Ninkan ha la diloo Luul ilahay janatal fardows ayan ku rayjaynaya wlhii wan kanaxay wlhi haduu jogay Djibouti wan dili laha wlhi imbécile ken sauvages ka Luul teydii wan ku so duceynaya 😢😢😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Dad waxaa arkaysaa dhahaayo waa hg war hooy qabiil meesha ma yaalo alla ka baqa oo damiir isku yeela anigoo hg sacad ah baa ka xun AUN gabadheena luul 😭😭
Soomalidu emation bey rabaan in ay wax ku xukumaan lkn maxakamad cadeen iyo marqaati bey wax ku xukunta cida dembiga iska lehna Alle ayaa og sida cadaalada kujirto Allah haka dhigo
Wll ha iska hadlin arinta ah naarta dumarka ubadan kow ma'ahan dumarkoo idil wa dumarka marwoyinka ah bey ku saabsantahy nebiga scw hal shey ay kaga bdn yihiin raga naarta u kusheegay waana in ay ungrateful ku yihiin nimankooda , xadiiskan aad baad u isticmaashin idinkoon ogeyn sbbta ay ugu bdanyihin
Luul Allah u naxariisto waxa helay mooryaan caruurtaas quruxda badan ee Agoonta ah ayuu hooyadood ka dilay waa nin reer baadiy ah oo mooryaan ah Allah u qadaray ee iskuma qalmin
i aamin ninkan inuu Badbaadayo u badantahay💔🙆🏼♂️ Lkn Maxkamada Alle Laga badbaaden Xisaabtan Wuu danbeya ciyaalka Qalbiga Allaha u Qaboojiyo walashen allaha u naxaristo🥹😢😢😢😢
Luul waxaa xaqiiqo ah in uu Sayid Dilay oo uu dhibka geyste balse marqaati beenaadka la sameynaayo waxuu jaanis siinaya eedeysana in uu mesha ka badbaado qof walba oo marqaati noqonayo waxaa jeclan lahaa in hadii uu san wax ogeyn meshan cadiifad in uusan u i maan
Al Yaa raabi anagu maa ogin adigaa og aduunkan wareersan yaaraabi gartooda fudeed guurku mar walibaa waxa uu leeyahay dhibaato badan ragga iyo dumarna mala kala yaraysto 😭
@@SalmaMohamed-uy3md Xamar waa ku dhashe waana ku barbaaray Dowlad daalim ah baa ka jirto Cadaaladna ha sheegin Tuug nimo dil dhac boob kuli iyo wax ka daran Caro ilaahay intee nagu dhicin dulmiga iyo dunuubta aa ka hortagno. Qiyaamuhu hadi u dhaco Xamar oo ka soo bilaabanaa sa isdhahaa waxa socda lama dhowran karo wlh. Somalidaa dadka ugu xisaabta dheer maalinta qiyaame reer muqdishee noqon doonaan. Ilaahayoow daalimiinta magaalada nala dagan dartood hanoo cadaabin 😭
guryaha garaabu joogto wakuwa ugu qaboow oo ugu barakada badan laakin guryaha garaabo kunooleyn wa dab iyo naar war soomaaliyey garaaba uroonaada oo sida doorood garaabada iyo reer miyaga masaakiinta wana jiya
Wlhi musuqmaasuqa iyo cadaalad darada ka jirta Somalia waxa cadayn u ahba dadka maxkada u jooga umada ee Masuul looga dhigay nooca ay u eegyiihiine waa dhiigyo cab caadiya waxaaba iiga daran sida nacasnimada ah ee ay u hadlayaan nimanka qashinka ah😢😢😢😢😢 Illahow umada ka qabo Yaa Rabbi🤲🤲🤲🤦
😢😢Alle haw naxariisto wax laga dooda mesha ma Yaalin ee ninka hala xukumo somali wa hadii cadaaladii jirto😢 hala dilo calaamo alle ku ridka. nacalad ba ku taal. laakin waxaynu joogna duni gacan ku dhiiluhu. sharafa ku leeyahay laakin wax iman doodota maalin ilahay la hortegi doono somaliyey
A nations that dnt have justices with in the people is weird remember those judges the Almighty Allah will also judge u because your supporting killer in the name of same family indeed 😢😢😢😢 wallahi I feel those kids no have yet get justice untill now the somalia government is worse than devil 😢😢😢
