NASTEEXO INDHO XUMAD JACAYL SHOW KII SULDAAN SEERAAR 2020 LADIES NIGHT Norway Oslo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 575

  • @jamalkhalif7058
    @jamalkhalif7058 4 роки тому +84

    Qurux cayaar soo jidasho farxad iyo furfurnaan kaftan jilitaan meel ayku xuntahay maba jirto masha alah Nastexo Indho and she's all the way from Heeee Garowe dhul'udug Boqortoyo ❤🇸🇱🇸🇴 ❤

  • @Casaro0
    @Casaro0 4 роки тому +393

    Markuu dhiiga Kablalaxnimo ku qaado waa iska sidaa Naag ina Adeer keed U shideysa Nasteexo indho wan ku wataa poqortooyo❣💋💉

    • @narurochannel512
      @narurochannel512 4 роки тому +50

      Maila aragtay labada qabilo dunida ugu jclhy ❣🇬🇲🇸🇱 mj iyo og mibban ahaye car cargaro 🤣🤕

    • @iqranabdi2988
      @iqranabdi2988 4 роки тому +9

      ❤❤❤❤

    • @iqranabdi2988
      @iqranabdi2988 4 роки тому +13

      Dhiga ciray maahan walal viva Kablalax

    • @narurochannel512
      @narurochannel512 4 роки тому +10

      @@iqranabdi2988 gobtubwa aniga msha alh alxdulilah hdana anaga isku jecel

    • @iqranabdi2988
      @iqranabdi2988 4 роки тому +5

      @@narurochannel512 mashaAllah

  • @hanibintucigal2359
    @hanibintucigal2359 3 роки тому +22

    1 years ka dib dawonoya ila habynki lasoo dhigay wan dawaneyey qoftan dhigayga ku shaqeya wlhi😇😇😇inta iga danbaysa e comintigayga aragta cafimad io cibaro suuban😌

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 роки тому +82

    Nasteexo walaahi waa fanaanada qorniga cod iyo ciyaar intaba waa ku dhamaatahay iyo waliba soo jiidasho viva Naxteexo indho kama dhargo heesaheeda runtii intii igu raacsan like

    • @ayssr3302
      @ayssr3302 4 роки тому +2

      Wlhi amba waanka hly 💚💜❤️Nasteexo🎊

  • @lamiaomar5895
    @lamiaomar5895 3 роки тому +86

    Marka Ilahay naag landheere Harti Kablalax ka dhigayo Waa iska sidaan Alduriyada Darood ismacil ❤️❤️🇺🇿🇺🇿🇺🇿🙏 gobtii la Iga beerow Noolada

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 3 роки тому

      Subxaanalaah

    • @miskifarah4082
      @miskifarah4082 3 роки тому +3

      @@mustafeaxmed8807
      Mala yaabtey Soomaali meel walbo qabiil ayey galin Subxaana Laaah

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 3 роки тому +3

      @@miskifarah4082 QAPILKU WA WXAN KUNOLNAHAY WHLL HADAN SOMALI NHY INDERTY QALI ILAHAY POQORTOYO AYU KADHALIYEY DHALASHO CIIL UMAQAPTID MAJERTEEN IDINKU FANAH TOLKEYOOW🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤

    • @miskifarah4082
      @miskifarah4082 3 роки тому +3

      @@mohamedcasanyo2998
      Wlaal maanan fahmin qoraalkaaga ujeedadiisa adigoo iga raali ah
      Mahadsanid

    • @najmafarah6696
      @najmafarah6696 3 роки тому +2

      🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Queen Nasteexo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱❤️

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 роки тому +47

    Mashalah ninkii isaaq qurux ayay ka heshayi. Nimanka fiican waa lagu quruxbataa. Nimanka xun waa lagu gaboobaa

  • @ahmedmohamedyusuf7297
    @ahmedmohamedyusuf7297 3 роки тому +132

    Hadaanu nahay Raggii inanta qabay dumaashi noolow baanu ku leenahay 😍 love ku booba Duriyada sheikh isxaaqow 😂

    • @malakrooh4009
      @malakrooh4009 3 роки тому +1

      Hhhh

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому +1

      Ku boobney

    • @kowsardhagatage3764
      @kowsardhagatage3764 3 роки тому +6

      Saa ninba qaba maa isaaq dhaan baa qaba gabadha somalida dhaqan xuma

    • @ahmedmohamedyusuf7297
      @ahmedmohamedyusuf7297 3 роки тому +8

      @@kowsardhagatage3764 maxaa ku qaaday inapti si heer sare ah oo Dumaashinimo ku jirto ayaan hadalka u dhigaye xagaad adigu u kululaatay?
      Dhaqanka soomalida ayaa sidaa dhigaya ee adigu ma Oromo afka barataad tahay ?

