Khadar keeyow | Heesta Malaha Waa lagu sitaa | Xasuustii Cumar Dhuulle | Qaaci Show Astaan HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan. Astaan Tv 2020

КОМЕНТАРІ • 153

  • @sirabdiwahidkj692
    @sirabdiwahidkj692 3 роки тому +3

    Cumar Dhuule Cajaa'iboow Organ-Ka Adiga Ayuu ku Tabay, Dhuuntaadi Aan Qalali Jirina Waan Uxiisnay.
    Rabbi Hakuu Naxariisto❤

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +14

    KhaDar KeeyOw ZaLan igaH GaaDhziiYa PaHda *Astaan TV* 🙏 2 Jeer Ku CeshtaY HeezTa waLaHi MCN😍

  • @mohadhaladogaden4583
    @mohadhaladogaden4583 4 роки тому +20

    💐😢Legend hore baan soo xasuustay Eebe Naxariistii haka waraabshee.. Aad bay u Mahadsanyahiin Astaan TV iyo shaqaalahoodaba Guulaysta 🥰👌

  • @simanebella8952
    @simanebella8952 4 роки тому +30

    Mashaa allah horay usoco hooyo ilxun kuma aragto🙏🇩🇯❤🍷😘

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me 3 роки тому

      ❤🌻🌻🌻🤍🤍

  • @dauudsiidow3235
    @dauudsiidow3235 4 роки тому +5

    Heesta meesheeda ayuu dhigay keep going khadar keeyow

  • @munabatun3076
    @munabatun3076 4 роки тому +11

    Erayada waxbaa ka Khaldan yaa ila arkaya hore u soco

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 роки тому +2

      Haa muna wanu hayn Aya laga yaabaa,

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid #My_Sister

  • @maw6739
    @maw6739 3 роки тому +5

    Masha Allah mama you have a lovely voice , ilahey ha ku xafido .

  • @dahabobintumaxmuud1826
    @dahabobintumaxmuud1826 4 роки тому +21

    fanankan codba kudhan masha allah😍😍😍

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 роки тому

      Rahma fananka codba ku dhan, adigana qurux ayaa kugu dhan

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel mahadasanid #My_Sister

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 роки тому +7

    Golden voice mashallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 роки тому +3

    Woooow khadar keeyow
    Xasuustii cumar dhuuleh allaha unaxariisto aamiiiiin yaarabi
    🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @xamaadanproduction7728
    @xamaadanproduction7728 4 роки тому +66

    HADAA KA HESHAY CODKA DABACSAN LIKE HA ILA DHAFIN

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel mahadasanid

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 4 роки тому +4

    Midha iska sax sidakale waad la haysataye 👍🏼

  • @bajunfam275
    @bajunfam275 4 роки тому +3

    Hadi an qabi lahayn meel lagu xushmeeyo dadka xaqoodana logadhiciyo khadar keyow wuxu ahanlaha super star inkasto unooyahay xidigeena #Astaan waad kumahadsantihiin

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 4 роки тому +1

    Walee cumar dhuule lama gaaro codkiisa Raboow kuu naxariiso

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 роки тому +3

    Cumar dhuule allaha unaxaristo adbaan ujeecla heesihiisa ❤👏👏👏

    • @bahjomuqtaar4217
      @bahjomuqtaar4217 4 роки тому

      Shay mire dacar ba qaday wll

    • @fartunnh6438
      @fartunnh6438 3 роки тому

      @@bahjomuqtaar4217 kow waxa hesta laha cumar dhule wll

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid9259 4 роки тому +7

    Hadaa lakala baxay NO PLAYBACK!

  • @nastexadagannastexadagan5183
    @nastexadagannastexadagan5183 4 роки тому +1

    Astaan TV is the best channel

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 3 роки тому +1

    Alla muxuu legend yahey alla muxuu fanaan yahey alla muxuu nin adagyahey

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 4 роки тому +11

    Legend keep going

  • @ishasaed8123
    @ishasaed8123 4 роки тому +1

    Cumar dhuulahee🙄🙄heeskan shay mire dacar baa leh khadarna wuu ku raftay xtaa masoo dhawayn 😐😐my fv song

  • @hanyaswan5684
    @hanyaswan5684 4 роки тому +1

    Wwwo Mashllh keep going 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 un vrai chanteur kyow first sing somalia, 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯🌹🌹🌹🎶🎶🎶🎶