Dagaalka cadownimo miyaa ka muuqatay kulaha maye jacayl iyo naxariis ayaa ka muuqatay waar suaal xumaanta gabadha ka daaya niinka warkiisa wala haya dabka galiya niinka
Waxaan maxkamad lama dhihi karo wuxu ma amxaar meesha laysugu keenaaa manay dabiga qofku galo lagu qadaynin habada maydka xuquuqdisa lagu marumayaaa alla idin did wuxu
😢😢😢😢😢😢😢 ehelka Walasheen luuul iyo caruurteeda maanta xanuunka ay dareeemayaan lama qiyaasi karo😭😢
Haa walàahi😢😢😢😢
Aaad io aad walhi 😢
@@CaishoMahamed-d3zinte är med 0í
Luul janatul fardos ban kuu rajeynayaa xabibti 😢😢😢😢
😢😢😢aamiin Yaa rapi
Aamiin yaa rabi😮😢
Aamiin😢
Amiin
Amiin🤲
Nabi maxamad gadaasha dumarka cadaalad mahelin
Watch your words man the prophet was one of example to all human being
Waa bentada diinta ha ugafin
@@ayaanlesuudaan8769may hesho cadaald hadaan gadashi la helin 🙄
Waa run rasul allow gadaasha dumarki waa lagu tuntay scw
Scw scw scw scw
Inta nabiga jaceyl ❤☝️
❤❤❤
صلي الله عليه وسلم
❤❤❤❤
😂😂😂👆svg😂😂
Scw
Sihaam waa qof caqli badan, mizan iyo adab leh, runtuna wajigeda ka muqato
Ninkan ha la diloo
Luul ilahay janatal fardows ayan ku rayjaynaya wlhii wan kanaxay wlhi haduu jogay Djibouti wan dili laha wlhi imbécile ken sauvages ka
Luul teydii wan ku so duceynaya 😢😢😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Dad waxaa arkaysaa dhahaayo waa hg war hooy qabiil meesha ma yaalo alla ka baqa oo damiir isku yeela anigoo hg sacad ah baa ka xun AUN gabadheena luul 😭😭
Ninkan Hala dilo caruurta yar yar na ilahay qalpiga Haw qabojiyo marxumadana ilahay haw naxariisto ninkan ninka u doodayana ilahay ka cabso akhira danbeyse😢😢😢
Wllo diinta u ogol in qofka loo doodo waxbaana la hubsanayaa aayar wax layskama dilo ka fiirso hadaladaada
@@Kuuriyavlogs kuwan uma eeke qaar wax dilaya wll
Hno illahaybaaa garan inuuu isagu gubayba wlhi anigu ma cadayn Karo adna sidoo kale
@@gouledzimba297 waa runta wll
Nin ladilaa iigulama ego balaayaa hoos wax kawado lkn allaah cadaalada waafiyo 😢😢😢
Cadaaladu waa muhiim wlhi xasuuska ey dareemayaan ehelka marxuumad luul iyo caruurteda ilahay ayaa og😭 war dad islaam ayan nahay ee qofkii qof dilaa waa loo dilaaye nafasun ilaa nafasin haloo qisaaso😢😢😢😢😢☝
meesha cadaalad majirto ee waa qabiil hadii maxkamadihii oo cadaalad loo raadsan lahaa hadey saan tahay waa layaab gabadhana allaha u naxriisto
Please subscribe isar wll
@@mohamedibrahim7236ilahay ha u hiiliyo aamiin
Maxkamad mooryaaneed maxay ku xukumeysaa ALLAHA HA XUKUMO OO SII DHAQSI LEH U XUKUMO MEESHAAS KU DILO OO WADNAHA ISTAAGO FURUG TIB WARKA ISKA DHAMAADO INSHA ALLAHU
Aamiin😢
Caruurta waa Ina ay cadaadal helaan 😢😢😢😢😢😊
Soomalidu emation bey rabaan in ay wax ku xukumaan lkn maxakamad cadeen iyo marqaati bey wax ku xukunta cida dembiga iska lehna Alle ayaa og sida cadaalada kujirto Allah haka dhigo
Masaajidka ciyaarta ha laga daayo
Meesha maxkamad ma taalo
Cadeen u keen walaal😮
Masha allah xer ilaliyah wàa qof xayi ah ilahay ha guleyo xaqa
Naagtan iyadaa Reerka dhex gashay, Sabab ayku gashayba,Dumaashi 100/99 waa Fitno socota iyo Naag Oo dhanba,daadis way Scw u dhahay 3Jeer hooyo, hadana waxow yiri waxa Naarta u badan waa Haweenka Subxanallah.
