Maashaallah, haa waa cashar taariikheed oo dhaxalgal ah oo qof ama ummad sida ta Soomiliyeed oo kale ka faa'iideysan karto . Ilaah ha ka abaalmariyo Sheekha.
Aniga waxay ila tahay waxyaabihii sababay ama uhorseedayaa burburkii dawladihii khilaafada iyo kuwa kale ee muslimiinta ee adduunka waxaa ugu weynaa iyagoo ka leexday maabaadi'da aasaasiga ah ( core values) ee Islaamka , iyagoo si xun oo gurracan u fasirtay aayadaha Qur'aanka . Iyagoo ku kacay ama falay waxyaalihii laga reebay , laga xaaraantimeeyay ayna falaan waxyaalihii lagu amray ama loo banneeyay in ay falaan; sida in ay midoobaan oo ay qabsadaan xarriga Ilaah , oo isaga oo kaliye talo saartaan, in aayan isdilin , in aayan cunin xoolo qofkale leeyahay fasax la'aan , in laga dheeraado kibirka iyo islaweynida, in amaanada iyo ballaanka la dhowro oo la fuliyo , in beenta , xanta , shaqaaqada , fitnada, aflagaagada, iyo wax allaale wixii iska horkeenaya oo iskudirraya ummadda Ilaah laga fogaado , wixii wanaagsana la falo oo laysfaro in la sameeyo. Bal eeg , xukuumadihii asxaabtii.ka dib markuu geeriyooday Nibi Maxamed (scw), madaxdoodii waxay bilaabeen in ay ku dagaalamaan hogaaminta muslimiinta , waxaa bilaabmay khilaafaad dhexdooda ah , waxaa la dilay seddax ka mid ahaa afartii khulaauraashidiin ( the four rightly guided caliphates).; Cumar inn Al- Khattab, Cusmaan ibn Caffaan, iyo Cali ibn Abi Taalib. Waxaa ka dhexdhay seddax dagaal sokeeye ; (656-661) Caasha, haweeneydii Nibiga, ayaa hogaamineysay iyadoo ka soo horjeedey xukunkii Cali ibn Abi Talib, iyada ayaa laga guuleystay, ka dib , Cali waa dilay. Dagaalkii sokeeye ee labaad (680-692) Xusseen, wiilkii Cali , ayaa dagaal hubaysan kala soo horjeestey xukuumaddii Ummayada oo uu madax ka ahaa khalif Yazid. Jabhadii Xusseen waa la jabiyey, hase yeeshee , gadoodki , kacdoonkii Shiicinta oo doonayay in Xusseen xaq u leeyahay in uu hogaamiyo muxlimiinta , waxayna muslimiinta u kala qaybsantey firqoyin ; sunniyiin, shiiciyiin..,oo ilaa iminka dhexjira Caslamka Islaamka, oo xataa la gaaray in ay gubaan masaajidyada kutubta Qur'aanka Kariimka ah ( the holy Qur'an). Dagaalkii sokeeye ee seddaxaad (744-750) wuxuu ka dhexdhaxay xukuumadaha Ummayadka iyo Cabbasidka, waxaana laga adkaaday oo la jabiyey Tii Ummayaadka. Labada xukuumadoodka marka laga reebo khilaafka xagga hogaaminta ah waxay sameeyen horumar cajiib leh dhanka aqoonta iyo teknooloojiyada ah ; qoraal ,waxaa la dhammeeyey iskusoo uruurinta iyo daabacaadda Qur'aanka, dhanka arkiteksherka, farshaxanka, beeraha, warshadaha, sharciga ( Islaami Law),....yacni ,ilbaxnimo iyo xadaarad heer sare ah ayey gaareen. Hase yeeshee , waxaa ku dhexbatay gafafki aan kor ku xusay sida xukunno qalafsan ( normative rules), emproriyad, boqortooyo ruuxi ah, kibir iyo amarkutaaklayn baahsan , in madaxdu damacdo in loo sujuudo sida Ilaah oo kale , adoonsi oo shacabka loola dhaqmo sida xoolaha oo kale, oo meela iyo waddamada ay xukumi karaan ku soo koobnaatay un meel dadkeedu haba yaraate ka maqantahay wax ilbaxnimo ama xadaarad sida Berberka woqooyiga iyo woqooyi -galbeed Afrika . Ilbaximada dadkii deganaa Yurub ayaa keentey in Xukuumadii khilafada laga horjoogsada in ku sii fidaan Yurub, ama lagu jabiyo , sida dagaalkii Tourrs ee ka dhacay Faransiiska. Waxay ila tahay in ay sabab u noqon karto burburkii dawladihii Islaamka in ay u dhaqmeen ama la yimaadeen caadooyin gummeysi sidii kuwii reer yurub iyo roomaaniyinta, Isbanishka, ingiriiska , Burtuqiiska , yacni , hanti ( gold, siver ...) uruursi , adoonsi, iyo hunguri weyni badan ,sida ay u dhaqmaan iminkaba qaar ka mid dawladaha Caalamka Islaamka , damacaas oo qaar badan u horseeday burburkoodii, una horseedi doonaa qaar kale.