    • @hudabashiir4322
      @hudabashiir4322 3 роки тому +1

      @@ahmedmohamedyusuf7297 kkkkk waryaa inanta kaleexo hdan nahay inanta rerkada inanta kaleexan kulanahy kuyeh ma oromo afka barata tahay kkkkkkk

  • @shugrielmi5681
    @shugrielmi5681 2 роки тому +15

    Marwo ka mid ah marwooyinka duriyada oo si maqaam sare leh sharaf nooga mudan baa oslo siraaday we luv ya ❤❤❤ Nasteexo Indho caashaqeey ❤❤❤

  • @ridwaancali5286
    @ridwaancali5286 4 роки тому +106

    Kablalax darood ishelay IGA dheh dhiigu waa cajiiib 😂❤❤

    • @simansiman4640
      @simansiman4640 3 роки тому +1

      Dhiiga waa cajiib

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому +5

      Darood waligi kabta iyo laaxda haa is daba wado .
      Meeli ay somali joogto .

    • @abdikhaliqahmedibrahim2691
      @abdikhaliqahmedibrahim2691 3 роки тому +2

      😂😂😂😂😂Ridwaan waxa meesha jooga dhan Kablalax miyaa?

    • @munaxasan7262
      @munaxasan7262 3 роки тому +2

      Kablalax ❤️❤️❤️💪💪👏👏

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому +1

      @@munaxasan7262
      Kab iyo lax la isk7ma dhiftee kala dhowra !!
      😃😄😀🤭😅🤣😂😇🤐

  • @kenzamohammad9371
    @kenzamohammad9371 3 роки тому +22

    بعد رحلة طويلة اليوم اتحصلت علي هزة الفنانة الصومالية مرة في دبي كانت حضرت عرس من سنتين نسيت اسمها بس الحمدلله سمعت صوتها الجميل اليوم فبيحيها من دبي وحياة موفقة يارب تحية من كنداكة سودانية

    • @ayaancabdi7252
      @ayaancabdi7252 3 роки тому +2

      🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙

    • @kenzamohammad9371
      @kenzamohammad9371 3 роки тому

      @@ayaancabdi7252 😍😍😍😍😍

    • @user-up9vg9ni6g
      @user-up9vg9ni6g 2 роки тому +1

      تسسسسلمي حبيبتي واحنا نحبكم بعد اسمها المطربه نستيحو انطو

    • @user-up9vg9ni6g
      @user-up9vg9ni6g 2 роки тому +1

      اسم الاغنيه بالعربي ( حمى الحب) 😍😘

  • @nadiyamohamed2357
    @nadiyamohamed2357 4 роки тому +11

    I like nasteexo indho wallahi waa qof dacad ah furfuran fananiinta way iiga duwan tahay love u nasteexo qaali

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 4 роки тому +34

    Nasteexo waa in ay wadanka mar timada oo la xaal mariyaa inanta
    Soo dhawoow Dumashi😍🟢⚪🔴

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 4 роки тому +2

      Hada Dumashi ahan maka wata rer abtikey san dabecad uma ahayn wlkey hadalkaka unoqosho ubahan yahay

    • @asmamohamed4070
      @asmamohamed4070 4 роки тому +10

      mxay kaso doonysaa ma meel ay aaday wayday

    • @waawwatasongbksimpleyutheb9340
      @waawwatasongbksimpleyutheb9340 4 роки тому +1

      Kkkkk hada madama aya somaliland guursatay ma sidas aya lagu xaal marinaya

    • @khadrayuusuf3742
      @khadrayuusuf3742 4 роки тому

      Way imanaysaa hadabay suldanadii guursaty noo kaalay dumashi gabadhii inabtigay madaxay noo saranty