Wll ha iska hadlin arinta ah naarta dumarka ubadan kow ma'ahan dumarkoo idil wa dumarka marwoyinka ah bey ku saabsantahy nebiga scw hal shey ay kaga bdn yihiin raga naarta u kusheegay waana in ay ungrateful ku yihiin nimankooda , xadiiskan aad baad u isticmaashin idinkoon ogeyn sbbta ay ugu bdanyihin
Luul Allah u naxariisto waxa helay mooryaan caruurtaas quruxda badan ee Agoonta ah ayuu hooyadood ka dilay waa nin reer baadiy ah oo mooryaan ah Allah u qadaray ee iskuma qalmin
Haa waa bilaa naxaris ilmaha iyo hoyadot waa gumeysan jiray ninkan gabadha waa gumestay wasaqa
i aamin ninkan inuu Badbaadayo u badantahay💔🙆🏼♂️
Lkn Maxkamada Alle Laga badbaaden Xisaabtan Wuu danbeya
ciyaalka Qalbiga Allaha u Qaboojiyo walashen allaha u naxaristo🥹😢😢😢😢
Waa difaac caadiya wixisu odaygan🥺
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢@@muna-Cabdi
Wxaan is weydiinaayaa hddii uu badbaado xaguu kunoolaanaayaa
Runta iyada xaq ah
Walee si kastoo xaqa loo duugo mar uun soo baxaa
Mesha cadeen maleh waa emotions bas
Alle haw naxariisto Marxuumad Luul
Naagta been bay sheegaysaa indhaheeda fiiriya ❤❤❤❤❤❤❤❤beenlay
Alaha unaxariisto luul🤲🤲
Allah ninku inan gumeedsanaa, kan habargidir sax ah maahan wallahi
Waa yahay raga saleman iyo ceer waa miletari iska aamus
Luul jano fardowso allaha ku geeyo ❤❤
😢😢SUPHANALLAH MARXUUMADA XAQEEDII MA LA AASI RAPAA HALOO DILO WAXN MADOWGA BADAN OO GACAN KU DHIIGLAHA AH
gabadha wa dhabar yar ninkaan su aalo badanaa xawa ilaahay hasoosaaro
Luul waxaa xaqiiqo ah in uu Sayid Dilay oo uu dhibka geyste balse marqaati beenaadka la sameynaayo waxuu jaanis siinaya eedeysana in uu mesha ka badbaado qof walba oo marqaati noqonayo waxaa jeclan lahaa in hadii uu san wax ogeyn meshan cadiifad in uusan u i maan
Al Yaa raabi anagu maa ogin adigaa og aduunkan wareersan yaaraabi gartooda fudeed guurku mar walibaa waxa uu leeyahay dhibaato badan ragga iyo dumarna mala kala yaraysto 😭
Allow kuu naxariiso😢
Musiibadaan buu ILAAHay ISOo diray reerka sababtoo aha qilaafku iyada ayu ka bilaambay sidn dareemay Alle haww maxariistoarxuumada😢😢
Ilaahyoo janada ku hishaareey ❤❤❤ eedasanahana ilaahyoo meet dagan kabixi asiga😂😂😂
😢SUPHANALLAH CAADO QAATAYAAL QIYAAMAHA INTEE GELI DOONTA ADO CIRO LEH HDAD CAADO QAADANEYSO WA MID SUPHANALLAH
Gudmahah waa nin ad u fijigan oo xaya ali habarkiyo amiin
Xamar dawladnimadii way ku fashilmatey😢😢
Cudur xamar la dhahay ku gu dhacay
@@SalmaMohamed-uy3mdMa xamar cudur aan ahayn baa jira
Meel danbi iyo argagixiso iyo munaafaqad iyo dulmi isbarkan lugu galay
Xamar waa goob munaafiq
Iyada ayaana cudura meel 40sano amini darro ah maxay qiima ah o ay leedahay?
Adeer xamar waa xero dameeraad ?
Lkn maxan dameerka u caayayaa
@@SalmaMohamed-uy3md
Xamar waa ku dhashe waana ku barbaaray
Dowlad daalim ah baa ka jirto Cadaaladna ha sheegin
Tuug nimo dil dhac boob kuli iyo wax ka daran
Caro ilaahay intee nagu dhicin dulmiga iyo dunuubta aa ka hortagno.
Qiyaamuhu hadi u dhaco Xamar oo ka soo bilaabanaa sa isdhahaa waxa socda lama dhowran karo wlh.
Somalidaa dadka ugu xisaabta dheer maalinta qiyaame reer muqdishee noqon doonaan.
