From muqdisho hdey jabuti gulesato aniga neh wan gulesta hdey somali gulesato nh sidoo kle all wa dadkeygi o lapo bati ama lapo caln kala wato 😍😍😍😍
halkad nohda galisay markan arkay muqdisho xita habin kuma hoyan
@@sadaqabdulahiahmed2321 sxp af somali sobaro eraga noh ma ahn e waa
Hdey jabuti guleesato aniga neh wan guleestay. 🙄 aniga dadkeyga somalí yed wan wada jclhy 😎
@@sadaqabdulahiahmed2321 muqdiho kapo ninka damiyo ona daro waniga
Hdadn i aqon waqtiga ikabari dono 😎
@@hanadlp9305 dadka qaar baa waxy moodan reer muqdisho isku si inay uwada hadlaan "noh" iyo "neh" waa laba erey oo kla duwan waa qalad waxa layskugu qaldo
I hope I get to see Somalia playing in a big tournament in my lifetime. Either Africa Cup or World Cup.
Insha Allah me and handwalla bwana will take somalia to the world cup one day Insha Allah
Somalia hanolato wan ku fanaa dadkeyaga iyo dalkayga Somalia, ilahay habarakeyo dadkeyaga amiin ya rabb. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Tomorrow inshalla Match 🇴🇲❤️🇸🇴 All the best for both
Waxaan daawanayaa 19/6/2021 insha allah guul ayan urajayn qarankeena Somalia 🥰🇸🇴❤
Alhamdulilah wlhi wafarxay dhiig somalinimo aya igu jira wa ciyaar xiiso iyo xamasad wadata
Forca Djibouti 🇩🇯🇩🇯🔥🔥
My dream is playing for my home country
Every thing you hope you can don't listening bad words be happy sister 🥰🙏
Ragna Germny national team aye star uyixin adina somali aya gali ladahay sababta mataqana spitka xita wa waji waji somali nacald hakadalato
cabdicasiis catoosh what a player 3 goal lugtiiisa ka baxday 10 buuxa 🇸🇴🇸🇴
Labada mataano ee Kala dhicin. Love you all
We are 1 people🥰🥰🥰🥰
2021/1/1 saacadunna aytahay 03:07 wxaanna kadaawanayaa puntaland waa xili aysoodhamaadeen saacado kahor ciyaarihii maamulgoboleedyada soomaliya dareen dooladnimo iyo raadinta awood buuxda ee ciyaareed ee somaliya ay yeelato awgeed ilaahow wadankeenna noohagaaji🤲🤲🤲
2021 12 December ayan dawaday guul soomali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
SOMALIA 😍 MY MAN FAISAL THE SOMALIAN CR7
Mashaa Allah xulka kubada cagta soomaaliya ❤️❤️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allaha ii daayo wiilasha lacibiinta Ah idinma Waayo walalaha Aan jaclahay Illahow soomaaliya nabad waara sii Aamiiiin Aamiiin Aamiiiin jabuuti walaheyn Aan jecelnahay ❤️❤️❤️from Nairobi Ayaan ka daawanaaayay 2/1/2021 sacada marka Ay ii Aheyd 3:27. Habeennimo
Such a performance during war times predicts formidability in the near future
je rêve voir Djibouti dans la coupe du monde un jour 😕😕😕
ASC Dj buoti part of Great Somalia FORZA FORZA Great Somalia❤
Waa Ciyaar Aad Uu Qurux Badan Soomaaliya Guuul Mar Kasta
Faysal CR7 Laacibka Guusha Kenay
Waxa Jooga Laascaanood
Good game
Maasha alaah soomaaliya guul
I can't believe . That is the players of my national team 🇩🇯, 😭😭😭, it's the reason why we can't win any cup, before to go in the stadium you have to take a real players. Wlh wa yaab, raga aan garanayo ee bila shaqada ah ee ciyaar iyo awood Allah siiyay ayaa laga doortay rag jaad iyo cigaar laayay
From india
Somali ✊✊gool
From Mugdishu
Wariyaha waaba tagero bananka yaala
Wariye qaran waaye somaha
SFF AYUU KA SOCDA
AMA SOMALI FOOTBALL FEDERATION
MARKA WUU KU QASBANYHY INU TAGEERO
Abdiaziz catosh love u ❤️ love from Kenya
Somalian same people somalia.jabuti the winners something for me
Am a player under 15 at Liverpool club have dream to play for somali
❤😂atoosh 3 gaol ba wu ku lug laha
Why only one camera view and why is the camera shaking 🤔🤔🤦♂️
Do you expect premier league video production from countries that are struggling?
Allez Djibouti
Greay
Djibouti ⚽️💯🏆🥇🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Ciyar kafiican ciyartan imaso mareso....
Hadey Somalia reeso waa ii guul.
Hadey Jabuti reeso waa ii guul.