  • @Misssugeyso1111
    @Misssugeyso1111 Рік тому +1

    Malaha wiilow waa lagu sitaa🥀❤💔

  • @safiyocalimacow1308
    @safiyocalimacow1308 4 роки тому +10

    keeyow horay usoco

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid #My_Sister

  • @djkmovies6528
    @djkmovies6528 4 роки тому +33

    Ilahow mid heesa iyo mid aan heesinba coronaha ka hay

  • @caaliyaabdirahman8204
    @caaliyaabdirahman8204 4 роки тому +1

    Masha allah ishcala fanan iga dheh keyow lajen a tahay lajan farom mukhdisho

  • @hanadmohamed8573
    @hanadmohamed8573 4 роки тому +1

    keeyow nin culus cod macaan lee dahay wlhi ❤🙏

  • @maariyaofficial4509
    @maariyaofficial4509 3 роки тому +1

    Walee waa cumar dhuule oo heesaya

  • @husnofficail5150
    @husnofficail5150 4 роки тому +4

    Keep going bro. Bartiisoo dhigay

  • @nimahoussein8946
    @nimahoussein8946 4 роки тому +2

    Waxasaa fanaan ladahaa 😘😘😘😘😘 waah waah

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid 🙏🙏🙏 #My_Sister

  • @xawadeqaa4688
    @xawadeqaa4688 4 роки тому +3

    One and only Khadar keeyow ❤

  • @hoodaahmed6681
    @hoodaahmed6681 4 роки тому +2

    Masha allllllah heesti cumaar dhule

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 4 роки тому +4

    Khadar keeyow horay usoco wll❤❤❤

  • @sabnaabdi5901
    @sabnaabdi5901 3 роки тому +1

    Wwwww👑🖤amazing Codkda alle hku barakyo🎸🎤🎼💎

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 роки тому +2

    Qadar keyow LEGEND baathy play back la,aan ayuu cod macaan yhay xaqiiqdii 😂

  • @muhimastylish6473
    @muhimastylish6473 4 роки тому +1

    waaf keyow wa nin talent ah wooow well done nolow keyow

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 4 роки тому +1

    Miraha sifiican uma xifdin laxanka iyo codku wa 100%

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 4 роки тому +7

    Waan rejaynayaa in farriintaydi ay idin soo gaadho:
    Fadlan niman waawayn oo aad fanka u gu dhuun daloola oo muddo ku soo dhexjiray ayaa goobta ka muuqda-Sida Cabdinaasir Macallin- ee dhallinyaradu inta aanay heesta duubin ha la ga tijaabiyo oo wixii qaladaad ah ha la ga saxo.

    • @aragsanabdilahi4435
      @aragsanabdilahi4435 4 роки тому

      oo maxaa imika ka qaldan inanka yar wllo niyad jabka ka daa dhalinta soo koraysa waa fanaanka kaliya ee codkii cumar dhuule watee

    • @mustafexirsi
      @mustafexirsi 4 роки тому

      @@aragsanabdilahi4435 codkiisu waxba kama odhan oo waa fannaan cod wacan. Halka se aan lee yahay dhallinyarada ha la ga saxo waa erayada. Keeyow oo kali ah ma aha e, dhallinyarada heesaha hore ku celiya qaladaad badan oo xagga erayada ah ayay sameeyaan. Waad salaaman tahay walaal.

  • @gopzaninamahameth816
    @gopzaninamahameth816 4 роки тому

    Maxa ka wangzan markaad izla hezho music danbe iyo heesihii inta ila qabta like dhac ku zii

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 Рік тому

    Lovely voice Thanks Legend khadar keeyow ❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @hebaessa1115
    @hebaessa1115 4 роки тому +4

    codwaad haysaa lakin erayada qaarbadan bedeshay

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO 2 роки тому

    The legend 🦁🔥👈 Hero Khadar Keeyow 🔥✊

  • @akae5153
    @akae5153 4 роки тому +9

    4:09 miyuu ia baxay mise anaa mooday? Fanaan buuxo weeye ninkani👍

    • @mustafaabdi844
      @mustafaabdi844 4 роки тому +1

      Wàa runtaa uu ka yara baxay balse walhi heestan anuuba habeen ayaan meel qaaci ah ka qaaday way adagtahay inaad kala fahanto halka heesta laga galayo iyo halka lagu nasanayo

    • @ibralove1435
      @ibralove1435 4 роки тому

      @@mustafaabdi844 sxbow mafufudatahay heesta mesha laga galaaayo

  • @mujaahidmohamethargaisawi6103
    @mujaahidmohamethargaisawi6103 4 роки тому +1

    Aar yaa ilaahay yaqaana oo Heesta ka qobta Keeyow Codkaagu ma xuma lkn Heesta Erayada waad wada qaladay midh iyo labo wey kaa khaldami karayaan lkn Kuligood waad ku Ciyaartay Erayada

