filimkii qayd sidato part1 dhaawac karsade oo cali hunguri goobtii shaqada ku dilay😂😂

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 173

  • @ridwaanhaybeaxmednuur234
    @ridwaanhaybeaxmednuur234 9 місяців тому +20

    Muuqaalada si maalinle ah isoogali 😂😂ama labadii cishaba mar🎉

  • @SIIRTA.NOLASHA
    @SIIRTA.NOLASHA 9 місяців тому +36

    Ku sali nabi muxamed scw😢😊

  • @klm196
    @klm196 9 місяців тому +24

    Hadaad u jeedo magaca nebigeena Muhammad like saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqsudi9596
    @deqsudi9596 9 місяців тому +9

    😂😂😂😂😂😂😂 Bal ku dagtay Laadka ugu danbeeyaa ugu Qosol badan😂😂😂

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash 9 місяців тому

      Belo ku cayaadhay afka ciida u dara😂 3:27

  • @ezmahmissak
    @ezmahmissak 9 місяців тому +7

    Ciyaalka xafada😂😂

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff 9 місяців тому +3

    Shopping Ma Caay baa Kullahaa, Farhan 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff 9 місяців тому +2

    Farhan Wa Yara Caajistay oo Yara Dharagtay Boowe, Aaway Wixi Murtiddii l😂😂😂😂😂

  • @kurana289
    @kurana289 9 місяців тому +1

    Legend hon farhan diraac guuleyso legend ❤😍👑🙏

  • @ahmedguudle595
    @ahmedguudle595 9 місяців тому +1

    farxaanoow basadiir qoladana kaqosol badan kkkkkk

  • @cabdulahiciisemire3780
    @cabdulahiciisemire3780 9 місяців тому +1

    Waad nalaga so habsantay Farxanow

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 9 місяців тому +1

    Farxanow basodiir away waan u xiisnee

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 9 місяців тому +3

    Dhaawac karsade wadanaa😂

  • @niciimamahamed5369
    @niciimamahamed5369 9 місяців тому

    sax sxb marabno idiil iyo astir ee nosoodadaji dhawa karsade iyo cali hunguri asal 🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤

  • @yamiinsport
    @yamiinsport 9 місяців тому +1

    Asc war farhanow wan kusalamay salan gobeed aya kugu salame kadib wahan kuleyahay niow malmahan si saaaiid ayan kugu hisne qasataan aniga ahan markas ayaan is irii niow farhan diraac muqalihisi waba uhiste ina meshiso gasho madawatid muqalihi hore meshi galbo mehey noqote maha igu ogeed macnaha ee wll wahann kuleyahay wll mcn keep going biniadam wadh kamaranta afkatho Aya kugathiii wlhi ❤ keep going legend love u❤❤❤❤❤

  • @ahmedosman8802
    @ahmedosman8802 9 місяців тому +2

    Muuqaladii basadiir makuyaavday neefka😂😂😂

  • @saciidsaami7925
    @saciidsaami7925 9 місяців тому +1

    Aduunka rag baa ku nool😅

  • @abowabow3836
    @abowabow3836 9 місяців тому

    Basodiir iyo baqtigiisa naga daa ragaan kuu soco niyo

  • @user-wi6qo4go7x
    @user-wi6qo4go7x 9 місяців тому +2

    Basadiir video mxaakudaaray maad isdagaashee hort😮

  • @SaahilAli-kg2fe
    @SaahilAli-kg2fe 9 місяців тому +1

    War bal dhawac baa ahaye landhere pin 📌 igu khabo 😅

  • @user-ob1bu1sr6k
    @user-ob1bu1sr6k 9 місяців тому

    Asc sxp duhur wngsn maal mahan kuman aragno insha allah waxan rajeyn inad nabad qabto waan kaa hayaa

  • @aim1695
    @aim1695 9 місяців тому

    Dagaalka ha isku balaadhin kulahaa😂😂😂😂😂

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 9 місяців тому

    ❤ina diraac legend wanku salamay ❤

  • @user-hq1px9kh9h
    @user-hq1px9kh9h 9 місяців тому

    Mashaqeeste Farhan Dirac

  • @zakaajkavindebruyne220
    @zakaajkavindebruyne220 9 місяців тому

    Farhanooow basadir baa nacane ka nosooo badiii bro

  • @mahamedyare672
    @mahamedyare672 9 місяців тому +1

    Kusali nabiga scw scw scw scw

  • @zakariadahir3880
    @zakariadahir3880 9 місяців тому +3

    Pray for Palestine ❤️🙏

  • @mohadaacad2260
    @mohadaacad2260 9 місяців тому

    Tena kingwendu ❤❤❤ hahahaha hadeey rag rabtaa adeer

  • @Mohamed-lr1oi
    @Mohamed-lr1oi 9 місяців тому

    Raage ugaas iyo wiil waal ❤❤❤

  • @ahmedtajirchannel8632
    @ahmedtajirchannel8632 9 місяців тому

    War kuwaan yaa kala kaxeeya 😂😂😂😂

  • @user-qu8gy6bd5k
    @user-qu8gy6bd5k 9 місяців тому

    War zxp waa yahaan waa lagu waayey mida kale waxaan ku weydiinaa basadiir madagaasheyn wayahan lagama haayo