    • @malmo4235
      @malmo4235 3 роки тому

      Intaa garxajis baa guursadey markaanu meesha qabsano walle waa balan inaay timaado inaantaaa

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +16

    Kama xiiso heystaan jecliyaa nasteexo marawadii husien😍❤❤❣❣❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +38

    I love Nasteexo Indho Masha Allah girl

  • @halimamohamed6529
    @halimamohamed6529 4 роки тому +30

    Dumashi cadowga u nolow Nastexo qurux naag nool weligeed oo farxanad ah 👍👍

  • @abdisalanfariidka6417
    @abdisalanfariidka6417 4 роки тому +19

    No playback live music Nasteexo indho fananad booxda👌👌👌👌👌👌🙏

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 4 роки тому +35

    Maansha allah my ina adeertey allow isha ka qabo 😘😘😘😍😍😍💐

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 роки тому +5

    Dumashiday qurux waan jecelahay reer gobay ka dhalatay majeerteen

  • @libanahmed5060
    @libanahmed5060 4 роки тому +235

    Abayo m.a waad shidan thy hadii aad ila aragtay quruxleydaan love dhac igu dheh

  • @qazalshinaabo6231
    @qazalshinaabo6231 4 роки тому +90

    I xirxiry jacylkaagu
    Igu badan xasustisu
    Xasisho naftydi
    Adga xisky bixshy ❤️
    Inta sidydo kle jacayl dhab
    Hayo like isaara pl

    • @nuuro8336
      @nuuro8336 4 роки тому

      Thnks waa fahmi waayey heesta macnaheeda xaaskaga kaliyaan ka fahmi jirey

    • @lallanalallana4268
      @lallanalallana4268 3 роки тому

      Sideyda oo kle

    • @munamahamedyusuf781
      @munamahamedyusuf781 3 роки тому

      I xirxiry jacylkaagu igu badan xasustisu xasisho naftydi adiga xisky bixshy

  • @canabmoa3741
    @canabmoa3741 4 роки тому +63

    Uur inay lee dahay yaa ila argay allaha deysto nasteexo iyo ninkeeda🤗❤❤

  • @nasroahmed3094
    @nasroahmed3094 4 роки тому +52

    Walabada fanan ee an tageerow unolada cadowgina❤❤❤🇸🇱💋💪

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 роки тому +14

    Xidigyahow jcylkagu ku xawilan qulubteyda xubnahayga ku oman ku xurmeen darenkaga ku xan jernid beerkeyga xididada wadnaha kabad xero dhigatay badidodba 🔥🔥ehscala hees kacsan nasteha we love u 😍❤️💎

  • @fowsioabdiahmed8709
    @fowsioabdiahmed8709 4 роки тому +14

    Nasteexo indho gabadh aan jeclahyn fankeda iyo madadaladeda hurey usoco qali ♥️👍

  • @soumeyasalah5789
    @soumeyasalah5789 4 роки тому +58

    Darood ishelay 😂🥰♥️🙏

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 4 роки тому +35

    Boqoradi Puntland dhal gobeed 😍

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 4 роки тому +2

      Laasim nin duriyada ah ayay hoos jiiftaa hahahahahhahaha kaftan.com

    • @jamalgorgor7650
      @jamalgorgor7650 4 роки тому +2

      Alberto- Vlogs hhhh de awalba nin bey Hoos jiifan laheed dururiyadu wa gob xalaal ah

    • @TheSayax22
      @TheSayax22 4 роки тому +4

      Gobnimadeeday ku jiiftaa .duriyad iyo gob keelamaalaa

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 роки тому +22

    boqorada quruxda nastexo indho allh jecliya codkas dagan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    nastexo alle haka dhigo mid farxad kunolata waliged💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @faisaofficial9833
    @faisaofficial9833 4 роки тому +53

    Waxa mesha ka arkay nateexo in ey habluhu jacelyihin 👏❤❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +38

    Wooow nasteexadeYda cashaqa😚✍👀
    Dumashidayo gar iyo gardaro wanu ku wadanaa😚😘😍