Ilaahayoow daalimiinta magaalada nala dagan dartood hanoo cadaabin 😭
Run
Il adkaa dadka Qaar, Bisinka, Meey aadaan Meel Save ah, Subhanallaah. Wa Musalsal io Social Media , Insha'Allah Masha'Allah.
😢😢😢 waxay aheyd ninkan arxan laawaha ah mar hore in daldalo wyo kan dhageysi iyo markhaati uma baahna isaga ayaa markhaati iskugu filan. Waxaa jiraa dugaag midab dad leh. Adiga iyo kuwa kula mid ah Ilaahey naarta iney ku waaraan buu ugu bishaaareeyey sidaas darteed Jahannamo u diyaar garow.
Allah ha u naxaristo luul
Naarta Allaha xaa ku qaliyoo said Alii wayo qof dumar oo hadana hamlii eeex ayuu Gubaay
Xaqu waa cad yah allow u naxriiso walshen luul😢
Qof family ah marqaati ma noqdo ee qof kale inoo keena beenta Inta naga deysaan uf😢
Alle hau sahlo cadaaladodii😢😢😢😢
guryaha garaabu joogto wakuwa ugu qaboow oo ugu barakada badan laakin guryaha garaabo kunooleyn wa dab iyo naar war soomaaliyey garaaba uroonaada oo sida doorood garaabada iyo reer miyaga masaakiinta wana jiya
Waa runtaa walahi alaha ku bàrakeyo ❤
Haa maxaa kawadaa gurrigan qaaro ma kuma noolayn kadareenty somaha
Wlhi musuqmaasuqa iyo cadaalad darada ka jirta Somalia waxa cadayn u ahba dadka maxkada u jooga umada ee Masuul looga dhigay nooca ay u eegyiihiine waa dhiigyo cab caadiya waxaaba iiga daran sida nacasnimada ah ee ay u hadlayaan nimanka qashinka ah😢😢😢😢😢 Illahow umada ka qabo Yaa Rabbi🤲🤲🤲🤦
Alla ha u Naxaristo luul
Alleh u naxariisto
😢😢Alle haw naxariisto wax laga dooda mesha ma Yaalin ee ninka hala xukumo somali wa hadii cadaaladii jirto😢 hala dilo calaamo alle ku ridka. nacalad ba ku taal.
laakin waxaynu joogna duni gacan ku dhiiluhu. sharafa ku leeyahay laakin wax iman doodota maalin ilahay la hortegi doono somaliyey
Qudhac baad tahee aayar wax layskama dilo indho beel soo kor wali waxba maad barane
Alla hawnaxariisto waxana ugu ducaynaya inay cadalad hesho
Allah u naxariisto 😢😢😢
Gabartan 4 ta nin lawareestay iyadaa ka been badan wa fidno subxanallah
Subxanalah allahu akbar illahow xaq nagu dil❤❤❤
Please can one make this video with English translation?
Ilaahayow cadalad heelaan😢😢😢😢😢
Why is he confusing the young lady justice for marxumad luul 😭😭😭😭😭
It doesn’t matter Alle waa axkamul xaakimiin
Haawiye waa waaxan weeligod qoof qoof u diilin oo 4 faataxo miixin jiirey waar gaabadha niinku isaaga diilaaye u diila
😅😅😅
No more faataxo waa dil anaa xukumay😂😂😂😂
Gabadhaas alaha u naxariisto
Laakiin saaxiib faataxada yaana yasin
Waa umul quraan
Ninkaas waa dambiile
Maxa qomiyad mesha kenay war umada aman haga hesho keli waxad ka hadli karta ruxa dacwada lo heysto
Hooyo mnc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Odaygaan munaaafuqa ah yaa dadka ka qabto 😢
Suu uhadlayo baaba ciil iigu dishay
anigu waxan soo jeedin laha dhibatada ugu weyn oo laga hadlin wa dumarka soomaliyed siday caruurta soo muteysta ay ugu daranyihin ee caruurtas dowladu hakafaala qaado oo ayeeydod aabe halo raadiyo
Qasaasta marsiyaa cadaalad hadey jirto ninkaan waa dilaa weyn😭😭😭😭
Alle ha u naxaristoh 😢🥹
Max kamda side u shaqesa la ilaha ilal lahu war alle ka cabsi maha sidan😭😭
sihaam cadifatah osman i waan kujeclaade marka number kaga ayaan rawaaa quruxy
Subxanallah tan maxkamad maha
Mashaallah sihaam is ilaalibta odoyashan garsorta sidu 6gu cadalad sameyey afgeliskoda bisinka
Alle cadalada hanagu toosiyo xeer ilaaliyuhu sificnbuu waregan uwada hawsĥisa
Allaha unaxaristo luul ninkaan waa in ladilaa bilaa naxaris weye
Waxan maxakamad mahaa walaluush aatayaal
Alaha Una xariisto maskiinta😢
Walee xaqa ilaahey ayaa soosaarayo
Tani maxkamad ma ahan luul xaqeed unbay rabaan inay tirtiraan Allah uga baryeynaa inuu cadaalad kuwaan dhaanto allaha keeno
Inan gumeed xun weye saleebaanku naxariis uma laha dhinaca naagaha mana qoslaan yaahuu
Caku soomalia uff mel uurtay weye cadaladna mataalo 😢😢sorry ilmahas yaryar illahay cadalad hasiiyo illahay agtiisa cadalad taala 😢
ka.... . ...difaacaya..aakhiro xageeaad doonaa😢
Ilaahow nin aan dulqadlehen calf hanoogu darin
Amiiin yaarabi 😢
Aamiin wll ❤
allha unaxaristo
Masaakiin waar abuukaatayaasha yaakhi wax is bara oo knowledgekiina hormariya maxaytahay sheekooyin caruureedka?