Sheekh umal khayr allaha Ku siiyo soomaali waad u digtay haday wax maqlayaan
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك الله يبارك في عمرك يا شيخ محمد
yaa rabi illahow culuma noo xifdi adaa xifdin karee
Sheikhul islam sheikhena sheikha umadaan ajar allah haka siyo 1day in kula kulmo rajeynaa Insha allah cumri allah hanagu gaarsiyo
ماشاء الله تبارك الله
جزاك الله خيرا شيخ محمد عبد امل
Maxamed umal allaha xafido
Masha allah jazka allah kheyer sheikh mohamed cabdii umal allah ku barakeeyo
maanshaa alaah shiikh maxamed cabdi umal ilaahayi haku ilaaliyo aduun iyo aakhiroba
Asc shiikh m umal janno fardoso alaha kaawarabiyo
جزاك الله خيرا شيخ محمد عبد امل
Mashaa Allah sheikh ilahy haku xifdiyo
masha allah ilahay hakaa abaal mariyo sheekunaa sh. maxamad cabi umal
Jazakuma Allah kheyran
Masha allah
Wali maanan dawan balse inshaallah wan dawan donaa.
Jaza kumullah!!
masha alah sheqanan sh umal alah yajzik fil janah
Illahay hadhaafo Danbiga sheikh umul
❤️ amin
Fadlan nashiidada ka horaysa muxadarada ha noo soo gudbiyo qof kii alle dartii u garanaya jazakallah fiikum
ما شاءالله يا شيخ الله يجزيك كل خير يارب
الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل
darstill e
Maasha Allah
waa qiso lagu waano qaato jazakala sheekh
thanks baba one day flag will be fly forever untill world ends Amein baba
shiiq jasakumulah qeyr
asha alah ilahey ajar iyo xasnaad hasiiyo sheekheena sh.umal Dariiqa saxda ah madaxdeena wuu u iftiimiyee yaa fahmaayo dhageysanaayo kaqaadanaayo hee xaqi waad iska riday aqiro laguguma qabsanaayo maxaad ragaan wax uGu sheegi weysay Ilsheyna hakuu dambi dhaafo sheikh Cadowgaagana ilahey hajabiyo amin amin.
Maashaallah, haa waa cashar taariikheed oo dhaxalgal ah oo qof ama ummad sida ta Soomiliyeed oo kale ka faa'iideysan karto . Ilaah ha ka abaalmariyo Sheekha.