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 роки тому +23

    Ddkaan kahelay kujirtaa ina aderteedaydani iyda io DJ subeer ba❤❣🥰😘

  • @rahmoaraaleofficial6869
    @rahmoaraaleofficial6869 4 роки тому +109

    Walhi dhiga waa cajiib viv gablax darood 🇬🇲🇸🇱💋🩸

  • @najmahajji3924
    @najmahajji3924 4 роки тому +16

    Habeen Habeenada Ka Duwan♥️🇸🇱🇳🇴

  • @NaimaQaniChannel9097
    @NaimaQaniChannel9097 2 роки тому +11

    dumaashiday Nasteexo cadday❤❤keep going from Isaaq al ciidagaliyah

  • @baruudaabdulahi8882
    @baruudaabdulahi8882 4 роки тому +23

    Boqortoyo maxamuud saleebn ah ❤🇸🇱❤❤🇸🇱👌

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 4 роки тому +77

    Hadaad #daarood nimo u daawanayso #Nasteexo iyo #suldaan is garo 😜

    • @fadumaj5011
      @fadumaj5011 4 роки тому +4

      War hedhe fanaan qabiilka ka saara

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 4 роки тому +1

      Daarood ka ha ceebeenina oo fanka qabyaalada ka daaya fadlan

    • @user-wg9wn2ei2x
      @user-wg9wn2ei2x 4 роки тому

      grungy أبي رحمة الله تنور قبرك يا tf أبيof رحمة الله تنور قبرك يا نور العين

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +33

    Naag nool quruxsan love u 💯💯🌹🌹

  • @zaraadem87
    @zaraadem87 4 роки тому +27

    Nasteexo one love qurux cod wanaag 👸💌💖💖💖💖💖💖💖

  • @najmiinaabdullahi1574
    @najmiinaabdullahi1574 4 роки тому +5

    M.allaah nasteexo indho iyo suldaan seraar horay usocda labo boqortooyo ♥️♥️♥️♥️🏆

  • @libanahmed5060
    @libanahmed5060 4 роки тому +40

    Gabadhan see udhelayso Anba ka helay

  • @raskaexshariif5882
    @raskaexshariif5882 4 роки тому +68

    Gib isma qariso zxb wataa marwadii qarniga ushidy ina deerkeed vivi kblax drood

  • @halimaabdi1131
    @halimaabdi1131 4 роки тому +34

    She has a stage presence. 🎉🎉❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 boqortaayow

  • @qani613
    @qani613 10 місяців тому +3

    She has an unmatched energy and knows how to dominate the stage with her charisma, and I absolutely love it.

  • @abassmohaa9349
    @abassmohaa9349 4 роки тому +53

    Nagtu wan weyshidanthy inleen nastexo wll hore usoco from ballad xawo

    • @mohaabdi8460
      @mohaabdi8460 4 роки тому

      Bhawo meshi an kudhashay

    • @salmosagal4400
      @salmosagal4400 4 роки тому

      Hana cebesan 4 bari qad la an ehene🤣🤣🤣🤣

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 4 роки тому

      Ma adaa naageestay gabadha dheh wasqaanyahow😂

  • @abdullahimursal3704
    @abdullahimursal3704 2 роки тому +2

    Gabada garba saarka gaduudan.
    Mansha Allah
    With long hair
    Mansha Allah. Where are you Quruxey?
    You're so amazing and so beautiful 😍.
    Halkee kunooshahay an kusodahriibay?

  • @saynabjibriil417
    @saynabjibriil417 4 роки тому +42

    Dumashiday nasteexo indho wn ku wadana wlhi

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 4 роки тому +18

    Amazing,keep rocking lady on the platforms

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +17

    Nasteexp iyo husien maashallah ❤❤❤❤ilove you

  • @cabdicazizindho7178
    @cabdicazizindho7178 3 роки тому +11

    Viva nasteexo indho 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @hassankhamiis4986
    @hassankhamiis4986 3 роки тому +6

    Masteexo qabiil mataqano dadka qabilka ku dawa wado idin ma ogo illlha ha isku diriina nasteexo indho waa Somali

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 роки тому +18

    Ina adeertay boqortooyo queen mansha allah inaadeerkeen waa ka tuntay.