Meeshan dadka laiskugu keenay waa isma dhaanto iyo dhasheedi, sidii ay qofka hadalku ugu jarjarayeen buu wixii laga hadlayay noqday bilaa micno wax la fahmeeeyn, reer xamar afsomali ma yaqanaan waa dad filim hindiga turjumaadiisa iyo shukaansiga dumarka ku fiican, Laakin reer xamar hadal micno leh ma leh
abuukaatahaan naclad baakamuuqata iyo qamri
Aamiin
Arinkani waxuu noqde silsilad ladawdo sidii rubaayadaha xaqa Allah Hana garan siiyo
Xaqet ha loo qado gebdha xaqed ilahey waxan ka baraya inu alah xaqeet u qadoo
Kan suaalihiisa mxaa waaye wax ma soo baran miyaa kan abuukaate maaha masaajidka ciyaarta halaga daayo meesha maxkamad mataalee
Ila meeriso waaye shekadaan
Somali Mohamed waxan kacootsanaa ninkas hadii lasidayo haladilo jiidka nabat yuu kumarin nin kasto oo somaliyeet baa luul walaal u ah
Hooyomcn mcn❤❤❤❤
subxaanallaah 😢Gabdho naftinna duliga ka daaya.Nin mar haddu gacan kusaaro markalena wuu ku dilaa ee naftada la bax
Alle ha unaxariisto 😢😞
Maaxaa
Oo
Marqaatiga
Aadkagtay
Waxaas wax dad waaweyn ku hadlaa ma ahan ee ilaahay kabaqa
Waaligood madaxa iskula jirayaan intay xukun allaah usoonoqon
A nations that dnt have justices with in the people is weird remember those judges the Almighty Allah will also judge u because your supporting killer in the name of same family indeed 😢😢😢😢 wallahi I feel those kids no have yet get justice untill now the somalia government is worse than devil 😢😢😢
Kan difaaacya waxy siiyeeen far qaaad ah miya?
Inanta yar ciil baa ka haya ninkan lawyer isku sheega ah hadayn ceejin karto waa ceejin lahyd
Dagaalka cadownimo miyaa ka muuqatay kulaha maye jacayl iyo naxariis ayaa ka muuqatay waar suaal xumaanta gabadha ka daaya niinka warkiisa wala haya dabka galiya niinka
Alaahu akbar waligay qof saan dhiigiisa loo xaqirayo ma arag ninkaan xaqa mariya
Alaa wax oggg
Ninka maxkamada fadhiya waa rijaal wllhi
Waa maxay film kani allow sahal
Waxaan hadaa helayo toos baan u qisaasi lahaa ma xay dadka ka xeejinayaan inoo gubay. Ilmaheedaa qirayee. Ayaduu uur u leh wasna labo. Nafood
Waxaan maxkamad lama dhihi karo wuxu ma amxaar meesha laysugu keenaaa manay dabiga qofku galo lagu qadaynin habada maydka xuquuqdisa lagu marumayaaa alla idin did wuxu
😢😢😢😮😮😮🎉❤🎉
Kan difaacaya eedaysanaha. Waa caligayaga oo kale reermiyiga umadda halga qabto isaga iyo caliba