КОМЕНТАРІ •

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb 9 місяців тому +29

    We need a weekly show from Martin and Yaasiin 😂

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 9 місяців тому +18

    ONE SOMALIA 🇸🇴 ONE NATION 🇸🇴 ♥️ ✨️ ❤️

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 9 місяців тому +16

    These 2 are so funny 😂 I had no idea!. I needed this laugh tonight, thank you guys.

  • @libanaden5183
    @libanaden5183 9 місяців тому +18

    😂😂😂😂😂 we need this show every week lol.

  • @nashou22
    @nashou22 9 місяців тому +4

    Thank you Mustafa iyo yacin. Waad iga qosliseen

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 9 місяців тому +8

    Horta oromo kasta oo afsomaliga ku hadlaa, qabiilkisa wuxuu ku odhanayaa h awal ban ahay nin sacad muuse, why oromo become sacad muuse? Oonay Garxajis ku dhex dhuuman karin bay ogyihiin. Thank you Martin iyo Yasin for this show, qosol iguma hadhin.❤

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 9 місяців тому +10

    Martin iyo yasin oo is helay they make my day laugh 😂😂😅❤️

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 9 місяців тому +7

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤ mustafe iyo yaasin waa real comedy

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 9 місяців тому +3

    Martan iyo siciid guys aad baan caawa u qoslay waliba martan waa nin meelo badan wax ka og waana run isbuuci mar naga qosliya thing you guys we❤you👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep824 9 місяців тому +2

    mustafe iyo yaasiin waad iga qosliseen caawa wallaahay umadii soomaali waxay u baahantahay badbaadin waanu wada waalanahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sweetlife2327
    @sweetlife2327 9 місяців тому +2

    Best segment of Somali American TV. ❤

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 9 місяців тому +3

    Hahahaha hahahaha hahahaha 🤣 hahahaha 🤣 hahahahha😅 I love this comedy show of this 2 guy's

  • @ayaniman1699
    @ayaniman1699 9 місяців тому +4

    Odayga yasiiiin waa balaaayo adeeer nolow 😍😂😂😂

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 9 місяців тому +1

    Hahahah Martin Waa real Comedian Walahi Qolyihii Reer Borama Waxay samaysteen Jabhad la yidhaahdo Cibaado huuno 1:30 ka bacdi way iska laabatay😂😂😂😂😂😂

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 9 місяців тому +3

    Martin iyo Yaasiin caawa meesha inay ku caweeyaan ayay uyimaadeen update kale majiro.
    Midakale Martin program aad sheegtay dad badan ayaa biri kusoo wici doona 😂😂😂

  • @yacinsougueh3773
    @yacinsougueh3773 9 місяців тому +2

    I need to stay close to the toilet when watching these two dudes. Lol😂😂😂

  • @farabenben2125
    @farabenben2125 9 місяців тому +3

    We need this show weekly😂😂😂

  • @halimasamatarali4011
    @halimasamatarali4011 9 місяців тому +1

    Maansha ALLAAh waa wax jira waxaad ka hadasheen idinkoo naga qosliyey rag wax fahmay

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 9 місяців тому +4

    Mansha allah

  • @Edbashir
    @Edbashir 9 місяців тому +3

    😊😅😂 the best Somali channel

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 9 місяців тому

    Cali Xaraare Sxb Labadan Waa Qaxar Waa loo bahanyahay Waan idin Salaamayaa Cali Martan iyo yaasiin Weyne iyo yaasiin yare iyo labada badriba.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 9 місяців тому

    Masha Allah mustafa wa laabxaranyahay, ❤❤❤❤❤❤

  • @zaytum
    @zaytum 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤Aad ayaan uga kkkkk qosolka ayaa iga dhaamadeey kkkkkkk .noo soo badiya shukran❤❤Aad ayaan uga farxay qosolka ayaa iga dhaamadeey kkkkkkk .noo soo badiya shukran❤❤❤❤❤❤❤ martin iyo❤❤❤❤❤

  • @khadramaxamed7964
    @khadramaxamed7964 9 місяців тому

    ASC YAASIIN IYO MUSTAFE JIMCIHII MAANTA AAD IYO AAD AYAAD NOOGA QOZLISEEN WAX JIRA WAKHTIGAN MAANTA AYNU JOOGO AYAAD NOOGA SHEEKEESEEN AAD IYO AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN.

