CABDIRISAAQ ANSHAX | Heestii Markaan Da'da Jiray 15 | MUSIC VIDEO 2020 showgii Xariir Hargeisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • Abdirisaq anshax
    Xasuustii Xasan Aadan Samater
    Produced by : Maahir Media Pro

КОМЕНТАРІ • 272

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 3 роки тому +30

    Markaan Da'da Jiray 15
    Markaan da’da jiray shan iyo toban
    Markaan damac guur la soo kacay
    Dookheyga markaan u sahan tagay
    Naftayda mid aan u doorbido
    Da’deed anigoon ka garanayn
    Hablaha ka daydayo middaan iri
    Dabeecadaheeda gaar iyo
    Bal aan dul ahaan tilmaamee
    Cirkoo dambasame ku hooroo
    Dunida maasheeyay waa gu’e
    Midabka biyo dahab sidoodii
    Ishaan daymada ka bogone
    Jeedaalada waw dawo iyo nabad e
    Caashaqan muddo bada
    Muddo badan I daashaday
    Riyada taan doonisteedii
    Hurdada deris kula ahaan jiray
    Dabayshiyo dhaxanta dayreed
    Dugsiga tii iiga noqon lahayd
    Waaw…waaw
    Armay dar Allee, adiga tahayee😍
    Dooddiyo kulankeennii barashada
    Deexdiyo hadalkaagii macaanaa
    Dawooy, samirkiyo dulqaadkii
    Iimaankiyo daacaddaadii
    Dubaaqeygaa jeclaystee
    Naftayda middii ay ku degi lahayd
    Waaw…waaw
    Armay dar Allee, adiga tahayee
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂☝️

  • @wow9317
    @wow9317 3 роки тому +36

    Xasan aadan samatar ayuu u cod ekeysiiyay maashaallaah wiilasha dalkeyga soomaaliyeed alloow noo noo barakee Asmiin yaa Allaah.

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 3 роки тому +66

    Awladul caasima Hargeisa Cadey💚🤍❤

  • @zamiiraziciid5323
    @zamiiraziciid5323 3 роки тому +39

    Hargysa caday is muujiyaaaa 💚🤍❤

  • @ninkaogg8785
    @ninkaogg8785 3 роки тому +4

    *Hargeysa iyo goobtaa, iyo dadka quruxda badan ee joogay, masha ALLAH!!! XASUUSTAA MAALMO LASOO DHAAFAY INTAANAN NOLOSHA GUURKA GELIN!! ALLAH MAXAAN USOO TAAGNAA OON TEGI JIRAY XAFLADDAHAA OO KALE INTAANAN 'MY BABY' IS HELIN....IMIKA SE MA TEGI KARO IYADOO 'My baby' ILA JOOGTA MOOYEE*

  • @ahmedabdimalik4686
    @ahmedabdimalik4686 3 роки тому +34

    Heesta inta dambe deel qaafka kadaa anshaxoow
    Libaaxii fankaa lahaa heestee

    • @ahmedhirsi3695
      @ahmedhirsi3695 3 роки тому +2

      barteeda oo dhigay laakiin inta danbe kama helin.

  • @zermullerxasan7804
    @zermullerxasan7804 3 роки тому +69

    ilmaderayal0w like ta igu cimaamada 👑

  • @hibaaqaragsan2959
    @hibaaqaragsan2959 3 роки тому +17

    Hargeysa u shiday cabdi risaqa anshax ✊🤏✌

  • @xasanqabojiye1090
    @xasanqabojiye1090 2 роки тому +1

    Anashax taageeriyaashiyaasi ayaan kamidahay

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 2 роки тому +2

    Xasùustii boqorkiì hore fanka hassan aadam
    Iyo boqorkii
    C/risaaq anshax keep going bro

  • @lomataliyan7091
    @lomataliyan7091 2 роки тому +3

    Legend Samatar Boqorki Habargidir ✊🏽🤍💚💙

  • @mahadgrofficial5554
    @mahadgrofficial5554 3 роки тому +6

    Legend an xasustay xasan adan smart +legend anshac = lover fanatics 🕺🤳🎶

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 3 роки тому +2

    Xassan adan samatar isku cod baa tihin horey u soco.

