RTD : Show Awaleh Aden 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 107

  • @sharmaakemuuse8467
    @sharmaakemuuse8467 5 років тому +16

    Al fanaan Cawale iyo Abwaanka Reerka Djibouti Ababe Iyo Dadka Reer Djibouti.Aad Ayaan Idin Salamay Dhamaantiin Djibouti Dhalan Koris.. Iam From Saylac And Garbo-dadar Salel.

  • @moismail6233
    @moismail6233 5 років тому +7

    Lots of love Djibouti from walalkin somaliyed🇸🇴🇸🇴😍😍😍 hiil walaal😍😍😍👌👋

  • @mustedahir6070
    @mustedahir6070 5 років тому +26

    Viva cawale aadan fanaanka fanaaninta live ayaa lagu heesaya 🎤🎧🎼🎹
    Viva reer jabouti FROM caasimada aqoonta somaliyeed BORAMA

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 5 років тому +15

    Love you rer jabuuti iyo fananka qaliga ah cawale aadan😘
    From jamhuriyada barakaysan somaliland💋

  • @sucaadegge804
    @sucaadegge804 5 років тому +6

    I am From Ceergaabo Soomaalia I love somuch Awaale Aadan and Reer JABUUTI Gobanimo kunoolaada weligiin Dhigaygiih❤❤❤💋💓💪

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому +7

    I'm from puntland and I love jaboutiy haa nolow my Favorite contary amzing love viva jaboutiy nice keep going love you all Allha haa tihin hafito 😜😍😍😍😘😘😘😘😃😀🙏🙏🙏😱😱😱😎😶💪💪💪💪💃☝ gull iyo gobanimo reer jaboutiy 💙💭💚 nolow my brother awaala keep going mashallha wow😍😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @axmedagaaxnuug5731
    @axmedagaaxnuug5731 5 років тому +8

    Cawaale aadan fanaanka fanaaniinta sxp waan ku taageeraa hore usoco waxad tahay fanaan soomali oodhan matala luqado kala duwan ku heesay💚💭❤ from hargaysa somaliland

  • @Maxamed-cabdi-nuur
    @Maxamed-cabdi-nuur 5 років тому +4

    Maasha allaah alfanaan cawaale aadan I love Djibouti from caasimada mudug galkcyo i love reer mudug ilove Somali wayn like ii saara fadlan like

  • @abdodjamafihima4341
    @abdodjamafihima4341 5 років тому +5

    Wlhi j ai des larmes aux yeux manque d vous wlhi my home inshallah je serai my home, légende awaleh aden jtmmm my favoris chanteur vive Djibouti vive peuples djiboutiens vive rtd

  • @ilhaanjamaalozman1884
    @ilhaanjamaalozman1884 5 років тому +22

    Masha allah cawale Aadan and reer jabuti tageero weyn from somaliland hargeisa dadkayagi ❤️🌹❤️❤️

  • @sucaadmahameddahir9844
    @sucaadmahameddahir9844 4 роки тому +1

    Waxa aya fanan la dhaha awale aden dehey fanan kayaga qali from jabuti

  • @sinaalisaid4011
    @sinaalisaid4011 5 років тому +8

    Awaleh aden machallah allah iralik❤️❤️ vive Djibouti 🇩🇯

  • @ibtisamwarsama1953
    @ibtisamwarsama1953 4 роки тому

    Awale aden sharaaf iyo jacaayl ayaad naga mudantahaay hadii aan nahay reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯😘🇸🇴

  • @axlaaminamouse4566
    @axlaaminamouse4566 5 років тому +6

    From jamhuuryada barakaysan somalilan
    Reer jabouti dalkaygii lapaad again

    • @abdirahman6614
      @abdirahman6614 9 місяців тому

      Jamhuuriyada badhida weyn ee SLN kkkkk

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому +2

    💙💭💖💚 jaboutiy 💪💪💪💪💪💪☝ first one too gull inshallha. No qabil people who is calbi safi

  • @salmaabdi5142
    @salmaabdi5142 5 років тому +3

    Allaw dhawr Djibouti jano 🇩🇯 love u my beloved country , viva awaleh jiir oo joog ❤️

