yaasiin axmed Digfeer Iyo Siraad cabdule ugaas" heesta CUSRI" Hees qaraami lyrics ah jaceyl" digfer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Fadlan chanelkan ku xirnoow waxaad ka heleysaa heesihi horre iyo kuwii dhexaba dabayaqadii 1991 sida kuwa hadda aan idinla wadaagnay oo kale Waliba iyagoo lyrics ah ama qoraal Akhris ah
    #HEESO QARAAMI
    Heestan waxaa ku luqeyey Abdi salaad beerdilaacshe
    HEESO QARAAMI
    HEES QARAAMI
    / @heesoqaraami1

    #digfeer_iyo_ugaaso_cusri_subcreb_iyo_like
    Heestan waxaa ku luqeyey yasiin axmed digfeer iyo Siraad cabdulaahi ugaas
    Waxaan zoo galin doona maalmaha dhow heesihi hirgalay sida Xaliimo KHALIIF magool xasan aadan Samatar iyo SAADO Cali warsame iyo maxamed Saleymaan tubeec iyoHibo nuur iyo dhamaan fanaaniiti horre oo dhan waxaan kaga Bogan kartaa lyrics ahaan ama qoraal ahaan sidaad u Fahantaan ereyda iyo laxanka heesta
    #alfanaan_digfeer
    #yasiin_axmed_digfeer
    #heesta_cusri
    #siraad_cabdulaahi_ugaas
    #heeso_qaraami_tubeec
    Fadlan nagala so xiriir gmailkan
    Coladiyarre.92@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 76

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir 2 місяці тому +1

    Ilaahey waxaan karyayaa ilmaheyga inuu badbaadiyo. Allama aamiin

  • @WakhtiWalba
    @WakhtiWalba 2 роки тому +23

    This song is highly appreciated, it doesn't explain love explor but also the talent of wisdom of poetics, thanks Mr Qaraami for the post.

  • @mursalmaxamedmuse6237
    @mursalmaxamedmuse6237 29 днів тому

    Rag inuu cataba ceebtiisa weeye waaa inuu sidi cadaw u calool adkaade
    Wale waa dhirigalin❤

  • @ahmedmawel6526
    @ahmedmawel6526 7 місяців тому +1

    Dawada la i cabsiiyiyo cirbada la igu mudayaa caafimaad ma leedoo caashaqa ma biisaa
    Allah ha u naxariisto digfeer

  • @فرح-ف1ق
    @فرح-ف1ق 11 місяців тому +15

    Wa sidaan ahay caawa calooshaan ka oyaa cidna uma sheegan karo 😢

    • @qaaligacal3626
      @qaaligacal3626 9 місяців тому +3

      qalbiga rabaysa kaliga ku raadshoo ruuxdaa ku doontoo Naflahaba dhamaantis Nalka aa udartaa Naruuriyo uthy nolol Nasiibkeyga wacanow Niyadda io xiskeyga kaliga ku nooolow qalbi ❤

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 9 місяців тому +4

      Amba waan kaa ooyay wllhi 😢😢😢, lkn ani jacayl maaha arınkale stress waliya igu dhacay , 80 kg bu aha culuskaygu maantana waa 68 kg 😢😢😢
      Ilaahay qalbiga hayno qaboojiyo wlo

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 6 місяців тому

      Rabi haka dulqado wll lkn adna xaga eebe u noqo Alle gacmaha hoos dhigo wixi dhabatadasi kaso mareena ka fogow cafimad iyo farxad qalbiga oo qaboba kuso rajeyanaya wll​@@abdulrahmanyare2402

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 3 місяці тому +1

      @@abdulrahmanyare2402
      Amiin ilahey iskuhiid

    • @GacalAbdirashid
      @GacalAbdirashid 3 місяці тому +1

      Sorry 😢

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Рік тому +6

    Erayadii Mohamed C Shareeco Laxankii Iyo Luuqdii Saaxiibul Masraxiya Ahmed Yaasiin Digfeer iyo Sahra ILeeye AHUN Labadaba.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +7