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 роки тому +5

    *_#WAXAANAD_**_ LAHAYN_*
    *_#FARIID_**_ LAGUMA _**_#NOQDO_*
    *_#HEESTA_**_ _**_#ORIGINALKEGI_*
    *_INTA TAAGEERSAN _**_#LIKE_*
    ♐🙌🍀🌷🌼💐🌻🙌✋

  • @aliyare4801
    @aliyare4801 4 роки тому +1

    Codka cumar dhuule camal ayu leyahay 💯👍

  • @hananadan8005
    @hananadan8005 3 роки тому

    Who is still here 2021?😍

  • @riyadamedia3604
    @riyadamedia3604 4 роки тому +1

    Lock down Ka inta ku jirno wano Kala kicisay 🙏 keyow iyo astaan

  • @abdinasirkhadar9008
    @abdinasirkhadar9008 3 роки тому

    Wlhi_____ cod mcn____aYuu misha kuhayaa ______hore usoco zxb

  • @khadracaday4487
    @khadracaday4487 4 роки тому +6

    Masha allah khadar keyow horoy usoco❤

  • @nastexadagannastexadagan5183
    @nastexadagannastexadagan5183 4 роки тому +2

    Khadar keeyow keep going bro

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid #My_Sister

  • @abdirhmnmohmed
    @abdirhmnmohmed 4 роки тому +2

    LEGEND SHAY MIRE DACAR😋

  • @Geejire
    @Geejire 4 роки тому +1

    Fanaanka wuu codfiican yahey lkn heesta ayaa ka weyn kolna halkii cumar dhuule iyo Shay mire dacar ma keeni any way sifiican ayuu u qaadey.

  • @superlula2674
    @superlula2674 4 роки тому

    Waawareey qadarkeeyoow see tahay uu u dhigay thnks

  • @safiyaahmed4054
    @safiyaahmed4054 4 роки тому +2

    Khadar keey ow

  • @mowliiddayib7106
    @mowliiddayib7106 3 роки тому

    Muusiga iyo ismale
    Ha kubsanina hees
    Sidii OMER DHUULE
    IYO SHAY MIRE DACAR
    Uqaada AMA iska daaya

  • @abdifatahnanu1159
    @abdifatahnanu1159 4 роки тому +2

    Khadarow wa dadaaashey sxp cod talmoona wad leedahay 💖💖

  • @mosalamuni6211
    @mosalamuni6211 4 роки тому +2

    Keeyow codkagu inaba caadi maaha
    Balse ereyada inaad sidooda uqaado ayay ahayd oonad waxba ka bedelin
    Horey usoco brother

    • @umuhamdi1577
      @umuhamdi1577 4 роки тому

      Saan Omar dhule AUN u qadey soo dhageso

  • @MohamedSalah-iz5me
    @MohamedSalah-iz5me 4 роки тому

    Keeyow waxaan maqlay in aanad lahayn walaalo, eebbe ummadda soomaaliyeed oo dhan waalid iyo walaalo kaaga wada dhig aamiin. Codna eebbe wuu ku siiyey hore u soco wiilkayow