  • @Mohamed-lr1oi
    @Mohamed-lr1oi 9 місяців тому

    Kkkkk nin rag ah wu kajartay

  • @mubaarigmaxamuudguuleed
    @mubaarigmaxamuudguuleed 9 місяців тому

    Farxaan soo daa xalqadii labaad sxb😊

  • @user-hk4zx8vy9w
    @user-hk4zx8vy9w 9 місяців тому

    Noi farxanow malin walba waxa noo soo gali zxp mcn😂😂😢

  • @Hogaamye78
    @Hogaamye78 9 місяців тому

    😂😂😂😅hon farhan dirac tly nos badi

  • @ilyaswarsame7585
    @ilyaswarsame7585 9 місяців тому

    kaa haw ku dhuftay aabihiibaa laaaga

  • @aliabdi2706
    @aliabdi2706 9 місяців тому

    Niyow basadiir iska dhaaf kuwaan ayaan kuhaysanaa

  • @abshiryare7893
    @abshiryare7893 9 місяців тому +1

    Soobadiiiii😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂 kuwaan filim kooda waa holac tolaahi kkkkkkk

  • @aarmanboy2577
    @aarmanboy2577 9 місяців тому +1

    Bin igu qabo lph ina diracow

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 9 місяців тому

    Farhan dirac qof ilaahey hibo u siiyay hadalka noolow wadaay

  • @maamejaamac3068
    @maamejaamac3068 9 місяців тому

    War qofkii u horeeyaa noqday😅😅

  • @user-zv9nx8rn7j
    @user-zv9nx8rn7j 9 місяців тому

    Aduunka rag baa ku nool😂

  • @muxumadmacalin6378
    @muxumadmacalin6378 9 місяців тому

    Hal qof iga so horeyay😂

  • @abdirhmandahir1656
    @abdirhmandahir1656 17 днів тому

    Lenger bro

  • @arwaxciise53
    @arwaxciise53 9 місяців тому

    Qofkii ugu horeeyay ❤

  • @jeneralgamele6978
    @jeneralgamele6978 9 місяців тому

    Naga dhaaf abwaan farhaan waxaagu waa ciyigii waagu ka dilaacay mudane

  • @user-jt1ls6hz8m
    @user-jt1ls6hz8m 2 місяці тому

    Neef Yahoow neef kadhale kulaha

  • @jabirabuukar663
    @jabirabuukar663 9 місяців тому

    Sxp basadir away 😢

  • @shuceybwashington7043
    @shuceybwashington7043 9 місяців тому

    Farxanow BasadiiR meey

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 5 місяців тому

    Waa bana haweeys mar hadu ujedo qalab celis aba alxan uulawaregayo wax lagaqalday uutalefon dhagta saro haogatagin qalabkaga hanasugin inuu sisax kugu shaqeyo kasiman jareerkoda jiloocoda dhaqankas leh

  • @user-ir6dx8oc4o
    @user-ir6dx8oc4o 9 місяців тому +1

    Basadiirkii always lkn

  • @user-mc1in4mt9t
    @user-mc1in4mt9t 9 місяців тому

    Basadir away

  • @dalagamedia4037
    @dalagamedia4037 9 місяців тому

    Sxp isasoodabadhib baryahaan waad kagaabisee😊

  • @maamejaamac3068
    @maamejaamac3068 9 місяців тому

    Talye baso makala dhamaatee muuqaaladii sii aaway

  • @nuhhussein3887
    @nuhhussein3887 9 місяців тому

    Basadir lan waxjiro mahn

  • @abdirahmanahmed0135
    @abdirahmanahmed0135 9 місяців тому

    First

  • @galadcabdidiiriye1473
    @galadcabdidiiriye1473 9 місяців тому

    Ninka waa ladilee kormow xanaqayaa

  • @Gadoodow-mz2or
    @Gadoodow-mz2or 9 місяців тому

    Dhawac karsade qof kale kuma finally nio

  • @muusadanbele3565
    @muusadanbele3565 9 місяців тому +1

    dhawac karsade isn't eyes 😂😂

  • @IbraahimMacali-bx7ur
    @IbraahimMacali-bx7ur 9 місяців тому

    Sahib sobadi daawackarsade

  • @Abdallepoi____1___7
    @Abdallepoi____1___7 9 місяців тому

    Ajuuran mian arkaa mise anaa modo 🤣

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 9 місяців тому

    War Nio Heesa hawleedka soo badi 😂 ina diracow

  • @cabdikariim2813
    @cabdikariim2813 9 місяців тому

    first

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 9 місяців тому +1

    Kan bakuleh basadir nagada

  • @SamsamCudoon
    @SamsamCudoon 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂 1:33