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 5 років тому +2

    Yacin caleik!
    Fanaan buxa❤👌 mashaallah afkaaga cano lagu qabay. Djibouti hoygii fanka iyo liveka 👏👊🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @foziemohamoud1054
    @foziemohamoud1054 5 років тому +2

    Garabaadi alwaan iyo cigar kii laa kalaa baaqhtisanayaay..Walleh waad kaa raaysataay....ikikikiki.haa kuu soo noghaan Ottawa

  • @khalifaomer9893
    @khalifaomer9893 5 років тому +2

    fanan dhamaystiran iyo shacab qalbi wanaagsan from kenya

  • @mohahal-door6630
    @mohahal-door6630 5 років тому +8

    Madaale MA xiige playback MA yaqeene aabaha live microphone ka awaale fanaan buuxa mansha aalhh

    • @sucaadmahameddahir9844
      @sucaadmahameddahir9844 4 роки тому

      Jabuti laga yaqano playback fananita reer jabuti codkoda ayey ku kalsonyihi waxay ku hesa microphone wll qali

  • @sahalsouleimanadsa1618
    @sahalsouleimanadsa1618 5 років тому +4

    MACHA ALLAH cous awaleh aden daheye

  • @hafzaxubbi7427
    @hafzaxubbi7427 5 років тому +1

    Legend waan ku aamin sanahay wllhy alle haku sharfo fanaan keena

  • @wiilwaal2762
    @wiilwaal2762 5 років тому +9

    Reer jabuuti waxee soo marooyaan 1960 kii wllhi mugdi ku jiraan allow kasoo bixi

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 років тому +1

      Hooyada miya mugdi ku jirta ina dhilo shaqo yeelo

    • @neimamahamoud4145
      @neimamahamoud4145 5 років тому +1

      Wiil Waal warya wahad ku hadasho ayad wayday bila adab bad tahay no mashqul uuuf

    • @ibtisamwarsama1953
      @ibtisamwarsama1953 4 роки тому

      Still ahaan aya mugdi looga dhigaay

  • @AliAhmed-h7g5w
    @AliAhmed-h7g5w 11 місяців тому

    Les meilleurs chanteurs des longues somali

  • @aaminaxaji3917
    @aaminaxaji3917 5 років тому +5

    1 love frm Baydhabo janaay viva DJ

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 5 років тому +6

    Ree *Djibouti* Dad nasaba
    Kheer badan idiin rajeynaya

  • @zeinababdi6180
    @zeinababdi6180 5 років тому +2

    Waa habenkii awaleh een naa iis kalaguney reer Djibouti vivire 💖💖💖

  • @oubahitosqali4717
    @oubahitosqali4717 5 років тому +1

    Waw mashallah notre Star awaleh Aden horey usoco

  • @maxamudabdullhi7647
    @maxamudabdullhi7647 5 років тому +1

    Msha alaha awake aaden
    Reer jaboti watageray

  • @Chabanrabdi
    @Chabanrabdi 5 років тому +2

    Awaleh adan bienvenue à Djibouti shb 🇩🇯🇩🇯🤲🤲🤲amin

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 5 років тому +7

    maslax ku dil weyan e cawale casri maskin viva Maslax Vive Ciisse wayne on est en courant

    • @mohacanogeel10
      @mohacanogeel10 5 років тому +1

      #maslax waa will yar o dhalinyaro ah lkn cawale waaa fanan Qaran yaay iskagag ka qaldamin kle sar

  • @danwadaagtube3228
    @danwadaagtube3228 5 років тому +3

    Awaale mar kasta no comment wa fanan Wayn lakin heer jabuti dumar mooye ragma laha miyaa mise ragu masaajidaday camiraan