  • @istarahmed9326
    @istarahmed9326 4 роки тому +1

    Khadar keyow🥰❤

  • @hudaabdalle1995
    @hudaabdalle1995 4 роки тому +1

    Keep Going bro

  • @aliabdisharif3767
    @aliabdisharif3767 4 роки тому +2

    amiazing voice wwww

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 4 роки тому

    Keeyow inaba caadi mahaa broo keep going

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 4 роки тому +2

    Well done

  • @princessmapsoit2720
    @princessmapsoit2720 4 роки тому +1

    Best cod wllhi🧡🌼🥰

  • @abdishukriragow8752
    @abdishukriragow8752 4 роки тому

    Ar keeyow waa nin tagay

  • @mariaabdi806
    @mariaabdi806 Рік тому

    Xasuus com❤

  • @Become_Skiller_Technology
    @Become_Skiller_Technology 2 роки тому

    Heesta wuu ku dheelay Baryaba arinp

  • @habonahmed5447
    @habonahmed5447 4 роки тому +1

    Mash Allah

  • @fjallamaganfjiizo9216
    @fjallamaganfjiizo9216 2 роки тому

    Super star Keeyow❤✊

  • @ahmednuurabdi5499
    @ahmednuurabdi5499 4 роки тому +1

    Keep doing my prother

  • @fatimadiamondabdi5440
    @fatimadiamondabdi5440 4 роки тому +1

    Hesihiiii hore saaan ujeclhy iyaga moyeee waxkle madhageesto

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid #My_Sister

  • @tansiimabdirisaq7962
    @tansiimabdirisaq7962 4 роки тому

    Anaa uhoraaye keyow waad kabaxsate

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 роки тому +1

    Wll keeyow

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 3 роки тому

    Erayada heestu way wada qaldanyihiin laakiin waad dadaaashay

  • @kingmaherndez5613
    @kingmaherndez5613 4 роки тому +1

    Fanan iyo baar

  • @pricessofiidacdy6220
    @pricessofiidacdy6220 4 роки тому

    Qadar kenyoow qof codkuuku dhan majiraa felaa

  • @mahrezdepio7848
    @mahrezdepio7848 3 роки тому

    hadad iga danbeyso like isar

  • @munafaarax359
    @munafaarax359 3 роки тому

    Heesta intakaheshay love 💘 ❤ saar

  • @kuulkaxuseen4633
    @kuulkaxuseen4633 4 роки тому +1

    Sxb heeskan wa lagu ajaray kama sobin manakeenin sulubki heeska 🤔

  • @amaalfoos7612
    @amaalfoos7612 4 роки тому +3

    Keyow ❤

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid #My_Sister

    • @Gaheer.TV1
      @Gaheer.TV1 4 роки тому

      FADALAN #SUBSCRIBE ISAAR Channel Kega Adiga oo
      mahadasanid #My_Sister

  • @mohayare9174
    @mohayare9174 4 роки тому +2

    top 😍

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 4 роки тому +12

    Sxb khadar waad wacan tahay kaliya laba jeer ayaad khalad sameysay hawguba darnaato 4:09 daqiiqo markay marayso hase ahaate hadaad mar kale ku celiso waad la keenaysa si wacan waliba

  • @ozil-fv8pu
    @ozil-fv8pu 4 роки тому

    Super hit 👌👌👌👌👌👌🤲

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms4894 4 роки тому +3

    ❣✊

  • @calimaxamedcali207
    @calimaxamedcali207 Рік тому

    Wuu dadaaly manasoo dhawa

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. 4 роки тому +1

    heesta wx bdn ba ka qaldan
    bilawgeda ayeyba qalad ku bilawatay
    wa baryaba arin bayga siya asagana wxu dhahay Mudo arin bayga siya wa isu mid lkn hesta sas ma aheyn

    • @eidmohamed2878
      @eidmohamed2878 4 роки тому

      Ha uqaban heesta ereyadeeda ayanu dhuxine

  • @nastexadagannastexadagan5183
    @nastexadagannastexadagan5183 4 роки тому +2

    😍😍😍😍😍😍

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 4 роки тому

    Keeyow inaba caadi mahaa

  • @saynabsiman4182
    @saynabsiman4182 4 роки тому +4

    Wuu ku ciyaaray heesta saxiibay iyo waxuu ka sheekaynayaa

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 роки тому +1

      Saynab waxa laga yaabaa inanu midhaha wada hayn

  • @mms7038
    @mms7038 4 роки тому

    woooooow mansha allah mansha allah eshcala live music woooow alla haku siyaadiyo wll khadar

  • @You.m685
    @You.m685 3 роки тому

    Uff heesti kudhalay

  • @moffasaa3351
    @moffasaa3351 4 роки тому +1

    waxba lgama qaban karo wll 🙏

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 4 роки тому

    Keeyow legend

  • @boojo-boojo6959
    @boojo-boojo6959 4 роки тому

    Heesaha dhuule iyo subeec inooga leexda ama sidooda oo kale uqaada fadlan
    Dareenkii baad ka dishay
    Godkaaga god aan aheen ha galin qadaroow

  • @misseuro6108
    @misseuro6108 4 роки тому

    Woooooooooow

  • @awilahmedhersi7441
    @awilahmedhersi7441 4 роки тому +3

    Hal meel ayaad qaladay 😅😅ayadana waad ka dabaalatay 4:09

  • @ozil-fv8pu
    @ozil-fv8pu 4 роки тому

    Cod macan iga dheh

  • @fiidowofficial6224
    @fiidowofficial6224 4 роки тому

    Kep going

  • @abdirisakmahamus8014
    @abdirisakmahamus8014 3 роки тому

    Codku WA top lkn erayada WA kufsatay waxkaqabtana WA wayday laxanka heesta xata mela budaysay

  • @hoodomustafe7720
    @hoodomustafe7720 3 роки тому

    Heesta midhaha wuu badalay wuu qaribay heesta mu awoodeyn wuu isku qaaday❌