Bosaso
تحيا الجزائر سنفوز انشاء الله ب 12 0
Mohamed Somalia 🇸🇴 ISMAHAN YASMIN ASHK ❤
Great overall performance but they need to get more comfortable playing out from the back.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Mnshalh
2024 ayan dawanaya lawadyda wadan guul warta marwalba ayanidir rjeyna
Somalia guul
Djibouti they have stability and they got vanquished by the strong wave of Somalia talents with no stability like djibouti
Let's gooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo
Fro india
Somalia Djabuti same
😭😭😭😭😭
Somalia
I don't like the way this commentator is talking
somalia guuuul
Deux nations qui disparaissent dans la carte du football Africain mdrr de voir les joueurs s’échauffaient au moment des d’hymnes nationaux.
My name is ayman 3 wonderfull
Hello
keep up somalia
Ok
Guul wadanka soomaliya
apt somalia wxba islama hayso jabuuti ciyaaryahano khatara ayaan ka dhex arkayaa oo indhahayga so jiitay
Walahay markan dawaday ciyarta waan jidhidhicoday
Djbuti nd somali same dnot be differentiate
mid miya calamada kiristaanka samyey Hayaay🤔 mise waa indhahayga
Cabdi casiis catosh waa ninka kaliya ee africa dhexdeeda hal ciyaar 4 bilisoon ka dhaliyay
Im from Portugal, how the fuck did I ended up here?
Soomalia guul
𝑆𝑜𝑚𝑎𝑙𝑎 𝑔𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑢𝑙❤❤❤
Maxaa ka rabta jibuuti. Somali ma rabbit?
caawa waa habeenki gafuur culusta
Kan wariyaha wixisa waa wali miyuu ooynaaa
Werihu waa digada
Faataale Waaye Tabiyahaan
Awood iyo speed jabuuti ayaa ku qurux badan
Hal wadano la Kala qeeeybiyay ba ciyarayo xulal iyo waxas Kama jiran
Kuwaan haday alamitenayan somalida cajis baa dilay
May horay uso ala miitenayan
Mid xitaa hamaansanaya
8:54 How could he miss that?
Jabuti fursado banaaa soo maray
M.sh sow reer xamarku waaqatar🤣sowkuwa kuguray
ANIGA MY IKENAN ANA MEZZI
XULKA LIBAAXYADA SOMALIA
SaaS aalarabaa soomaali ka ooysiiya
Astaantii heesti qaranka somalia ma aanan maqlin ma ila aragteen sxbyalow
Dafcyda somliya aad ayey u litan
Habibal qalbi
counter atack
♥️ Djibouti
M.a
Wariye waalan naga aamus
Somalia vs Somalia 😂 markasta wan gulaysanya ee dhalin yarta ha dalinina
Ciyaalkan Xamar Laga qaaday magaca Soomalia Hanaga Ceebaynina Kubad shaqadiina MaaHane ugaaLidiina Iska Cunoo😁
@@3rdworld368 Sanad Walba 5 :0 Soo qaadataan magacii somalia waanaGa Ceebayseen
@@zaakirapdi9254 Brazil xataa 7 lagudhuftay ee badis waa caadiye
ee ma rakkala jiro ee magac somali qadankaro aan kaehen indian Ocean Boys Muqdisho xamar banadir
Sxbw waakuqsbantahaye ee tageer
@@3rdworld368 haa way Jiraan aaway Jubald iyo puntland koobka maamulada qaadayey run aynu kawada hadalo Hadii Gobolada somalia ciyaartoyda Laga xuLo qaran adagba kaso Bixi Lahaa Lkin goblka banaadir keLiya wxba tari maayaan ee ceebta uun bay Dalka kusii badinayaan
@@zaakirapdi9254 cupka mamulada xayartoyda xamar qebaha sadexad seriB ama division 3 lasosafaa ogaaw taas midakale gobolada halasowada qoro wadhihikarta xaqaa uledahay lkn mahan bro inaad uhadasho si adoo ajnabi ah ama nacebkugujiro
Somali wexey meel lagaari weysay waa af lee. Intaan ciyaarta bilaawan bodboka beenta firi. Adunkana anaga uugu xun. Qabyaalad iyo fudeed baa nadilay
Football wax kama taqaani miyaa bodbodka firi kulaha😂😂😂😂 bodbodka waa warm up😂😂
I thought people from Djibouti were Somalis
Kulahaa somalia vs Djbouti waraa hooy somalia somalia lee waaye Djboutineh somalia lee waaye aabihiina wasee😡😡😡👣👣👣
He is kinda biased if am not wrong
2021 ayaan daawanayaa
Waana ku farxay guusha somalia 🇸🇴
Jabuuti haday guulaysan lahaydna waa ku farxi lahaa
Somali waa Somali💪
Anigaba