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 9 місяців тому +2

    Somalinimadii miyaa lagu kala tagay yaab annigu waan iska joogii wallahi ninka mustafe Martin iyo yassin ducaale waaba funny 😁 hhhhhhh dadkii aan la shaqayna ayaaba sidaan u qoslay I mooday qof waashay

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 9 місяців тому +1

    Xageen kalaxiriira reer mineasota ayaan ahay wanan ubahanahay

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 9 місяців тому

    Barmaajka cali cali xaraare naga daaya meeshaan labadiina aa ku nuuraayo

  • @ironmansolariofficial
    @ironmansolariofficial 9 місяців тому +3

    Martin iyo yaasin waa xaraabo wallahi. Warka ay tabinayaan waa xaqiiqo ka jirto somalida dhexdeeda 😅

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 9 місяців тому +3

    Dadka qabyaalada qaladka ka fahmay showgan waa ineey daawadan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 9 місяців тому

    Ea
    Warsangeli aan ahayoi fuulka insgas lee❤

  • @munaawad1303
    @munaawad1303 9 місяців тому +1

    Showya da noocan ah soo badiya

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 місяців тому +3

    Marin qosolkiisaan, ku sii qoslaa😀😀😀

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wlhi mustafe waa iga qosolsiiyey yasiin ayaaba ka sii daran 😂😂😂😂😂😂

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 9 місяців тому +2

    Walaahi sidaan u quslay maanta weligey ma arag kkkkkkkkkkkkk

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 9 місяців тому +4

    Waa maxay Busaarada Maraykan laga sheegayo ? Miyaan iska joogaa 😂

  • @abadirabdi9654
    @abadirabdi9654 9 місяців тому

    We need more show guys Yasin and Martin 😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 9 місяців тому +2

    Very funny 😂😂 we need this.

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 9 місяців тому

    Walahay waanu u baahanahay qosolkaas Martin iyo yaasiinow

  • @superfun1819
    @superfun1819 9 місяців тому +2

    Annago madmadow beey Carab naagu sheegen😮😅

  • @israconstructionco.company7793
    @israconstructionco.company7793 9 місяців тому +1

    Aabihii qoloska OO helay midka qosol badan!!! Iskaashiga qosolka waa barnaamijka maanta!!!

  • @MohamedMohammed-jk6pl
    @MohamedMohammed-jk6pl 9 місяців тому

    Waa dad baa ba ay somalidu leader la’aan , dawlad la aan o isku haysa bulshada oo barta wadaniyada, culumo aan wacyi gelin samanaynay , qabyaaladii oo siyaday, bur bur horleh ban si galnay heer ban gaarnay umado aan ka faani jirnay inaynu sheegano… waxana iman donta soon in la waayo dal iyo dad somali la oran jiray.allow sahal umuuraha

  • @Halgame334
    @Halgame334 9 місяців тому +1

    WERSAN GELI HALKI DHULBAHANTA GALAY MEHI ISMACIL GELI KARI WAA

  • @abdiBihi-nb4hc
    @abdiBihi-nb4hc 9 місяців тому

    These two intelligence is tolk real history

  • @JamacWaa-yz3bz
    @JamacWaa-yz3bz 9 місяців тому

    Asc walaalayaalaha soomaliyeed guud ahaa gaar ahaan bahda somali american TV salaankadib Cali xareerow dalka iyo dadka qalinka ugu hiilii

  • @abubakarhamud7510
    @abubakarhamud7510 9 місяців тому +1

    😂wan bahen nhy barnaamijyo madadalo ah sidan o kle no badiya thnks guys

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 місяців тому +1

    Yasin iyo Martin 😂😂😂. Very funny

  • @yasmeenahmed3991
    @yasmeenahmed3991 9 місяців тому

    We need weekly your show both

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 місяців тому +2

    Mashaa Allah congratulations guys keep going

  • @elmifarah7535
    @elmifarah7535 9 місяців тому +2

    Labadan nin qaarbaa uhaysta inay iska qoslayaan wlee xaqiiq bay kahadlayaan

  • @Halgame334
    @Halgame334 9 місяців тому +2

    OROMO WAA DIR WAA QOWMIYADA KAFTAN MAAHA

  • @MrSibiro
    @MrSibiro 9 місяців тому +3

    Best show 🎉😂😂

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 9 місяців тому +3

    U guys are hilarious 😂😂💞❤️‍🩹💕👍

  • @Sahra-md8xo
    @Sahra-md8xo 9 місяців тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdalehassan4598
    @abdalehassan4598 9 місяців тому +1

