maan sha allaah waaye mar hadi sirtooda la helay nacalada alle iyo carada rabi ha ku dhacdo kuwa umada hsmeeyay eee shabaabka isku sheegay dhul gariir aan umada kale qabin ha idinku dhaco in shalaah dhulak soomaali hala idinka waaayo ialhay ayan idiin barinay umadi dhulki iyo wadanki waa ka dhameeyeen mid la dilay iyo mid qaxay oo loo han jabayaya ka dhigeen xaqa umada ha idinka soo baxo inshalhaaa ilahay wadankeena abad ha noog adhigo shabaab down aamiin aamiin
Mahadsanid wariye kampala wariye kasta haduu sidaas ugu dhiiran lahaa inuu soo saaro xogta dhabtaa ee qalbigiisa miranaysa ee loo qarinayo Qaraabonimo saaxiibnimo ama baqdintaba waxaa la ogaan lahaa dilaayaaga dhabtaa ee dhinac walba ka jira al shabaab dowlad ganacsade shacab kuu yahayba waxaana la ogaan lahaa wariye kasta cidda dishay iyo sababta loo dilay
MAHAD SANID WALAAL CABDIRASAQ KAMPALA ILAAH BAA KULA KIRA WAANA KUU DUCEYNEYNAA IN ALLAH UU KAA QABTO DHIIG YA CABKA SUXUFIYIINTA DILA DADAALKA SIDAA KA SII WAD WAANA KU SUPPORT GAREEYNAA MAHADSANID ALLAHA KU XAFIDO....
waxaa jirta maahmaah Dutch ah oo tiraahda , Hadii bisado guriga ka baxdo jiirarku miisaska dushooda ayeey ku ciyaaraan, Alshabaab waa Gang samaysmay, kana faa'iidaystay dawlad la'aanta iyo fowdada dalka ka jirta, dhalinyaradana markay waxay qabtaan waayeen bay ku biireen ee hadii ay og yahiin schoolka markay dhamaystaan inay meel uun shaqo ka helayaan kuma biireen alshayaadiinkan magaca diinta ku ciyaaraya. cid kasta oo ay wax yeelaana waxay u xaasidayaan shaqadooda nadiifta ay haystan
ninka sooqaata seyful islaam waxuu soogalaa paltalk qolka daily news waana ku hadla afka alshabaab nin kaas maqaan meeluu joogo lakiin qolkaas paltalk lagahelaa nin magacaas wata ee kuu hanjabay
dhamaan allaha u wada naxariisto KAMPALA sxb waxaad sheegtay waa xaqiiq mid walba oo inaga mid ah hadaad sidaada oo kale uurkaaga waxa ku jira dhaman ay banaanka soo wada dhigaan waxaa la helaa xal badan waxaana kugu raacsanahay in dhiiga saxafada la baneystay maalin walbana in la xasuuqo sababtayb inaga mid ah oo magaca suxufi wata ayaa sumcad beel inagu riday intii inaga dhimatay allaha u naxariisto xaqana maalinbuu dilaaci doonaa
maan sha allaah waaye mar hadi sirtooda la helay nacalada alle iyo carada rabi ha ku dhacdo kuwa umada hsmeeyay eee shabaabka isku sheegay dhul gariir aan umada kale qabin ha idinku dhaco in shalaah dhulak soomaali hala idinka waaayo ialhay ayan idiin barinay umadi dhulki iyo wadanki waa ka dhameeyeen mid la dilay iyo mid qaxay oo loo han jabayaya ka dhigeen xaqa umada ha idinka soo baxo inshalhaaa ilahay wadankeena abad ha noog adhigo shabaab down aamiin aamiin
dhamaan wariyaashii la dilay allah swt u naxariisto😭😭😭 Ameeeeeeeeen
mahadsanid bro kampala hada ayaan fahanay waxaa loo dilo wariyaaasha waliba xaqdarado loogu dilo wlh runti waxaa tahay shaqsi tusaala ah
C/Rizaaq, Kanbaala, marka hore waan kaaga mahad cilinaayaa warbixinta wanaagsan aad nooga siisay raga laaya walaalaheyna Sixifiyiinta.
Masha Allah walalkay waa ardaydii al imra ilahay kaqabtay naftada kaga badbadiyay
Manta dawaday allow cimriga No dhereeey kuwii 30 Kadib dawadana naga Dhig wa Vidio run ahaantii qofkii dareem Somalia 🇸🇴 Nimo Ku jiro qalbigiisa damqaya 😭😭
Mahadsanid wariye kampala wariye kasta haduu sidaas ugu dhiiran lahaa inuu soo saaro xogta dhabtaa ee qalbigiisa miranaysa ee loo qarinayo Qaraabonimo saaxiibnimo ama baqdintaba waxaa la ogaan lahaa dilaayaaga dhabtaa ee dhinac walba ka jira al shabaab dowlad ganacsade shacab kuu yahayba waxaana la ogaan lahaa wariye kasta cidda dishay iyo sababta loo dilay
Wariyaha wax wareesanaayo waa lax runtii muu sugo wiilka war hasheegee allaha hanii badbaadiyo. qof kasta waqtigiisa laguma taraayo
waad mahada santahay abdirizak kampala ilahay unba wax dila meel walbo uujow wariye soamliyed alaha ku amaan sado adna alaaha ku xafido
C/risaaq Marwalba ilahay garabkaaga Ha ahaado Kuwasna wadka Guulesysanaysaa insha laaah We Luv u
Walhi waka naxay sxb aad uga xumahay qof meeshu ku dhashay ka caraaray illahayow somalida u gargaar dhamaantood
Allaa wax dila noleyana. shabaab dadka waxba kama qadayaan insha allh
Waaxn ahey qof wariya jclh insha alah wan noqon dono
MAHAD SANID WALAAL CABDIRASAQ KAMPALA ILAAH BAA KULA KIRA WAANA KUU DUCEYNEYNAA IN ALLAH UU KAA QABTO DHIIG YA CABKA SUXUFIYIINTA DILA DADAALKA SIDAA KA SII WAD WAANA KU SUPPORT GAREEYNAA MAHADSANID ALLAHA KU XAFIDO....
