Wasiir Muxyadiin “Soomaalidu waxay odhan jirtay X**r haddaad cunayso fandhalkiisa la samaysta”

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Bulshadu waxay horumar ku gaadhi kartaa tacab iyo wax qabsi Eng. Muxyadiin Cabdi Faarax, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda DDS oo la hadlayay dhallinyarada magaalada Jigjiga.
    Maxaa sal u ah horumarka shaqasiga iyo midka bulshada soomaaliyeed? Astaamaha guulaha lagu gaadho.
    Dabeecadaha guuleysteyaasha.
    Dhiirrigaliye Muxyadiin Cabdi Faarax
    Tiirarka Guusha

КОМЕНТАРІ • 6