  • @maalik2002
    @maalik2002 Рік тому +6

    Very beautiful love song ❤❤❤❤❤

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 3 роки тому +2

    ar ku nada ku waashay nasatexo indho ma arkan miyaa Somalia caadi mahan qurux dii oo qof ah

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 4 роки тому +10

    Aduunkan waa laga tegyaa alah ha soo hadeeyo

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 роки тому +11

    Nasteexo indho qof lagu faano ❤️

  • @nasteexocrisaaqafgaduud716
    @nasteexocrisaaqafgaduud716 4 роки тому +16

    Boqorad puntland💚💙👌👌❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +25

    She is always my Favorite Singer

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 4 роки тому +30

    Poqortooyo ❤️❤️❤️🇸🇱👑👸

  • @Aaqilka
    @Aaqilka 4 роки тому +34

    Fanaanadaan tinteedaaba jeclahay m.a

  • @luulmaxamed6110
    @luulmaxamed6110 4 роки тому +8

    Waaaaaw nasteexo waad ifarxad galisaa guulayso xbbt

  • @mohamedwiito8186
    @mohamedwiito8186 4 роки тому +20

    Adiga adiga adiga intaas ku jeclahay heestaa

  • @abdimalikmohamed9756
    @abdimalikmohamed9756 4 роки тому +4

    Nice song and dance weliga noolow waa Cabdimalik oo jogo dalka Kenya Nairobi

  • @najmiinaabdullahi1574
    @najmiinaabdullahi1574 4 роки тому +4

    Poqoradena nastexo indho iyo suldaan seraar ilxun idima aragto guuleysta cadawgiina dhown

  • @mohammoudsuleiman2487
    @mohammoudsuleiman2487 4 роки тому +5

    Wooow ilaa shan jeer baan heestan arkey waanan ku Ceshtay cajab👑🙏

  • @saedmahamed3360
    @saedmahamed3360 4 роки тому +11

    Mcha allh keep going sister from hargeisa marlabad nookalay waxanu ku dhigayna showgi aduunka walhi

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 4 роки тому +7

    Best sing song my nasta ♥️♥️😍😍🔥

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 4 роки тому +8

    queen of majeerteen jiroo joog nasteexo

  • @nourahassan2434
    @nourahassan2434 4 роки тому +9

    Nastexo quruxzan fananad aan tageero😘😘😘😘

  • @Hafzazidiiqoficial777
    @Hafzazidiiqoficial777 4 роки тому +8

    Somalida waaad la yabaysa qarbaa comantiga ka dhex leh uur inay leedahay yaaa ila arkaa laga amaan heli mayo somalida haday uur ledahay iyo hadii kalaba nin baa ku qabeee tadaa raaco dhahaa
    Nasteexo idho gabdh somalyeed taageero alle hanoo kaa dayo

  • @honeydiamondofficial6488
    @honeydiamondofficial6488 4 роки тому +16

    Nasteexa 💋💥🥰🥀
    Boqorada masraxa💪💋💋

    • @ashaabukar6046
      @ashaabukar6046 3 роки тому +1

      Naa Hanuusheey 🤣🤣🤣

    • @honeydiamondofficial6488
      @honeydiamondofficial6488 3 роки тому

      @@ashaabukar6046 naaa intana maiiga daba timid😂🥰

    • @ashaabukar6046
      @ashaabukar6046 3 роки тому

      @@honeydiamondofficial6488 🤣🤣🤣🤣🤣 Ileen comment kudhiiglaa ahayd 🤣🤣🤣

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 3 роки тому +4

    WAAAOOW
    What i good entertainer she's!
    BRAVO BRAVO 👏 👏

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 4 роки тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 rer ayeydey ficil badana😂😂😂😂😂 qabiilkey tahayba
    anagey no dhaxdey 🤣😂🤣🤣 landheere Garxajiis ah bay no dhalesa Insha Allah naga dhaafa qabiilka naag rerkey u dhaxdey bay tahay fahamtu ya rer ayeydey😍

  • @abdifattahibrahimisse422
    @abdifattahibrahimisse422 4 роки тому +30

    She can dance man!!