  • @muna3081
    @muna3081 3 роки тому +24

    Wuu kala kacay yaa ila arkay cayil cml masha Allah

  • @sulthanofficial4132
    @sulthanofficial4132 3 роки тому +11

    Waaaw halkeedii ayuu dhigay sxpkay anzhax

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 роки тому +11

    Iskuday wacn anshoxoow xasan aadan wax gaadha lawaa walee

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 3 роки тому +12

    Heestan jiilna ka dhiman mayso. ❤

  • @ahmedwarsame5028
    @ahmedwarsame5028 3 роки тому +11

    Legend Samatar♥️💯✔

  • @cabdiqani1645
    @cabdiqani1645 3 роки тому +25

    Xazan aadam zamatar❤❤👍

    • @jasminej6281
      @jasminej6281 3 роки тому +2

      There is no Z in Somali.
      " Xassan Aadan Samatar"
      Or Hassan Adan Samatar"

    • @aminaabdalla7245
      @aminaabdalla7245 3 роки тому

      9kk

  • @falisnuur1356
    @falisnuur1356 3 роки тому +5

    Anshaxow sidaa ayaan uheshay nuuc kaleetaa noqotay

  • @hogsade
    @hogsade 3 роки тому +2

    Inshallah Hargeysa mar baan rabaa in aan tago

  • @amranabdi4002
    @amranabdi4002 Рік тому +1

    waa xasan aadankii 2aad meesheeduu dhigay

  • @aminaden638
    @aminaden638 2 роки тому +1

    Fanaan iyo badh anshax heesta halkeedi bu dhigay....

  • @aydrusabdi8156
    @aydrusabdi8156 3 роки тому +8

    Boqortooyo direed u kaca ha noolato anshax

    • @samimaabdullahi5201
      @samimaabdullahi5201 3 роки тому

      mashaallh magaca direed maqlay dhiga ikacay

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 3 роки тому

      @@samimaabdullahi5201 Anshax waa sheekhaal Reer Aw qudub, Reer Cumar diin. Maxaa beenta u sheegaysaa

    • @samimaabdullahi5201
      @samimaabdullahi5201 3 роки тому +3

      Raxil shegashada iskadaa anshax wa niin akishe diir ah maxa dad laan makuheysa

    • @Mustafa-jd2io
      @Mustafa-jd2io 3 роки тому

      @@samimaabdullahi5201 Mashaallah sidaa igadhe kkkkkkk

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 3 роки тому

      @@samimaabdullahi5201 kkkkk Soo baro hadaadan aqoon

  • @maxamuudjaamac4198
    @maxamuudjaamac4198 3 роки тому +1

    ANSHAX SHIIKHAAL KAAS WAA ABTIGAY WAA QAADIKARAA HEESTA ADEERKAY

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 2 роки тому

    Erayadii Abwaan Barre maxamed fiidow Leento
    Xasuustii xasan aadan samatar

  • @BihiAli069
    @BihiAli069 3 роки тому +1

    Hassan kii yaraa ee ila dhashy 🙋🏽‍♂️😎🙋🏽‍♂️
    Adaa u sareeeeya king 👑

  • @fardawsamaxamed6483
    @fardawsamaxamed6483 3 роки тому +13

    Adaaa ii daran anshaxaw
    😂😂😂

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 3 роки тому +13

    Muusigan casriga waxa tumaya bashiir hanuuniye 👌

    • @hanihamud5424
      @hanihamud5424 3 роки тому +1

      Wwwwww

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 2 роки тому +2

      Bashiir Hanuuniye iyo abwaanka heeska Sameeyay waa wiil iyo adeerkiis Abwaan barre maxamed fiidoow Leento

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 3 роки тому +1

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I

  • @iidokayse8810
    @iidokayse8810 3 роки тому +4

    Rer xamarka wax fanan ah xasan adan bey leyihino hadii hees uu leyahay la qado waxay odhanayan lama kenin waxan aminsaney anshax inuu kaga cod macanyey markad khadra dahir ku oyeysan yaa idinkala hadley

    • @samiiradaahir7629
      @samiiradaahir7629 3 роки тому

      Hhhhhhhhh

    • @naasirkuuriya2066
      @naasirkuuriya2066 3 роки тому

      Xasan aadan laftiisu waxuu ku heesi jiray lahjadeena teenanu ku hadlaa yaa lahjadooda hees ku qaadi kari oohintaa ka dhaw taase😂😂

