ma aqaan sababta barnaamijkan sidaan uqiimaha badan, uu daawadayaal badan u heli wayay, laakiin waxaan dhihi karaa waa barnaamijkii ugu qiimaha badnaa ee aan daawado 🥰🥰🥰
guys it is amazing really after a long time we got a channel that is up to the international standard astaan tv finally a channel made by Somalis run by Somalis and that tells the somali story to somalis and the world I am so grateful to astaan tv thank you so much love keep going guys 💝
Fanka banaadirigu waa run oo waxuu ka dhashay bulshada gobolkii banadir waxaanse qabaa intiisa badan iyo nuxur ahaanba waxaa laga soo guuriyay ciyaaraha qoob ka ciyaarka sida kabeebeeyda oo ay lahaayeen dadka somali bantuga ah ee beeraleeyda ah sidoo kale alladaha buddhiga u ah fankaas banaadiriga sida durbar durbaanka iyo shareerada ay tahay aalado ay bulshada beeraleeyda ah leedahay sidoo kale dad badan oo fankaas wax ku darsaday waa dad halkaas kasoo jeeda sida aways khamiiis , luul jaylaani, reer quasimodo hilowle.
Fanka banaadiriga,waa qeybta ugu saameenta badan fanka soomaalida,wuxuu ku dhisanyahay farshaxan,ruwaayadaha ugu saameenta badan soomaalida waa kuwa banaadiriga waan jeclahay fanka banaadiriga.
Guys I am a Kenyan Somali,I love 💕💕 Xamari music,I believe I can sing with any Xamari song, love you all
I am Banadiri girl❤️👸🏽😊
Heesaha banadirga waa kuwo lagu gubin karo jayclka iyo dareenka wow soo cilya fankaas🎹🎹🎹🎹🎹🎹💗💗💗
ma aqaan sababta barnaamijkan sidaan uqiimaha badan, uu daawadayaal badan u heli wayay, laakiin waxaan dhihi karaa waa barnaamijkii ugu qiimaha badnaa ee aan daawado 🥰🥰🥰
Documentary aad u cajiib ah waaye mahadsanidiim bahda astaan.
guys it is amazing really after a long time we got a channel that is up to the international standard astaan tv finally a channel made by Somalis run by Somalis and that tells the somali story to somalis and the world I am so grateful to astaan tv thank you so much love keep going guys 💝
This is amazing thank you Astana for sharing waxii aan ku sookorey 🙏🙏🙏🙏🙏
barnaamijkan dad badan ka mqan wlh waa barnaamij aad uxiisa badan 🥰🥰
Heesaha Banaadiriga hindi hindi baa ka soo dhadhama🥰❤
Amiin Caamir iyo Shikshik Arts ayaa farshaxanka ruwaayadaha samayn jiray. Cabdullaahi Boonge, Muslimo Qaasim, Siteey Qosol Wanaag, Shimaali, Maki Xaaji Banaadir iyo dadka kale oo la waraystay way mahadsan yihiin. Astaan TV sidoo kale 🎶
Wow. Waa jeclahay fanka banaadiriga.
Waayo waayo😮😮
Sharaxii latumey iyo damc aduun iyo daganaata 4 mar waagaley xiisa iyo sheekada
Taariiqda banadiriga dadkaan maka sheeken karaan wax badan ayaa kamaqan
Fadlan waxaan rabaa hesta ,geed Baar kaderan gudkisa gurii kagadiga
Allah yacizk yaaqe Barnaamjid Wangsan ayaad Soo Diyaarisen
Fanka banaadirigu waa run oo waxuu ka dhashay bulshada gobolkii banadir waxaanse qabaa intiisa badan iyo nuxur ahaanba waxaa laga soo guuriyay ciyaaraha qoob ka ciyaarka sida kabeebeeyda oo ay lahaayeen dadka somali bantuga ah ee beeraleeyda ah sidoo kale alladaha buddhiga u ah fankaas banaadiriga sida durbar durbaanka iyo shareerada ay tahay aalado ay bulshada beeraleeyda ah leedahay sidoo kale dad badan oo fankaas wax ku darsaday waa dad halkaas kasoo jeeda sida aways khamiiis , luul jaylaani, reer quasimodo hilowle.
Noo Soo badiYa DucumentrY Ga Plz Oo sidaan oo Kale ..plz 😭 🙏
❤️❤️❤️
wansugi laha ahay
Wow
Ma
Inuu ilahey kuu naxariisto ii naxariiso walal subscribe ii saar thanks🙏