    اغنيه في قمة الجمال والروعه، ،،،، الا يرحمهم ويغفر لهم ياسين احمد ديجفير و سراط عبدلي اغاس

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 роки тому +2

    Allaha u naxariisto fanaan wadani ah

  • @hamdiisse9462
    @hamdiisse9462 Рік тому +6

    Dawada ley cabsiyiyo
    Cirbada leygu mudaya
    Cashaqa Ma biisaa
    Cafimaad Ma leedoo❤

  • @mustapheqaadiroproduction791
    @mustapheqaadiroproduction791 Рік тому +2

    Mucaashaqiinta ka bogsaday nabaradii jacaylka OÖ Kali ah baan salaamayaa........
    "Caashaqa Allaa leh
    Cilmi Looma aaseen
    Hadii cidi dawaysee"
    S.tiiin 27.08.2023

    • @IkranMursal-we5rk
      @IkranMursal-we5rk 3 місяці тому

      Weli ma bogsan lkn waan rajynaya inan bogsado ilhaw adaan ku talo saartay

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir 2 місяці тому

    Iska cun xaaraaraanta anigu meel wacan baan aduun iyo aakhiro ka joogaa

  • @FarxanFarax-kv9xn
    @FarxanFarax-kv9xn Рік тому +3

    Ana caawa inanyhy tolo igu cadaatay

  • @XasanAxmed-j3l
    @XasanAxmed-j3l 3 дні тому

    Yaa salaam

  • @s-said
    @s-said 9 місяців тому

    Ereyada wllhi macquuul ma ahn!✨️

  • @AhmedIBRAHIM-zw6ku
    @AhmedIBRAHIM-zw6ku 5 місяців тому +1

    Waa sida xaq kayga yahay maanta

  • @MarwaCali-bs6cp
    @MarwaCali-bs6cp 7 місяців тому

    Dawada lay cabsiiyiyo cirbada laygu mudayaa😢😢😢

  • @MuxuyoGabyaaye
    @MuxuyoGabyaaye 7 місяців тому

    Waa hees aad uqiimo badan❤❤❤❤

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 2 роки тому +3

    Dawada leys cabsiiyiyo
    Cirbada lygu mudayaa
    Cashaqaa Ma biisaa
    Cafimaad Ma leedo
    Cashaqa Ma biisaaa 💕🙏

  • @mohamett6695
    @mohamett6695 Рік тому +4

    Ciriq ha isku beerine
    Cirqi maahan
    (Ciriq waa somali waxan ufahamay anigu malahayga cuqdad ama ciilkaambi oo kale)
    (Cirqina waa erey carabi ah oo isna aan ufahmay anigu baarka qofka ama asalka meel kaso jeed (wadan ama qabiil ama qaarad) qofku ku kaso jeedo xataa xaywaanka wa lo isticmaala.
    Mahadsanidiin

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir 2 місяці тому

    Yaa wax kaadiidey adaa balo ugaley

  • @faraxcabdullahi1581
    @faraxcabdullahi1581 2 роки тому +2

    Koley labadaan fanaan waxay ahaayeen kooxdii harseed ee x d soomaaliyeed ee miraha yaaleh iyo sanadkee

  • @AxmedQoofal
    @AxmedQoofal 11 місяців тому

    Xoriyo

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir Місяць тому

    Yes yes yes yes yes yes yes

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 6 місяців тому

    Allah yaaraxma maxamed shareeco

  • @moustaphamed471
    @moustaphamed471 3 місяці тому

    Waan idinku hambalyaynayaa si wanaagsan baad u qorteen base yeeshee meelaha qaarkood ayaad qoraalka qalad ku jiraa in la toosiyana way fiican tahay maadaama ay wacan yihiin dhaxal u hadhi kara jiilalka dambe ee dadkeena mahadsanidin

