DEG DEG Umada Soomaaliyeed Oo dhiisha Faqriga Tuurtay, Soo saarista Shidaalka & Guulaha La socda.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • wararka iyo falanqaynta Warbaahinta QARANKA TV:

КОМЕНТАРІ • 10

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 5 днів тому +1

    Galmudug cida Aqliga wa ugu hor maren qeyradki kkk 👏 Aqligii wanaagsan itaal inu karoon yahay bal ergo u fiirsada HG👑🎂🥇

  • @AbdourahmanElmi-c4g
    @AbdourahmanElmi-c4g 5 днів тому +1

    Illaahow run.noogadhig

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 днів тому +1

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 3 дні тому

    Mashlhaa ficanaah hadiianu kulaabaano somaliyaah❤

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 4 дні тому

    Masha Allah walaal waxad tahay nin wadani ah oo mudan Amanda iyo duca.

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 5 днів тому +1

    Ma aha inaan kusaxayo geesi, laakiin waxaa laga yaabaa inuu afka kaa boobey caasimada imaaraadk waa Abu Dhabi… baraarujinta iyo dhiirigalinta ummada sii wad mashalah

  • @abdihakimhassansaytun3365
    @abdihakimhassansaytun3365 5 днів тому +1

    Waa riyootay maalin cad mahaysaa hogaan daacad u ah inay umadu hagaagto una cadaalad sameeyn kara anigu fikiaaga madhaliilayo lkn soomaaliya waxay noqo hadii shidaal lasoo saaro oo aan lahelin hogaan kursiga geya soomaali waxay noqon Gaana oo kale halqooys ayaa shirkada sheer laga siin wadanka intiisa kalana dagaalo ayaa halakayn hadana waa muuqataa marka habdhaqanka xassan lafiiriyo lkn ilaahay hana dhaafiyo intaan waxba lasoo saarin mid kurisiga gayaan u ahna allaha noo dooro

  • @امحنانامحنان-ح6ل
    @امحنانامحنان-ح6ل 5 днів тому

    Soomaali faqri laguma sheegine cadowbaa utashatay alaahuma nainaa minsharilxaasidiin yaarabi

  • @SakariyoAscad
    @SakariyoAscad 5 днів тому

    Guul soomali