    • @tuuladaciyaaraha677
      @tuuladaciyaaraha677 3 роки тому +1

      Fanaan la mida xassan aadan xitaa Aduunka kasoo bixi maayo somaaliya ayaa ka hadlaysaayee ✌️

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 2 місяці тому

      Boqorkii codka xasan aadan samatar goat 🐐 lamida ifka masoo maraayo xasan aadan samatar kaliye ka qaban kulaha c/risaaq anshax inuu sheekhaal yahay xisaabta ku darso

    • @odawaahmed8766
      @odawaahmed8766 18 днів тому

      ​@@naasirkuuriya2066Heestaan waxaa curiyay nin reer koonfureed ah ninka qaadayne waa reer koonfureed fanka somaliyeedna koonfur la'anteed meel ma gaareen maxaa yeelay. Xaliimo khaliif iyo xasan aadan iyo faduma qasim wax u dhigma adinku keena.. geela ayaa u heesi jirteen ma ahan meshu waa talent ayaa loobanyahay faan lee ha wadinee

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 роки тому +1

    Ereyadiii Iyo Laxamkii Ustaad Abwaan Barre Maxamed Fiidoow Leento Xusuustii Xasan Aadan Samatar

  • @howitmade9007
    @howitmade9007 3 роки тому +5

    Anshax legen go forward

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Ihihihhihhiiii. Hablo badnaaaa layga daydayday.yarta

  • @yusufali4929
    @yusufali4929 3 роки тому +4

    Waa Gob Fanaaniinta Rer hargeysa ..Yarta Stageka ku Dawakhday sifiican uga Farxiyeen 😂😂 meeshii kuheesi lahaayeen ka istaagtay Hadana Xaq dhoowren Qosol iyo wanaag Tuseen 👍❤️

  • @axlaamshireaxlaamshire859
    @axlaamshireaxlaamshire859 3 роки тому +3

    Kabax waan kuwataa anshax

  • @ayuubcadde2325
    @ayuubcadde2325 3 роки тому +3

    Wlh Xadan aadan samagar inu qadayo mode oo lo.sare anshax hor mar wcn tiigsate

  • @sayidomar7516
    @sayidomar7516 2 роки тому +1

    Ereyadii iyo Laxankii: Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento"

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 3 роки тому +1

    Fanaankan taageeran u ahay. Abdirisaq anshax

  • @taariikhahacaalamkataariik2024
    @taariikhahacaalamkataariik2024 3 роки тому +4

    Possative ka hadaL uu keenaY heestan ❤️🥰

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 3 роки тому +1

    Walee Nin naag isaaqa guursadaa raga wuu dhaafaa

  • @Somali_flims
    @Somali_flims 3 роки тому +4

    Anshax 🤩🔥❤️

  • @zakariegardam2517
    @zakariegardam2517 3 роки тому +1

    Goood Goood Wàaad Keeentay Anshax

  • @omaararabsio5385
    @omaararabsio5385 3 роки тому +2

    Anshax best singer

  • @sacdiyocabdi8117
    @sacdiyocabdi8117 3 роки тому +1

    M.a codkii buu keenay wllky keep goin

  • @shahrazadahmed7845
    @shahrazadahmed7845 3 роки тому +3

    Mashallah wllkay

  • @maqmiipmukhtar3943
    @maqmiipmukhtar3943 4 місяці тому

    Anshax codkii xasan adan buu hayaaa

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 роки тому +2

    C risaaq anshax keep going

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 3 роки тому +2

    Erayadii iyo laxankii barre fiidow from kaaraan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Sedexaaaad yarey caday qiimobadan qadarin badan.

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 місяці тому

    Boqorkii codka xasan aadan samatar io ina adeerkiis c/risaaaq anshax

  • @fardowsaugaas8684
    @fardowsaugaas8684 3 роки тому +11

    Waxaan ka baqaaya raga wada jidbaysan inay inanta gaaban jiiran

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waaatan.yarta layga waawaynaaa waatan.

