Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ilahay Qabriga haku janeeyo Abwaan mohamuud cabdullahi ciise Cabdi sangub Aduunka Sidaan u jecleyn ilahay Agtiisa Halooga Jeclaado Fardowsa Al Aclaa ilahay haku Martiqaado Insha'allaah
Ilaah ha u naxariisto intii dhimatay sangub iyo Mooge 😢😢😢
Dhaantadii asalka ahayd waa taa singub ciyaarayo waxan ay hadda ciyaaraan dhaanto maaha .dhaantada waa inaad sacabka iyo jaanta is raacisaaa oo aad soo boodaa.wonderful and beautiful.
Organic dhaanto sxb
Ciyaarta waxaan dhahnaaDHAANTO LAKIIN WAA JAANTOSomali hadaan NAHEY waxaan caan Ku NAHEY ciyaaraha jaanta laga dheelo oo sacabka lagu camiro.
SANGUB waa halyeey, waa gabyaa, waa abwaan, waa jilaa, waa heesaa, waa filasoof, ma jir abwaan Soomaaliyeed oo intaas iyo ka badan isku darsaday. Heybad Ilaaheey ugu deeqay
Shir-qool Yaahuu Hadraawi
is that fartun birimo
ILAAHAY janatul fardowsa ha ugu bushaareeyo inta ku jirta videogan ee dhimatay..Yaa Allah Aameen
sida uu sangub u cayaarayo dhatada walahi ma arak wax udhela sidaa waa nin somali asal amam dhalad muwadin ah waeeyan sangub aad ayaan kuu jacelnahay hadanahay somali
mataantaydiyeey soo mar meesha wooooooooooooow nice dhaanto
way mutaysteen raga bacmadow loogu guro tistaahik
Fanaaniini waa fanaaniintii hore hadala waa intay yidhaahdeen.."RAGNA WAA RAGII HORE HADALA WAA INTUU YIDHI"😊
C/laahi maxamuud sangub, nin qaali ah oo abwaan sooomaaliyeed ah.
Maxamed Cabdilaahi Ciise "Sangub" Iyo Maxamed Ahmed "Kuluc" ilahayow qabriga u waasici oo Jano farduusa geey.
Maxamed Cabdilaahi Ciise "Sangub" Iyo Maxamed Ahmed Kuluc ilahay u naxariiso.
Feynuus Iyo Sangub Waa Labada Qof Ugu jeclahey dadkii Hore Wa dad Isla yaqaano Jilida Is A Fahan Weeyn Ka Dhaxeeyo Xaga jilida
Ku darsoo weli wees Guursaden inan beyna udhashey faynuus waa xaaskii horee singub
@@abdurahmanshiikh6923 walalo run miyaa mise waxaad ku qaldeesaa maxamed ganey heestii siraad nin kii sameyay gabar bey udhashay xamdi ayaa ladha Haa sangub mey is guursadeen 🤔
where is fartuun birimo is that amaara
Daskaasi markay qaarna dhinteen qaarna gaboobeen . Baa umada loo soogalay 2018 wakhti liita amfrom hargaysa qabyaalad cirkay maraysaa iyo isnaca
Amal awale abaayo adiga qeyb soomaali isjaceylkeeda ka qaado In sha Allah soomaali guul iyo horumar kama foga
Imanlaanba kuhaysaa kkkkkkkk iahay hskusgusugo
Dacar fanka Soomalida wuxu kagajiray Sadex qaybood Abwaan fanaan Jilaa Sangubna AHUN Abaaan Jilaa ayuu ahaa isna
Singub wax cajiibuu ahaa alle hkuu naxariisto
Sangub ilhaay naxaristi jano haka waraabiyo
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Singub AHNAHN Maxamed Axmed KulucAHNAbwaan Dacar Abwaan Cali seenyo
Hal hees baan ku shididoona Hargeeysa walal macan
feynuus shiiq dahir ,,,,maasha allaah
Qalanjo miyaan ujeedaa?Sangub May you rest in peace😢😢
riwayadan oo dhan inte kaa dawadaa plz
ALLE ha u naxariisto inti dhimatay.
Waaaw waxbaa ka dhacay ma'istri
DANGUB FANKA WUXUU KU BILAABAY DHAANTO kadibna naxwihiidii baa soo fatahay
Riwaayaddaan oo dhammaystiran mar baan UA-cam ka ka daawadaye halkay Martayna?
Walle sangub iyo koixdiisu waa khatar
-Intaan meel fog iyo Maraykan jiraa- madiixii ilowday maandeeqeeyDhaantada Singub waa asalkii
Riwaayadan oo dhamaystir hadii aad helayso soo gali pls
Kkklkk dacar naagaa tihiine fadhiista
1 birimo
birimo she looks like deeqa holland
Ok
Tastduur = Dastuur = Guurraw=Goorrow=Ssaltduux=ISTAQQFULAW!
Waad naga eexatay kulahaa
Singub Allow Kuu Naxriiso
Yaa ilaahal caalam.