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 років тому

      Ragu heeso kama helaan sxb jaadkay ka jecel yihiin 😂😂😂

  • @abdullahiali1394
    @abdullahiali1394 5 років тому +1

    awale adan masha allah
    waa fanaan bolshadiisa
    qanci kara

  • @ayanakamuraofficielle8302
    @ayanakamuraofficielle8302 5 років тому +19

    Siida cawale ayaa live loo heesa😂😂reer blay bag😉

  • @Mubo-Music
    @Mubo-Music 5 років тому +4

    Ariido waaba cod macanyey masha allah

  • @naadiyonalka8858
    @naadiyonalka8858 5 років тому +1

    Awal+djabuuti ❤❤❤💋❤❤❤ xamar nogo imawa

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 роки тому +1

    Cawale adan jabuti

  • @abokoradan2075
    @abokoradan2075 5 років тому +2

    Waxaasi manaan garan Abwaan Ababe inolow caawale Aaden lajanwayn weeyi

  • @hamdearupdullahi5831
    @hamdearupdullahi5831 5 років тому

    Mashlh abti mcn kugufana runti. Horsocod Wngsn,cadowga cagta hosted. Viva cawale

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 років тому +2

    oo kan yaree cas waaba khatar wlhy cod baa ku dhan wlhy

    • @nouhdjibril3592
      @nouhdjibril3592 5 років тому

      Cawale waan ku salaamayaa runtii hibo gaar ayaad leedahay waxa tahay fanaan umadiisu jeceshahay

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 5 років тому +7

    Teddy afraha Somalida waa cawaale hadaad igu raacsantahay Farta taag oo like subscribe isku muuji 😎

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 5 років тому

      Bk dheh boqorka codka wl
      From jabouti

    • @quruhduumaar227
      @quruhduumaar227 5 років тому

      @@cabdallecawilyoohiye5182 you are not from Djibouti xaa na shegan shego meshad kaso jedid awaleh iyo bk xaa isla simin ismaba gadhan inta af ee awaleh ku heso bk bila od kuma hesii karo

  • @maxamedcawaale9767
    @maxamedcawaale9767 5 років тому +1

    Masha allah abwaan ababe nolow wllo

  • @mohamadhaji2190
    @mohamadhaji2190 5 років тому +2

    cawaale waa nin isaaqa oo ciise muuse

    • @ahmeddhaqane637
      @ahmeddhaqane637 5 років тому +1

      dhibaatada ku hayso nin soomaali oo idil u dhexeeyo ayaad rabtaa in aad qol ciriiri ah ku celiso....weel weyn baa ilaaheey lagu tuugaa ee walaal madaxa kor u qaad oo ka xoroow fikirka ma dhaleyska aha... mahadsanid

    • @mohamadhaji2190
      @mohamadhaji2190 5 років тому

      Ahmed Abdi inankayga maad nagu haysataa ? ey ey dhalay

    • @ahmeddhaqane637
      @ahmeddhaqane637 5 років тому

      @@mohamadhaji2190 af caaytamo aduu kugu yaalaa aniga ku caayi maayo waxaa yeelay walid keey kheyr alaha siiyee ayaa i baray qaladka iyo saxda... waalidkaana waa waalidkeey oo aniga wey iga amaan helayaan adigana ilaaheey ha kuu danbi dhaafo......mahadsanid

    • @mohamadhaji2190
      @mohamadhaji2190 5 років тому

      Ahmed Abdi Cafis Iyo Musaamax Brother

  • @cawosaado97
    @cawosaado97 5 років тому +1

    Tobaad yaa taleex kula qata ❤️Djibouti

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 5 років тому +2

    Live ku heesa dheh sida legenda cawaale. Ama iska dhaafa

  • @hodanfadal6594
    @hodanfadal6594 5 років тому +4

    cawaale afkaka cano lagu qaby😍😍alle haku xafido😙😚

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 9 місяців тому

    Wixii la sheegayey ileyn waa run cawaale aaden waa nin Oromo ah aabihii waa Oromo hooyadii aya ah islaan ciise ah lkn cawaale aaden waa nin Oromo ah ku dhashey Ethiopia gaar ahan gobolka oromada isagon caqli lahayn ayuu aabihii furey hooyadii kadibna waxa D jibouti ula Soo baxsatey hooyadii dhalashada D jibouti waxa u qaadey abtiyaashii oo ugu qaadey inuu D jibouti ku dhashey lkn cawaale aaden kuma dhalan D jibouti waxa uu ku dhashey. Ethiopia gaar ahan gobolka oromada
    Lkn cawaale aaden waa nin fiican waa fanaan aan aad iyo aad utaagero ilaahayna isaga iyo kuwa kale ee heesa ee sheydaanku wato rag iyo dumarba ilaahay hasoo wada hanuuniyo waa walaaladey aan aad iyo aad uwada jeclahaye
    Aamiin yarabii cawaale aaden guuleyso sxp qali i,am from D jibouti

