Wow jah Masha Allah Habo Adna Henna wa qof wanagsan O qalbi xab xab wye qof walbaa o Malesia imado weyso dhaweney wlhi Dadka Dhan we utagan thy wa qof 100 💯💯💯💯💯 fcn o wanagsan Marwada Malesa jah keep going xapipti ani neh waxan rajena ina iso dhaweso wan imana Insha Allah ❤❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Adna m.a qalpi wanagzani iyo qurux isku darsatay m.a❤🫶💞 Qof walpa wey soo dhaweysa❤❤ I.a ana inay isoo dhawayso Rajayn mustaqbalka❤🫶
aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw 🕋❤❤❤
Kusali nabigena muhammad scw❤❤❤
Waa ku mahadsan tihin soo dhaweynta ad xayaati Qurux io gabadheda Queen moos ku soo dhaweysey team 27 dad qalbi wanagsan 😢❤🎉
Adno m.a qof wlba Malaysia imaado way utaagantay Adnan nasab kaamila tahay noolow abyo ❤❤❤
Wow jah Masha Allah Habo Adna Henna wa qof wanagsan O qalbi xab xab wye qof walbaa o Malesia imado weyso dhaweney wlhi Dadka Dhan we utagan thy wa qof 100 💯💯💯💯💯 fcn o wanagsan Marwada Malesa jah keep going xapipti ani neh waxan rajena ina iso dhaweso wan imana Insha Allah ❤❤
Walee haa caawo labadii aan jeclaa baaisla joogo adna xubbi io xayaati qurux cimri dheer io caafimaad baan idin rajeyn gabdhio howl kariyaa ah baa tihn kulankiina wan kufaraxsanahy hambaliyo🎉🎉🎉🎉
Marwadha maleysia 🇲🇾 sharaf iyo karamo m.a❤
Adna qalpi wanag waan ku salamay❤😊
Woow marwada malaysia qof walba wey utaganthy❤❤🎉🎉
Adna hadiiba xayaat san losoodhaweye walle ana Huba inaa sidan usodhaweyn doontid wanijeclahay mcny mamda malesia❤❤❤❤
Marwada maleizia waan soo socda anigoo ka mid ah taageerayaashaada waxaan ka inaanaa Sweden insha allaah
Adana mama karti leh batahay hore usoco❤🎉
Buc buc iyo whiten iyo madow fujiye ma wada 😂😂😂welcome Malaysia 🎉❤🎉❤🎉❤🎉
😂😂😂😂😂
Khasbiyan adna laga xiri rabaa tukaanka mardhow insh allaah😂😂😂😂❤
@@XaajiIsmaciil-qk7cn adna maa laga ag furi rabaa mid kale
😂😂😂
🥺🥺🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Masha allha wallhi adna waa qof qalibi wanagsan wyo qof waliboo Malaysia imaado wey soo dhawenesa masha allha nasab nasba dhashey waaye❤❤❤wllhi
Waaw adno qurux waan kusalaamey maa mada waleysiya❤❤❤
Adan wan qof wangsn, habo mcn, wan kujely❤
M.a xayaat ugu dam beeen waxaa kamidnaqatay reer maleshiya welcom🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😊😊😊
FURAHA WAA 9 MASHALLH SOO DHOWEYN WANAGSAN ADNA SAAS IYO SINKADARAN XAYAAT QURUX ❤ HADHOWAAW HANION DHOWAAW
Waaw masha allaah abaayo keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Adno mar wada Malaysia 🇲🇾 ❤️. Sharaf iyo kraamo ❤❤❤❤
Adana horay u soco qof wanagsan ba tahay Xbbti
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW ❤❤❤❤
Cwa dhan kusugayay adna thanks ❤
welcome to malaysia xayaat qurux❤
Adna masha Allah qof wanaagsan batahy saqiir kabiir saad utaag gantahay
adna qurux guuleyso dhamaan tiina ❤
Jah heesta iga gadan aqwaan waa nagu xarakeysay halahaas kaalay iska arak😂 marwada❤😍
Marwda maleziya ❤
Marwada malaysia🇲🇾
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
welcome to malaysia xayaat and quen mos
Marwoda malaysia🇲🇾 🇲🇾 sharaf iyo karamo ❤❤❤😮😮
Adna aniga gurma isoo dhaweyne🎉❤
🥺🥺🥺🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Adkaatay qaali😂😂😂😂