  • @fadumohassan2164
    @fadumohassan2164 3 роки тому +2

    good for you ANSHAX

  • @lulbare0084
    @lulbare0084 3 роки тому +1

    Keep going bro abdirizaq anshax

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 3 роки тому +3

    Heesta legend kii lahaa ogolaasho ma ka haystaa

    • @shaaaficinaasir4657
      @shaaaficinaasir4657 3 роки тому

      Iskama qaadaan fanaaniintu hees aanay ogolaansho ka haysayan ninkana waaba nin masuul ah nin wax xada ilama ahan

    • @Footballandgames386
      @Footballandgames386 3 роки тому

      LEGEND KU MIYUU IIBSADEY HEESTA ABWAANBAA UDHIIBAY ABWAANKA UUN BAA OGOLAANSHO LOOGA BAAHAN YAHAY!?

    • @arahman6808
      @arahman6808 3 роки тому +1

      @@Footballandgames386 wad khaldantahay sxp heesta fanaanka leh, Abwaanku erayu sameeyay wuxu na la mid noqonaya ka musiga tumay & ka laxanka sameeyau lkn qofka dadka horkeenay wa fanaanka

    • @Footballandgames386
      @Footballandgames386 3 роки тому

      @@arahman6808 Sxb warkaagu wuxuu lamid yacay Cuntada Hotelka Mudalabka Aba kabanyeerigaa leh ee Cook gu malaha,
      Sharciyan Heesta Hadaanu Hobolku iibsan waxaa iska leh Abwaanka Waayo waxa muusiga lasaaray ee Laxanka lasaarayaa waa Erayada.
      FILM ka waxaa iskale Writer ka Qoray Hadaan Qisada laga iibsan

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 3 роки тому

      Wre Ereyada Markii horaba Rer Waqoyi Ay iska laha
      Hassan Adan samatar muxu Yahay Codkisa Mel ah Gayo dee

  • @hamsegadhka4824
    @hamsegadhka4824 3 роки тому +24

    Heeskan hadii meel laga daaro curyaan ka xataa wuu kacayaa 😂😂

    • @sakariyeahmed2833
      @sakariyeahmed2833 3 роки тому +1

      😂😂😂أستغفر الله Wlhi Waad Iga Qoslisay 😅😅😅😅😅😂😂😂☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

    • @jowletest1207
      @jowletest1207 3 роки тому +1

      Me pig love ayn ku ahy 😘😚

    • @sakariyeahmed2833
      @sakariyeahmed2833 3 роки тому

      @@jowletest1207 😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😤😤😤😤😤😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲😲

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +2

    Show laisku arkay.

  • @kaafibeyhani
    @kaafibeyhani 2 роки тому

    Hesta asalka ku ficnayd. Old os gold

  • @anfacmaxamed624
    @anfacmaxamed624 2 роки тому

    Barteedaad dhigty bro anshax

  • @ahmedyusuf9245
    @ahmedyusuf9245 3 роки тому +1

    Best fanaan

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 роки тому +2

    Samatar ❤️🙏

  • @ahmedadanhassan5718
    @ahmedadanhassan5718 2 роки тому

    Samatar ka fanka dambe legend 💪💪

  • @Samo-wade
    @Samo-wade Рік тому

    Yaa kala saarayaba mncha allah

  • @ifrahifrahaliyoussouf685
    @ifrahifrahaliyoussouf685 Рік тому

    I love toi Abdirazak

  • @kaltuunaadamapdi1352
    @kaltuunaadamapdi1352 3 роки тому

    Xasan aadan samatar heestiisii😓 alle ha u naxariiito😥😥😥🤲🤲🤲🤲🤲

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 3 роки тому

    Xasan adan samartka soo baxay mr Anshax

  • @xasanqabojiye1090
    @xasanqabojiye1090 2 роки тому

    Yaa salaam bartii Xasan Aadan

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 3 роки тому +16

    wow, he voice 🔥

  • @wadania932
    @wadania932 3 роки тому

    Rer jigjiga hargaysa way shiden

  • @aminaabdalla7245
    @aminaabdalla7245 3 роки тому +1

    Waaw caadi Mahan

  • @laylajaamac4848
    @laylajaamac4848 2 роки тому

    Xassen Adan macal mad uuso dhaween

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 3 роки тому

    Ya Salaam
    Viva HASSAN ADEN SAMATER

  • @selgomzful
    @selgomzful 3 роки тому +7

    It was nice he gave refreshing I loved it 😍

  • @moustaphaibrahim1464
    @moustaphaibrahim1464 3 роки тому +5

    Var banhayay 🤣1: 25 markay marayso wiil ka kadambeya anshax intu anshax ku jestu kalaturi u firso.🤣🤣🤣🤣🤣.........like
    👇