    • @khaleelahmett
      @khaleelahmett 6 місяців тому

      Imika mawaxad leedahay cawaale waa oromo mxd kucadaynaysa

  • @jaffarsadik4529
    @jaffarsadik4529 5 років тому +1

    Awale stay awake please taageero buuxo baan kuu axaay

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 років тому +2

    Awleh abti maxaad naaso ka dharagtay 😂😂 naasaha lagu qabtay ax ana waa Inaan noqdo fanaan sidaan xabad ka laygu qabto

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 років тому +4

    wll qaaliya cawaale heeso ma taageero laakiin adiga waxaan kuugu taageera kartoda aad u qabtoto somaali jacaylka qaaska ah noolow nolol farxad leh aaqira janada rabi hanagu kulmiyo subiscarab iyo like waa igu waajib inaan kuu saaro rabi denbigena ha cafiyo kuli Muslim amiin yarabi raxman

  • @abdirazakaden808
    @abdirazakaden808 4 роки тому

    Best fanan somali

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 5 років тому

    Eshcalaaa fanaan cawaale😘😘😘

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 5 років тому +1

    Bravo Ardo, jouez le paino et chantez en même temps c'est très difficile. En plus une très belle voix

  • @radwanhassan2979
    @radwanhassan2979 5 років тому +2

    Legend Buuxa 🔝🔥💯

  • @cismanxusen8379
    @cismanxusen8379 5 років тому +2

    no play back wlhi legnd

  • @rahmogurey5127
    @rahmogurey5127 5 років тому +1

    Qalbi xabxab waye runti cawale

  • @ismojeki9975
    @ismojeki9975 5 років тому

    Vive awaleh

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 років тому +7

    Boqorkeena kkkk alla maxay dad badan sheegteen waa reer xamar waa reer somaliland 😂😂😂 adeer waa nin ciise ah oo u dhashay Djibouti nolow pap

    • @neimamahamoud4145
      @neimamahamoud4145 5 років тому +3

      Asad Koko kkkkkkk wa runta inader qali vive cisee vive djibouti 🇩🇯

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 5 років тому +3

    Libax aawaleh aden

  • @hodanfadal6594
    @hodanfadal6594 5 років тому +2

    mashallh cawaale adan

  • @apduljapparhazzanzhire782
    @apduljapparhazzanzhire782 4 роки тому

    AwaLe aThaN leGend

  • @aliharoun3671
    @aliharoun3671 5 років тому +1

    anihay awaleh aden

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 5 років тому +1

    www
    awale aden

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 5 років тому

    Maslax ku dil kkkkk

  • @marjamkoala199
    @marjamkoala199 5 років тому +1

    Vive maslax

  • @abdiak143
    @abdiak143 5 років тому +5

    26 juni iyo maalinta xuriyada darteed igu saara 300 subscribe hadii dhiig wadani ah kugu jiro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @cmalikmahmed5889
    @cmalikmahmed5889 5 років тому

    Ooooo wowoo

  • @asxaabi
    @asxaabi 5 років тому +1

    Cawaale yare waa dawo dhacday codkiina wuu ka faaxay; walle cod xumaa xigmad ma hayo; cawaale laga baxay 2005

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 років тому +2

      Inu kuwaso miyaad rabta hoo u dhigo haku wase

    • @asxaabi
      @asxaabi 5 років тому

      @@asadkoko6917 aabahaa farax was maxaad igu cayday dibjiryohow xabaglayohow waan kusoo tixraacay waa halkad gashaa

    • @asadkoko6917
      @asadkoko6917 5 років тому +1

      Maxaad samayn karta hooyada wase gus inaan kula dhaco miyaad rabta ina dhilo

  • @mohamedjaanta8371
    @mohamedjaanta8371 5 років тому

    Maxamed shaacir

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 5 років тому +3

    pourquoi nos camera ne sont ps claire uuuffff merde

  • @shukumaan887
    @shukumaan887 5 років тому

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴❤️💯👏👏

  • @hodanfadal6594
    @hodanfadal6594 5 років тому +2

    waaaaw

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 роки тому

    Musique zero