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir 2 місяці тому

    Oo caruurtaadii iyo kaa jecleyd ciriiri ka doortey

  • @cabdirashiidmaxamuud3704
    @cabdirashiidmaxamuud3704 2 роки тому +1

    Xaaji yuusuf

    • @rabile6352
      @rabile6352 2 роки тому

      Xaaji yuusuf miyaa alifay

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 3 місяці тому

    Canabeey ilaahey
    Cimrigaaga dheeree
    Carcarafna Kuma bado
    Kaa xoree cadaabkoo
    Haku seexan ciil bari
    Curadkeeda wiiliyo
    Tafku caanaley noqo
    Cadawgaaga kuu daran
    Caku iyo hah diisiyo
    Carabkiisu kuma karo
    Caashaqu se waa balo
    Ciyaar wuu ka waynyee
    Digfeer🫣

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir 2 місяці тому

    Aabahaa ayaaa igu yiri darbiyada habar laguwasayo markaas ayaan kaa calool go ay

  • @abukarisse8030
    @abukarisse8030 2 роки тому +3

    Cadi ma aha
    Waxan kaa codsanayaa
    Hacadibin naftado
    Iscelceli itaalkaa
    Calwasaadka daayoo
    Digfeer
    Ana cawa inanyahay talo igu cadatee

  • @MaxamedMuqtaar-cb9pd
    @MaxamedMuqtaar-cb9pd Рік тому +1

    Ciriq ha isku beerin

  • @CabdiGaney-p8z
    @CabdiGaney-p8z 6 місяців тому

    Haa anina sidaa iyo si lamida Ayaan caashakh darn LAnoolaha

  • @munaxasan8189
    @munaxasan8189 3 роки тому +2

    Digfeer alah u naxariso

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    Cajibey adunyada cusri Lagama waye Ano laba cidod iri ciltire ku filan noqo curud u kacay kala dirira caririga ceynkan rabay ma noqon iga ceyn waregtaye Waxa igala si culus cebla ohin teda iyo calol xumada heyso is cil kambin teda Ana manta talo igu cadataye dawada ley cabsiyo cirbada ley durayo cashaqa ma bi isa cafimad ma ledahay
    Rag inu catawa cebtisa weye wa inu sidi cadaw u calol adkade cirka kuguma so dumin calafkana kuma goyn hadad cebla weyday candhuftiyo ilahi cida ka abure ka dhigay cad noliyo cawadada kasho ciriq heysku berine hospital ka rux yal ilen cashaq lama gudbone waxan ka codsanaya ha cadibin naftada is Cel celi italka calwasadka daye canabey ilahey cimrigaga dherey carcarafna kuma bado ka xure cadabte haku Sexan cil beri curad kaga wil iyo taf ku canaley noqo cadawgaga ku daran caku iyo hahdisiyo carab kisa kuma karo
    Cashaqu se wa balo ciyar wu ka weyn yahay aniga cawa inan yahay talo igu cadataye dawada ley cabsiyo cirbada ley mudayo cashaqa ma bi. Isa cafimad ma ledahay cashar leysku dhigo iyo dawo leys cabsiyo cirbad logu talo galay cashaqa hadu jiro inta cududa ka duray cirirkaga dhayi jiray cudur kaga la xarbi yay cafimad alah leh cilmi loma asen hadey cirbad daweyse hays calol xumeyn caqilow adkeyso hospital rux yal ilen cashaq lama gudbene waxan ka codsan ha cadibin naftade is Cel celi italka

  • @InnocentBoardGames-yo8zk
    @InnocentBoardGames-yo8zk 7 місяців тому +1

    Rag inu cataba cebtisaweye intas aya iga badsn

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 9 місяців тому +1

    Axsan hees Digfeer iyo Siraad Ugaas

  • @abdirisakdabaare9065
    @abdirisakdabaare9065 3 місяці тому

    Iga ceyn wareegtaay
    Waxaa igala sii culus
    Axyaa hees

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому

    Maansha Allah Laascaanood Libdhimayso

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Рік тому +1

    Ereyada maxamed nuur shareeco

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Рік тому

    OGI OGI DADKA QARBAA HEESA WIXII 60KII KA DANBEEYEY QARAAMI U HAYSTA.