    Niyow reerahan aad magac dhacaysaan iska daaya! Dal iyo dowlad baanu rabnaa iyo reero ayaan ka sheekaynaynaa isma qabanayso

  • @DrmuhyadinAbdilahi89
    @DrmuhyadinAbdilahi89 9 місяців тому

    Martin so funny walahi 😂😂😂

  • @mohameddugsiye8552
    @mohameddugsiye8552 9 місяців тому +2

    Isaaq waa wada oromo

  • @wardanuur7446
    @wardanuur7446 9 місяців тому

    Maartin waa kuhaysta wuxuuku khoslaa maha direed macbuudkii nabuurayoow adaan kumagabgalnaa

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 9 місяців тому +1

    Isaaqu wey wareereen 25 ogos wixii ka dambeeyey

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 9 місяців тому +1

    Alloow sahal amuuraha

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 9 місяців тому

    Sheikh Mustafa habariza 🇹🇿

  • @maxamedxuseen7626
    @maxamedxuseen7626 9 місяців тому

    Martin waa comedian caadiya

  • @wahmed4908
    @wahmed4908 9 місяців тому +1

    This is very entertaining

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 9 місяців тому

    Waa barnaamij qosol waa loo baahan yahay

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 9 місяців тому +1

    Sxb anigu Samaron haadi aan ahy wani jeeclahy maa ciid aan somali kaadoranaya jiira brothers maarka anigu dhiinto yaa dhiiman

    • @superfun1819
      @superfun1819 9 місяців тому

      ❤❤we love you two❤❤

  • @abdisaakmohamud8550
    @abdisaakmohamud8550 9 місяців тому

    Caawa qosol iguma hadhin

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 9 місяців тому

    Cali xaraare iyo yasin docale odaygab dhadhaanka ku dhel dheelan ma fahamsana ulaa jedada laka leyahay doqonkan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 9 місяців тому +1

    Mee cali xaraare caawa

  • @G0_n3
    @G0_n3 9 місяців тому +1

    Martin is even funnier than Yasin 🤣🤣🤣🤣

  • @relaxationdreamscinema3987
    @relaxationdreamscinema3987 9 місяців тому +2

    Martin is crazy 😂😂😂

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅Martin iyo yaasin qosol bey nagu .bay kagabaxen caadi ma ahan sheekadan

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 9 місяців тому

    Soomaalidii kaftan ayay ugudhameeyeem😂😂😂

  • @hayeyaa3498
    @hayeyaa3498 9 місяців тому +1

    Qosolka badan iska yareeya

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 9 місяців тому +1

    Labadaan waa funy😅😂😂

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 9 місяців тому +2

    Asc yaasiin ducaale martin phone number kiisa ayaan ubahanahay

    • @maryancaateye3553
      @maryancaateye3553 9 місяців тому

      Sck. Waan idin salaamayaa waa rageedii aan idin saxo boorama waa magaalo awdal caasimadeeda ah laakiin dadka reer awdal baa loogu yeedhaa❤❤❤❤❤

  • @habonyusuf9285
    @habonyusuf9285 9 місяців тому

    Aala Maye caasha layidhahda kkkk cibaado kulaha

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 9 місяців тому

    Yaasinow maanu u soo qaxnaa America waxa aad noo sheegtey in waddenkii laga dhergey

  • @gorgor5149
    @gorgor5149 9 місяців тому

    Meesha qosol baa kadhacay 😂😂😂

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 9 місяців тому +2

    Ibedelka 4,5 waa sidatsn 1- Hawiye 2- Daarood 3- Digil & Mirfle 4- Somalida Gobta ah 5- Dir

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 9 місяців тому

      Weligaa qabiil dir ah oo meel degan ma aragtay ,anigu media ka maqlaa dhawr beri ka dibna ,waa la iska ilaawaa.hhhhh

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 9 місяців тому

    Nio ninkan mustafe waa ruwaayad ba 😂😂😂😂

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 9 місяців тому

    Maad qoslaaye waydiisid nacaybka iyo qabyaalada duminta dalka xanuunka dhimirka faqashta

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 9 місяців тому

    Waa la furayaa musaajid duriiyadu leeday waa mihim marka mustafow ka qeeb qaado musaajidaka

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse9421 9 місяців тому

    ictiraafka waxad u ladihiin ducadaas baa idinka maqan kulaha yasiiin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohotokio9442
    @mohotokio9442 9 місяців тому +2