  • @Yusra275
    @Yusra275 3 роки тому +2

    Armay dar alle adga tahyee
    waaye adigay dar alle ma ahn Iska sax ereyada ama u daa fananki weyna heesihisa

  • @dhoodiween700
    @dhoodiween700 3 роки тому +2

    Waaaw yes

  • @mocade_1
    @mocade_1 3 роки тому +1

    Barteda dhigtay lagend

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 3 роки тому +2

    Barteeda dhigty anshax cidan adi ahayn maba ka baxsan karin❤️🤣

  • @fatimamohamudjama3152
    @fatimamohamudjama3152 3 роки тому +3

    Asc heesta anshaaxoow cayaarta kadaah

  • @narminbarre4900
    @narminbarre4900 3 роки тому

    Gabadaa yarey agtagaan cadi maahan

  • @xillojanno
    @xillojanno 3 роки тому +28

    Sawta ninkii anshax lahagaajiyay timihii sii socdayna lasoo qabtay 😂

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 роки тому +2

      Hhhhhh Haa walaahi waa la toostoosiyay walee waa naag iyo badh

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 3 роки тому +2

      Ilahy ugbaadow kle ha iga dhigo

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 3 роки тому

      Hhh Astaqfurulah

    • @zaamnews4717
      @zaamnews4717 3 роки тому

      Gacan dambe ayaa ku dhacdey 😂

    • @mocade_1
      @mocade_1 3 роки тому

      Allow an somali caan u noqon 😂😂😹

  • @abdisitaribrahim9326
    @abdisitaribrahim9326 3 роки тому +1

    Afkaa caana lagu qabey

  • @xiisstar
    @xiisstar 3 роки тому +4

    Codka inuu xoogayo Xasan adan iska dhigayay gadal buu ka liiqaday 🤣🤣🤣

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb1385
    @hogaamiyeyaxyexabeeb1385 3 роки тому

    Halkeed buu dhigay anshaxa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому

    Naftaydan middii ay ku dagi lahayd armeey daraneey iidaran adiga tahayeey

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 2 роки тому

    Viva Hassan Adam Samatar

  • @mohedothman7516
    @mohedothman7516 3 роки тому +6

    👏💯Keep going👍👊

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ 3 роки тому +1

    Music By Bashiir Hanuuniye sheekhu kuli baan ahaye xagaad ka soo qabatay hay dhihina sxbyaal

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 роки тому

    AL FANAAN

  • @aminaabdalla7245
    @aminaabdalla7245 3 роки тому

    WaAW JEEDAALO WAA DAWADA NABAD

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili3129 3 роки тому

    Weywe inderky anshax halkedad dhigtey

  • @nnoras
    @nnoras 3 роки тому +2

    Wow

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waamaya.batuun khatraaaysahraay.eeeeeeh.

  • @shomboleibrahim8087
    @shomboleibrahim8087 3 роки тому +9

    Legend samatar copy

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 3 роки тому +2

    the best 🔥

  • @abdallemaxameddiiriye8703
    @abdallemaxameddiiriye8703 Рік тому

    Tobalaayar

  • @cabdishakuurmaxamed9528
    @cabdishakuurmaxamed9528 3 роки тому

    Abdi RisaK AnshaX
    XASAN AADAN KU DHAWAYSAy3

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 3 роки тому +1

    Awlaadu awdal

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 3 роки тому +4

    Iskalifaad baan u arkaa in heesihii Xasan aadan samatar laysku qaado. Like hadad la yaabtay😂😂😂

    • @EngSharmarke1
      @EngSharmarke1 3 роки тому

      @Khadar Keyow aduu ninkaad magaciisa sidatid ma bashar ka hooseeyad tahay.

    • @leilamohamed8195
      @leilamohamed8195 3 роки тому

      🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😂😂😂😂😂😍😍😍😍😍😍😍😍