  • @kartonchanell5137
    @kartonchanell5137 2 роки тому

    Alle Haw naxiisto

  • @OmarTaliye
    @OmarTaliye 3 місяці тому

    Cafimaad allaa leh
    Cilmi looma aaseen
    Hadii cid daweyse
    Hais calool xumeyn
    Caaqilow adkeyso
    My ex lkn adkeystay oo bogsaday 😂

  • @HassanAbdidahir
    @HassanAbdidahir Місяць тому

    Yaa kuu cataabey ilka dheer

  • @seinabarale-eh5xk
    @seinabarale-eh5xk Рік тому

    Music cajiib ah loo dumayaa

  • @Maxamed-Salad-Gurey
    @Maxamed-Salad-Gurey 9 місяців тому

    Kaddaa Erayada Qaladka
    Naa Caaway Inan Yahay 8:52 ❌️
    Anna Caawa Inan Yahay ✅️

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 3 місяці тому

    Cajab iyo aduunyada
    Cusri lagama waayee
    Anoo laba cidood idhi
    Ciil tire ku filan iyo
    Noqo curad u kaca oo
    Kala dirir cidhiidhiga
    Caynkan rabay ma noqonine
    Iga cayn wareegtaye
    Gedda caawa aan ahay
    Waxaa igalasii culus
    Cibaarada dambeetiyo
    Sha'ni Curashadaydee🤦‍♂️
    Rajjo aan in badan naawilayay oo ii suura gashay wax walbana ay ii Hagaageen one week kaliya uu iiga Hadhsanyahay in'aan xaqiijiyo Hadafkaygii Ayuu caawa god madow igaga riday qof aanan amarkiisa diidi karin Tiisa ayaana u raacay oo ducaan Qaatay✍
    14-october 2024 Dark night✋
    Aan godobta aabiyo anna samir gudoonsado🤦‍♂️

  • @northway4074
    @northway4074 5 місяців тому

    Tan hees waa dhaaftay

  • @nasiibcishqi8208
    @nasiibcishqi8208 2 роки тому

    Sxb soo badi heesa qarami plz 🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @naazirdayib1622
    @naazirdayib1622 7 місяців тому

    Rag inuu cataabaa ceebtiisa weeyee waa inuu sidii cadaw ucalol adkaadee
    Erayadani waxay la hadlayaan raga wakhtigan jooga ee jilicdasan

  • @AbdiraxmanElmi
    @AbdiraxmanElmi Рік тому

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 3 місяці тому

    Dhalinta somaliyed ee mucaashaqiinTa ka ah wxaan leeyhy weliga Qof hasiin klsooni 40% kbdan gabar ama wiil kaa rabto ahow waayo waxaynu joognaa waa aduunyo

  • @claahi931
    @claahi931 2 роки тому +2

    Ereyada iyo laxanka cida iskaleh ayan ubahanay koley fanantinu wa kuwa qaliya mahadsanidin

  • @CabdiraxmaanFaaid
    @CabdiraxmaanFaaid 11 місяців тому

    Ask yourself ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulahihuseen-v1z
    @Abdulahihuseen-v1z 5 місяців тому

    Maxaa laga waddaa calwasaadka ?

  • @BashiirSiraad
    @BashiirSiraad Рік тому

    6:15

  • @ubahabiib4591
    @ubahabiib4591 9 місяців тому

    😅

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Axsan hes aun digfeer ku dhinto yalay hes ku alifay

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +2

    Muse Biixi Laascaanood Guulwacan