    Sifican u warayso oramo gormaa noqoteen ku dhhe 😂😂😂

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 9 місяців тому +1

    Yaasiino saaxibka qosolka Yarey kudheh

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 9 місяців тому +1

      Waa udhalasho (waa qof happy ah) dadku iskumid ma ahan, qofba waa si 😎 haddikale aduunkaan boring noqonlaha.
      Adiguba iskaqiyaas, haddii dadka oodhan wadanoqdaan dad taajiriin ah oo aan wax maskiinka ah aduunka laguarag…..Dadka sideynoqonlahayeen?
      Ama dadka oodhan ay wadanoqdaan dad masaakiin ah oo aan waxba haysan?
      Marka dabeecadaha dadka waa in ayjiraan dad faraxsan markasta qoslaan, iyo dad aamusan oo mar mar ookeliya qoslaan….noloshana sidaas ay kufiicantahay xaga dabeecadaha……..xayawaankana waa sidaas ookale.
      Kulamayaabayo, ileen dadku waa kaladooq oo iskudooq ah ma ahan, waana OK.
      Mahadsanid.

  • @Baazicadde66
    @Baazicadde66 9 місяців тому

    Wlhi mustaf waa runtisa kuwi mesha jogay ayan sheganin oromo ama Ethiopian kuwa Somalia joga sheganayo oromo so dhibato ma ahan

  • @Ch.nks7
    @Ch.nks7 9 місяців тому +1

    Kkkkkkkkkkkk ducadu inay kacdu maba rabo inu siidaayo kkkkkkkkk

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 9 місяців тому

    Waxani maxa kasii aah MA xabagtay caban sidii xabkolayashii bay ISKA Qoslaya Xayawnad

  • @عبدالكريممحمد-ن1ع
    @عبدالكريممحمد-ن1ع 9 місяців тому +1

    Real comndeys 😂😂

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 9 місяців тому +1

    Anigu waxan ahy reer Qatar uh uh 😂😂😂

  • @osmanfarahmohamed1084
    @osmanfarahmohamed1084 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 9 місяців тому

    MARTIN IYO YASIN 😂😂 RUNTA AY LABA GOODLE U SHEEGEN HADAAD WAX FAHMEYSAN

  • @jirojogow
    @jirojogow 9 місяців тому +1

    iidoor waligiiba wuu fanayey oo carab baa nahaydaa buu hayey ayago daliil u hayin, waa qoom beenta isku sheega runba aqon ayagoo la ogyahay ayagana odayadooda og bey hadana faan ka doorteen, ayagoo madow badan dumarkodunaa 24 saac is cadeyan ayey carab baa nahay guran marna yuhud baa nahay

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 9 місяців тому +2

    Labo qurbo joogay qabiil. Ku ciyaarat kkkkkk ciyaaaaalkaa xaafada kkkkkkk

  • @AbdallaXaajiXaaji
    @AbdallaXaajiXaaji 9 місяців тому

    Qosolka badan wuxuu kadhigay waxad kahadlaysen mecna laan

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂 dumarkii badhiyada ee aadkamid ahayd 😂😂😂

  • @mohamedmahad2440
    @mohamedmahad2440 9 місяців тому +1

    Asc war soomaalidu wax dhalayba lamayaqaan taariikh malaha waayo maalin walba oromaan nahay carabaan nahay ilma cagabalaadh baanhay yuhuid baanu nahahay marka waadad inkaari ku dhacday

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 9 місяців тому +1

    Uh uh uh 😂😂😂😂

  • @massmass8300
    @massmass8300 9 місяців тому

    war isiiya mashruuca dadka bidaarta
    leh ianso aruursho😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 9 місяців тому

    Martin waa qoloma garxajis mise Habari jeclo

    • @abdalehassan4598
      @abdalehassan4598 9 місяців тому +2

      Waa qolo aad ku go,do. Maxaad ku falaysaa qolodiisa? Dadka qolo ayaa laga raacay. Waar Islamka iyo Soomaalinimadu haku deeqdo

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa 9 місяців тому

      @@abdalehassan4598😂😂😂😂😂

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 9 місяців тому

      Sxp maxaad u xanaaqday ileyn waxuun buu ku weydiiyee ?

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 9 місяців тому

      Garxajis habaryoonis Xirsi cismaan

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 9 місяців тому

      Habar jeclo miyaa kaftami karaysa??