Hayaat waa gabar qalbi wanaagsan
Masha ALLH adnh qurx qalbi wanaagsn❤
Welcome to Malaysia xayat Qurux✈👏
adno maama karti leh cadow kaga cagta hostis hppi🎉❤
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 14k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Adnoy xayad io queen moos video bdn nogaso dub funny wye 😂
Abaaayo xayaadee madow fujiye miyaa mise waynugu dheeloyin😂
@aishamawlid wa ayadii laba bilood bay lahed malaysia adaya 😂
Sundus Ayaanle iyo Xayaat Qurux oo guriga Asad Hagio isku heleen ayaa ii sawiran
Sundus matagto melahas no more maxey kadoneysa waba.lafweyne
Adnan qof fican waye❤❤❤❤
Welcome malaysia xayaad qurux❤
Masha allah adna qurux abaayo Masha allah adno waagabarwanag san🎉🎉🎉😊😊😊😊❤❤❤🎉❤
Adna magaca maamada Malaysia ayaa fcn marwada Malaysia waa Malaysia maa Ku qabto maamada Malaysia lee noogu haay xayaat qurux welcome to Malaysia ❤🎉
Team Adana one like 👍
Adno qalbi saafi💕😘💯
Msh Allah adna gabar qalbi fcn
Mar dhow waxa la arka team 27 oo mid kamid ah bararay 😂😂😂😂
Welcome to malesia❤❤
Adkaatay qaali😂
😂😂😂😂😂😂
Adnaay Malaysia aomalida dartaa ujecladen😂qalbi furunantada m a
❤🎉
Adno waxd u eegtahay xildhibaanada filimanta hindida ku jira wlhi😅😅😅
Anilee ka dhiman malaysia ina imado queen lefaaye
Farxiyo axmed cadaawe ganta wa samestedheh wooww apayo
Marwada malesiya adana
Marwada Malaysia adna abdi busuri❤
Welcome To janadii Dunida xayaat qurux 🎉❤
M.a wlshy adna❤❤❤❤❤
Xayat qurux welcome to malesia ani kuma dhaline😂😂😂
Waad yaaaban tahy sax😂😂😂
Ad io ad
Adna waxaa tahay gob gob dhashay ❤❤❤❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Rer maleesiya inay nasab yihiin away maanta noocadaatau shan saac kudhawaad ayysugaayeen gobgob dhshay inta ayaa kasalaa mayaa
Ayy wlcm to Maleysia xayati qurux❤❤❤
Xayaad welcome abayo
Reer Comment Lcg Lee naga dhiman Meel Kastaa Tagi Lheeene 😭😂😂
Naa run badnidaa 🥺💕😂
@Faatmac Soma Ahan 😭🫂😂
@@Wacaneeyy haa aqwaan 😂
@@Faatmac 😂❤️
run badanaaaa😂😅
Masha allh mamada maleysia adna qalbi wanag❤
Adnay gob Gobi dhashiyo hestas ciyar ciyar kuma bixin nasab weye adna wllhy😂😍💕
Maasha allha🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Adna Hadii imaado maisodhaweynee
Marwadeynee🫶👸🇸🇴🔥
Adkaatay qlli😂❤
xayaad baaraki kusameh❤😂
Adana qurux one like 🎉🎉🎉🎉
Adnoy kulama dhalan lkn dar alaa ku jeclahe aby
Marwada.naleeshiya❤❤❤❤❤
Welcome xayaat
Marwatha MALLEYSIA Save wayee keep goin❤❤❤🎉🎉
Vedio hadda daawanoya 😂😂adna ani malinteyda iso dhaweey caana maahi 🎉
Team marwada maliseya one like 😢😢😢
Welcome to Malaysia 🇲🇾
Adno qalbi nadiiifeyyyyy😢🎉
Anaa uhereeyo.wcs adna❤
Masha Allah ❤️ www abaayo ❤️🫶
Adna gabar qalbi wangsan waye walhi m.a
welcome boqoradena xayat qurux 👑♥️
Adna caawa dhara naku garaacoosaa✨️💐
Marwada maliysiya
Cawa anigaa soo hurmaray🎉🎉 hamppliyo isoo dhah🎉❤❤😅😅
Adnoooy xayaad safican😊
Aww cawada ana uhoreyo😂
TEAM ADNA ONE LIKE ❤
Masha allha welcome xayaad qurux
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
😂
Queen kheyrto
Queen ku boodo
Queen kufsato
Queen baasto
Queen moos
Intaso dhan weyso socdaan an maqlay
Kuwa kale miya ka tagay
😂😂😂😂😂😂😂😂
Welcome to maleysia xayaati qurux
Welcome ❤❤
Masha Allah ❤
Omg welcome ❤