Aniga waxay ila tahay waxyaabihii sababay ama uhorseedayaa burburkii dawladihii khilaafada iyo kuwa kale ee muslimiinta ee adduunka waxaa ugu weynaa iyagoo ka leexday maabaadi'da aasaasiga ah ( core values) ee Islaamka , iyagoo si xun oo gurracan u fasirtay aayadaha Qur'aanka . Iyagoo ku kacay ama falay waxyaalihii laga reebay , laga xaaraantimeeyay ayna falaan waxyaalihii lagu amray ama loo banneeyay in ay falaan; sida in ay midoobaan oo ay qabsadaan xarriga Ilaah , oo isaga oo kaliye talo saartaan, in aayan isdilin , in aayan cunin xoolo qofkale leeyahay fasax la'aan , in laga dheeraado kibirka iyo islaweynida, in amaanada iyo ballaanka la dhowro oo la fuliyo , in beenta , xanta , shaqaaqada , fitnada, aflagaagada, iyo wax allaale wixii iska horkeenaya oo iskudirraya ummadda Ilaah laga fogaado , wixii wanaagsana la falo oo laysfaro in la sameeyo. Bal eeg , xukuumadihii asxaabtii.ka dib markuu geeriyooday Nibi Maxamed (scw), madaxdoodii waxay bilaabeen in ay ku dagaalamaan hogaaminta muslimiinta , waxaa bilaabmay khilaafaad dhexdooda ah , waxaa la dilay seddax ka mid ahaa afartii khulaauraashidiin ( the four rightly guided caliphates).; Cumar inn Al- Khattab, Cusmaan ibn Caffaan, iyo Cali ibn Abi Taalib. Waxaa ka dhexdhay seddax dagaal sokeeye ; (656-661) Caasha, haweeneydii Nibiga, ayaa hogaamineysay iyadoo ka soo horjeedey xukunkii Cali ibn Abi Talib, iyada ayaa laga guuleystay, ka dib , Cali waa dilay. Dagaalkii sokeeye ee labaad (680-692) Xusseen, wiilkii Cali , ayaa dagaal hubaysan kala soo horjeestey xukuumaddii Ummayada oo uu madax ka ahaa khalif Yazid. Jabhadii Xusseen waa la jabiyey, hase yeeshee , gadoodki , kacdoonkii Shiicinta oo doonayay in Xusseen xaq u leeyahay in uu hogaamiyo muxlimiinta , waxayna muslimiinta u kala qaybsantey firqoyin ; sunniyiin, shiiciyiin..,oo ilaa iminka dhexjira Caslamka Islaamka, oo xataa la gaaray in ay gubaan masaajidyada kutubta Qur'aanka Kariimka ah ( the holy Qur'an). Dagaalkii sokeeye ee seddaxaad (744-750) wuxuu ka dhexdhaxay xukuumadaha Ummayadka iyo Cabbasidka, waxaana laga adkaaday oo la jabiyey Tii Ummayaadka. Labada xukuumadoodka marka laga reebo khilaafka xagga hogaaminta ah waxay sameeyen horumar cajiib leh dhanka aqoonta iyo teknooloojiyada ah ; qoraal ,waxaa la dhammeeyey iskusoo uruurinta iyo daabacaadda Qur'aanka, dhanka arkiteksherka, farshaxanka, beeraha, warshadaha, sharciga ( Islaami Law),....yacni ,ilbaxnimo iyo xadaarad heer sare ah ayey gaareen. Hase yeeshee , waxaa ku dhexbatay gafafki aan kor ku xusay sida xukunno qalafsan ( normative rules), emproriyad, boqortooyo ruuxi ah, kibir iyo amarkutaaklayn baahsan , in madaxdu damacdo in loo sujuudo sida Ilaah oo kale , adoonsi oo shacabka loola dhaqmo sida xoolaha oo kale, oo meela iyo waddamada ay xukumi karaan ku soo koobnaatay un meel dadkeedu haba yaraate ka maqantahay wax ilbaxnimo ama xadaarad sida Berberka woqooyiga iyo woqooyi -galbeed Afrika . Ilbaximada dadkii deganaa Yurub ayaa keentey in Xukuumadii khilafada laga horjoogsada in ku sii fidaan Yurub, ama lagu jabiyo , sida dagaalkii Tourrs ee ka dhacay Faransiiska. Waxay ila tahay in ay sabab u noqon karto burburkii dawladihii Islaamka in ay u dhaqmeen ama la yimaadeen caadooyin gummeysi sidii kuwii reer yurub iyo roomaaniyinta, Isbanishka, ingiriiska , Burtuqiiska , yacni , hanti ( gold, siver ...) uruursi , adoonsi, iyo hunguri weyni badan ,sida ay u dhaqmaan iminkaba qaar ka mid dawladaha Caalamka Islaamka , damacaas oo qaar badan u horseeday burburkoodii, una horseedi doonaa qaar kale.
maashaa Allaah waa muxaadaro aad u qiima badan
ماشاء الله عليك
Masha Allah waa in aan wax ku qaaanaa hadalka sheikha waa hadal aad wax utaraayo
masha allah
waa in aan ku waana qadanaa dersigan
ahmed
mash alah
masha alah ilahow ku xifdi shikh
masha alaah
very pretty
Muxaadaradii uu sheekhu kaga hadlay maxaa xala tolow miyaa la helayaa salaf medai
Mansha allah
Jazakuma Allah kheyrn
masha allah
Masha allah