Wiiil aragti iyo Caqli leh baat tahay wallahi allah haku dhowro
Markii weriyaha lalaayay ay ka qaxeen hargeyso laguma soo dhaweeyn maamulka hargeyso waa cadahay inay yihiin cadaw
kan wariye Haa oo wiilka warey sanaya wariye fiican maha
Uf kan wareysanayo willka sualaha ula ordayaa wariyaha waxan Oran lahaa Allah ayaa wax dila ha cabsanin
0
warkan wax warey sanaayo saxafi maaha wareysi xumaaa subxaankee macluumadiki abdirizaak noshegi rabay ba sheek mar kuu isdhaho su.aal aan qiimo laheyn buu ku soo tuuraa shtttttt yaaqey ninka aad warey aaneyso warka waa lagasugaa kaanbala mahad sanid sxb
waa ku mahadsan thy kambala ilaaheey dilaa dhinto cadeey intaa waxka ogthy
DeeQo Shire
warkan laxda ah ee ninka waraysanayaa muxuu ahaa waligii muu arag sida waraysiga xataa qofka looga sugo
Kaan waax wareysanayo xaadal mayaaqano Kampala wariye inuu yaaxay shakii kumajiiro
xanafi waaba run wixii uu beeninaayay uu lahaa qasabaa la iiga keenar warkaan waxaaba cadeen u ah wiilkaan ayaa waqtihore soo galiyayy sida kamuuqata taariiqda uuso galiyay vidiogan
waligay nin ka fulaysan Nairobi xitaa wuu isku amini wayay
Dadka video gan comments ka kabixiyey waxay iskuraaceen wariyaha wax waraysanaaya inuu dib saxaafada xeerkeeda usoo barto mahadsanidin
waxaa jirta maahmaah Dutch ah oo tiraahda , Hadii bisado guriga ka baxdo jiirarku miisaska dushooda ayeey ku ciyaaraan, Alshabaab waa Gang samaysmay, kana faa'iidaystay dawlad la'aanta iyo fowdada dalka ka jirta, dhalinyaradana markay waxay qabtaan waayeen bay ku biireen ee hadii ay og yahiin schoolka markay dhamaystaan inay meel uun shaqo ka helayaan kuma biireen alshayaadiinkan magaca diinta ku ciyaaraya. cid kasta oo ay wax yeelaana waxay u xaasidayaan shaqadooda nadiifta ay haystan
Subxaanallaah bal Wiilkaan Dhibka uu Soo Maray Dalkiisa Hooyo Iyo Noloshiisi daya Oo Uu Ugeystey Nin Saaxiibkiis Faciis Ah Waliba Ka tabarliito oo Kufaanayo Xabad iyo Qarax Illaahaw Adaa Weyn Walaahi Somalia Dhib iyo Cadaalad Xumo ka Jirto Oh oh
Midka wax wareysanaayo asagaabo alshabab ah for really...Wayo sirta uu shegayo wariye Kampala ..ayaaba dhibeyso hadeysan dhibeyn muxuu warka uga sugi layahay
ninka sooqaata seyful islaam waxuu soogalaa paltalk qolka daily news
waana ku hadla afka alshabaab nin kaas maqaan meeluu joogo lakiin qolkaas paltalk lagahelaa nin magacaas wata ee kuu hanjabay
3 sano kahor Ayaan fiirsaday
Lkn ningaani wareeysiga qaadayo wariya nimadiisa dib hauku laabto
Haduu shabaab yhy neh ha cadeesto xoolo kkkkkkkkkk
I agree with you but yuu should not be worse than him using F word, stay calm and polite
wariyo.nin.dilay..miyaa.ladeeynaya.iftiinkii..dalka.ayaa.ladaboolayaa.dad.wax.soowada.bartaabaa.ladoonayaa.wariyo.nindilay..inaan.leyga.deynin.waa.dayarta.wariyo.ninkii.dilayoo.dulmoon
ss
wariye wariye calooshooda ushaqaytayaasha madaxa ha laga guro, jaale wariye nac nacda iskadey. we know you, enough is enough. give up.
calaacal badanaa ninkaan ma oga miyaa in wariyaha jooga goob dagaal uu la mid yahay askari....hubkiisuna uu yahay dacaayada uuna mar walba khatar ku jiro dhinac walba
Shame on you for your language