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 4 роки тому +13

    arooskaad kussii shidantay

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 4 роки тому +14

    oo Europe mala ogalyahay xafladaha kenya wali waye mise waa wax hore

  • @izabelaizabela608
    @izabelaizabela608 4 роки тому +2

    Mi favorate song nastexo indho

  • @faadumoaweysjaamac5741
    @faadumoaweysjaamac5741 Рік тому +8

    Dadka Isma Badalan Balse Waqtiga Qofka Badalo Inta iga Danbeyso Cimri Dheer Iyo Caafimad Ku Nolada❤

  • @mariarashiid9936
    @mariarashiid9936 4 роки тому +8

    Ina aderteey heesteda isaga cesh ceshtaa🥰🥰🥰

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 роки тому +2

    ehscalaa show eshcalaa taageerayaal eshcalaa camera man eshcalaa fanaaniin eshcalaa heeso🥰🥰🥰

  • @iiyofficial1010
    @iiyofficial1010 4 роки тому +18

    Allah ka cabsada walalayaal

    • @mohamedwiito8186
      @mohamedwiito8186 4 роки тому +2

      kkk markaad daawatay baad leedhay alle kabaqa 🤣🤣🤣🤣

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 4 роки тому

      @@mohamedwiito8186 😁😁 waku qabatay ninka hesta dawashadeda malaha danbi ma moodo

  • @naimamunye7822
    @naimamunye7822 4 роки тому +15

    Gabadhas diraca gaduudan aa meshan igu soocelcelisay 😂😂.

  • @Daljir143
    @Daljir143 2 роки тому +2

    Saada Calida nool Nasteexa Indho.

  • @suheybaali4015
    @suheybaali4015 4 роки тому +3

    Nasteho indho💋💋💋💋💋😉😉❤️baliyada xarediyo kugu jcladay I support u very much❤️❤️❤️❤️❤️❤️keep going my sis

  • @naziimaliaiise4471
    @naziimaliaiise4471 4 роки тому +4

    WaDa shiDaYa waCdaLaH Ku wataa sis HoRe usoCo🌼😍👸

  • @haloumamohamed2737
    @haloumamohamed2737 4 роки тому +3

    MnchAllhh walhi naag Naago dhaaftaad Tahy dear nasteexo♥️❤💋

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 4 роки тому +18

    Suldan & nasteha booqortoyo ❤️

  • @mizzhana2194
    @mizzhana2194 4 роки тому +1

    Nasteexo indho maslaxa waa shiday gob iga dheh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +4

    Ilove you nasteexo walaalo

  • @sangaboahmed6163
    @sangaboahmed6163 4 роки тому +1

    Nastexo waa qof qalbi wacan... Xaleto aan Isla jogne aroski walashey ilhan kahesese

  • @sabrinhaji5617
    @sabrinhaji5617 4 роки тому +6

    Indhooos my lovely inadero

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 3 роки тому +12

    one of my fav songs ❤️

  • @djayuub1
    @djayuub1 4 роки тому +6

    Eng caamir legend salan sharafed 🔥

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 роки тому +2

    Way ruxday masraxa

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v 4 роки тому +16

    Nasteexo playback weyka saraysaa fananad is hubta

  • @yoonistooxow6927
    @yoonistooxow6927 2 роки тому +2

    Nastexo indho fannadeyda aan jclhy ❤❤❤

  • @kowwsarhussein122
    @kowwsarhussein122 4 роки тому +4

    Hesaha marki live lo qadayo macan waye💟

  • @anoniempjeeh5375
    @anoniempjeeh5375 4 роки тому +8

    Nasteeexo 😍😍😍❤️❤️❤️

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 4 роки тому +5

    Xaaskaaga ahaanin xumdani idayn mayso 🔥♥️

  • @fadumaumar5156
    @fadumaumar5156 4 роки тому +7

    Mashaallah

  • @fadumiinaabdilahi2982
    @fadumiinaabdilahi2982 2 роки тому +1

    Naxtexa indho fananad weyn wan ku wadana

  • @marayamoabdirahman3939
    @marayamoabdirahman3939 4 роки тому +6

    Nasteexo keep goin ❤💯