OMG!!!!!!!! this is Funy as Fuck
Been fagatay baa xurmeeyn weeyday midnimada shacabka Somaliyeed walal
January, 05, 2024
😂😂😂😂 naagaa tihiin fariista kkkkk
kkkkkkkkkkk
Asc
X
Subscreb ya noosara
Sagsi
Ilahay Qabriga haku janeeyo Abwaan mohamuud cabdullahi ciise Cabdi sangub Aduunka Sidaan u jecleyn ilahay Agtiisa Halooga Jeclaado Fardowsa Al Aclaa ilahay haku Martiqaado Insha'allaah
Ilaah ha u naxariisto intii dhimatay sangub iyo Mooge 😢😢😢
Dhaantadii asalka ahayd waa taa singub ciyaarayo waxan ay hadda ciyaaraan dhaanto maaha .dhaantada waa inaad sacabka iyo jaanta is raacisaaa oo aad soo boodaa.wonderful and beautiful.
Organic dhaanto sxb
Ciyaarta waxaan dhahnaa
DHAANTO LAKIIN WAA JAANTO
Somali hadaan NAHEY waxaan caan Ku NAHEY ciyaaraha jaanta laga dheelo oo sacabka lagu camiro.
SANGUB waa halyeey, waa gabyaa, waa abwaan, waa jilaa, waa heesaa, waa filasoof, ma jir abwaan Soomaaliyeed oo intaas iyo ka badan isku darsaday. Heybad Ilaaheey ugu deeqay
Shir-qool Yaahuu Hadraawi
is that fartun birimo
ILAAHAY janatul fardowsa ha ugu bushaareeyo inta ku jirta videogan ee dhimatay..Yaa Allah Aameen
sida uu sangub u cayaarayo dhatada walahi ma arak wax udhela sidaa waa nin somali asal amam dhalad muwadin ah waeeyan sangub aad ayaan kuu jacelnahay hadanahay somali
mataantaydiyeey soo mar meesha wooooooooooooow nice dhaanto
way mutaysteen raga bacmadow loogu guro tistaahik
Fanaaniini waa fanaaniintii hore hadala waa intay yidhaahdeen..
"RAGNA WAA RAGII HORE HADALA WAA INTUU YIDHI"😊
C/laahi maxamuud sangub, nin qaali ah oo abwaan sooomaaliyeed ah.
Maxamed Cabdilaahi Ciise "Sangub" Iyo Maxamed Ahmed "Kuluc" ilahayow qabriga u waasici oo Jano farduusa geey.
Maxamed Cabdilaahi Ciise "Sangub" Iyo Maxamed Ahmed Kuluc ilahay u naxariiso.
Feynuus Iyo Sangub Waa Labada Qof Ugu jeclahey dadkii Hore Wa dad Isla yaqaano Jilida Is A Fahan Weeyn Ka Dhaxeeyo Xaga jilida
Ku darsoo weli wees Guursaden inan beyna udhashey faynuus waa xaaskii horee singub
@@abdurahmanshiikh6923 walalo run miyaa mise waxaad ku qaldeesaa maxamed ganey heestii siraad nin kii sameyay gabar bey udhashay xamdi ayaa ladha Haa sangub mey is guursadeen 🤔
where is fartuun birimo is that amaara
Daskaasi markay qaarna dhinteen qaarna gaboobeen . Baa umada loo soogalay 2018 wakhti liita amfrom hargaysa qabyaalad cirkay maraysaa iyo isnaca
Amal awale abaayo adiga qeyb soomaali isjaceylkeeda ka qaado In sha Allah soomaali guul iyo horumar kama foga
Imanlaanba kuhaysaa kkkkkkkk iahay hskusgusugo
Dacar fanka Soomalida wuxu kagajiray Sadex qaybood
Abwaan fanaan Jilaa
Sangubna AHUN
Abaaan Jilaa ayuu ahaa isna
Singub wax cajiibuu ahaa alle hkuu naxariisto
Sangub ilhaay naxaristi jano haka waraabiyo
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Singub AHN
AHN Maxamed Axmed KulucAHN
Abwaan Dacar
Abwaan Cali seenyo
Hal hees baan ku shididoona Hargeeysa walal macan
feynuus shiiq dahir ,,,,maasha allaah
Qalanjo miyaan ujeedaa?
Sangub May you rest in peace😢😢
riwayadan oo dhan inte kaa dawadaa plz
ALLE ha u naxariisto inti dhimatay.
Waaaw waxbaa ka dhacay ma'istri
DANGUB FANKA WUXUU KU BILAABAY DHAANTO kadibna naxwihiidii baa soo fatahay
Riwaayaddaan oo dhammaystiran mar baan UA-cam ka ka daawadaye halkay Martayna?
Walle sangub iyo koixdiisu waa khatar
-Intaan meel fog iyo Maraykan jiraa
- madiixii ilowday maandeeqeey
Dhaantada Singub waa asalkii