  • @ShaaficiyuusufAamiin-fz3mr
    @ShaaficiyuusufAamiin-fz3mr 9 місяців тому

    Powe maxaa basadiir kudhacay

  • @nuhhussein3887
    @nuhhussein3887 9 місяців тому

    Basadir awi

  • @user-dv6xh5ys6f
    @user-dv6xh5ys6f 2 дні тому

    War farxaan diraac iyo basadir baa ka macaanaa filmkan ama amradkii iyo kuwii la midka ahaa kuwan naga bedel

  • @Siciidahmed1122-ke6if
    @Siciidahmed1122-ke6if 9 місяців тому

    Mitirkii labaad ban salxayaaa kulaha 😂

  • @XasanIbraahim-dv3ll
    @XasanIbraahim-dv3ll 5 місяців тому

    ASC ❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 місяців тому

    Farxaanow diiradda maad bedeshid!

  • @AbdalaBk
    @AbdalaBk 9 місяців тому

    Niyow wad daahdee

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1j 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @yaasiinjaamac5018
    @yaasiinjaamac5018 7 місяців тому

    Ataano❤

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 9 місяців тому

    Muuqaaladii basa diir maad kawada saartay

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 9 місяців тому

    Geenyada nin lihi shirabey uka xidhey jeeniga ninki qiyaas li ii ugu tagow qomama xigi

  • @zakirabdi
    @zakirabdi 9 місяців тому

    Shopping ma caay baa 😂

  • @user-dk3wk9od6e
    @user-dk3wk9od6e 9 місяців тому

    Farxaan Diracoow nosoobadi

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 9 місяців тому

    war zxb kii basadiir miyaa isku dhacdeen video yadiisii xabad kama taalee

  • @Gaas12-24
    @Gaas12-24 9 місяців тому

    Sister go and work 😂😂😂😂 kuu dhaho ninka sidee alle u galay hhh

  • @NasraMuktar-np5wz
    @NasraMuktar-np5wz 9 місяців тому

    Away dee baso😂

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 9 місяців тому

    Nin awoowgi dhowr qaalin dhalay qolana kaa fiican
    Manalagu qoosanahayaa haduu xilaha kaa qaado,
    Nin awoowgi dhowr qaalin dhalay qolana kaa liidan manalagu qoonsanahayaa haduu rubada kaa qaado
    Aab rubaduu kaga shubay allow balaayo qoorta hanoo galin

  • @sakariyecabdiwahaab4124
    @sakariyecabdiwahaab4124 9 місяців тому

    Waxpa lagama qaban karo 😂😂

  • @adenmohamed8998
    @adenmohamed8998 9 місяців тому

    Ok waye

  • @ibrotayang8271
    @ibrotayang8271 9 місяців тому

    War niyow farxanow awi tii jiimkaa

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 місяців тому

    War videoskii basodiir oo idil channelka waa uu ka saaray

  • @SadaamJamal
    @SadaamJamal 9 місяців тому

    Soo badi please😢

  • @user-yg7wq7qx5c
    @user-yg7wq7qx5c 9 місяців тому

    Faraan diraac basadiir meeyey

  • @user-iy4im1go8c
    @user-iy4im1go8c 9 місяців тому

    Barti 2

  • @MaxamadAbukar12
    @MaxamadAbukar12 4 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daadaamiin389
    @daadaamiin389 9 місяців тому

    SHoobin ma ceeba😅😅😅😅😅

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 9 місяців тому +1

    Sibir maxaa laga wadaaa nh.

  • @shiinedhiiyo
    @shiinedhiiyo 9 місяців тому

    basdir cadi mahan

  • @user-pt9qj4tf5s
    @user-pt9qj4tf5s 9 місяців тому

    Farxanow basadiir meeyay

  • @CabdifitaaxCalisalaad
    @CabdifitaaxCalisalaad 9 місяців тому

    Aad iyo aad

  • @CaliCabdulahi-sv9mn
    @CaliCabdulahi-sv9mn 9 місяців тому

    Filimkii based IIRC maxaa kudhacay

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 9 місяців тому

    Good

  • @shacayb713
    @shacayb713 9 місяців тому +1

    😅😅😅😂😂

  • @mahadcumar4569
    @mahadcumar4569 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-po5ep9pp6w
    @user-po5ep9pp6w 9 місяців тому

    sxb dhawc karsade codkiisaku aooceli