdirahmanme413 3 роки тому +9

    Warninki meesha fixin jirey cumar yarki dhuubna ee doctorka sualaha waydin jirey 😂

  • @Daariqfilms
    @Daariqfilms 3 роки тому +1

    Love u

  • @mohamedhusein3127
    @mohamedhusein3127 3 роки тому +2

    Ruwaayadan markii igu horeeysay Waxaa iisoo dirtay walaasheey, kadib waan ka helay, qeybihii kaloo oo dhan anigaa raadsaday oo daawaday. Ruwaayaddu Way iga qoslisay wallaaahi ..! 😍😍😍

  • @idirismohan2623
    @idirismohan2623 2 роки тому

    eid mubaarak

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 3 роки тому +10

    Woooow masha allah reer Djibouti musalsalka Ramadan ka miyaaa

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 3 роки тому +3

    Khadarow aadban idin tageraa horay usoco brother from muqdisho
    Lkn kooxda gabdho kusoo dara khadro cml bashaash u ah ooo qalbi wanaagsan love you walalahay❤❤🇩🇯❤🇸🇴🥰

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 3 роки тому +8

    2:10 anigaa sidaa u seexda 🤣🤣🤣
    Shaw waa single-nimada

  • @amranahmed9376
    @amranahmed9376 3 роки тому +4

    From Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
    Amran baa isoojiidate😅

  • @khadar.1984
    @khadar.1984 3 роки тому +5

    Abeeso uurleeh kulhaa 🤣🤣🤣🙏

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 3 роки тому +2

    Dadkeygii ree jabuuti salaan gacal tooyo waa wiilkiinii from jigjiga salaamulah

  • @inahajiibrahim1290
    @inahajiibrahim1290 3 роки тому +1

    ce ça un vrai homme 😂😂😂

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 роки тому +2

    30 jiro silbateera😂😂😂

  • @Koobanmedia
    @Koobanmedia 3 роки тому +2

    Reer jabuuti wadada wanaagsan kaliya soomaligay rabaan in labaro iskuul dib loogu celiyooooo hh yaa ila arka

    • @soumeya806
      @soumeya806 3 роки тому

      Iska dul Qaata because of somaali laguma dhigo school ladayada

  • @sabahsaidmoussa6659
    @sabahsaidmoussa6659 3 роки тому +7

    Ano somaan ayaan dawanaya inta ila mida like sara👍

    • @faisalabdi5897
      @faisalabdi5897 3 роки тому +1

      4 saac ayaba isi idhiman waqtigan aan qoralka qorayo

  • @abdiweliahmed2267
    @abdiweliahmed2267 3 роки тому +5

    Reer jabuuti wan salamay from America

  • @abdinassermohamed6885
    @abdinassermohamed6885 3 роки тому +2

    Woow you have the best actor in buuti tv.
    Bravo👏👏

  • @yahyayusufali2346
    @yahyayusufali2346 3 роки тому +11

    🤣🤣🤣🤣🤣 afurka xitaa waan ilabay tageeranimo iku dhamaatay

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 3 роки тому +5

    Reer Djibouti salaama from wajaale

  • @Morning2206
    @Morning2206 3 роки тому +2

    Reer jabuuti salaamaa from Vancouver British Columbia Canada

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому +5

    Reer jabuuti salaan sharaf leh from Garoowe caasumada dhulkii uduga carafta Puntland 👍👍❤️

  • @mohamedibrahimhassan291
    @mohamedibrahimhassan291 3 роки тому +4

    T-shirt bleue un vrai kamam un vrai de vrai😂

  • @bahjacshakuur7930
    @bahjacshakuur7930 2 роки тому

    Xasiidiin♒

  • @sulekhodahir4413
    @sulekhodahir4413 3 роки тому +2

    Soo daaya

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 роки тому +5

    Ayo Deee 😂😂Ereygaas iga gadan😂

  • @Usmilitary20
    @Usmilitary20 3 роки тому +5

    Inta ramadaanka jaadkii joojisay like 👍 hala boobo

  • @sahraabdirahman6418
    @sahraabdirahman6418 3 роки тому +2

    Rer jabuti wan idin salamay from muqdisho😘

  • @osamagdollar3910
    @osamagdollar3910 3 роки тому +7

    Gabadh kasta arsaqdeeday wadataa🤣🤣

  • @mawofifisaleh2731
    @mawofifisaleh2731 3 роки тому +1

    Khalass Wa la yechay 😂😂😂😂 je suis dead sérieux 😂😂😂😂😂

  • @muxiyadiinxasan5735
    @muxiyadiinxasan5735 3 роки тому

    Noo soo badiya

  • @kadarciise7259
    @kadarciise7259 3 роки тому +4

    J’adore cette langage:)

  • @maxamednuurcige733
    @maxamednuurcige733 Рік тому

    Je ss fıère ďêtre dj

  • @axmedmohamedgure22
    @axmedmohamedgure22 2 роки тому

    reer jubuuti wan idin salamay from Bosaso puntlalan Aad baan u xiisayaa riwayadihin lakin af faransiska aad dhexgelisan ina gadaya

  • @housseinjunior6076
    @housseinjunior6076 3 роки тому +2

    Salama reer catuuti ramadan kareem